Deg Deg: Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Xoog Lagaga Qaaday.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Deg Deg: Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Xoog Lagaga Qaaday.

Komentáře • 79

  • @aminaaamuscassidyyohoow851

    سبحان الله nin ilaahay ka xishoon waayey ma culimuu ka xishoon

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 Před 4 lety +2

    Shiiqoow tani waa aduun waa lagatagayaa waxaana dhul kuu ah labada mitir ee laisdhigayo marka shiiqoow samir

  • @soofibarre676
    @soofibarre676 Před 4 lety +3

    Sheekhu saaxiib ayuu la ahaa Afar jeeble markii dadka kale ay dhacayeen maanta isagii ayaa la dhacay.... waad ku macdahay sheekhow

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @user-ni5ke3ou4f
      @user-ni5ke3ou4f Před 4 lety

      Burbul iyo soofiyoow ulahy ka cabsada maydan xishonayn afku yuu idin qallocsamin garan maysan shekhane shalad dhalateen ulahy ka naqa

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo Před 3 lety

    waar sheekha ka xishooda waa dhaxalkii nabiguu sidaa ilaahaybaa sharfey waa culimo xasbunalah wanicmal wakiil

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 Před 4 lety +2

    Sheekhu magaladisiibu jooga waliba cid iga laandheraysan ayna jirin iyo uga odayaysanba,
    Anuu boorama 3sano ayan arday jamacad ka dhigta oon joogaa sida loo ixtiramo loogana danbeyo ilma sh. Cali jowhar maan arag cid loga danbeyo, haddu manta mee tolkay booramo dhanba kacaysa hdana wali wuu sasabaya
    Wataa hadaba karamadu.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 4 lety

    Subxaanalaah waar sheekha daaya ILaahay ka cabsada

  • @kaysemohamoud8323
    @kaysemohamoud8323 Před 4 lety +1

    Wallahi waxay ceebkutahay
    Wadanka iyo madaxwaynaha
    Iyo reer siomaalilaand iyo reerboorama
    Wallahi waa lugu gubtaa waxaan oo kale
    Waa sheekh xalaala oo in la maamuuso
    Ay ahayd laailaaha ila allah

    • @daniistecaqlileh482
      @daniistecaqlileh482 Před 4 lety

      Mumaxamed rasuululaahi hina haka tagin walaal sababtoo ah ma haboona in ashahaatin la dhamaystiro waayo waa qatar walaalkeyow

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 Před 4 lety +2

    Alle xaqaaga haku dhiciyo sheekh
    War waayeelka iyo samo taliska hala dhawro

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 Před 4 lety

    Ina dawlda xishhoto weeye wlhy anigo reer burca shekh cabdlahi sh cali jowhar waa dadka an ku farxo inuu somali ka dhashay ilahay ha ku dhawro shekh

  • @aliosmanabdulkadir7558

    Soomaaalida oo dhan badankooda waaa dhul boob
    Magaalada Muqdisho dad badan ayaa dhulkooda xoog lagaga heestaaa

  • @maxamadcabdi3605
    @maxamadcabdi3605 Před 4 lety +1

    Tiinbaro dabkuu cerigaabo sudhay malintii laso badaluu bakhtiyay,sawtay lahayee madaxwaynuhu intuu bundad furay ayuu kii ugu wanagsanaa idika sosaray nala arka

  • @nadirahassan6066
    @nadirahassan6066 Před 4 lety +1

    halkii la mariyey UGASSKI GADABURSI adiguna mar adeer

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 Před 4 lety +2

    Somaliland ayaanu nahay wadigii ku washay maxad ka dheeftay waataase sheekhow

    • @zamzamhussein175
      @zamzamhussein175 Před 4 lety +1

      Marka ma somaliland ba kaqadatay dhulka

    • @gulledabdi1221
      @gulledabdi1221 Před 4 lety

      @@zamzamhussein175 yaa ka qatay marka ma farmajo

    • @zamzamhussein175
      @zamzamhussein175 Před 4 lety +1

      @@gulledabdi1221 huuno xarmaajo wa shakhsi waxaynu kahadlaynay waa wadan
      Teeda kale sheekhu wuxukacabanayay wa golaha deeganka e shacabka borama doorteen maaha soomaliland odhan

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 Před 4 lety

    Subxanallah illahay kabaqa o sheekha wu idinka xishodaye wixiisa udaaya ama dhul badal siiya

  • @yahyetio7568
    @yahyetio7568 Před 4 lety +2

    Sheekha waa in laga xishoodo oo xoolihisa loo daaya waay ku ceebaysan yihiin kuwan dawlada hoose

  • @ahmedabdirahmaanoffishical8046

    Ka xishooda sheekh

  • @book2316
    @book2316 Před 4 lety +1

    What the hack is going on in Awdal? I hope the president gets involved in this case!

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety

      Madaxweynuhu waaba ka dhul boobka wada.Ma isagii dhulboobka ku caan baxay ayaad leedahay hasoo farageliyo?

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      @@abdihakimmohamud9373 Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np Před 4 lety

      Ma dhici karto in sheekha sidaa lagu sameeyo.
      Sheekhu waa aabihii Somaliland

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np Před 4 lety

      Adeer madaxweynaha afka ka daaya. Idinku inta aad is dhacdaan baad jabhad ku hanjabaysaan. Idinku isa saxa adeer. Sheekguna wixiisa cid kale lama siin karo ee golaha degaanka ee aad soo doorateen weydiiya waxa uu u boobayo dhulja sheekha.

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 Před 4 lety

    Dadka Sh. C.Cali Jawhar ka xishoon waayay, Wallaahi in aanu iimaan lahayn

  • @abdikarimabdirahman776

    Waxaan noqday qofkii ugu horeyey ee daawada video gan

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta Před 4 lety

    Waxaan ku baaqaynaa sheekha dhulkiisa in loo daayo. Sheekhu wa astaanta Somaliland !

  • @muxiyadiinabiibakar4205

    Waar sheekh hala nabad geliyo oo beertiisa haloodaayo

  • @madanadan9816
    @madanadan9816 Před 3 lety

    Sheekhu markii masaakiinta hortiisa Lagu dhacay maalinkasta sawkii daawanayay ee somaliland ku waashay ma imikuu toosay ka gur what goes around comes around ya sheekh

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 Před 4 lety

    Sheekha dhulkiisa ha loo caliyo allena ha laga xishoodo

  • @user-ni5ke3ou4f
    @user-ni5ke3ou4f Před 4 lety

    Wallahi inay Borama olali hadi Culimada la dayn wayo

  • @Pro-justice
    @Pro-justice Před 3 lety

    Dadka waqoyi wan jeclahay ilaahay hasiiyo kuwa cadaalad kuhogaamiya

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Před 4 lety

    Sheekha wixiisa ha loo celiyo

  • @abdialihassanraabuush3998

    War sheekhul baladka ka xishooda , waa ceeb iyo fadeexo sidaan , sheekha waa ilbax fahamsan waxa ay fowdada tahay xaqiisa siiyo oo sharciga halagu kala baxo.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 4 lety

    Waar Sheekha galahs xishoodo subxaanalah

  • @uzmaameburaale6890
    @uzmaameburaale6890 Před 4 lety +1

    Ninkii magacle sida lagu dhacaa way adagtahay se ninkii miskiina sida lagu dhacaa way fududahay

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @uzmaameburaale6890
      @uzmaameburaale6890 Před 4 lety

      @@burbuluug424 aff lagaadada jooji sheekhana kaxishoo madaxdana kaxishoo

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 Před 4 lety +1

    Shekha halaga xishoodo war dawlada hoose inkar kamabaqayso waxan selayabay shirkada garanaysa sheikh Abdilahi ee hadana xaqiisa dhacaysa

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @sakariyesheekh3462
      @sakariyesheekh3462 Před 4 lety

      @@burbuluug424 waryaa sheekha ka xishoo

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 Před 4 lety

    waar sheekha dhulkiisa ha loo daayo

  • @khadarcabdilaahi9442
    @khadarcabdilaahi9442 Před 4 lety

    Hadal wanaagsan sheekhu hadal wanaagsanaa

  • @mohamedbarrowaligas8191

    Xaqa Allaha tusiyo, Somaliland intaas wey ka fiicneyd, maadaama
    Sheekhu uu hadlay waxaa ila habboon in laga xishoodo welibana lagu tixgeliyo in uu yahay Sheikhul- balad.

  • @Mukhtarkhayre
    @Mukhtarkhayre Před 4 lety

    Adeer sheikhul baladka u daya dhulkiisa illahay ka baqoo dadkeenu dulmi jecela hortay

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 Před 4 lety

    waar wax isku fala oo sheekha ka xishooda

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 Před 4 lety

    Aac. Mudane Saleeban. Manta Waad Qaldantay. SHEEKHU BALADKA Inuu Kaa Cabto Maanta Ma Ahayn. Yaanay. Kaa Hoos Bixin. Arinku. Meelo Aan Lataaban Baa Jira

  • @kalettdjama1617
    @kalettdjama1617 Před 4 lety +2

    Ninka maayarka ah nio magalada oo dhan ba ka cabanaysa danyarta uu xolahooda dhacayey mantana ma wxa uu kenay inu sheekhuL baladkii magalada uu dhulkiisii ka dhacayo nio waxni wax lo dul qato maha wllhi miyirow dowlda hoose ayan kugu dhex imanayna hadad jojin waydo wxd wado ka badhasaabka ah ee ku gafay sheekha wa inuu raali galiyaa sheekha oo uu dhulkiisa sida ugu dhakhsaha badan ugu so celiyaa dadii kle wxii ku dhaca isga ka musuuLa Talahi

  • @soha204
    @soha204 Před 4 lety

    Waa tuug kuwan biyuhu umad oo dhan ayay dhaceen.

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 Před 4 lety

    Allaw naga qabo dhulboobka

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Před 4 lety

    Wale waa yaab Soomaalidii wax dhac unba lugu saladay meel aay jooganbo waa isku mid war Shiikha ha laga xishodo.

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

  • @muhiadinmohamedmuhumedomar1479

    Anagaa wax aragnay

  • @macalinmustafeonline4195

    Kusoo dhawaada Macaan mustafe oo hab online ah ushaqayn doona
    Oolagau barandoono...
    1.quraanka kariimka ah
    2.qoraalka iyo akhriska carabiga
    3.iyo kutubta diiniga ah
    Wixii faahfaafin intaaa dheeer kala dhidhiidh telefoonadan hoosku xusan...
    00252634086843

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Před 4 lety

    Kaalay soo arag channel kayga hadii aad kuqanacdana igu dhiirigeli subiscribe

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 4 lety

    meesha reer aan dhaqan iyo xeerba aqoon baa u badan waxa fadhiya meesha oo ethiopia ka soo galay wadanka waar bir mageydada faraha ka qaada oo ka xishooda.

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @samataridiris54
      @samataridiris54 Před 4 lety

      @@burbuluug424
      9waar nacas yahow culumada afka ka dhig.
      Xurmada culimada waxba ka garan maysid.
      War lagaaga sheekeyay oo aad xaqiiqo ka hayn ayaad la socota.
      Maangaab nimadaada ayaad cabirtay lkn maalin ayaad garan xaalka aad imika ku sugnayd, waa haduu caqli kuu kordho ama iiman.

    • @MrQawdhan1
      @MrQawdhan1 Před 4 lety

      @@burbuluug424 adeer ka astaqfurilayso kalamadahaa aad tidhi. ninkani waa ninka ugu qaalisan qarankan somaliland iyo gobolada galbeedkaba.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 4 lety

    war ilahay ka baqa sheekh dhulkiisa ha ka qadina dowlada ha u hiiliso sheekhaan sharafta badan ee somaliland dhismaheeda ka qayb qatay waa hadii ay jirto qiimayn iyo xaq dadka reer boorame sheekha ka xishooda dhulka dadka boobana ilahay wuu la goyn kara weligiin somaliyeey ogada xaranta xata ilamahaga xaran noqonya hada cunto xarana duco lagama maqlayo

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Před 4 lety

    Qofna in la dulmo ma aha waa xaaraan.

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 Před 4 lety

    Cuquubo ku haysata weeye

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety

    Sheekhu wuxuu yidhi "Annaa 80kii ka ahaa Duqmaalo Boorame"oo dee markaa Sheekh haddiiba aad Duqa Boorama ahayd 80kii markaa ma lagayaabaa inaad adiguba dhulka isasiisay ileen waxaad leedahay Badhasaabku wuxuu iguyidhi waraaqahaagu waa kuwii 80aadkiiye!.Meeshaas sheekh sharaxaad dheeri ah ka bixi waxbaa meesha aad moodaa inuu ku jiree.

    • @kaysemohamoud8323
      @kaysemohamoud8323 Před 4 lety

      Abdihakim Mohamud
      Sheekhu kula yaraa aqoon ayaanad ulahan culimada

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety

      @@kaysemohamoud8323 Kani sheeQ maaHa waa nin Lashaqaysta JaBhadka nuuse Handaraab Maanta isagii bay Boobeen waa daalim ka aamusnaa xaqii samaroon waRkiisu qiima maleh

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety

      @@kaysemohamoud8323 Anigu culimo kama hadal sheekhna kama hadal ee hadalkiisa ayuun baan dib u raacay oo idhi cadee meeshaas mad madaw ayaa ku jiree!

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety

      @@samataridiris54 Tuhun maahee waa hadalkiisa"80kii anaa kurisga ku fadhiyey warqadahayguna waa isla 80kii".Bal adigu meel u bixi.Isagaa Shiikhu Duqa Boorama ahaa isla markaana xiliyadaas ayaa dhulka lasiiyey bal adigu dhinac u saar.Miyaanay markaa halkaasi waadixin u baahnayn.?

  • @aminaaamuscassidyyohoow851

    Dhulboobkii hargeysaa idin soo galaye iska celiya

  • @hoodo1429
    @hoodo1429 Před 4 lety

    Dadki muuse cadaalad darada ku doortay oowali baryootamaya waar reer booramaw sheekhina karameya oo kulmiye iska qabta

  • @RelaxHold
    @RelaxHold Před 4 lety

    Tuugii muuse biixi baa usoo dirsaday baan umalaynaya

  • @kaysemohamoud8323
    @kaysemohamoud8323 Před 4 lety

    Wallahi waxay ceebkutahay
    Wadanka iyo madaxwaynaha
    Iyo reer siomaalilaand iyo reerboorama
    Wallahi waa lugu gubtaa waxaan oo kale
    Waa sheekh xalaala oo in la maamuuso
    Ay ahayd laailaaha ila allah