Video není dostupné.
Omlouváme se.

War hayaay! Qaar kamid ah wasiirada israil oo sheegay in Natenyahu kuxigo wixii xalay kudhacay Trump

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2024
  • War hayaay!!! Qaar kamid ah wasiirada israil oo sheegay in Natenyahu kuxigo wixii xalay ku dhacay Trump, iyo warar kale.

Komentáře • 150

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Před měsícem +39

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem +9

    Wlhy anaa is lahaa ilaahow maad ku xijisid nacaladu ku dhacdeygaas kan hada badbaadeyna ilaahay ha dilo
    Kuligood ilaahay ha dilo

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi Před měsícem +4

    Allahayaw
    Falastiin
    Ugargaar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Před měsícem +15

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @adonallah
    @adonallah Před měsícem +4

    Asc haloo duceeyo walaalahen اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم ثبت اقدامهم وسدد رميهم اللهم صل على محمد وعلى ءاله وسلم

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před měsícem +1

    ❤Allaahu Akbar ❤Allahu Akbar ❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Před měsícem +5

    ALLAH HA ISKU DIRO MAREIKAAN DHEEX DOODA IYO ISEA8L BA.SIDA AY U DHIBAATEYZEN REER FALASTIIN INCHAALLAH

  • @Keway603
    @Keway603 Před měsícem +7

    INSHALLAH GUUL INSHALLAH AMIIM YAARABII FATLAN uduceya rer Falastin DUCATA Waa SEFTI MUMININTA Salix ax AMIIM YAARABII UGARGAR Musalinta 🌎 gaaraxan MUMININTA Salix ax rer Falastin INSHAALLH GUUL 🇯🇴 AMIIM YAARABII 🌎🙏🇰🇼

    • @Keway603
      @Keway603 Před měsícem +1

      Samaah hataa tib uaqriso waa Mit samah jirin ona jiritonto xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII 🌎🙏

  • @CabdiCilmi-oj2mf
    @CabdiCilmi-oj2mf Před měsícem +2

    Insha,alaah falastiin way guuleysanaysaa bi,idnilaahi baari

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 Před měsícem +6

    Asc ilaahay hadhaafiyo dunida midkastoo is wayneeya Oo awood ku faana ilaahay hasoo qabtay hubkoodA bur iyo biyo ilaahay haka dhigo guul❤❤❤❤❤ guul❤ falastiin ❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem +1

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +9

    Allah burburiyo yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Před měsícem +1

    Waa runteed naagtaas yahuudka ayaa ku xili doona insha alah

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Před měsícem +1

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @SeyruqDayax
    @SeyruqDayax Před měsícem

    Ilahi hakuhafdiyo cimri dher oo cibadu laha a alaha hakuseyo warsan sheygi alhi Akbar latiniyahu ilahi hadilo ❤❤❤❤❤

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Před měsícem +1

    Illaahow iyaga istus oo isku jebi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿, illaahow sharkadooda ka qabo Maqaawimada 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊🏿✊🏿

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x Před měsícem +1

    Walaalheen falastiin ilaahey
    Faraj dag dag ah oo guul ah
    Sii cadowgoodana jabi

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Před měsícem +5

    Yuhuud ilaahay swt idin jabi Amiin

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +1

    Ilaahay baanu ku amaanaysanay oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h Před měsícem

    Wcs. Allah u Akbar. Shugran. Wall

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k Před měsícem +1

    Allahuma ansur falastin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem +2

    Ilahey run haka dhigo in natanyahu la qaarijiyo uu si xun u dhinto yaa rabi

  • @mohamedalijoho
    @mohamedalijoho Před měsícem +18

    ألهم أنصر اخواننا في فلسطين

  • @user-el9rm4nk6i
    @user-el9rm4nk6i Před měsícem

    Mahadsanid nadara

  • @MukhtarGessy-dw4he
    @MukhtarGessy-dw4he Před měsícem

    Nadtanyahu Alla ha ka dhigo ninka
    Ku xigo Taram oo la toogto in sha _
    ( Allaah )

  • @user-ly9jp8wx1k
    @user-ly9jp8wx1k Před měsícem +2

    Waxaynagu hayeen ayay isku bilaabeen Allow ubiiri
    Falastiin walaalahayana u gargaar duco waxaan ahayn iyo tuugmo rabi oo aan u awoodi karnaana majirtee
    اللهم أن لإخواننا الفلسطينين وللجميعل مسلمين و المسلمات الاحياء منهم والاموات ءامين ءامين ءامين إنشاء الله

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 Před měsícem +3

    Yaa rabbi duceydeyna inoo aqbal

  • @user-dk8cc1tg3p
    @user-dk8cc1tg3p Před měsícem +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين نصرا مؤزرا يا رب العالمين اللهم تقبل دعاء بفضلك الكريم

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile Před měsícem

    Allaha guuleyo falasatina

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 Před měsícem

    wcs kheyr sheeg

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Před měsícem +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Před měsícem

    Wcsww wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @calinuurwalaal7115
    @calinuurwalaal7115 Před měsícem +1

    Insha.allah Netenyahu...wuxuu..ubaqtindoonaa siduu shaaroon ubaqtiyey sikasiii xun Alle ayaa ciqaab aduunyo iyo Aakhiraba isugu daridoona

  • @user-jy3ls4wt6m
    @user-jy3ls4wt6m Před měsícem

    Mashallah

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem +1

    Machaallah

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 Před měsícem +1

    ilahey naartaniyaahu cawa cida dhaafi 😢 israaiil iyo intii dhibaataysay Falastiin ilahay ha soo qabto

  • @ibrahimissack3883
    @ibrahimissack3883 Před měsícem +1

    Asc nadaara keep going guul guul guul

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show wacan oo wanaagsan

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Před měsícem

    Ilaahey ha ugargaaro ree falastiin

  • @user-vo6op9qb4l
    @user-vo6op9qb4l Před měsícem

    Inshaallaah ntanyaauu ayaa ku xigi

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Před měsícem +3

    Insha Allah. AmiiN. Waa. Runtood. Kaas. Ha. Bakhatiyo.

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 Před měsícem

    Ilaahow Yahuda Jabi.

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Před měsícem

    mashallah

  • @meetee3097
    @meetee3097 Před měsícem

    Ayaga hadeey damiyaan xasuuqa masakiinta
    Rayadka ah ilaahay ayaa arkaya kanajaaisinayaa alaahuagbar falastiin

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno Před měsícem +1

    allahayaw falastiin ugargaar ❤❤❤❤❤❤❤nadaara guul ❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před měsícem

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe5982 Před měsícem +1

    Masha Allah

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 Před měsícem

    Ilaahay ha iskudiro kuwas odhulgarer kurido

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před měsícem

    Guul Bithin’Allah

  • @user-fk5dj2df8g
    @user-fk5dj2df8g Před měsícem

    ❤Nadaara

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Před měsícem

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢😢

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před měsícem

    Wcs ilaahey idin laay dheh yaa naftey u keeneen dadka masaakiintaa ee gaza falastiin ilaahey dhibka iyo dhibaatada ha ka dulqaado gaalada yahuudaa ee xaasidka cadowgaa juf allaha ka dhigo eber iyo baabah allaha ka dhigo car argagax iyo rucbi allaha ka dhigo lagu dil oo alle ku soo qabay dheh netanyaahu iyo kuwa la midkaa aduunka allaha ka qabto

  • @user-fk5dj2df8g
    @user-fk5dj2df8g Před měsícem

    Allah u Akab

  • @MedbouhYacin
    @MedbouhYacin Před měsícem

    Machallah salma ❤❤❤❤❤❤

  • @asamohamed-jn4wx
    @asamohamed-jn4wx Před měsícem

    Allahayow Dil ona cadabka kufagey Natanyahu iyo Biden iyo waxi lahal mala ameen

  • @ShukriShunaz
    @ShukriShunaz Před měsícem

    Wcs ustaad

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ good luck

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 Před měsícem

    wclkm sxb sare nadaara❤

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali Před měsícem

    Falastiin iyo soomaaliba iyo muslimiinta dhamaan ilaahay ha,ugargaaro

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 Před měsícem

    Masha Allah Nadaara thank you for your time. Palestines will be FREE 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před měsícem

    Allaah yahuud dil shaydaanka 🌚

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Labada ninba illahay umada si dag dag ah ha oga qabto umada wa laba shaydan

  • @saidbare5850
    @saidbare5850 Před měsícem

    Asc akhiyarta ❤❤❤❤❤ dhertu dhadhab garissa

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Před měsícem

    Illahow cabsi ku ciqaaab yuhuuda walaheenben xasuuqayaan malinkasta😢😢

  • @NajmoCadar-vx2tv
    @NajmoCadar-vx2tv Před měsícem

    Was.adeer

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u Před měsícem

    Illaahay baamahad oo dhan iskale illaahoow badbbaadi madaxda mujaahidiintq ciidankaba shir.qoolkoodan waxad.dooto kagakaafi

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před měsícem +1

    Dhegta dhiiga haloo daro Mr Biibiii

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c Před měsícem

    Guul allha garsiiyo xamaas

  • @AdanWalli
    @AdanWalli Před měsícem

    Hori usoco wll❤❤❤❤❤

  • @Nuur107
    @Nuur107 Před měsícem

    Turm iyo ntanyahu ilaahow cimriga usoguus hada ya Allah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @suwezali9056
    @suwezali9056 Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @aslijimale9371
    @aslijimale9371 Před měsícem

    Waa inoo farxad yahuud isku hanjabeyso.

  • @Cheickahmed-wg2bu
    @Cheickahmed-wg2bu Před měsícem

    Netanyahu waa uu dhiman dhawaan insha allah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Před měsícem

    In la dilaa fiican netanyahu

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před měsícem

    ❤wcs ❤

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n Před měsícem

    Wcs wrxm nadaara

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem

    Asc nadaara show

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax Před měsícem

    Ilahay si xun haw dilo mujrimka

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Před měsícem

    Kolayba waxa dilaya ehelada cadhaysan ee askartoodu ku dhimatay qasa🤲
    Iyaga dhexdooda ayey ka bilaambaysaa markan ayaa la joogaa🗡🗡🗡🗡🗡🗡
    Guul iinsha allah reer falastii🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭✊️✊️✊️✊️✊️

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Před měsícem

    Idam allaah wey rumooobi sadaashaas gaashu sheegtay

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 Před měsícem

    Natanyahu xifaad haloo xiro, waa fulay warkaas hadduu maqlo

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 Před měsícem

    Nin sigtay ma noola

  • @DalmarDalmar-qu3bo
    @DalmarDalmar-qu3bo Před měsícem

    Asc nadara wariyaheena waail Al daxduux Halkee ku dambeeyaa

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 Před měsícem +1

    waxaan aad u jeclaan lahaa in trump wixii ku dhacay oo kale inuu ku dhaco nataniyahu because waa ninka kaliya ee yahuuda ku cadaadinaya falastiin ineey sidaa sii ahaato oo ay sii joogaan oo ay gumaadka maatida iyo caruurta laaynaya 24/7 اللهم حرر مسري محمد عليه الصلاة والسلام🤲🤲🤲🤲

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Před měsícem +1

    madaxweyniha US ee la
    toogtey haduu dhiman lahaa burburkii mareykanka ayaa bilaabi lahaa alle ha isku diro qof walbana hub ayuu haysta qas haduu bilaabmo waad fahmi karta

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před měsícem

    Asc Nadara show

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Před měsícem

    Wcs wll w

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 Před měsícem

    Wcs

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg Před měsícem +1

    Waxaa fiican in adduunka nabad lagu wada noolaado waxaase kasii fiican in adduunka lagu Kala adkaado.

  • @hawokiinofficialhilowle2101

    Illahow cuqubada Ay ka galeen dadka falastiin, dowlada Israel iyo kuwa tageero,gab ku sii mucjiso raban,oo xagaga ka timid Allow ku rid ya allah u gargaar walalaha Palestine 🇵🇸

  • @abdishakuuribrahimhussen526

    Shekh nadaar ma nooshegi kartaa yaa kadambeya togashada tiram
    Waa ayo group Kan qorshaynaya kharajinta madaxda wax maclumad ah Malaga hayaa

  • @omarabdi2899
    @omarabdi2899 Před měsícem

    Yahuuda iyo mareykan islamkey dibeene Allahayow nagasoqabo galadan

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před měsícem +1

    Natanyahu and Biden are next say to them get ready in the world 🌎

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Před měsícem

    D Trump in loo dhameeyo bay ahayd mujrimka.
    Guul Falastiin inshaAllah🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl Před měsícem

    Sxb videoyadii liinkiga miyad dhaaftay

  • @AdanWalli
    @AdanWalli Před měsícem

    Asc wll sidaan ban ka rabna mar walba sidaan inooga Soo dadaji sidaan kuu sugeynay dhafar baa na dilay ee cawa yaba ka fican

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Před měsícem

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdidagane8180
    @abdidagane8180 Před měsícem

    Next nyetayahu

  • @ifrahalihashi6868
    @ifrahalihashi6868 Před měsícem

    natanyaahu illahay si xun hakuu dilo

  • @meaktooni
    @meaktooni Před měsícem +1

    Somalia ayuudhahay amaan maaha Lakin wasenkisa kawarema mareykn may nagu wax shegayaan😂😂