Midowgii Soomalida waqooyi iyo koonfurta kaga bago wax kaa Qarsoonaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 02. 2020
  • midowgii labada wadan ee somaaliya waqooyi iyo koonfur
    Wariye-hii nasiibka u yeeshay, inuu tebiyo warkii somalia iyo somaliland oo midoobey, 1960 1 luulyo Hadii aad somali tahay #share ayaa kugu waajibtey, hadii ad xabashi tahayna iska daa Mahadsanid
    Wariye-hii nasiibka u yeeshay, inuu tebiyo warkii somalia iyo somaliland oo midoobey, 1960 1 luulyo
    Beegsonews waa chanel kusoo Tabin doona warar cusub isla marka ay dhacayaan
    Hoyga wararka somalida
    wararka maanta hadii aad u baahanta warar dheeraad ah booqo websiteka beegsonews.com
    Beegsonews.com waa warbaahin madax baanaan oo ku soo baxda dalka, kaga bogo wararka Somaalida iyo aduunkaba Goorwalba iyo marwalba iyagoo markaa soo dhacey iyo waxwalba ood uga baahintahay wararka iyo xogaha dunida iyo caafimaadka oo aan kusoo qaadano wax bulshada anfaca dhanka aqoonta ama caafimaadka.. NOOGU SOO GUDBI WIXII WARBIXIN AH, emailka: beegsonews@gmail.com iyo facebook iyo twitter beegsonews. Wa bilaahi Tawafiiq

Komentáře • 1

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 Před 3 lety

    Raga waqooyi ka yimi magacyadooda noo sheeg iyo intay ahaayeen