Video není dostupné.
Omlouváme se.

War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 12. 2023
  • War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka

Komentáře • 64

  • @HeiderSharif
    @HeiderSharif Před 7 měsíci +5

    Insha Allah somaliyay iiso duceeya inan america tago insha Allah Idin Allah ayn ku tagaaya

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 7 měsíci +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @CismaanAdan-wk5fx
    @CismaanAdan-wk5fx Před 7 měsíci +3

    masha allah saxiibayal waad kumahadasintihi sifican ee ada nogu fafahiisen war bixiinta

  • @CismaanAdan-wk5fx
    @CismaanAdan-wk5fx Před 7 měsíci +2

    masha allah masha allah

  • @badriilkacase3642
    @badriilkacase3642 Před 6 měsíci +2

    Maasha allaah

  • @suldanfarah143
    @suldanfarah143 Před 5 měsíci +1

    Bro si fiican ayaad oga hadashay

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 Před 7 měsíci +1

    Masha allah xogo muhiim ah ayaad nasiiseen

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 7 měsíci +7

    Walaalow waad mahadsantahay sida aad wax u sharaxday laakiin intaas qofka kuu sameyn kara waa qof kula dhashay ama waalidkaa ah qof kale kuuma sameyn karo sidaas aan aamin sanahay.dadkiina hawo ayaad galisay amuuraha allaha fududeeyo ❤❤❤❤ adiga ma caawin kartaa?❤❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před 7 měsíci +3

    Good question and answer

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 Před 7 měsíci +5

    Mida soconen aya ah 5 qof oo sxb ah ama wada shaqeyo oo isku group ah side ku heshinayan ilen somali waa wada dhiban yihiin qof walbana qofkiisa ayu rabaye

  • @Xamda77
    @Xamda77 Před 7 měsíci +2

    Big bro ayuu u egyahay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 7 měsíci +4

    Maxaad mareykanka ugu xayaysiin naysaan war Insh Allah haday soomaali barwaaqo noqonaysaa

    • @mohamedmukhtarhassan560
      @mohamedmukhtarhassan560 Před 7 měsíci

      Dadbaa fariintaada layabi doona balse waa inta quusatay balse Allah waxbo kuma aha

  • @bushra667
    @bushra667 Před 7 měsíci +4

    First person 🎉

  • @abdilahimohamoud9219
    @abdilahimohamoud9219 Před 7 měsíci +3

    vedio gan waa hanti ummadda soomaaliyeed loo duubay🤙

  • @KeyfkafiyaMissbaaba-ul8cv
    @KeyfkafiyaMissbaaba-ul8cv Před 7 měsíci +2

    Wll website away lagala xirirayo ee Somaliga kubaxaya

  • @mohamedaliwarsame3285
    @mohamedaliwarsame3285 Před 7 měsíci +4

    Wlhi big bro aan umalenayey midka koofida wata 😂😂😂😂

  • @abdirzaknor5742
    @abdirzaknor5742 Před 2 měsíci +1

    Wiilkan xafiis miyaa u faran intee looga soo xiiiri karaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 7 měsíci +2

    Waa shaqo Adag 😂
    Ee Kolay la.heli mayo 5 Qof oo howsha Qabta Adag😂

  • @user-yy4ru6he9d
    @user-yy4ru6he9d Před měsícem +1

    🎉❤

  • @user-yy4ru6he9d
    @user-yy4ru6he9d Před měsícem +1

    🎉

  • @salmanphilipine5068
    @salmanphilipine5068 Před 7 měsíci +1

    Fifth person ✌️

  • @ilsanasde7918
    @ilsanasde7918 Před 7 měsíci +2

    Qof somalia ho naxaris badan islanimadu ku dheered tahay maa jira ho ixareen kara group 5 wadanka masar aya ku nolahay ila 2010 duruf badan aya iku ahysato meshan maa heli kara qof ika cawin karo group 5 kar bluuk wan ahysta

  • @user-yy4ru6he9d
    @user-yy4ru6he9d Před měsícem +1

    ❤😢

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před 7 měsíci +1

    Yarkaan Koofi wato Big bro lee umaleenaaye 😊

  • @ismailteachingchannel1know142
    @ismailteachingchannel1know142 Před 6 měsíci +1

    Asc xaruntaadu waa halkee

  • @Dayax2208
    @Dayax2208 Před 7 měsíci +1

    First two person

  • @user-dt4ny8uf8u
    @user-dt4ny8uf8u Před 7 měsíci +3

    Wll 5 ta qof markey 1 qof keenan goorme ku qaadan karta iney qof kle keenan

  • @CismaanAdan-wk5fx
    @CismaanAdan-wk5fx Před 7 měsíci +1

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 5 měsíci +1

    Warmagalayadii ceegag maxad usoo qadatay

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 7 měsíci +2

    Ana aan idiinku daree dad ka loo dacwoonayo haduu ku jiro ilmo 18 ka yar waxaa khasab ah inuu waalid la socdo wixii 18 ka yar oo uusan waalid la socon lama ogola

  • @zainabohussein3541
    @zainabohussein3541 Před 7 měsíci +2

    5 qof 1 miyay sooo wada ka xeenayay misa waa intaa haba qoratid

  • @sudaisadan7997
    @sudaisadan7997 Před 7 měsíci +1

    21:20

  • @sudaisadan7997
    @sudaisadan7997 Před 7 měsíci +1

    13:20

  • @user-yy4ru6he9d
    @user-yy4ru6he9d Před měsícem

    ❤🎉

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 7 měsíci +2

    Galada an dadka somaliyeed bey rabaan in ay dalka firaqeyaan ka dibna Ay dalki gaski iyo betrolki ay meel cidla Kala baxaan aloow dadka somaliyed dalkoda jecleysii

  • @Abdimalikmohamed.451
    @Abdimalikmohamed.451 Před 7 měsíci +1

    Fourth person

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 Před 7 měsíci +1

    Waxa fiican in la yirahdo qof walba hal qof ha kensado

  • @hiboabdi1571
    @hiboabdi1571 Před 29 dny

    Ascww walalo gabar haysata refugee ID Card hadii ay guursato nin hada oo ay isku card moqdaan ma lays kugu dacwoon karaa

  • @Queennashaadyyy
    @Queennashaadyyy Před 7 měsíci +1

    Ani codsi ahaan dad iso wado iiradi qoysaanahee

  • @Queennashaadyyy
    @Queennashaadyyy Před 7 měsíci +1

    Ani somaaliyaan jogaa yee siden ku xareystaa wax idna mahaysto dad an aqaanana marekan iima joga

  • @huudmohamed6686
    @huudmohamed6686 Před 7 měsíci +4

    War musalsalki darbigu intu ka dhacay 😂

  • @user-tr8qg9ns3v
    @user-tr8qg9ns3v Před 7 měsíci +1

    🤔🤔🤔🤔🤔

  • @SahraMurzal-pj3uh
    @SahraMurzal-pj3uh Před 7 měsíci +1

    Second person😂

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Před 7 měsíci

    Haduu soomaaliya barakac ku yahay ka waran

  • @sharmanfaysal9763
    @sharmanfaysal9763 Před 7 měsíci

    5 qof banking miyey wada tegayaan marka eey acount soo furayaan

  • @Givemecandynow
    @Givemecandynow Před 7 měsíci +1

    Somaliyey dalkina joga dhul gaalo waxba mayaalan e

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před 7 měsíci

    Marayka looma bahno in aad adan waa meel aan nabad laheen oo cunsiri badań . Somale iska jooga Africa oo qawaw laheen . America 90s ayuu ficnaca hada ma ficno. Somalida wadan kooda yaa laga soo dad gureen wadankiina yaa idinka qadan sida Falastinta!

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před měsícem

      America nolol baa taal cidna isma cunsiriyaayso been baad kasheegtay taa

  • @DjamaSomali
    @DjamaSomali Před 7 měsíci

    jow kow now somalidu wa dad xun oo nolosha an wali fahmin oo waxa ay wax ka dhageystan odayaal munafiqin ah oo dhaqar qabaayaal ah sida umal uraaye iyo shibili shaydan jow America waxan ka codsanaaya in an somalida la keenin amrica waayo somalidu wa xayawan ee maha bini-adam jow kow now hadana bow( i love israel and america and europe Merry chrismas❤❤❤)

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money Před 7 měsíci

    waa been

  • @ayaancagafeey
    @ayaancagafeey Před 7 měsíci

    czcams.com/video/mxEbzqZdsYc/video.htmlsi=TJyGMPO8T18pkA5k
    MAS BAA HELAY GABADHAAN😪😪😪