1936 - 2021 | Aaabaha Nukleerka Pakistan , Cabdilqadiir Khan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 394

  • @abdush5898
    @abdush5898 Před 2 lety +339

    No youtube✅
    No facebook✅
    No instagram✅
    But over 2 billion followers✅
    That is our prophet MUHAMMED SCW👍👍📌

  • @dauudAbdalla1
    @dauudAbdalla1 Před 2 lety +52

    Nin weyn ayaa ka baxay Pakistan🇵🇰 Allah unaxariisto

    • @MohamedAhmed-ng9dy
      @MohamedAhmed-ng9dy Před 2 lety +9

      Pakistan 🇵🇰 kaliya ma ahan sxb ee waxa uu kabaxay dhamaan umada islaamka.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety +1

      Bakistaan ✅

  • @MohamedAli-ij6mz
    @MohamedAli-ij6mz Před 2 lety +50

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى

  • @dalxaabdirashid8164
    @dalxaabdirashid8164 Před 2 lety +28

    صلو على الحبيب
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +13

    Ilaahy aqoon barakeysan hanawaafajiyo, sidaan cadowgeena iyo gaalada aanu iskaga celino,
    Ilahay haunaxariisto, halyeeygii India iyo gaalada kale Argaxgax galiyey,
    Jazaka Allahu kheyr Ogaansho

  • @bushra1672
    @bushra1672 Před 2 lety +21

    Walaahi waa wax laga murugoodo geerida halyeeyga muslimka ah cabdil qadiir khaan لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😪

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +4

    Ilaahy cilmiigiisa habarakeeyo, dunuubtiisa hadhaafo, Jannatul Al Firdows ilaahay hawaraabiyo

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Před 2 lety +20

    Pakistan 🇵🇰 zindibad my 2nd blood pple
    Allah grant him janatul fordowsa

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 Před 2 lety +57

    WAxaan arkay dad leh maxaa naga quseeya in Pakistan sameysato nuclear Adeer manta islaamku uma baahno in maqaaxida laga dhaho islaamku wuu guuleysan donaa. Ee islaamku manta wuxuu u bahan yahy in sida ninkaan islamka la caawiyo😍

    • @nerminbabygirl1505
      @nerminbabygirl1505 Před 2 lety +1

      Sax

    • @abdinajiib6807
      @abdinajiib6807 Před 2 lety +1

      Wax garad👏

    • @abbeyshine3472
      @abbeyshine3472 Před 2 lety +4

      Sax saxiib Nuclearka ✴️ 🏹 Pakistan waxay u manta musliminta dhaman lagu xushmeynayo Allaha kasoko wa hubkas sida turkey. Iyo hata Iran oo shica ah hadii mareykkan nuclearka u adegsado waxa jira Pakistan inay difaci anago Somali sas cml mala so ma ogid. In Sacudiga iyo Libya Aya ka Qeyb Qaten Malin gilinta hubkasi

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 Před 2 lety

      @@abdinajiib6807 thank wll

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 Před 2 lety

      @@abbeyshine3472 💓

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 Před 2 lety +15

    True scientist ❤Allaha u naxariisto

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Před 2 lety +12

    كن جميل الخلق تهواك القلوب ولا تندم لحطات أسعدت بها احدا حتى وإن لم يكن يستحق منك ذالك

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 Před 2 lety +2

    Allaha u naxariisto halyaygaa muslimka ah

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +3

    MashaAllah wlle,
    Barnaamijadan wacyiga miiran noo soo badi, arimaha muslimiinta aad uga hadashid,
    Baaraka Allahu fiyk

  • @mariamjego9016
    @mariamjego9016 Před 2 lety +1

    Isooo duceeya wallahey muslimiinta ah muraad ayaan leeyhy wan idin beryaaa

  • @Justabdi0
    @Justabdi0 Před 2 lety +3

    Waan sugaye inaa kaso hadasho ustaad mahadsanid kun io kow jeer allaha kaa raali ahaado

  • @fowsiyoibraahim8909
    @fowsiyoibraahim8909 Před 2 lety +4

    Allahuma yaraxma wuxuu ahaa qof qaali ah

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 2 lety +12

    MashaAllah Mahadsanid ustad!

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety +1

      MaaShaaAllaah ✅
      Maa shaa Allaah ✅
      Bare = ustaad استاذ

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Před 2 lety +5

    Allow kuu naxariiso taariikhdiisa abdilqadiir khan.2015 iigu horeysay iyo magaciisa geeridiisa runtii waan ka naxay lkn lama huraayo 😢😢😢😢

  • @wiilhoog455
    @wiilhoog455 Před 2 lety +12

    aamiin aamiin, Allah u naxariisto

  • @burakobte146
    @burakobte146 Před 2 lety +9

    Allaha unaxristo halyey qaran ayauu ahay walhi

  • @mohamedladane9734
    @mohamedladane9734 Před 2 lety +2

    allah u naxariisto, waxa aan filayaa inuu inoga tagay khubaro badan oo muslimiin ah oo yaqaan cilmiga bacariminta nucleur ka.

  • @sadiiqcalishidane7011
    @sadiiqcalishidane7011 Před 2 lety +2

    Allh unaxaristo aad kugu mahad cilina dhaqista maskaxdena thanks bro

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před 2 lety +16

    Maanta warbixinta Af Carabi ku dhagaysty SAABIR Mashuur lkn haddaan sii fahmay Mahadsanid Ogaansho.

  • @habibadubed6146
    @habibadubed6146 Před 2 lety +8

    إنّـا لله وإنّـا إليه راجعون. رحمه الله وغفر له واسكنه فسيح جناته

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Před 2 lety +2

    allah u naxariisto Halyey muslim ah ayuu ahaa.

  • @tayos6070
    @tayos6070 Před 2 lety +2

    Allah ha u naxariisto isaga iyo muslimiinta dhamaan intii dhimatay
    Aamiin waa geeri xanuun leh

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 Před 2 lety +3

    Ilaahay ha unaxariisto hogamiyahan islaamiga ah

  • @smh7098
    @smh7098 Před 2 lety +8

    Allah u naxariisto🤲

  • @apdikanihazzan8138
    @apdikanihazzan8138 Před 2 lety +1

    mxha allah ogaansho maskax midhan alle haku daayo anigu hadda wan xidhanay markaste wxad so dhigto wan la socda wanan jecelahay inan ku dhagaysto anina afkaaro badan ayaan haya ha dad iga Bahatoo wllo qli ... halkasan ka soo salamaya 🖐🖐🖐🖐🖐

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 Před 2 lety +1

    Illaahey ha u naxariisto walaalkaas Muslim

  • @daadredmerseysidelfc2870
    @daadredmerseysidelfc2870 Před 2 lety +1

    Alaha u naxariisto cabdiqadiir khan

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před 2 lety +1

    MASHAALLAH wlal omar inshaar
    OGAANSHO wax bdan baan ka faaidey ani ahaan ♥️❤🇸🇴🙏👏👏SHUKRAN

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety

      MaaShaaAllaah ✅
      Maa shaa Allaah ✅
      Walaalkeey
      Cumar ✅
      Kororsaday = فاءدة faaidah
      Mahadsanid = شكرا shukran

  • @khadardabeel3835
    @khadardabeel3835 Před 2 lety +28

    M.A Mr inshaar..i liked de way u make us to understand u r useful programs...may Allah protect u the evil eye my lovely bro..ameen...

    • @cabdiraxmanhantiile2643
      @cabdiraxmanhantiile2643 Před 2 lety +2

      ĨĹÁÁĤĨŴ unaxareeso

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 2 lety

      Khadar
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @maxamedcabdi8894
    @maxamedcabdi8894 Před 2 lety +3

    Umar iinshaar guuleyso walal aad ayaan oga hellaa wararka ga maan shaaa allah nolow sxb 🤲💝

  • @abdillahidaher5376
    @abdillahidaher5376 Před 2 lety

    Allaha u naxiristo haylyey islam

  • @muniirxabiib1119
    @muniirxabiib1119 Před 2 lety +5

    اللهم اغفر له ويسكنه الجنه فردوس

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 Před 2 lety +2

    Ilaahey ha unaxariisto hal yeygee Pakistan 🇵🇰

  • @aliabuukarali3794
    @aliabuukarali3794 Před 2 lety

    Ilaahey ha u naxariisto kitaabkiisa gacanta midig ilaahey hakasiiyo bacdigiisna ilaahey nama fidneeyo

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud1981 Před 2 lety +3

    Alle ha u naxariisto aamiin yaa rabi

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 Před 2 lety +1

    Maraykanku Waaa wuxu iran kuhaysto hada
    Allo kabad baadi musliminta 😭🤲🤲

  • @cagayareofficiall763
    @cagayareofficiall763 Před 2 lety +1

    Libaax ayuu ahaa allaha u naxariisto
    Janatul firdows allaha ka waraabiyo amin

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah726 Před 2 lety

    Ilaahow u naxariiso c.qadir khan wuxuu ahaa geesi u hiiliyay umadda muslimiinta caalamka oo idil

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před rokem +1

    Allah ha u naxariisto

  • @asiamo683
    @asiamo683 Před 2 lety

    Alle ha u naxariisto abdil qadir khan run ahantii wuxuu ka tagay dhaxal aan marna la iska indhi titi karin waxa la odhon karaa wuxuu ahaa abihii awoda islaamka waxa baxay tiir aad ugu qalisanaa islaamka siiba PaKistaan 🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰

  • @fowsiyoibraahim8909
    @fowsiyoibraahim8909 Před 2 lety +1

    Allaha barakeeyo abdul gadiir khan

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Před 3 dny

    😅❤we guulesten Pakistan 🇵🇰 iran alle haku xijiyo omaan alle hasiiyo 😊❤ yeman alle ha siiiyo😮🎉

  • @mohamedabdihakiin1061
    @mohamedabdihakiin1061 Před 2 lety +3

    CZcamsrka kaliya aan ku xiranahay ogaansho❤🙏

  • @kamaalfowzi1986
    @kamaalfowzi1986 Před 2 lety

    Allah u naxariisto inshallah wuxuu ahaa Halyeey ku dayasho mudan

  • @abdiashur9266
    @abdiashur9266 Před 2 lety +2

    I really love this channel inader inshar hadad fursad uhesho xukunki badda waxkadheh waleyna dhacay

    • @buuxcaynaan5658
      @buuxcaynaan5658 Před 2 lety

      Waxkadhe makuwada guulaysanay mise weli intii baa laynaga qashqashaadayaa

    • @abdiashur9266
      @abdiashur9266 Před 2 lety

      @@buuxcaynaan5658 walale 12 mills ba laynaga dhcay oshidalkii ubadan

    • @buuxcaynaan5658
      @buuxcaynaan5658 Před 2 lety +1

      @@abdiashur9266 😢 xoog baa lagutanaadaa

  • @somalia1142
    @somalia1142 Před rokem

    Ya ALLAH unaxariiso cabdulqaadir Khan

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd Před 2 lety +2

    Waxan ku faraxsanahy inaa noqday qofkii ugu horeye ogaansho

  • @maxamedfaarah6288
    @maxamedfaarah6288 Před 2 lety +2

    Nin aan waxbadan ka faaiday m.a waxaan ku dhihi lahaa noo soo badi taariiqaha aan wax badan kaa faaiidno wllo..🌹🙏

  • @hassanahmednurre3245
    @hassanahmednurre3245 Před 2 lety

    Allah ha unaxristo c/qadir qaan nin kudaysi mudan ayu aha oo wax weyn fa'iideyey

  • @anonanon2925
    @anonanon2925 Před 2 lety +2

    Guuuul somaliya 🇸🇴👊💪💯

  • @csamadahmadbarre6106
    @csamadahmadbarre6106 Před 2 lety +2

    Alaha unaxariiste khaan

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Před 9 měsíci

    Allah u naxariisto Geesiga A.Q Khan

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +1

    Aamiin alle ha u naxariisto🤲

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Před 2 lety +1

    Allah u naxariisto halyeegga Muslim ka ah

  • @naciimafarax5559
    @naciimafarax5559 Před 2 lety +1

    Waxaa thy cumarow qof qalbi wanagsan alle janno fardowsa haku geeyo wllo 🤗🤗🙃😊

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 Před 2 lety +1

    Masha allah bubal waxaa kasoo jeeday ayayday allah haw naxariistee

  • @mohamudabdulkadirali1691
    @mohamudabdulkadirali1691 Před 2 lety +2

    Allah u naxariisto

  • @libanisse8918
    @libanisse8918 Před rokem

    Amin ilaahay ha unaxariisto

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 Před 2 lety +4

    WacalaYkuma sallaam waraxmatulahi wa baraktuh

  • @hodanmodan3591
    @hodanmodan3591 Před 2 lety +1

    Alaha unaxariisto Amiin

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 Před 2 lety

    Ilahay ha u naxariisto ninkaan janada Allah ha ka waraabiyo.

  • @yb1576
    @yb1576 Před 2 lety +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @cabdulahimaxamed4134
    @cabdulahimaxamed4134 Před 2 lety +1

    Aamiin
    Allaha unaxariisto

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 Před 2 lety

    wuxuu ahaa Halyay ku dayasho Mudan Allah u Naxariisto

  • @gboob5014
    @gboob5014 Před 2 lety

    Alle ha unaxariisto aabaha nukliyeerka islaamka 💗C/qadiir khan💗💪 waad ku mahad santahay ustaad Omar iishaar waxaan ka walwalsanaa inaadan ka hadlin aad ayaan usugayay thanks

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 Před 2 lety +1

    Allaha unaxaristo 🤲🤲❤❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 2 lety +3

    Mashaa Allaah Allah yarxamu

  • @ckyoung6212
    @ckyoung6212 Před 2 lety +1

    Alle ha u naxariisto🤲

  • @superfootball9679
    @superfootball9679 Před 2 lety +2

    SXP MAGACEYGA WAA SUPER WAXAAN RABA INAA KASOO HADASHID BADDII IN BADAN LA SUGAAYAY OO MAANTA AY TAHAY TALAADO INOO XUKMISEY QARAMADA MIDOOBEY
    SOMALIA GUUL BAY GAARTEY ALX PLZ ARINTAAN INOO TAABO 🙏🙏🙏

  • @WiilkaHooyocaasho
    @WiilkaHooyocaasho Před 2 lety +3

    Bada somalia kaso hadal sxb🤩🤩🤩😍

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 Před 2 lety +1

    Guusha somalia ka soo hadal wll omar yaa igu raacsan
    Somalia 🇸🇴 guul 💪

  • @abdallahersi7348
    @abdallahersi7348 Před 2 lety +1

    Illahay ha u naxareysto haleyegii Pakistan

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Před 2 lety +2

    Alle ha u naxariisato

  • @moviesplay2738
    @moviesplay2738 Před 2 lety

    INNALLILAH waina ileyhi rajiun

  • @omarr_neio6177
    @omarr_neio6177 Před 2 lety

    Allah unaxaristo wuxuu ahay qof muslimiinta guul u ahaay

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 Před 2 lety

    Allah unaxaristo 🤲

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle Před 2 lety

    Alle ha u naxariisto halyeygaa

  • @hassanyare2706
    @hassanyare2706 Před 2 lety +1

    Allah u naxristo abdi Khadir khan

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 Před 2 lety

    alle ha u naxariisto oo janatul fardowsa haka waraabiyo c/diqadir khaan aamiin yaa allah

  • @maxamedcali2065
    @maxamedcali2065 Před 2 lety

    allaha unaxaristo cabdiqadir qan wuxu ahaa halyay kabaxay muslaminta gar ahaan Pakistan waad ku mahadsan tahay sida quraxda badan ad usodiyariso barnamij yada runti adbay Tobintada uxisa badan tahay horay usoco kaabe

  • @Asad_haaji_abokor_3007

    Aamin
    Ilahy haunaxariisto abihii nucleerka alow unaxariiso

  • @Ahmed-jy1ym
    @Ahmed-jy1ym Před 8 měsíci

    Alllah ha,unaxariisto

  • @loolan01
    @loolan01 Před 2 lety +1

    Amin ilahow unaxariso

  • @tayospareparts83
    @tayospareparts83 Před 2 lety +2

    amiin

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe Před 2 lety +1

    Waa geesi cajiib ah cabdulqadiir khan illahay janada fardowsa haka waraabiyo...

  • @ahmedsuuley9589
    @ahmedsuuley9589 Před 2 lety +1

    Alla yaaraxma

  • @mooahmedbaar5449
    @mooahmedbaar5449 Před 2 lety

    Aamiin alaha unaxariisto waa geesi all muslimuun

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 Před 2 lety

    Alle ha unaxariisto Aqoon yahanka
    Islaamka guusha uso hooyay
    Ala cisag

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 Před 2 lety

    Alleh ha unaxaeiisto anagana hanag daba naxariizto
    Wll hindia iyana say kuzamayzaty noo zoogudbi
    Mahdzanid❤❤❤

  • @nimcoismaaciil6202
    @nimcoismaaciil6202 Před 2 lety +1

    Allah unaxariisto

  • @MohamedAli-or3hu
    @MohamedAli-or3hu Před 2 lety

    Alle ha unaxariisto geesigii sharafta islaamka kor u qaday cadowga islaamka iyo pakistana soo afjaray

  • @abdisalamisse3665
    @abdisalamisse3665 Před 2 lety

    Allah u naxariisto 🤲🤲

  • @cumarqorshe1676
    @cumarqorshe1676 Před 2 lety +1

    allaha u naxariisto

  • @abdinasirceegaag3689
    @abdinasirceegaag3689 Před 2 lety

    Alle ha naxaristo halyey buu ahaa Pakistan maanta halka isaga keyey

  • @idirisahmed4556
    @idirisahmed4556 Před 2 lety +1

    Alaha unaxariisto eega waxaad tahay joogto 🏁

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před 2 lety +2

    Allaha u naxariisto