USTAD ABUBAKAR "WALIGA JACEYL MAKU GALAY" || CAWEYSKA ADNA CHANNEL ||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • #subscribe#more
    Mahadsanidiin daawashada!
    Booqo CZcams keeyga lamaad: / @adnahenna
    Booqo CZcams ka Walaalkeyga Abuukar:
    / @abukarchannel
    Booqo CZcams ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
    Booqo CZcams ka Walaalkeyga: / @amirsayid

Komentáře • 1,3K

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Před 3 lety +1673

    inta Abubakar Alle Dartii Ujecel farta✋❤

  • @zulthaancimraan6961
    @zulthaancimraan6961 Před 3 lety +1822

    Markaaad aragtay hadaaad faraxday oo soo carartay like

    • @neymahagio5222
      @neymahagio5222 Před 3 lety +9

      m.a haa wlhi wankufarxay

    • @hamdaosman3866
      @hamdaosman3866 Před 3 lety +4

      Ha m.a waliba ado weyn

    • @nawaladd1784
      @nawaladd1784 Před 3 lety +1

      @@neymahagio5222 ¹1

    • @siciidsaafi5921
      @siciidsaafi5921 Před 3 lety +4

      Aad iyo aad ❤❤

    • @ubax1ahmed156
      @ubax1ahmed156 Před 3 lety +9

      Wlhi xitaa shaqadanan hayey waan ka fadiistay illaahay dartiis ayaan ujecelahay abubakar adna qurux xijaabka waad kunuuraysaa hada lee marwo noqotee haska bixin xabiibti❤️❤️

  • @maxamedhunter3120
    @maxamedhunter3120 Před 3 lety +523

    Walaal hagudbin nabi maxamed scw darrtis isaar 1000.

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi Před 3 lety +47

    Sheekha ilaahay swt waxaan u waydiinayaa gabadh wanaag idilkeed ku dhamaaday oo ilaahay swt ku dooro wanaag aduun iyo mid aakhiroba

  • @khadijaahmed6517
    @khadijaahmed6517 Před 3 lety +463

    M.a ustaad Abubakar inta sheikh Abubakar marky argty soo crrty like dhac💕

  • @sadocabdi7737
    @sadocabdi7737 Před 3 lety +132

    Walhi cawa qof qaliya ayad so qabaten masha Allah tabarak Allah

  • @aragsanyusuf605
    @aragsanyusuf605 Před 3 lety +21

    Qof qali ah bad nokeenteen said ayn ugu farxsanhy 😭❤️🦋

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Před 3 lety +82

    Nasiib badanaa gabadhad jeclaatey ama aad guursandoonto. Masha allah

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 Před 3 lety +500

    Xijaabka jag ayad isku tihiin ee markaste ilaahey dartii uso xiro

  • @anushkahassan6952
    @anushkahassan6952 Před 3 lety +260

    Wlhi Manta wn farax sanahay 💯wll Abubakar Mohamed maan filaneynin ❤️ wlhi farxadeyda mala qiyasi Karo 💯

  • @mankaofficial1251
    @mankaofficial1251 Před 3 lety +55

    Sheikh Abubakar hadad dabecadiisa kaheshay like♥️

    • @NimcoMohamednuuriye
      @NimcoMohamednuuriye Před 3 měsíci

      haa wallahi markan dabanayo hadan xanaq sanahay xitaa wan qosla

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před 3 lety +53

    Masha allah wlhi abubakar waa wiil wanagsan guur qeer qabo oo farxad leh allaha siiyo aamiin in sha allah dhamaan inta mislim ah allaha siiyo oo ani ka mid ahay

  • @jamiilojuuqyar1233
    @jamiilojuuqyar1233 Před 3 lety +679

    Team warjecli inta soo carartey markey Abubakar aragtey ismuujiya😂☝️☝️☝️☝️☝️

  • @samiahmedbea
    @samiahmedbea Před 3 lety +174

    Inta aragtey adno xijaban marki u horeysay sideyda cml hadana ku faraxdey like🥰 sidada u xijabnow abayo waku qurux badan tahe

    • @queensooyaa8491
      @queensooyaa8491 Před 3 lety +5

      Video yadii hore wey xirneed xijaabka iyada iyo amiira qurux

    • @samiahmedbea
      @samiahmedbea Před 3 lety +2

      Ha aniga kan ba igu horeya vidoe hore man an arag wll

    • @queensooyaa8491
      @queensooyaa8491 Před 3 lety +2

      @@samiahmedbea haa inaa arkin lagayaaabaa lkn 4 video ey wadatay

    • @omarsafariofficial5219
      @omarsafariofficial5219 Před 3 lety +3

      Igu cawiye wlsheyda mcn 2k gaari rabaha 30biis I dhimana I

    • @noramose1751
      @noramose1751 Před 3 lety +2

      Sh lga soo xjbty😅😅🤣

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 Před 3 lety +7

    Alhamdulillah gabadhu sheegayo dulqad naxariis wanaag akhlaaq diin Alle ayaa igu arsaaqay waxan rajaynayaa intaas iyo inka badanba inan wado joogno Marwaday ❤️ 👸🏽

  • @aminasaid1673
    @aminasaid1673 Před 3 lety +9

    Walaahi inta uu shiiqu sheegey waan leeyahay lkn hal dhibaa jira mar mar baan heesaha kutuurtaa shiiqana waan jecelahay 😥 qosol kiisa kaliya baa aduunka waxa aan idhigo garaneyn shiiq Abubakar ❤

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Před 3 lety +313

    Wlhi adna xijabka way ku qurxan tahay cidne ima dharsaneysee cawa adne gabar kalay ila noqotay

    • @maryamoabdi7652
      @maryamoabdi7652 Před 3 lety +3

      Hada k hor xijab kuma ark shekha may istuse yaab

    • @aragsandheeman748
      @aragsandheeman748 Před 3 lety

      Haaa mnchalh hijaabku waa wax wngzn

    • @hussienhappy1243
      @hussienhappy1243 Před 3 lety

      @@maryamoabdi7652 kkkkkkkkkkkkkk.ani xita wayaby wlhy

    • @jidcimedia3178
      @jidcimedia3178 Před 3 lety +1

      markey Sheikh Aragtay😀😀😀
      Ayey wax kale iska dhigtay

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Před rokem

      @@aragsandheeman748 💩🤢🤮

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Před 3 lety +71

    Cajiib wlh adna iyo saxaaf wlle cid madhaafin another level masha allh 🥰🥰🥰

  • @nehaappechannel1835
    @nehaappechannel1835 Před 3 lety +119

    Sheeqena sida lo jecelyhy commentedka asiga hysta yasallaam🙏🥰❣❤🙈

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 Před 3 lety +58

    Wlhi waxbdn ayaan sugaayay sheikh abuubakar inlasooqabto inta ilamida like ta yey iga ilaabin guys🥰🥰💋💋❤🙏🙏

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 Před 3 lety +117

    Intan dawanaye cawayske adna chenel qofka ugu jacelahy media ayaa soqabaten bilaw oi dhemat ayan dawady vieoge we love ustad Abubakar mohamed ❤️❤️

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 Před 3 lety +539

    Wax yar kadib yasallaaam 🤣🤣inta iga dampeyda like yasalaaam🤣🤣

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 Před 3 lety +29

    Yaa ila farxay markuu abubakar_arkay Oo so cararay🙈😁🙋‍♀️🥰❤

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 Před 3 lety +58

    Inta markay Abubakar Aragtay soo Carartay farta☝️😍🥰🥰🥰🥰😍😍

  • @canabqurux8235
    @canabqurux8235 Před 3 lety +32

    Waaaw shiikh abuubakar marka arky in aad ku casuunteen wllhi wan kufarxy wax lagu farxo samesen manta lamanaha love you🥰🥰

  • @mariyaabdillahi9255
    @mariyaabdillahi9255 Před 3 lety +10

    Masha Allah Cawa aadban ugu farxy Shiikheni Abubakr ilahy ajar Iyo xsanad hakusiiyo Shiikh Dar ilahy kujeclahay

  • @umumohamed6097
    @umumohamed6097 Před 3 lety +10

    وعليكم السلام ورحمه الله تعالى وبركاته ما شاء الله شيخنا ابو بكر عساك💕♥️

  • @calijamac6253
    @calijamac6253 Před 3 lety +23

    Masha Allah shiikhaan jeclaa😘😍😗Allow ku Sharaf oo Sawjad khayrqabta kuu soo dadaji😍😘😗

  • @saciidofficial2292
    @saciidofficial2292 Před 3 lety +108

    Adna love you walaahi inta ila jecel ismujiya💔

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 Před 3 lety +23

    MashaAllah ad ayaad u mahadsantihin family an jeclahay iyo ustad abubakar walal hormar wacan ayan idiin rajeynaya insha Allah ❤❤❤

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 Před 3 lety +106

    Abubakar markaan arky waan soo caray 🏃‍♂️🏃‍♂️ tolow jacayl may iga thy mise war jecli 😒🤔🤔😁😁😁😁

  • @akhayaar5223
    @akhayaar5223 Před 3 lety +16

    Wow shiikh abuu baker lafihii hore waaye wlhi 2016 dhageesan jiray wacdiydiisa intee ka baxday niyow 😢

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 Před 3 lety +50

    Mashaa allh masha allh allaha idin xafido family quruxpadan ayaa tihiin awladana allaha idin xafido🤲Adna siday xijapka ugu quruxpadantahy ayan ku hysta😍❤

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Před 3 lety +73

    10:17🤣🤣🤣 🤣Yazalam family hada nahy abaheeen wainu no keena
    hooyo nakoriso

  • @dookhdeekh482
    @dookhdeekh482 Před 3 lety +6

    Masha Allah inta ku faraxdey Macalin Abu bakar like isaar illahey dartiis

  • @kingzk8876
    @kingzk8876 Před 3 lety +47

    From marka cadey martidii moodo munaafaq wye✌👍
    Sheikha isku meela ku dhalanay m.a

  • @iklasomermuhumed8806
    @iklasomermuhumed8806 Před 3 lety +107

    Abubakar markan arkay🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 Před 3 lety +30

    Masha allah wallkeega abubakar waa kufaraxsanahy caweyska adna channel inaa ku casuuman tahay faraxada ii tahay alle haku xafido

  • @khadiijahamza3417
    @khadiijahamza3417 Před 3 lety +11

    Wlhi intan daawanayey bar namijkan sidan midkan ugu farxay ugama farxin❤️❤️

  • @ubahsheikh5095
    @ubahsheikh5095 Před 3 lety +55

    Sheeqa waala ixtiraamey mashaallh adna xijaaba sooxiratey

    • @muxuboqaali4586
      @muxuboqaali4586 Před 3 lety +1

      Xijabka mashekh dartis baa loo xirtaa mise allah ku amray dartis baa loo xirtaa

    • @aliyahabdurrahman6599
      @aliyahabdurrahman6599 Před 3 lety +1

      @@muxuboqaali4586 التشبه بالصالحين فلاح

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Před rokem

      💩🤢🤮

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 Před 3 lety +11

    Abubakar qof qaali ah ayaad caawo keentay sey mashallaha aad baan ugu farxay in aad ku casuuntaan' barnaamijkaan guulayso adna xubi iyo Duma maxamed saciid saxaaf

  • @abdikarimsharmarke1518
    @abdikarimsharmarke1518 Před 3 lety +20

    Waqtiyada la weydiiyay Suaalaha Shiikha
    Koobad 02:47
    Labaad 03:44
    Sadaxaad 05:39
    Afaraad 07:11
    Shanaad 09:44
    Lixaad 13:20
    Todobaad 15:35
    Sideedad 16:13
    Sagaalad 18:38
    Tobanad 20:11
    Kow iyo tobanad 21:14
    Labo iyo tobanad 22:44

    • @alishaqueen9170
      @alishaqueen9170 Před 3 lety +2

      Bizinka walalo mxaa kusameysay ...channel ..anigoo isdhahyo .......aqri ama wax kadambeeyo firi leba hore iwadee😅😅😅.only mudug sameynkaro irintz🤣💥💥💯

    • @ramlaismail914
      @ramlaismail914 Před 3 lety

      @@alishaqueen9170 😂😂😂😂 wan kula qaba abayo wan yabay

  • @faadumoclqaadir1137
    @faadumoclqaadir1137 Před 3 lety +19

    Abuukar hadaf wey buu leyahay guul baan idin rajeynaa isha allah

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 Před 3 lety +4

    Mansha Allah sheikh abubakar alle ha Ku xafiido ❤️😍

  • @hamdahayaadhamda5767
    @hamdahayaadhamda5767 Před 3 lety +53

    Yaasalaam family ismuujiya dee❤❤

    • @yasmiinnadar7110
      @yasmiinnadar7110 Před 3 lety

      M.Allah ustaadka waa ku farxsany in cawyska lagu soo casumo adna❤

  • @sumayaibrahim9206
    @sumayaibrahim9206 Před 3 lety +6

    Masha allaah masha allah qofkii ugu qiimaha badnaa ayaa caawa sooqawaten inta aan barnamij dawanayi qof aan ku farxi ayuu noqdi shikheni ilahay ha.idin xafido

  • @fartuunfaraxsanfamily85
    @fartuunfaraxsanfamily85 Před 3 lety +19

    Masha allah wilkan wlhi alle dartii ujeclhy Allah yaaxifdak

  • @hafsaabdulkadir3316
    @hafsaabdulkadir3316 Před 3 lety +16

    Masha allah sheikh ugu horeyay gabdhaha sidaaan u aamanayo aan arko guuleyso wll🥰

  • @sawdaabdi468
    @sawdaabdi468 Před 3 lety +9

    Inaga hadan Soomali nahey muxuu yahey cudurka ina haya, hadii uu qof Soomaali ah wax cusub layimaado maxaan udhahnaa Carab,Frances,English,British ayaa laga keeney- inaga miyey naan lahey Luuuqad, dal iyo dad fakara wax cusubna soo saari kara. ( Abuubakar♥️♥️♥️)

  • @sucdiomerofficial8942
    @sucdiomerofficial8942 Před 3 lety +29

    Mashalah wiil an dar ilahay u jecelahay Abubakar maxamed alaha cimriga hakuu siyaadiyo

  • @amranmahamed9389
    @amranmahamed9389 Před 3 lety +27

    ilaahow abi bakar calaf igu dan oo dumaashidaa laguducaynayo iga dheig hadaanan abibukor calaf ku yeelana mid isaga la mid ah isahal yaarabii

  • @zamzamidris1603
    @zamzamidris1603 Před 3 lety +3

    Mashaa Allah, kulan qurxoon
    Ustad Abubakar ilaahay hanoo kaa xifdiyo aduun iyo akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @xaawoluul3380
    @xaawoluul3380 Před 3 lety +56

    Www qof culus masha allah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 lety +19

    Mashaa Allah, Ustad Abubakar Iyo Adna sharaf Iyo maxamed siciid❤❤💞

  • @mukhtarxussein6928
    @mukhtarxussein6928 Před 3 lety +3

    Mashallah. Allah ha ku Barakeeyo.

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 Před 3 lety +83

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 100 biis iga dhimana I garsiya in ilahey muradkina hashin a ilahey idin kaga barya

    • @CabdimajiidBulzhaawi
      @CabdimajiidBulzhaawi Před 3 měsíci +1

      Hadaad nabiga jeceshahay igaaddhsiiya cudurdaar kuu noqon maysee caqliga kashaqaysii jacaylka nabiga qofna laga baryi maayo waa ku waajib qofkastoo mu imina arimahaas oo kale kataxadar zxp

  • @xamdiomaromar8119
    @xamdiomaromar8119 Před 3 lety +13

    Ya saalaaaaaaaam shukran Ustad abubakar adban kutageeera ilahey haku barakeyo adun iyo aqiro

    • @maryanaxmed2534
      @maryanaxmed2534 Před 3 lety

      M a ustaad abuu bakar Allah ku barakeeyo aduun iyo aqiraba

  • @salah5288
    @salah5288 Před 3 lety +77

    Jalbaabka ku qurux badantahy ee marwalba alla weyne is ku qurxi abyo turaaxad fashil wye

  • @AbdullahiismaanSaciid
    @AbdullahiismaanSaciid Před 4 měsíci +2

    Sidookale mashallaha sheikh abuubar Allahi xafido wll mcn wax rabaa in lakulmo ❤🎉😊

  • @hanialihassan4847
    @hanialihassan4847 Před 3 lety +2

    Adna xabiibtii maashaa Allaah
    Xijaabka aaaaaaaaaaaaaad ayaad ugu qurxoontahy waligaa hadhigin quruxsanteena
    Rabi hanookaa xafido💟💌

  • @bakartalyaani30
    @bakartalyaani30 Před 3 lety +18

    Wll bilis ku sali nabi muxamad scw swc scw

    • @laylasacid5184
      @laylasacid5184 Před 3 lety

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xamdiomaromar8119
    @xamdiomaromar8119 Před 3 lety +19

    Mash Allah adno iyo saxaf iyo Ustad abubakar wan idin salamey ilahey haidin xifdiyo adun iyo aqiro walalaheyga

  • @nasriinfarah9713
    @nasriinfarah9713 Před 3 lety +3

    Mansha Allah Ustaad abuu bakar qf farxad badan oo furfuran Lamanaheena qaliga Wariye Saxaaf iyo 4Dhaan oridiisa Adno Cawa Boqorad baad uegthy Markaad xijaabka wadato m.a

  • @asmamohamed4893
    @asmamohamed4893 Před 3 lety +1

    Msha allh adna iyo saxaf cawa qof nagu qali ayad keenten oo noloshayda wax wayn ka badaly ale hahnoo daayo idinkuna wad ku mahax santiin❤❤❤

  • @sumayoaxmed6327
    @sumayoaxmed6327 Před 3 lety +6

    Mansha Allah waxan jeclaan lahaa culimo badan inaad saas okale uwa resataan waad mahad sanitiin adna and saxaaf

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 3 lety +5

    Masha Allah adnaa xijab aya ku qorxontahay masha Allah ❤️❤️🙏♥️♥️💕😌🤗

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 Před 2 lety +1

    Mashallah shikh abuubakar dar allah ku jeclahey Allah ku xafido shikh abuubakar

  • @momsihaamosmanyuzuf1246
    @momsihaamosmanyuzuf1246 Před 3 lety +3

    M.sha allh Shaikh Abubakar xafudukallaah
    Adna&saxaaf ilaahey haidinbarakeeyo🤲🏻😪🥰💯

  • @rayanabdiissack1810
    @rayanabdiissack1810 Před 3 lety +4

    I like the way you are questioning people.....big love abe saxaaf

  • @ikranalihirsi4049
    @ikranalihirsi4049 Před 3 lety +10

    Masha allh hadanu
    nahay yasallaam family wanu ku faraxsanahy in naloo keeno sheekh abubakar❤️😘

  • @hafsasalaad532
    @hafsasalaad532 Před 3 lety +14

    Yasallam FamilY♥️✊

  • @nimcosayid4636
    @nimcosayid4636 Před 3 lety +3

    Masha Allah sheikh abubakar ilaahay haku xafido 🤲

  • @pharhiahappy2327
    @pharhiahappy2327 Před 3 lety +51

    Waa warey shiiqi mala soo qabty 🤣🤣wlle ku faraxsanhy ❤

  • @osmaanakaka724
    @osmaanakaka724 Před 3 lety +15

    Shekha inta ay isku magalo yihin Marko Cadey like 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @asiamuxumed1644
    @asiamuxumed1644 Před 3 lety +2

    Maan sha alaaah waxaan ladhacayba erayada uu adeegsanayo saxaaf iyo magaca quruxda badan ee afardhaan ooridayda adno alle haydin barakeeyo lamaanihiina is jecel

  • @amanaxasan8342
    @amanaxasan8342 Před 3 lety +14

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم كلكم❤❤❤❤❤💑💑💑💑😍

  • @munaabdirahman6726
    @munaabdirahman6726 Před 3 lety +12

    Msha Allah abubakar dar Alle Ayan u jeclahay Alle ha idin xafido adna iyo saxaaf beautiful family abuubakarna sido kale Sheekh xafidullah 💕💕💕💋💋♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️💞💞

  • @qafareyjibril7562
    @qafareyjibril7562 Před 3 lety +8

    My fav sheikh abubakar❤️

  • @halimosheeq45
    @halimosheeq45 Před 3 lety +2

    Masha allah adno xijabka wad ku qurxantahy hasiibin wana shey wajib ah wlhi caawa luguma qiyasi karo jamiil❤❤❤💯

  • @tmkynwa1758
    @tmkynwa1758 Před 3 lety +20

    Adna labiska manta 🔥......Mashaallah 🙏

  • @hafsahshariff1489
    @hafsahshariff1489 Před 3 lety +4

    Caweyska cawa ugu ficanyahy Mashaallah Abubakar Allaha Nokaaxifdiyo❤

  • @sundusmaxamed4486
    @sundusmaxamed4486 Před 2 lety +3

    Ustaad abubakar wllhi qofti hesho nasiib leh ilaahayaw ani igu beeg🤲

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 Před 3 lety +3

    Insha Allah sheikhu waa helaaya gabadha uu raboh insha Allah ALLAH ha siiyo

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 Před 3 lety +8

    Masha Allah Adna xijaabka weyn aad ayaad ugu qurux badantahay

  • @nadiirashawo3111
    @nadiirashawo3111 Před 3 lety +42

    Yeeeeeh wlhi barnamijkan sidu iso socday waa marki koobad e an comment kabixiyo dhamystana barnaamijka mahadsanidiin

  • @leylomohamed2157
    @leylomohamed2157 Před 3 lety +4

    MashaAllh sheikh abuubakar waan tageeraa aad iyo Allha xafido ❣♥😍

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 Před 3 lety +10

    MashaAllah very talented beautiful conversation betwen beautiful family of Mohamed sacid & Adna Alsutad Abubakar Allaha idin xifdiyow

  • @nihaalcabdikhadir245
    @nihaalcabdikhadir245 Před 3 lety +8

    M.a adna channel hormarkina wanku farxa hore usocda abyo 🥰🙏

  • @amaalmuxumed7705
    @amaalmuxumed7705 Před 3 lety +1

    Mansha allah sheekh aan taageero alla haku xafido abubokor

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 Před 3 lety +2

    Mashaa allaah aad ayaan usugaaye barnaamish kaan iyo abubakar qof nagu qaali ah ayaad nookeenten wan idin ka mahad celinaa team adna janal thanks

  • @tuushnabbe6387
    @tuushnabbe6387 Před 3 lety +3

    Masha allah Sheeq abubakar alle haku xafido wa shiiqa kaliya aan jclhy

  • @xaliimasacdiya4902
    @xaliimasacdiya4902 Před 3 lety +5

    qofka bani aadamka marka xga alle laga jeclado qasb dadka dhulka joogna way jeclan😍😘
    adna iyo saxf waan idin salmy✌

  • @faizabozz9179
    @faizabozz9179 Před 3 lety +2

    Team yaasalaam is muujiya

  • @simansiinaay6037
    @simansiinaay6037 Před 3 lety +1

    family an jeclahy Qofkii ugu qiimaha badna aad wareysadan sh.abuubaka ayuu boqday m.a😍😍😍

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 Před 3 lety +3

    Mashallah sheikh Abubakar aad ujeclahay illahow ku xafid aduun iyo aaqiro sidu wajigiisa u ifayo ayuu qalbigiisana ucad yahay allah yaxfiduka ❤️❤️🤲🏽😻

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 lety +10

    Masha Allah Tabaraka Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @najmabintisheikh-kt6zt
    @najmabintisheikh-kt6zt Před 3 lety +3

    mashallah finally sheikhena ayaa nookenteen waa kufarxay wlhi allah nooxafido sheikhena🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faatimamaxamed6313
    @faatimamaxamed6313 Před rokem +1

    dhaman tiin wan ina salaamay lamanahan qaliyasazaaf iyo adno afardhan iyo si xishmad kudhehantahay usoo dhawaeyaabuubakar mohamed

  • @ahmedmgacal1958
    @ahmedmgacal1958 Před 3 lety +35

    Its true sheikh abukar exmple love withou end isn’t

  • @emineabdala6324
    @emineabdala6324 Před 3 lety +10

    Adna plz mk anshax soqabo iyo xaskisa cusub plz like isara say u aragto