CUMAR SHARIIF IYO CANAB CAWO HEES NIIKO AH SHOWGII BAYDHABO JANAAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 1K

  • @dekamoussa683
    @dekamoussa683 Před 3 lety +46

    Af maay quruxbadana i didnt understand any think but wa af Somalie from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @DhowDhul
      @DhowDhul Před 5 měsíci +1

      maay waa ka fudud yahay af maxaaatiriga thanks ❤😊

  • @hassanabdullaahimuqtaar
    @hassanabdullaahimuqtaar Před rokem +49

    After 5 years hadaad dib usoo booqotay heestaan miraha macaan oo aad weli kuraaxeysaneyso like 👍 dhac kusii

  • @cabdiraxmaanmaxamed5491
    @cabdiraxmaanmaxamed5491 Před 2 lety +37

    I ilike this song 🤩
    Baydhabo janaay salaan poqortooyo ❤️🇸🇴
    From Moagadisho

  • @hanisulayman1370
    @hanisulayman1370 Před 6 lety +26

    reer baydhabo noolaada nice song😍😍😍from hargaysa kal iyo laap baan idiin salaamay

  • @modugsiiye6686
    @modugsiiye6686 Před rokem +39

    Heestan waan jecalhy Runtii iyo Beesha Raxanwayn Nolaada🥰🥰🙏 From jigjiga 🇸🇴😘

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 Před 7 lety +12

    Hees iga dhee , wale waxas aya hees laa yidhaa fananintan gabadhan iyo wilkan halke lagu qariyey wow nice song and nice voice wale come to DJIBOUTI brother and sis hummmmm wale niko waa bartay kkkkkkkkkkkkk Viva Somalia, viva baydhabo viva DJIbouti. ISIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII

    • @shoukriasayf9148
      @shoukriasayf9148 Před 6 lety

      MrTapha10 djibouti no Niiko🤗🤣🤣

    • @Banooda
      @Banooda Před 5 lety +1

      Dadka leh koonfur maxee u niikiyaan i swear inta qurbaha club yada cid ka niiko badan maleh ppl so double moral 2 face ka tihiin maxaa dhahnaa

  • @abadalahaykal2268
    @abadalahaykal2268 Před 4 lety +18

    farxad halkaaaas bay taalay wllhi baydhabo waxaa u rajaynayaa nabad waarta iyo barwaaqo i love u reer baydhabo maaalin uun wa tegi doona insha alah

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 Před 3 lety +75

    Heestaan erayadeeda mafahmaayi hadana waan iska jeclahy wlhi ✌✌ viva baydhabo inta daabaneyso 2021 like 👍 ♥ ✌✌

  • @nooledhame6427
    @nooledhame6427 Před 4 lety +96

    Dad u maleeyo afmay inuu qabil leeyahey lk dad lix gobol dago iyo xamar dago ku hadlo one love baydhabo jannay❤️💕🌹🍇🍓👑

  • @suldankacalimaxamed3280
    @suldankacalimaxamed3280 Před 6 lety +19

    Baydhabo Janay inslh Mar uun waa Kuu soo socdaa Waana imaanaa Isoo dhawaya Long life Reer baydhaba

  • @amalabdulkadir700
    @amalabdulkadir700 Před 6 lety +264

    Sariirtiina wal Koo Kii waayee. Soortiina diidee☺️ saaraa kihaayee sifaadkaa ideeysooy 🌹❤️🌹. Big love shanta caleemood iyo Wixi sheegtaba maaymaay 🌷❤️

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 Před 6 lety +11

    Waaaaw Af Maay in aan Barto wan jeclahay School an ka Barto Xagee ka Helaa Yaqay Af Maay Waa Luuqada Koowaad Ee dadka Somaliyeed lakin dadkeena somaliyed ma oga Heestan caadi ma aha Canab iyo omar shariif heestan Bilad Dahab in la idinku siiyo ayaad istaahishaan Baydhabo Janaay ❤❤❤❤

    • @somcreative4733
      @somcreative4733 Před 2 lety

      Waxaad ka baran kartaa page ka afki aayow Facebook ka baar meshas kala xiriir

  • @abdurahmanhassan1354
    @abdurahmanhassan1354 Před 6 lety +28

    Heesta iyo ciyaartaba ayaan uga helay laakin erayada ma fahmaayo walee.baay iyo bakool tegid waaye insha allah respect somali maay love u so much all

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 9 měsíci +3

      Afmaay Bakool iyo Baay looguma hadlo kaliya. Jubbooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Gedo waa loogu hadlaa.

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb Před 7 lety +14

    Glad to see reer Baydhabo having fun mashallah that's where my granddad was born inshallah I will visit soon.

  • @user-tk2iq1oo8o
    @user-tk2iq1oo8o Před rokem +13

    احببت هذه الأغنية من زمان رغم اننا مش فاهم حاجة بس أحببت الأغنية الفنانة انا من اليمن تعز

  • @xabaglecalicali4579
    @xabaglecalicali4579 Před 3 lety +14

    Kkkkkkk
    Walahi aadbaan uga helaa heesaha mayga ah
    FROM BURCO

  • @fanaxleyfantastic2120
    @fanaxleyfantastic2120 Před 6 lety +9

    Waaw ani wan fahmay yaan ufasiraa luqadeydaa waye 🙏🙏🙏❤️❤️💕💕👍🏻👏🏻👏🏻 haka dawadaaa inti fahmin af may sokorti iii sahayti baydhabo janay malin inan tago wan jecalahy laahy mashallah wana ku dhaashay waligay maa arkin

  • @DhowDhul
    @DhowDhul Před 5 měsíci +2

    jecliyaa luqadayda maay mrka lagu hesaayo pig respect cumar shariif & canab❤

  • @harunhashi5365
    @harunhashi5365 Před 5 lety +46

    Viva Reer Arlaadi Somalida xalaasha ah ...Salaan from Puntland.

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 Před 2 lety +6

    Samow iyeey si mahaada doontoo
    Sedkaa helaase sabar leey iyeeyoow
    Amazing song 🎵

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed Před 5 lety +201

    İnta afmaay aqoonin lkn heesta ku raxeysanoyso ani cml 😁🔥🕺🏽

  • @shaakirmohammed3902
    @shaakirmohammed3902 Před 4 lety +60

    Wllhi Heesaha af maayga & xamariga waan jeclahay lkn waxbo kama fahmo Reer beydhabo jenaay Waan idin jeclahay❤️ from kismayo

    • @shamisogle5845
      @shamisogle5845 Před 3 lety +1

      Ku la miidi

    • @geesiweyn5873
      @geesiweyn5873 Před měsícem

      Kismaayo kale ma jirta mise mida j.hose aya sheegaysaa oo qeeb ka mid ah afmaayga loogu hadlo

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 Před 3 lety +21

    Heesaha banaadiriga iyo mayga waan ka helaa Big love reer baydhabo mar waan imn insha allh from gaalkcyo

  • @saidmohamedsaid5678
    @saidmohamedsaid5678 Před 7 lety +6

    Maansha allah Cumar iyo Canab aad ayey u codmacaan yihiin. Mayga heesaha waan fahmaa dowladii hore ayaa Beydhabo ka shaqeyn jiray, Mayga waa heeso macaan yihiin, yartaan canab cod iyo niiko ayey isku darsatay.

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju Před 4 měsíci +2

    Fanaanadan qof yaqaano.ha iguu salaamo runtii way ka baxsatay gaar ahaan Dancing ga❤❤❤

  • @user-fc6ct9ji8t
    @user-fc6ct9ji8t Před 7 lety +118

    Waaaw walhi cadi ma ahn hestan waaa doqeyga rntii Markn maqlo wan bilabaa cml hhhh inta iga danbeysa like ha igu qabtaan iyo intii ka heshy hestan viva baydhabo janaay

  • @abdullhizuwer1760
    @abdullhizuwer1760 Před 4 lety +58

    Hestan ma fahmo lkn dhageysigeda wan iska jecelahy wllhi viva 2020 like waa xagina🙏

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety +4

      Abdullhi Zuwer Intaan fahmin aan ka mid ahay.

  • @kushiticman137
    @kushiticman137 Před 7 lety +37

    Dad iyo lahjado ilaahbaa inooku deeqay love you qowmiyadi samaalay dhamaantin

  • @Muna39660
    @Muna39660 Před 6 lety +7

    heestan wan ku hestaa lkn ma fahmooyo badnaa xooga leeh kafahmay sxbty aa taqaan ayada inan ugesto waaye ha ii fasirtee ayadaa rer may ah ❤️❤️❤️

  • @abiazizabdirahmanboorei1568

    anab degan walaashe wad ka baxsatay masha allah waligaaba nooloow

  • @barotech4015
    @barotech4015 Před 6 lety +98

    Heesaha Mayga Markii Hore Man Fahmi Jirin Lkn Hada Wan LA KeeNay Xataa Jaazka Wan bilaaba Kwrn Hee Iyeeyow😂😂😂😂😂😂

  • @xooggadalka1333
    @xooggadalka1333 Před 3 lety +25

    Afmaayay mayaay waa qaali lkn kuma hadlo😭😭😭
    We are all somali love you 🇸🇴🇸🇴🙏🙏

  • @Fitaah69
    @Fitaah69 Před 3 lety +6

    My favourite song Reer Arlaathy waa idin salaamey😁🖐👍

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Před 7 lety +128

    Reer Arlaadi where are you at family? Reer Daafeed here loving the song. 😘

  • @maxamedaadan447
    @maxamedaadan447 Před 5 lety +11

    Kgs music intii ku haysato walibo 2019 kan like i dheh

  • @Nada-ir9ok
    @Nada-ir9ok Před 5 lety +14

    2019 ya ila joga walhy af may wa jeclahy lkn midh kama fahmayo

  • @mariaaweishussein8545
    @mariaaweishussein8545 Před 7 lety +45

    Viva af maaymaay

  • @Umumaizachannel
    @Umumaizachannel Před 6 lety +78

    Af maay maayga macaan badanaa. Ani nasiib aan leyahay waan fahmaa waana kuhadli karaa

  • @abdikanselector1029
    @abdikanselector1029 Před 7 lety +70

    Sariirtina walkookiyawaye soortiina diidey saara kahaye best may may song sinjeela lamabiinba wixi fahmay like igusotuura

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 7 lety +1

      abdikan Selector wlle hal kama fahmin lkn wan kuhysta heesta iyo dhmn dadka reer baydhabi janay ilhy hadhwro adi lee fahma yoo ee nomicna

    • @abdikanselector1029
      @abdikanselector1029 Před 7 lety +2

      Fathy Oo halaha ansoqoray micnaheedu waxeyledahay sariirtiina waalagakicinwaayee soortiina waadiideee saaara kuhaaayo cml tnkx wad fahantahay umaleya

    • @user-og8mu8xt2l
      @user-og8mu8xt2l Před 6 lety +1

      Abdikani noo fasir sxb

    • @fanaxleyfantastic2120
      @fanaxleyfantastic2120 Před 6 lety +1

      abdikan Selector ❤️❤️❤️👌❤️😘😘👍🏻 thanks wll anii wan fahmaa like wankuu siyeee

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +5

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @calimaxamed8130
    @calimaxamed8130 Před 7 lety +13

    Wow reer baydhabo way shidan yihiin runtii viva baydhabao

  • @deeqoibrahim1064
    @deeqoibrahim1064 Před 2 lety +5

    Ilove south somalia from hiiraan🇸🇴

  • @jaarlii8861
    @jaarlii8861 Před 7 lety +2

    Heesta dadka sey u dhelaayaan kuli banaanokada ey ku dhacen rer beydhabo janay one love kitaapka

  • @uppdyazizomar5772
    @uppdyazizomar5772 Před 7 lety +28

    wow wale waxba kadhacay reer baydhabo way kacsan yihiin wale nolada walalayal inbadan

  • @jihodiid6828
    @jihodiid6828 Před 2 měsíci +2

    Reer arlaadi siin salaami from from jupland saakow😢

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Před 6 lety +13

    Samow iiyeey inta iga danbeso liketa hya baqeylin

  • @aaryaretube
    @aaryaretube Před 5 lety +22

    WALHII WAXAN AHAY REER SOMALILAND HADNA HEESTAN WAAN KU HAYSTA MANA FAHMAYO WAXAY KU HADLAYSO

  • @halyeygakonfurgalbedharaaw1392

    alala afka mayga halagu yaaaco asiga unbey wax kusoo hareene inti iguracsan lake igu qabta

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql Před 7 lety +27

    Niikaday ku takhakhustay canab cawo❤❤😂😂

  • @haniaweys6978
    @haniaweys6978 Před 7 lety +424

    inta jcl hesaha mayga like ha igu qabato viva baydhabo janaay

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 Před 7 lety +199

    Yaa isheegi karo hees kale ee qaadeeyn dadkaan wlh bilah ma arkin gabadhaan gabar ka cod macaan yurub geenyo ee nagala dhaman wayen somali baq baq ha idinka saarto hee

    • @ramlaahmed1386
      @ramlaahmed1386 Před 7 lety +12

      Prince Habiib gabadhaan waa gabadhi qaaday somali got talent ee muqdisho 2014ki waxaa la dhahaa canab cawo number one ayey gashay lakiin maheeso badno xaawo dagan ay soomalidu yaqaanaana waxey gashay number sadax

    • @ikraanhaji7707
      @ikraanhaji7707 Před 6 lety

      Prince Habiib 9hhh

    • @insaaniofficial
      @insaaniofficial Před 6 lety +4

      Luuqan idinkugu imid igu sharfa
      SUBSCRIBE LIKE SHERE

    • @mohamedmwakubo4011
      @mohamedmwakubo4011 Před 6 lety

      ❔why love continue with this one is two years ago

    • @mohamedmwakubo4011
      @mohamedmwakubo4011 Před 6 lety

      Hata mm nipenda Somalia have sametng 2 Somali refugee camp

  • @alibacher8041
    @alibacher8041 Před 7 lety +6

    50/100 ayaan ka fahmay luqada laakin SI FIICAN AYAY U FADHIISIYEEN MUSIKA. GREAT JOB

  • @cabaasmaxamednuur6484
    @cabaasmaxamednuur6484 Před 7 lety +9

    Allah waa hees macan Heestan hees lamid ah weligey maba arkin thanks canab & cumar shariif

  • @abdirisaq8179
    @abdirisaq8179 Před 5 lety +7

    I love reer bayshabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👌👌♥️

  • @iftinosman7453
    @iftinosman7453 Před 7 lety +2

    Mansha Allah dayax quruxlowo noqdee ar farxiya janada marwo jirto Allaha ku dhafo Abayo adi xajigada nolol farxada

  • @jestawigamer
    @jestawigamer Před 7 lety +155

    Hhhhhhhhh 3:08 bal eega sxbkay dayax xaguu ku maqan yhy niikada cajabiday malaha 😂😂😂😂😂😂hadii aad aragtay like igu qabo

  • @maryanmuqdisho5604
    @maryanmuqdisho5604 Před 5 lety +2

    Cod cayaar farxad qurux waa dhameysay canab cawo jiroo joog😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @alibashi5049
    @alibashi5049 Před 7 lety +23

    Baydhabo Janaay ❤❤❤
    Iam Form Muqdisho 👏👏

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 Před měsícem +1

    Tan heees way dhaafaty viva baydhabo jinay ❤

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 Před 5 lety +3

    Hashoo may may ah aan radsado ileen Dumarka may ayagu dhan waxay wada lee yihiin fanax cadi mahan 😊❤👈🙌

  • @zack7867
    @zack7867 Před 6 lety +11

    Baydhabo my home town😍💗 walee mxn jeclxy ... It has been long but here I come🏃🏃

  • @Aarka_official
    @Aarka_official Před 7 lety +45

    Wle wxba ka dhacy canb cawo fannad cod mcn
    Like isaara inta igu racsn

  • @mohamedsharif343
    @mohamedsharif343 Před 5 lety +1

    Samoow iyeey si mahaathi doontoo sadkaa helaasee samir lee iyeeyoow ❤️❤️❤️❤️❤️💚💙💚❤️💚💙❤️ ereyo murti badan mashalah abwaankii sameeyay erayada respect ✊

  • @nasriincali5009
    @nasriincali5009 Před 6 lety +4

    heestan ilaa malintaan arkan waan kucelceshadaa lkn maba fahmo Ilove baydhabo💛💛💛

  • @Seniorfolley
    @Seniorfolley Před 3 měsíci +1

    Aaniga waxan ahay somalida ku dhalatay Kenya waligeey ma arag Baybado janay mar un raaba ina imaado Dal xiis insha'Allah isodaweyo insha'Allah 😂😂❤❤

  • @iskufilandhaladogaden8962

    Allow ano tagib beydhawa janay haa.idilin masha Allah dad qalbi xab.xab ah

  • @roobleyare3224
    @roobleyare3224 Před 3 lety +1

    cumar shariif iyo canab cawo heees shidan waanba iskaga soo cesh cehtaaa wish you all the best

  • @hannadabdizzel9598
    @hannadabdizzel9598 Před 7 lety +7

    Waaaw ideyda ah hee .ileen heeso mcn ayab kadeysine masha allah

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju Před 4 měsíci +1

    Gabadhan heeseeso Aniga ma aqan lkn codkeeda iyo Acting waa best wlh❤❤❤❤❤

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if Před 2 lety +3

    I love south somalia from puntland

  • @iliasdulken3465
    @iliasdulken3465 Před 6 lety +2

    eesh cala musik iyo cod. waxba kama fahmiin lakiin waa khatar heestu from djibouti

  • @akwajr9674
    @akwajr9674 Před 7 lety +6

    Gabadhaan waaba jeclaaday best song ever and dance 🔥👈

  • @axmadcusmaan2657
    @axmadcusmaan2657 Před 2 lety +2

    Allaah halaga baqo aaqiraa dad sugaysa aduunyo waa nolol yar siduu allaah quraankiisa noogu sheegey

  • @HooygaMucashaqiinta
    @HooygaMucashaqiinta Před 7 lety +135

    Iyada waxay ledahay :-
    * Sameneedun samow uyeeyow sirta biwaayey seewalko iyeey ( X2 ) .
    * Saweeydine ku suulee sumu daabi waye iyeeyoow siyaali kiin geeme umboo sunli kiin qaseey ( X2 ) .
    *Sareertiine walkooki waayey, soortiine diidee , saaraka haayee !!! sifaalka edaaysooy ( X2 ) .
    * Saamow iyeey samahada doontoo ahaa sedkaa helaasee sabarleey iyeeyow ahaa ( X2 ) .
    Isaga neh waxa uu leyahay :-
    * Suubaneey saafidii habloodeey Ani jeelkuse eree sahriiriyeey ( X2 ).
    * Sokortii ii sahaytoi subag is gowshee iyeeyoow sankeeybe diidenyaa Afkeeybe saaree waaysanaa ( X2 ).
    * Sababtaan is yaraa unoola naftun si welba si sasaboow ku noogel ma san qaaysa toola ( X2 ) .
    * Suubun iyeey sehel iinkeey modooy ahaa jeela isaageey wednaaday saroorey ahaa ( X2 )

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 Před 7 lety +2

      Hooyga Mucashaqiinta mahadsanid wallo 😍 lakin Aniga ahaan waxan u fahmay in gabadha ay wiilka ku daadisay asaga na u calacalayo, laga yaabo inaan qalad fahmay

    • @HooygaMucashaqiinta
      @HooygaMucashaqiinta Před 7 lety +4

      Mayaa maku dadineyso lakiin wiilka moodaay ineey sahal ku mooday gabartii uu jaclaa iyada neh waxaay ledahay aniga waxaan ahay mid samahada doonta sadkaadii waa helee ee sabarlee .

    • @mayacadey3828
      @mayacadey3828 Před 7 lety +3

      Hooyga Mucashaqiinta mahadsanta widaay
      👈✔💯💙
      Ga'an anki tagi ani👋
      Kinka mhd naqi inolaw adawgq

    • @abojangow4656
      @abojangow4656 Před 7 lety +2

      Hooyga Mucashaqiinta ar mugoo mashllh sana anba fahmeyn

    • @zakiaxmedjr7866
      @zakiaxmedjr7866 Před 7 lety +3

      Hooyga Mucashaqiinta wa ika fujisay wa aqoon la,aaye thnks

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 Před 2 lety +2

    Guuul Koofur Galbeed Somalia from Baidoa .

  • @Asture09
    @Asture09 Před 7 lety +26

    Baydhabo waa qurxoon tahay taloo, iinsha Allah one day i will visit there!!

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 Před rokem +1

    Heestaan waa iska jeclahay hadana ma fahmaayi viva reer baydhabo janaay

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 Před 3 lety +3

    Mafahmaayi afka lkn heesta waa igu socotaa🥰🥰 afmaay yaa ibaro

  • @user-wt1qr1ok1l
    @user-wt1qr1ok1l Před 6 lety +6

    راحوين✨❤️ الله يعزكم ✌🏻

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +3

    Lahjada mayga aad umaqan lkn xooga wan fahmaa dhib kalana majirtee waa kala duwananshaha lahjada luuqadu waa Somali..heestuna caadi maaha

  • @safiyacabdulahi8464
    @safiyacabdulahi8464 Před 7 lety +9

    Waaaw caadi mahan reeer arlaadii

  • @hasankaafi2485
    @hasankaafi2485 Před 2 lety +29

    This is another level🇦🇿💪💯💪💪

  • @mohameddhalacadey2523
    @mohameddhalacadey2523 Před 10 měsíci +3

    I will never forget this song 🎵 ❤

  • @samiraabdirahman8451
    @samiraabdirahman8451 Před 7 lety +3

    Wow hees shidan gabadha see udheshaa ka helay😍😍👈

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 7 lety +15

    Reer baydhabo 😍😍😍

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Big love rer arlaadi like igu qabta

  • @qalbiproductionfilms7981
    @qalbiproductionfilms7981 Před 6 lety +2

    We love maay maay.may may ayeeyka shidan tahay

  • @khadramaxamed4776
    @khadramaxamed4776 Před 7 lety +7

    waaw reer Baydhaabo Janaay cadi mahan ❤❤

  • @haniabdirahmanjibriilchann8157

    Wawawawa cadi ma ahaan heestan waba ligu so dagay 😍😍

  • @Aarka_official
    @Aarka_official Před 7 lety +26

    Hhh Dayx dal nuurshe wuu yabn yhy sida u niikineyso gabdha indha ka soo hary iyo firis hhh inta igu racsn like isaara

  • @ramlaahmed1386
    @ramlaahmed1386 Před 7 lety +68

    Aloow baydhabo janaay anoo tagin ha odilin oona duqoobin aan dhexgalee dadkaas quruxda

  • @haniburjiite8285
    @haniburjiite8285 Před 4 lety +4

    Kabax sasa la fade 😂❤️❤️👍🏻👍🏻

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 Před 5 lety +2

    waan ka helay heesta, inaba caadi maahan ilmaha yaryar sida niyada loogu dhisaayo beautiful people maanshallah, suuban ileey sahal iinka moodooy ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk well done.

    • @benyaminaden3679
      @benyaminaden3679 Před 5 lety

      Benyamin Aden douhour

    • @benyaminaden3679
      @benyaminaden3679 Před 5 lety

      wan jeclahaye hesta lkn waxaba ka man fahmin lkn wan isku eegi inane barto wamaxaye waxad ku.hestaye gabdhe walashaye oo somaliyed wan ku.hanbalyenaya wll

  • @abdirahmaancartan7237
    @abdirahmaancartan7237 Před 7 lety +3

    wooow reeer baydhabo janay eid ayaga ugu shidnay

  • @onkodadaan879
    @onkodadaan879 Před 7 lety +1

    Maasha Allah wlhi mecnaheda in an fahmayo ayn kajeclan lahaa hestn wn kahelay cadi mahan runti

  • @deqodagan6400
    @deqodagan6400 Před 7 lety +178

    Inta gabadhaan hada ugu horeyso hadana ka helay like ii saara

  • @abdulahimaxamednuur8436
    @abdulahimaxamednuur8436 Před 4 lety +1

    Anoo beydhabo tagin allow ha idilin waan jeclahay beydhabo janaay waa megaaladan ku dhashey lakin waxaa iigu dan beysey 2009

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před 5 lety +14

    Baydhabo Janay ❤️ from Laascaanood

  • @Wankooshow
    @Wankooshow Před 8 měsíci +1

    Continue more language❤ worldwide🎉❤

  • @fardowsayussuf2444
    @fardowsayussuf2444 Před 7 lety +8

    waaw hestaan waan jeclahay youtube markaan galo anoon dagaysan makabixi karo