Qeybta 1aad: Hargeyso, Mareykan iyo Qatar ayuu waxkubartay isagoo .....?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 49

  • @farhanhaaji9054
    @farhanhaaji9054 Před 2 lety +26

    mustafe deeq Abdi waxanu isku soo ahaan jirey malcaamad quraan rag nolol badan soo wada marey baan ahey, waa nin Aad u mudakar ah oo diin jecel, Kana soo jeeda qoys diinle , horo u soco sxb🙏

  • @motech2022
    @motech2022 Před rokem +1

    Diin iyo akhlaaq baa ka muuqata
    Maansha Allah

  • @garaadidiris6808
    @garaadidiris6808 Před 2 lety +4

    Aqoonyahan Mustafe Deeq Axmed Ibraahim.❣✔

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 Před 2 lety +8

    Maasha allaah, abdiwali editing kaaga inbadan baad kor usoo qaaday, hormar fiican baad wadaa iyo barnaamijyo xiiso leh
    Thanks sxp

  • @hamzathelegand351
    @hamzathelegand351 Před 2 lety +3

    Mashaa laah mustefe waxan wada jogii jirnay isku meel isku malcamaadna waan wada ahay waxa uu la joogi jiray edaadii oo la odhan jiray shugri alle ha unaxariiste wa nin adag oo hawl kar ah walahi aad ayuu uu dadaali jiraay keep gion bro

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Před 2 lety +2

    Mansh allah Garaad gobcin bay waraysiyadi inoo yihiin, soo badi Cabdiwaliyow barnaamujyadan oo kale.

  • @iimaanbare8559
    @iimaanbare8559 Před 2 lety

    Masha Allah Adam abdi ilaaahay dartis ujeclahay waa qof qalbi fican oo dadka dhiiri galiya

  • @halimafarah9820
    @halimafarah9820 Před 2 lety

    ManshaAllah TabarakaAllah

  • @fartunabdiazizmohamed9627

    Mashaallah Tabarakallah

  • @saamiyadaganofficial9222
    @saamiyadaganofficial9222 Před 2 lety +1

    Mansha allah

  • @nasibyare5042
    @nasibyare5042 Před 2 lety +2

    George town university QS ranking ka waxay uga jirtaa 230th macnaha jaamacada 230 aad markaa sida uu yarku u buunbuuninayo uma quality wanagsana halka jamacadaha ku yaala south east asia ay aad uga horeeyaan QS ranking ka !

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 Před 2 lety +1

    masha Allah walaal mustafa waa nin soo da'daalay, waxaana iska cad inaan heer iyo hormar dhayal dhayal lgu gaarin
    wareysiga qaybta labaad nalawadaag walal abdiwli Insha Allah mahadsanid

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 Před 2 lety

    Masha Allah 👏 keep going bro

  • @wiil9335
    @wiil9335 Před 2 lety

    Maasha Allah soo badiya dadka noocana.

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 Před 2 lety

    Mustafe guulayso walaal ❤

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Před 2 lety +2

    Topic muhim ka ah waa in aad ka waresatan information ku sabsan abarso. School kan dacayad baa suqa lo galshau Marka bal ka wareeso

  • @Sulub2233
    @Sulub2233 Před 2 lety

    Vidoe yadaas o kale dhiiri galin u tahay dhalinyarada soo badi ustaad

  • @muusebulshaawi2631
    @muusebulshaawi2631 Před 2 lety +4

    Ninkaa maclumaad dheraada ayaan uga bahanayba anigu deeqo wax barasho sidasa ma helin lkn meelo badan ayaanu iska shabahnaba qaabka wax barasho hadana iswaydaarsi maclumaadka ah ayaan uga bahanay. Caawin wax barsho ugama bahni lkn raga soo jabay way is fahman

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 Před 2 lety +4

    iskuulka soo saaraya ardaygaas sunnadu ka muuqato baa ku yar laso boodaya khaniisnimo baa lagu barta😢 coldoon iyo xertiisa marin habaabin bay wadeen.

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 Před 2 lety

    Thanks

  • @ahmednoor1387
    @ahmednoor1387 Před 2 lety

    Ustaad Masha'Allah mar waliba waxad nalawadag taan wax fiican Ustaad waxan rawa inan war baxin kooban dalka Dubai war baxin balaran hadey noqoto shaqada iyo Dal jooga Ustaad adigo raliya 🙏 waa hadey macquultahay Ustaad Masha'Allah

  • @ahmeddey3968
    @ahmeddey3968 Před 2 lety

    Part 2 please

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 2 lety +2

    cajiib weyan

  • @niciimoxassan5456
    @niciimoxassan5456 Před 2 lety

    Masha allah walal allah cilmiga iyo cimriga hakuu barakeeyo

  • @abdikariinibraahim3252
    @abdikariinibraahim3252 Před 2 lety +1

    Hadalka ugu macquulsan baxsashada waxan iskaga daayay inaaana ardayda iga danbaysa fursada ka dilin....
    Arintaaas wa muhiim qofwalboo Somali ah wa inuuu ogaaado inuu passport uyahay umada kale

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 Před 2 lety

    Dhamantin oo isku duuban ilaahay ajar haydinka siiyo

  • @nashaadismaaciil9756
    @nashaadismaaciil9756 Před 2 lety +1

    Asc
    Waad kumahadsantihiin dhiirigalintiina
    Marka labaad waxaan doonayaa inaad iga caawiso sidee u codsankaraa Scholarships dibada ah

  • @mahuraantube597
    @mahuraantube597 Před 2 lety

    Walaal Abdi waliyow bal waxaan ka codsanayna inaad softwarada engineerada aad ka hadasho ood aad barnaamijyo kasoo duubtid

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Před 2 lety

    Abdilhalif waku salamay odaygan barnaamijka wada ma aabahaba

  • @saidali2804
    @saidali2804 Před 2 lety

    Walal sida scholarshipka qadar foundation ee walal mustaf uu kafaidestay loo buuxiso ama macluumad kusabsan nooso gudbiya

  • @ayaanabdilahihirsihasan2869

    Imika maan la xaraysan karin waan

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Před 2 lety +1

    Ardayga muslim ka ahi abaarso ayuu kasoo baxay

  • @leyloyariisey
    @leyloyariisey Před 2 lety +1

    17:42 ayaa ugu muhiim san nagu fillan nimca waliba nusqaanteeda leh

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 Před 2 lety

    Ciyalkii abaarso lee waaye

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn Před 2 lety +1

    Ninka wax wareysanaayo su’aalaha qaar si qaab daran buu u waydiinayaa. Waan ka xumaaday runtii. Qof kasta wax ma wareeysan karo, kala shaandhayn iyo maskax dagan ubaahantahay, ma’ahan iska tuur su’aasha.

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan4537 Před 2 lety +3

    Ninyahiw qadiyada umad dhan ayaad dhayal saneysan chanalkan waxba ka khaldan

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 Před 2 lety

    Qaybta labaad noogu soo xeji ustaad

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 Před 2 lety

    passabort noce ah ayaa lgu bixi karaa ma ka somalia mise land ga

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 Před 2 lety

    Ninkani waraysigiisu iguma cusba waa dadkii kasoo qalin jabiyay xarunta fitnayta diinta iyo makhaaniida ee Abarso 👎