"Dadka Reer Awdal Yaan Sidii Reer laascaanood looxoqin." Ahmed Muumin Seed.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 91

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem +4

    Soomaalilnd uma baahna qalalaase
    Shacabkeygoow sharaftiino waxay ku jirta isku doonaan

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před měsícem +3

    Sharciga shaqaynaya! Ninkii Somalia rabaa manata ha baxo!

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem +3

    Haka dareeraan 13 ka aad sheegaysaa. Maxaad ugu hadlaysaa nin kali ah ee aad ugu hadliwayday labada kale.

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk Před měsícem +5

    waxad doonto samee waa laga xayubinaya xabad wayne

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Adiga oo ahaa dhadiga isaaq car kaa qaad bal dhadiga isaaq iyo samaroon loo kala baxay

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před měsícem +1

    Macha.xildhibaan.kaxaysta.

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Před měsícem

    xildhibaan ooyaayo wuxuu leeyahay taariikh dheer oo ka soo horjeeda Somaliland. Abiib Malag maaha.Abiib wuxuu u shaqeeyaa shacabka Somaliland uma shaqeeyo Somalia ama Djibouti. sidaa awgeed waa in uu soo bandhigaa waxa uu kala hadlay madaxda shisheeye. GUUL SOMALILAND!

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Před měsícem +1

    Muse Biixi iyo Maxamad Kaahin Laascaanood ayay ka soo faraxasheen oo dhiig badan ku soo qubeen deedna futada laga soo laaday, maantana niicdii Awdal ayay la dul yimaadeen.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před měsícem +3

    War AWDAL STATE ka shekee 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w Před měsícem +1

    Asc Reer Awdal hada dhulkiinii ayaa xabashida laga iibiyey berina idinkaa ayaa sidii adoonta aya leydin iibin is xoreeya sidii darawiishtii lascanod. Meel iska saara,ama rarashada ogolaada

  • @MaxamedCali-vb1ge
    @MaxamedCali-vb1ge Před měsícem +1

    Good wllhi.halkedad dhigtay

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před měsícem +1

    Samaranow ma yuus unba ku jireysiin? Reerkan ma uska dhabtiin

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před měsícem

    Kani waa Doqon ,Mahamad Abiib kabahiisa ma gaadho ,xil dhibaanku waa khaldami karaa waana la waydiin karaa ,waana iska difaaci karaa ,waana lagu waayi karaa ,maaha in siyaasad looga faaiidaysto arinka maxamad abiib ,

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem

    Passaporgka Somaliya ayaa Hsrgisa lagu sameeyaa oo lagu iibiyaa.
    Waxaa iibiya rag Sacad Muuse ah.
    Yaan dadka la wareerin.

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 Před měsícem

    Ex washer AM Seed adiguba dadka dalkan Somaliland marking xilkii laga wareejiyay beads bilowda danta Somalland inaad kazoo horjeesato,M.Abiib was in sharciga lamariyaa Reer Awdal xildhibankan hasoo bedelaan ninkani Uma almost xikdhibaan qaran aqoon ahaan iyo caqliba?!!

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Dhul hodana ayaa ilaahay nagubeeray cidna umabaahnin ee anagaa naloo baahanyahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Xildhibaan ooyaaye yaa udirsaday inuu safaarada soomaaliya aado mashacabkaa loodoortay mise hooyadiibaa kutidhi soomaalilaan macaarad kasoo horjeeday

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Warkaad nookala qaadijirteen anaga iyo daarood ayaanu karaysanaynaa😅😅😅😅😅😅

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před měsícem

    Maxamed abiib waa samaron ma ahan isaaq

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Před měsícem

    Waxa gaadhay Wakhtigii BEESHA DHEXE gaadhilahayd ISKU filaansho lagama maarmaan AY tahay Somaliland Inay BEESHA DHEXE KU dambayso taasi waxa CADAYN u ah Cabudhinta iyo CAGAJUGLAYNTA Xisbulxaakinka KU hayo BEELAHA Kale Masuuliyiintooda, Adeer Beelwaliba Ama shaqsiwaliba WUU lakulmay wasiiro iyo madax SOOMAALIYEED BALSE Distuurka BEESHA DHEXE u fasaxay Inay lakulmaan BEELAHA kale KA Mamnuucay noosheega, hadii kale Allaha idin garabgalo ee Somaliland Annagaaleh dhaha oo kudhawaaqa'

  • @iali8540
    @iali8540 Před měsícem

    Hore waxa loo yidhi Gudabiirsi saajin ha dhaafin .
    Kuwii Xilalka lagu taxay ee laga dhigay Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa faqash inoo soo raacay oo midi mid kale xumaanta ku garab taagan yahay.
    Tuugaa ina Muumin seed , Ooyaaye iyo Cali xaamud dalka halaga qabto.

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Caaaaaaaaaaaaac laascaanood yaa xoqay dadbaa ku guuraye maxayse ka faaiiday waa kuwaa gaajo u bakhtiyee

    • @---bk4lg
      @---bk4lg Před měsícem

      Horta yaa been idin sheega ?
      Laascaanood ma cid aan Harti ahayn baa leh ?
      Mid kale habaarka joojii , adiga gaajada ilaahay meel ka toosay oo mala ku haysta 😂
      iidoorow af xumada ayaa haddana Boorama idinka saaraysa kkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Hargeysa gaajo luu dhimanayaa

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem

    Reer awdal waa gub marka yaa dadka yaan leysku dirin
    Kulmiye waa kala geeye

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před měsícem +1

    Ooyaaye isagaa is xoqa oo doonaya in la xoqo markaa waa in loo xoqaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Ina biixi kaa fiican reerkiin oo dhan

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi Před měsícem

    Waa run ree awdal uunbaa loo jeedaaaaa

  • @ahmedadan3788
    @ahmedadan3788 Před měsícem

    Maxaa habar sool baratay. Sool way dhaaftsy wax lagu halqabsado. Lama xoqin ee xasuuq baa loo qorsheeyey. Wixii rag samayn jirey bayna kaga fal celiyeen. Catawgaaga wado laakiin ha nagu lug dirsan

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Před měsícem

    😂😂😂 ina mumin sed ha walwalin hadii la qaxo xoolahaaga lama bikiliqaysanayo ...

  • @CabdirxmaanyuusufXasan
    @CabdirxmaanyuusufXasan Před měsícem

    Adeer guleyso

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Lax laxi dhashay oon caqli badan lahayn kulahaa wasiirbaa lakulmamay miyaan golaha lagu ansixin in madax waynaha iyo wasiiradiisuba inay lahadlaan soomaaliya xoolayohow xooluhu dhalay😅😅😅😅😅😅

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před měsícem

    MUUSE WUU DHACAYAA EE REER AWDAL HA SAMRAAN MUUSE IYO KAAHIN IYAGA AYAA XABSIGA DHIGAYNAA SI FIICAN OO CADAALAD AH AYAYNU WAX U WADA QAYBSANAYNAS

  • @hamzerumaan143
    @hamzerumaan143 Před měsícem +1

    hhhhhhh waar wlhi blhi ina abiib xilka waa laga xayuubinayaa ee hadaad gobol gacanta noogu haysay goosaba. maalmahan danbe awdal way yuus badatày hooyadiin anagaa wasna tan isaaq baa leh oo ay ku filnaan la.dahaye aayar iskala kaaya qadeeya nacal yuusak

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před měsícem

      zax weeye meeshu waa meel isaaq boramana waa meel samaroon 😂

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 Před měsícem

      Nacas baadtahay nin rag ah car lamayidhaahdo adigu hargaysa iyo burco haku deeqaan reer awdal qado kaagama baahna Martina kuuma aha dhulkoogay leeyihiin taxunbay ku alle taqaanaaye inagu kala dareeriya meesha nin walbana dhulkiisu hadeeqo aqligu goor ay xeedho iyo fundhaal kala dhaceenbuu inii soo dagaa afkiina iyo dhagihiinuna isma maqlaane waa ninkay caano ka daadanayaan hala arko

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 Před měsícem

      Nacas nacas dhalaybaad tahay asalkiinii horaa xaaraan ahaa oo oday yuhuudiya oo badda kasoo tallaabaa ini dhalay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Axmed muumin seid waa kulmiyihi saaqiday ee hadana ururaka wadani dib ugu noqday
    4 xildhibaan ayaa xeer ilaalintu usoo guud uso oogty maxa ina abib ookliya loogu qaylyaay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Munafaqdiin laa bartay dhadiga isaaq

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Caaaaaac caaaaac xaarmajo shadhaab waa dameeer xaarmajo ushaqeey ooyayaaye

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem

    Xukuumada Kulmiye iyo Ehlunaar Muuse biix Illaahay ha ka qabto Somaaliland Aamiin waa run Fartii lagu Doortay Ehlunaar Muuse biixi Soomaali eeday gaar ahaan hadaan reer Somaaliland nahay waanu eednay Sideed sanadood Ehlunaar Muuse biixi intuu Abtiyaashii ka tirtirayey Somaaliland wuu kala diray.

    • @nuurtocali6033
      @nuurtocali6033 Před měsícem

      Muuse waa soo noqonayaaa kanaxoow nafta,waaaaaa😢😢😢😢😢😢

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Před měsícem

    War wixii buuq wada hala xidho waa said ina Abib

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před měsícem

    Soomalilan sharcigii qooma luudka ayey ku dhaqmayan wakhtigii lasoo gabababaynayey Soomalilan ayaa lasoo gaadhay

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před měsícem

    Horaa la idiin yidhi waxaan balaayo ahayn idinkama maqna ee faataa dhugta ooyaaye ha ku jabina

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw Před měsícem

    Waar tuug baa tihiin naga taga shacabka reer Somaliland waxay udorten xildhibanada inay shaqadooda qabtan maha in wadama kle loo basaaso marka wanu idinka shakinay

  • @iali8540
    @iali8540 Před měsícem

    OOYAAYE WAADENBIILE HADÀY XUKUUMADU WAXBA ka qaban weydo waxa iska qaban dadkan uu cashuurtooda cunayo ee u cadiwga u soo raacay ee u habeen iyo dharaar caayayo.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před měsícem

    War waxan nacaska ah bal fiiriya war Reer Awdal iyo Canug beloobey Oo Sharaftii iyo Xasaanadii Qarankiisu huwiyey garan waayey Oo Maalin walba cay Edeb daro ula soo fadhiya Qarankiisa Dadkiisa Dawladiisa Oon Cidba Xeerinayn kana xishooneyn iyo Reer Awdal wax ba iskama gelin e qodob ka hadal Nin yohow tan Aad wadaa waa hanjabaad Aan good laysugu soo toosin E Dad kan iyo Dal kana hajabaadi waxba ma yeesho Nin kow Hanjabaadi shaqayn mayso e Hadaad Inna Ibiib iyo Xildhibaan dhiloobey u Doodeyso dee marka hore Edeb yeelo ku dheh Oo xumaan haku soo barbar ordin e u caqli celi Oo xumaanta Waalida iyo Af lagaadada ka waani maalin kasta Uu media ha la taagan yahay Hanjabaad inna seedaw dad kan laguma dayo e dadku waa dadkii uun Aad hore u taqaaney waxna iskama bedelin e Dawalad ninadan Aad ku dhex hanjabayso cayaar kumay iman mudane 🤭🤭

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Před měsícem

      Qaranka malaha xisbiga kulmiyaad u taqaan adr

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed Před měsícem

      @@abdiyousuf3157 Waa run Anaana kugu raacsan balse xisbiyo xaalku hada waa dhaafsan yahay waxaanu aragnaa in dad qaribani xilalkii wadanka ku soo bexeen haday baarlamaan tahay iyo haday xubno Asxaabeed tahay waxaa soo baxay rag Qaran kuba cayaar cayaar la yahay Oon ilaalinayn sharfta iyo Akhlaaqiyaad ka dawladeed qabyaalad iyo hadaanu nahay hadaanu Reer hebel nahay hadaanu gobol hebel nahay war waxaanu leenahay waxaasi wax loo dulqaadan karo maaha waxaanu la hadlaynaa waa dadka iyo madaxdan yar yar Ee Aakhuru sebaan ka ah Waxaanu leenahay waxba u qarin mayno hore ayey u soo wada fadhiyaane dib hanooga fadhiistaan hana naga daayaan Edeb darada Aflagaadada ay dhalooyinka la taagan yihiin kana shubayaan hadii kale wallaahi innanu caanahay hooyadood ka jeqeen Aanu ka soo wada deyn wey nagu kibreen sidaanu u lahayn dadka haloo dul qaato dimuquraadiyada ha la dhawro ayuu maan gaab iyo ma xishoode calooshii la cayaar miidhan ahi maanta gaadhey in Uu calyo nagu nagu shaydhiyo xagay tolow kuwaasi ku noolaayeen sagaasha naadkii xagay ku noolaayeen 1991 kii xagay ku noolaayen 1992 xagay ku noolaayeen 1993 xagay ku noolaayeen 1994-5-6-7 dii dee markaa belaanay horuu arag e wallahi caano iyo biyaa u dhaansan e wallahi intoo laga daadiyo in illah yaab u keeni doono marka hadhka laysu diido maydkuna tarab tarabka noqdo caloolaha dhaansamay Ee kirishoobey na dhush noqdaan markaasay garan hada nimcada garan maayaan wasakhdu

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn Před měsícem

    Hadal nin wayn kumad hadlin xildhban abiib sharciga haw hogansamo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 Před měsícem

    Abiib waa xildhibaanada fara ku tiriska ah ugu macquulsan ee maxaa laga rabaa

  • @Hiddadhawrchanel
    @Hiddadhawrchanel Před měsícem

    waa lajiifiyaana banaan😂

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem

    Axmedow DAWLDA FULINGA YAAA U. IL SAARAN LA KULANKA ER MAAHA GOLAYAASHA

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Ka siii daaaaa sxb hadaaad gobol gacanta noogu hsysid

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u Před měsícem

    Waar naga amuus monafaaq moryaan kudafadadi adoonka bad tayah

  • @khadarbuureed8550
    @khadarbuureed8550 Před měsícem

    Axmedaw hada ku kici cida aad kicin karto yey caano ka daadanayaan

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 Před měsícem

    Denbiile cid maaha

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před měsícem

    Kani markuu kursi waayey buu sidaa u hadlas

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 Před měsícem

    😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    waa wax laydin kah Arkay hegoh oromoh waxay wax ku fahantah waa xabad

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem

    Xildhibaanka hala xidho. Walaahi inaadan suudhkaa gashanaanayn ee adiga oo suuqa dewersanaya ayaa lagu arki doonaa.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem

    Adiga oon waxba qorin waxba akhri yin schoolar ahayn baa Kulmiye kaa DHIGAY wasiir kolkaad waxba Waldo wayday oo Aad 4 yeasrs wasiir ahayd baa LAGU eryay cad haduu Aad qaaday baad niicdaa haysaa bal dan hindhis

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Wixii belaya donaya waxanu lenahay illahay ha siiyo waxase ka heshan cidna waxba hakasinina wixi denbi gala xasanada walaga xayubinaya sharcigana wala marinaya

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd Před měsícem

    Iska cici xaaroow

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před měsícem +2

    Isaq land waa lanacay isaq waa qumu luud isaq amxaro isaq oromo isaq dir isaq israel isaq carab isaq lafti naga isaq daad cfmd ma jirto

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +1

    qofna sharciga kama sareeyo ee iska aamus, weriyahan iyo sawirka ciidanka maxuu kawadaa waa in dacwad laga gudbiyaa, la kulanka kaliyah maaha ee waa afxumadiisa iyo duminta qaranka

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před měsícem

      runta miyaa la diidayaa

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 Před měsícem +1

      Ma qaran dumis ayaa ah run bal xildhibaanada Djibouti wax lid ku ah wadankooda ha ka hadlaan, god baa la gelinayaa, danbiile waa danbiile, danbiilihu kala wanaagsan, ooyaaye waa waslad qudhun ah oo ku kibrey canshuurtii umada 4kun ayaa uga dartey ee uu dadkiisa iyo wadankiisa ku duminaayo, waa nacas doon uu saaran yahay hoosta ka daloolinaaya

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před měsícem

      @@lutfi9892 oo kalay ina abiib wuxu yidhi waxa ishaya muuse iyo ismaacil ee jabuti iyo somaliland isma hayaan mataasa qarn dumisa

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 Před měsícem +1

      Muse shacabkaa doortey oo waxaa masuul ka yahay qaranka Somaliland wax walbana waa loo daba fadhiisanayaa madaama isagu uu madaxweyne yahay dowlada uu arko in ay kasoo horjeedo maslaxada dadka maah in uu personal u nacayo ee danta qaranka

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk Před měsícem

    Beenti 33sano way soo dhamaatey waxa harey calankii soomalia o waqooyi laga taaaago

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 Před měsícem

    Wixii qaran dumisa waala xoqayaa ciil isaaq iyo cuqdad isaaq buu qabaa waa bukaan socod