DEG__wadahadalki jabuti &khatumo o fashilmay &qodob la isku afgaran waayay &abiy o safar deg deg ku.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024

Komentáře • 28

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 14 dny +6

    Khaatumo iyo somaliland laba isku qalma maaha hadalkooda looma baahna

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 12 dny

    أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před 14 dny +1

    BÉEEEEEEEEEEEEEEENALE

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 14 dny +1

    waxas hano shegin

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 14 dny +1

    waar waxas yaa kaa dhageysanayo in lasoosiiyey doomo huub ah wan ka war heynaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 14 dny +1

    waar jooji kuitidh kutangay

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 13 dny

    SO24 TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 14 dny +1

    isaaq isdiyariya waleydin tashaday waxba haka qoriina midkan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sho3330
    @sho3330 Před 13 dny

    Madaxweyne Xassan yuna baa ah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 14 dny +1

    😂😂😂😢😮😅😅😊😊

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před 14 dny +1

    War yaa u mareysaan????? Meesha ma Caruuraa jooga

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 Před 14 dny +1

    Wa La aamini kara e wa shir qooL xamar ka yiimiid

  • @sho3330
    @sho3330 Před 13 dny

    Muuse biixi waa Hogaamiye

  • @MawliidDayib755
    @MawliidDayib755 Před 13 dny

    Wax fashilmay ma jiro ee dhinac ha noqonin wariye ayad thye

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 14 dny +1

    WAA BEEN!!!!.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 14 dny +1

    Waar niyow Qunyar hadal

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 14 dny +1

    somaliy iyo jabuuti iiyo daarood oodha waxba kama qadayaab soomalilnd insh allah gardaro ayey ku heshiyen lkn weyku jabi doonaan insha allah guuuuuuuul iyo gobanimo soomalilnd ha guleysato aamiin aamiin

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 13 dny

    Waxa si run ma aha aa waxay rabaan inay somaliland ku mash quliyan waxan dhab ahayn Guul somaliland

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před 14 dny +1

    HORJOOGE FIRDHIYE OO XABSI GURI JABOUTI LAGA DHIGAY KADIB MARKII UU XAMAR KU NOQO NAYAA.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 13 dny

      Beeen iyo sxb waxaasi waa khuraafaad xataa sabiga lagala xishoodee cadaawadda reer somaliland la gashaday - - waxay u dhashiyo waa waxay ka dheefaan dheh,, ku darsoo reer somaliland hadda kuwii hore maahee la soco please,, for ever Somaliland rep,,,

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    nasiib darada dhacday reer somalilandoow Waxay maanta maraysaa inuu kolba daalin ilaahay ka go'ay iyo guud ahaanba cadawgiinii cunidda hilbihiinna iyo burburinta jiritaankiinnaba mudada dheer u xusul duubnaa sidii caruurta maanta wuxuu doonaba idiinku sheekeeyo iskana dhigo inuu had iyo jeeer danihiinna ku mashquulsanaa kuna hawlanaa inuu qayb kamida shuraakadii burburintiinna iyo xidido u siibka qarannimadiinna ay ku midaysnaayeen idinka maslaxaayay idinkana sasabayay, isagoo ku nuuxnuuxsaday inuu nabadda iyo walaalaynta reer somaliland daal iyo Dano seeg'badaniba ka soo gaadheen- iska daaa wax kaleetoo xataa ku hurdo beelay,, waa sheeko Aan reer somalilandoow xataa caruurta maanta dhalatay cidi kula hagaagaynin, taa dameero loo sheegye -ashahaado beenloow maxaa aaho kugu Aasan dheh,,, for ever Somaliland rep,,,

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 13 dny

    Waar

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 13 dny

    Waar Somaliland lama heshinayso Firdhiye ee gacan adag ayaa lagu soo qabanayaa very soon
    Firidhiye iyo Geele waxay iskugu yimadeen in ay Somaliland Burburinteeda

  • @Fariid
    @Fariid Před 13 dny

    beenaale kkkk

  • @JawharCabdideeq
    @JawharCabdideeq Před 14 dny +1

    Beenale

  • @FOWSIBaashe-xr3ox
    @FOWSIBaashe-xr3ox Před 13 dny

    Harnham midhyaha la soohaliyay waa arin been ah oo lagu jara habaabinayo somaliland waa been jabuuti waxay u kaba ilatay burburinta somaliland SHEKADAASI WAA TII LASCANOOD KAGA DHACDAY SOMALILAND

  • @sho3330
    @sho3330 Před 13 dny

    Beenloow