Xasan Sheekh Oo Lawaregaya Hantida Dahabshiil Jabuti iyo Somaliya uheshiyay babinta Ganacsiga Isaaqa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Deg-deg! Xasan Sheekh Oo Lawareegaya Hantida Dahabshiil Jabuti iyo Somalia Oo Uheshiiyay burburinta Hantida Isaaqa...Deg-deg! Xisbiga Wadani Oo Kaambayn Ugu Jira Sidii Loo Dooran Lahaa Madaxwayne muuse Biixi Markale..‎@MARACADDESHOW ‎@DabaGalkaWararka1 ‎@mmsomalitv ‎@HornCableTV1 ‎@UNIVERSALSOMALITV ‎@BRITSOMALITV ‎@BBCNewsSomali ‎@VOASomali ‎@HORUFADHIMEDIATV ‎@HORUFADHITV ‎@XogtaDahsoon634491178 ‎@dhigaaltv161 ‎@Bulshotv ‎@horyaal24tv18 @idaacadabuuluxuubay@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Komentáře • 243

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 19 dny +2

    ilahow xassadkayaga badi ayaa lagu ducaystaa !!!!!!!!! from saylac

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 19 dny +2

    Dahabshiil wuu ka soo buuri Shabaabta muqdisho Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Před 19 dny +2

    Interesting topics keep up the good work togetherness guul qarannimo wins momentum WA Bilahi Tawfiiq.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Před 19 dny +2

    Walaalnimada hadaad diido oo cadow nin kula dhashay tidhi oo axmaaro u naageysay waa laguna xisaabtami ma ceebaa

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 19 dny +2

    Adero wasax xamar aye kuu ordayaan iyaka oo dhuul ilahaye siiyaaye dee qanacsadee mulac oo reer djibouti ah aya 1988 hatidisi laku dhacaye xaamar maantana kuwa aye laa miid yiihin

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg Před 19 dny +4

    Barigii hore waxa lal dagaalamay isirkeena hadeerna waa magaceen lkin hadaynu isku duubnaano waxaan guul ahyn gaadhimayno

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před 19 dny +1

    Cadawgu wuujabayaa insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣️❣️❣️💯🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 19 dny +4

    Dahabahiil fooqa ay dhisayay ayaa la damaaciyey laakin dal aan dalkooda ahayn markay maal gashadaan abaalkoodu waakaas. Mooryaan ayey afka ka galeen

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 Před 19 dny +6

    Somali land majirto waa somalia

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 19 dny +2

    Somaliland markeey dunida aqoonsato un bay shaqaynaysaa. Dowlada dunida taqaano waa Somalia. 🇸🇴

  • @Fariid
    @Fariid Před 19 dny +1

    Numberka 252 Somaliland baa leh waa Numberkii Radio Hargelisa

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Před 19 dny +3

    Isaaq haduu Oromo noqday waa in soomaalidu ka deyso dhibka.. laakiin xaq uma laha isaaq iney soomaalida kale ee waqooyi Oromo ka dhigaan

  • @ShucaypSiciid
    @ShucaypSiciid Před 19 dny +2

    Dahabshiil idinkaa dan ku qaba dhilkiinana wuu idiin deyn doonaa qudhunyahow

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p Před 19 dny +1

    Somtel alahabarakeyo manta kuwa xasidaya iyaga edi wadacad wamuhani dadkana makala jeclaysto wanu kufa idaya lagabilabo manta interned iyo kuhadalkaba inla isticmalo guul dahabshiil

  • @ale85
    @ale85 Před 19 dny

    Guul iyo gubanimo Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 19 dny +1

    Guul Soomalilnd 💚 I 🤍 l ❤

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 Před 19 dny +1

    Dahabshiil wa cadowga somalia wana al shayadiin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 19 dny +2

    Waa la arkayey in Dahabshiil iyo shirkado kale, gaar ahaan kuwa dhismaha ay Somaalia isa siiyeen oo nabadii dhalanteedka ahayd ee Somalilaand iyo Somaalia dhextiiley tan iyo 1991 ay rumaysteen oo maamul budhcad iyo argagixiso ay aamineen oo dawlad sharciyo leh moodeen. Dadka reer Somaalia yaqaana, way arkayeen in Dahabshiil sida uu isu siiyey Somaalia ee u aaminey ay khalad iyo biime ahayd. Waa la garanayey in marka nabadii aan cagaha ku taagnayn ee ilaa 1991 dhextiiley Somalilaand iyo Somaalia ay markale qarxayso, markaana Dahabshiil iyo shirkad kasta oo Somalilaander ah oo degaanada Somaalia xarumo ku leh la dhici doono. Tii ayaa maanta dhacday. Waa xaqiiqo soojireen ah in hadaad dhex degto cadaw soojireen, adiga iyo hantidaaduba khatar daaqayaan oo maalin uun cadawgu ku dilayo, hantidaada na boobayo. Hadaba Xassan Shiikh iyo mooryaanada Abgaal, Ina Geele iyo mooryaanada Mamaase waxay isyidhaahdeen Dahabshiil waad jebiseen oo salka ayaad dhulka ugu dhufateen. Been ayay isu sheegeen. Dahabshiil, waxan hubaa in lacagtiisa inta badan ay bankiyo Europe, Asia iyo Khaliijka ah ay taalo. Somalilaand saaxiibyo awood badan ayay leedahay. Jabkuna wuxu ku dhici oo godka hadimo ku dhici. Waxa lala wareegi hantida Xassan Shiikh, Jimcaale iyo ganacsatada Abgaal debedaha u taa iyo Ina Geele iyo ganacsatada Mamaase debedaha u taal. Waxa ku dhici wixii Ina Geele ka qabsaday DP WORLD, markay dacwaysey ee maanta Ina Geele iyo Jabuuti lagu xukumay in ay DP World lacag magdhow ah oo $400000 bixiyaan, taas oo ah lacagtii DP WORLD ay ku dhistay Dekeda Dooraale ee Jabuuti.l

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před 19 dny +1

    Waa run

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 Před 19 dny +3

    Sharciga hala raaco ,wax Somaliland la yidhaa ma jirto

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o Před 18 dny

      Siilkga aya talo ka bahan dhilo uratay siil qadhmuuun

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 Před 19 dny +1

    Sharci weeye warqada Wasiirka ganacsig DF Somaliya
    Adeer waa somaliya waa somaliya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 19 dny +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi Před 19 dny +3

    Somalia Guul Guul 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před 19 dny +2

    maxaa u geeyay markii hore maalkooda faqash

  • @user-hb6er5sd2p
    @user-hb6er5sd2p Před 19 dny +2

    war hadaan qaranka nahay waan ba,nay oo hoognay jabnay msse meel baas ayu inakagado hadhay

  • @drcabdinuur9977
    @drcabdinuur9977 Před 19 dny +2

    Dahabshiil soomaali ma ahan miyaa? Haddii ay soomaali yihiin maxay u maalgaliyaan kala qaybinta ummadda Soomaaliyeed? Iidoorku ma Amxaari baa mise way ismoodeen ? Maxay qadartii ilaah SWT ee soomaalida ka dhigtay kula dirirsan yihiin ?

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Před 19 dny +1

    Dahabshiil marki hora isaga shishaya cadwa malgashaday 😮

  • @engab001
    @engab001 Před 18 dny +1

    Baga maxaa iyaga geeyey Somalia iyo jabuuti. Miyey ilaawin wixii wadanka ka dhacay iyo sidii regime hore hantida reer Somaliland u la wareegi jiray oo u dhaci jiray.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 19 dny +1

    Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva Somaliland you

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před 19 dny +2

    Dahabshiil markii horeba wuu qaldamay waayo intuu Somaliland indhaha ka laliyey ayuu muqdisho ka dhisay gurigii ugu quruxdaa, miyuu hargeysa ka dhisto?

    • @user-ni9el5ev3s
      @user-ni9el5ev3s Před 19 dny

      Lacagtii uu iyaga ka sameeyey weeye ta kale iyaguba way ku ganacsadaan somali land sida telesom Dara salaam bank iyo Amal bank

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 19 dny +3

    Been badanaa war dawlad ma tihiin ee runta u soo noqda. Masuuliyad dawlada ayaa idinka ah. DHIIG SHIIL. 😂😂😂😂😂

  • @Somali3000-
    @Somali3000- Před 19 dny +2

    Reer Borame ma xaqbaa in Reer Sheikh isaaq Hargeisa Airport si free ah u isticmaalaan.
    Laakin reer Borome amar ka qaataan hargeisa
    Loo diidaey:
    Ugaaska
    Nimcaan
    Xildhibaan fedka
    Samaroon & Ciise
    Reer Sheikh isaaqna si free ah Airport u isticmaalaan.
    Reer Borame dulmi diida reerna reer slave uma aha.
    Dadkiinaa waa si free ah Awdal u imaan karaan anytime
    Airportka dhisa deg deg
    Fligh
    Dubai-Borame Somalia
    Addis-Borame
    Mogadishu-Borame
    Jeddah-Borame
    Why aad reerka SomaalI naceyb Soomali diidnhoosta u gashaan???

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před 19 dny +1

    Hawshu way bilaabantaye diyaargarooba reer Somaliland dhamaantiin

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan Před 19 dny +1

    Markii ilaahay siiyay Xamar, xoogay amaan ah, ayay inaka inoo soo jeesteen.!

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 Před 19 dny +1

      aayoo cadowga xamar ınaad tahayna waan ku hubsaday hadana wan ka ıtaal badıyey sharcıgana wa ınu ku qabtaa dalka u yaala waxıı aad hore uqaladay walnımana wey dhamatay wayo oromadıı ıyo amxaartıı baad ıısoo adegsatay somalı xıtaa ıntad ka tagtay bad kabahıı abıy oo qurun ah leefteen warba adınka leydınkama rabo waad dhımateen amxaarkana adaa lagaa hordılayaa waayo cadowga kowad ee aomalı ba tahay

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute Před 19 dny +1

    Xasan shiikh hada wuxuu bilaabay sidii uu intuu kataliyo uu burburiyo

  • @user-xz1yb8hi3n
    @user-xz1yb8hi3n Před 19 dny +1

    Benaleh warya isack

  • @adanm.3358
    @adanm.3358 Před 19 dny +1

    Hantida dahab shiil waxa loo qaadan dhul, geestiir ilaa saylac ilaa geerisa

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 19 dny +2

    Adeer waxbadan baa la idiinseetareereeyay hadii laydin wanaajiyo ma kolbaad deyneysaan waa ladilay iyo cabaad waa in laydinlaxisaabtamaa sok sharciga la idimariyaa hadaad dalgooniya tihiin isdaafaca oo qaramadamidoobay u dacwooda hadaad soomaaliya tihiina soo raaca sharciga

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Před 19 dny +2

    Dee waa ruun somaliland wadan mahan

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 19 dny +1

    WAXAA LAYIDHI GEEDA KU YIDHI HADAA GOBALKA KU JIRINA ILAADA JARATEEN CADOWAGA GUDAHA OO KA XUMAADAYE SOO DHAWAYANTII MUUSE

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 16 dny

    Somaliland waxa uma baxaiso guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moali7156
    @moali7156 Před 19 dny +1

    Dahabshiil cid si gaar ah u ataagay ma jiraan, waxa la waydiiyey shirkadaha soomaaliyeed wixii lacwaydiiyey!.
    Dahabshiil waa shirkad somaliyeed.
    Beenta waa inaad joojiso..

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 Před 19 dny +2

    SOMALIA 🇸🇴 GUUL IYO GOBANIMO

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l Před 19 dny +1

    Dadkiina dhinackaraaca Somaliland waxlayiraamajirtee

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před 19 dny +1

    Dadka aaminay oo meeshaas wax dhigtay inay tani ku dhacayso waa la ogaa!!

  • @user-rp6xm1bt7x
    @user-rp6xm1bt7x Před 19 dny

    Ilaahayow waad aragat xasiid nimada somali wad aragata ilaahayi waxaba kama qarasona xasadka allow naga qabo

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn Před 19 dny +3

    Iidoor iidoor. Dhalay u hoggaansan sharciga dalka ama ka guur

    • @aminaismacil-b1u
      @aminaismacil-b1u Před 19 dny +1

      BIDE BIDOOD DHALAY HA LUGO IN WARAABAW LIBAAX KUUMA LAYL YAMO E ❤ TAN LANDER BAA LADHAA JEER YABIGA KUWEYNATAY

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před 19 dny +1

    DHAGAHA
    UGU RID
    FAQSHATA

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 19 dny +1

    Dhulka iyo hawada dawlada Somalia🇸🇴 xukunta amarka wa inlo hogan samo ,xata shirkadi Somalie kamida ee falagowda dawlada wey xidhi karta wa sharci

    • @user-jv6pl4lk6k
      @user-jv6pl4lk6k Před 19 dny

      Sharcigaad. Sheegtay. Waa. Maxay. Halkuuse. Kashaqeeyaa. Waxaanlayaabaa. Merlaznad. Xukuminba. Oo. 35 years. Kaamadzxbanan. Inaad. Adoo. Ismaqiiqaya. Si. Infholaaana. Ugu. Soo. Habtifhaa. Maogtahayse. Inaan. Soomaalilan. Waxaa. Iyo. Waxl
      La.mida. waxba. Lagaga. Qaadikarin. Ee. Iskadaala runway tagaysaaye

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim Před 19 dny +1

      @@user-jv6pl4lk6k 😂 walaal Qiro jabanta niyada waxba haku dhistan
      Ciidka dhageysaneisa majirto qaran ban nahay. Qabil baa idinka buxa .
      Gobolka togdher oo badh ah oui hargeisa ayad dhulka Ku ledahay imanso iskana ashahado somalinimada meel aad uga carari kartit majirto liiqtasi mulkiga ilahay aya uumada somalieed gacanta uu galiye ciidna idinmale wadani matinhin lkn Inta wixi kabadan wa dhibato idinso birta sidi lascanood aad ugaleysen waad garan ,yaaka yelaya naguraca ina Somalie 🇸🇴kala goyno dadka mawaxad moden inadka caqli badan tihin cidi isku deyda walaladed dulumto geed qudhaca leyskaga xidhaya jahilow
      Ingiris anagu madono waxanan uu dhashey besha Cissé Somalie 🇸🇴ban ahay hanolato Somalia ♥️🇸🇴♥️

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před 19 dny

      ​@@MedIbrahimidrissIbrahimHHHHHHH YAA NACAS BADANA WUXU KKKKKK MA IMIKUU NAQAS KA SOO YARA BAXAY WALIBA QADHMUUN WAXAAD TIHIIN ANAGA AYAA IDIN TUSI DOONA HOYADAA MIDNIMO WASTE FAQASH FAQASH DHALAY HADRAYA HUNU HUNU HADAL MAAHA DHAGAXA ISKA EEG

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim Před 19 dny

      @@buufiyahaweyn7430 kula yabimaye Eededaba tidhi indhahaygu wa bluue oo ingiris ban ahay

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 Před 19 dny +2

    hadii ay Dahabshiil shirkad Soomaliyed tahay waxba looma dhibin cinwaanka iska saxa ayaa lagu yiri
    hadiise ay jabhad kasoo horjieeeda Soomaalinimada tahay hawadaa lagu cunayaa
    waliba waxaa soo socda in canshuurta %5 ah adigoo hargeysa jooga aad bixisid
    dhulkiiyaadba xaraasheysaane waan goosanaa kaligey meley ka shaqeyneyso ma jirto
    waa laydiin taag waaye hadaad dagaalami lahaydeen iyo hadii aad
    dahabshiil xiri lahaydeen
    runtu waa sidaa

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f Před 19 dny +1

    Wasidaa dagaalka ayso qadey qadadweyn waa kii ay awalba qarsaneysey ayey banaanka keentey balse waa laga guuleysan insha alaah

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 Před 19 dny +1

    Wax somaliland la yirahdo ma jirto yaa somaliland ah waa idoor sxb

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 Před 19 dny +1

    Waa abaali hala waareegto Somalia dhahabshiil mu wada kisa ka dhiisto istaahiil maac sockor dahabshiil haaka qadaato lacagtisa saxsax

    • @user-ni9el5ev3s
      @user-ni9el5ev3s Před 19 dny

      Kaalay adigi sii iyaguba way joogaan telesom Dara salaam bank Amal bank yaa leh

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Před 19 dny +2

    Insha Allah Somalian guuul guuul gurgurte tiisi buu hagaajin layahy ee ha iska ciyeen waalwasha .

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 Před 15 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 16 dny

    Dedkalaga dira waxa iyo xawalad lomabahana lakin akodka dhahab shiil ayay kusodhacaisa❤❤❤❤❤❤

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi Před 19 dny +1

    Isaq DHEH Adeer Tani Kala DANESATAYE KADAneso

  • @nouhabdillahi9569
    @nouhabdillahi9569 Před 10 dny +2

    Jabuti dagal kuma hayso somaliland wayo war isgadhsinta jabuti baa sisa

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Před 19 dny +1

    Ethiopia waco haku caawise

  • @aminaismacil-b1u
    @aminaismacil-b1u Před 19 dny +1

    MOYUU KAWAYN YAHAY KII KENYA KA DHACAY SHEEKO BIDII NAROPI FUTADANU KA LAADAYNAA

  • @Borama1960
    @Borama1960 Před 19 dny

    No matter what they do, Somaliland is not Somalia, and they don't have control over Somaliland. They will continue to do things like this because they can't stop the MoU. Or even take Ethiopia to court like they did to Kenya. Their days are numbered.

  • @user-lc2sn7hm2y
    @user-lc2sn7hm2y Před 19 dny +1

    Idoor cabad badana sowkaylahayen wadawladbanahay

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 Před 19 dny

    Bank Ethiopia 🇪🇹 Emergency Activity halagu keeno

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 19 dny +1

    Furaha soomaliya malaha waxayskale somali land 😂😂

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 19 dny +3

    Kkkkkkkk xasan dhiiqo wuu waashay qadaad weyn somaliland mey cawryi awood uma badheedhayaane somaliland waa somaliland

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things Před 19 dny +1

    Dahabshil waxay noqdeen shirkad weyn Isaaq dartii. maanta waxay dhisayaan munaaradda ugu weyn mugdisho. shalay waxay la safteen cadawgii. waxay iloween in arsaaqda xagga Eebbe ka timimado. waxay ahayd inay dadkooda la saftaan. waxay diyaar u ahaayeen inay Somaliland oo dhan ku iibiyaan lacag yar. Somalia hadalki Xirsi wey kaa jawaabayaan 😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 19 dny +1

    Adu

  • @AxmedmaxamuudCumar
    @AxmedmaxamuudCumar Před 19 dny

    ❤❤❤❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před 19 dny +1

    kkkk yaa isgaarya yaa daalim guul somali dalka dowlad ayuu leyahay khar iska tuur iyo huuhaa waa dhamaatay

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před 19 dny +1

    War badan looma. bahna Somalią waa hal dal Somaliland waa dhulkii somalia . SNM is ka Dayan Jabhadeenta. Somalia dolwad nimadeda waay soo noqotay mar hadad ku bar bar dhigtay 1988 japuti iyo Somalia waxay sameeyen

  • @Abiib-pv2fn
    @Abiib-pv2fn Před 19 dny +1

    Xasan xamar ayaanu kaaqaban ilahay Ayaa awood leh muxuu qabankara haduu ninyahay xamar halugeyo

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Před 19 dny +1

    Furaha kodhka waxa iska leh j.somaliland waana hanti qaran cidii fulisa ama ku kacda hanti ay leedahay j.somaliland inay qaran kale ku wareejiso wuxuu galayaa ďambi qaran waana inay iska ilaaliyaan ganacsatada reer somaliland?

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před 19 dny +1

    Warya anaga dibada joogna markad galiso xawalada canka soomali oo wali haysta eeriya koodhka soomaliya yaa ku soo baxayo iskastaba aheete adeer dadka reer soomaliland ayaa goostay ee magac waxba tarimaayo aduunku hadii rogmanayo ku biiri maayno albarkad ileen ina cigaal reerbu ka dhex arkee ileen argagiso maay aheen taasi isaaq oo ina cigal hogaaminayo ayaa albarkad adeer iskugu tagay

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p Před 19 dny

    Somaliland midiin lahaa yaa dameer waayo Somaliland

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 19 dny +1

    DagaaL haloo diyaar garoobo qosol iyo niiko laguma helayo aqoonsi, dhiig badan markuu daato ayuunbaa laynakala kaxaynayaa sidii ereterai iyo Ethiopia

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 19 dny

    252 frequency somalie noo somalia

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali Před 19 dny +1

    Hore usoco suxufi

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Před 19 dny

    Imaaraadka haloo wareego

  • @salaadkariish
    @salaadkariish Před 19 dny +1

    Adeer Shuruc calamity ayaa la adegsanayaa waa maxay reer somali land ka Hadleyso.
    Ka daaa caruurta maaweelada

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Před 19 dny

    Waxba ka faa idimayan wanna darood dadka fikradahasi ka izakaya iyaganay udarantahay reer somalia

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 Před 19 dny +1

    Hhhh 252 in somaliya ledahay waad sheegtay raguna waa somali dowlada somaliya aya kamasuula somaliland waa gobal waxbadan lo dulqatay lkn madama uu bilabay muse inu xabashi siiyo dhaxalki umada waa lajojiyay nas nuujin sharciga shaqaynaa ee qaylada kalayag mesha

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 19 dny

    We know this was coming! This the plan of Geele!

  • @simdachi
    @simdachi Před 19 dny

    The Somaliland can get a country number if they want

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před 19 dny +1

    Waligay ma daawan ninkaa nin ka faaruqsan

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 19 dny

    Itobiya ha ka cawiso

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před 19 dny +1

    Anigu kolay waa ogsoona in hanti aan hoyga ku dhex oolin ay baylah tahay. Ha laga tabaabushaysto

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před 19 dny +1

    Afxumada qudhiye meelkasta maxidhay afkeeday eeday.
    Afxumada, xukumada muusejuudaan wataa soxidhay somaliland .
    Muuse waa qarandumiska uwayn wuxuxidhay dhaqaalihii dalka oo dhan muuse eeday hadaymaraysaa .
    Kaladire, waa iskudire ee daawada.

    • @ahmedgarodhi8969
      @ahmedgarodhi8969 Před 19 dny +1

      Nacaas yohou shekkadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah Hoyadda Usheeg

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 19 dny +1

    DADKA SOMALILAND HAWA WAREEGA BANKS ITOOBIYA

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 19 dny +1

    Indhaha waxba isqaban 😂 sharcigu wasida

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 19 dny +1

    Lalama waregin ee waxalayiri sharciga raaca
    Ee nin wynbad tahay ee dadka somaliyed kadaa beenta.
    Oromyohow

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před 8 dny

    Dahabshiil waa dhigshiil wayee

  • @nouhabdillahi9569
    @nouhabdillahi9569 Před 10 dny

    1990 jabuti waxay cawinaysay somaliland

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 Před 19 dny

    aaryaa anaaga shirkadu sland hadaanu nahay way na baadhaan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 19 dny +1

    irirsamaale dagaalkiina daawadaan kanahay anagu

  • @omarodowaa1994
    @omarodowaa1994 Před 19 dny

    GANAC SATADA SOMALILAND HANTI DOODA HAKLA BAXAN JABUUTI WAYO KAN XOOGA KU HAYSTA JABUUTI INU DHOCO AYU RABAA

  • @alikaafi3793
    @alikaafi3793 Před 19 dny +1

    AMXAARADII OO AA U HEESI JURGEN WACA HA IDINLA OOYSEEEE

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 Před 19 dny +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 19 dny

    Haduu dahab shiil taa yeelo dee waa u doqonimo haduu yeelo taa xawaalad kale somaliland leeyihiin way jirirtaa taa kale ayaa la tagi hala eryo xawaaldAh reer koon furta jabuuti waxaba sheegi mayso itoobiya iyo imaarad ba waa la tagi inshallah

  • @abdullahiusmanjama4946

    HJ ayuu waxba ka siin waayay oo amaah iyo abaal midna u diiday markii cadawgu degaamadeeda soo weeraray maantana muraad kama lihin hadii Cadaw la wareego hantida Dahabshiil oo dhan.

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 Před 19 dny

      Waad cuqdadaysan tehee ilaahay baa siiyee waa xaasidnimo

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 19 dny +1

    Dahabshiil allaylehe maxaa isaga geeyey meesha xaaraanta ah ee la isku cuno ee mooryaanta ah

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 Před 19 dny

      Hantida muqdisho kaliya ka sameyso kama sameyso waqooyi oo dhan

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před 19 dny

    Fooqa dahabshiil meel xuun oo akhasu ku dhacay isagoo modaya daal muslima oo somali aah ee madfacbaynu ku dhufan iinta la joogtana aan wakhtiyaar u qabano inay kuso galaan dalkooda hadii kale waxa ku dhiici sidii hoore ugu dhacday dadki muqdisho joogay ee gadhiga waradka iinta lagu ururiyay xeebta jasiira laguso laayay