Dood ku saabsan Fedaraalka Soomaaliya qaadatay ,Dr Fowsiya Cabdikadir & Xamud Maasheye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 7

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Před 4 lety +1

    asc.waa run xoriyaddii waxaa af duubey kuwa u shaqeeya gumeysigii.oo noo keeney federalism iyo qoysland.masha allah aqoonta ayaa lagaga xoroobi .WBT

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Před 4 lety +1

    asc.masha allah.gabadh leh aqoon iyo aftahannimo. waa in gabdhaha furtaan xisbi madani oo u dooda xuquuqda dalka iyo dadkaba.si aaynu u badbaadno.WBT

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před 6 lety +1

    The lady was highly intellectual and made you think. the man was just your average somali person what was the point in that?

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 Před 6 lety +1

    Waa sheeko madax iyo mijo lahayn. Wakhti lumis weeye

  • @wardahjabarti7009
    @wardahjabarti7009 Před 6 lety +1

    I'm glad you're talking about this topic but you're missing the point, the people you are talking about don't know political science and don't have education in that field, no background checks or history. You're not understanding federalism. waxa aad walaashayay sheegaysaa waxaan u arkaa sheeko aad is kaga munaaqashoonaysaan I'm sory wax baan bartay PhD baan haysanaa ayaad leedahay PhD dadkii haystay ayaa aduunka roigaya PhD aan xikmad lahayn sidee laga yeelaa walaashgayay hadaad hadlayso please Ku hadal luqadaada wax barasho lama dhihi karo tacliin buug uu hebel qoray tusaale nooma noqon karo tacliina nooma noqon karto waxaa inoo tusaale ah kitaabka musxafka ah walaashayay hadaad akhrisato comantigaygan ilaahay kabaq marka hore islaaminadaada adkayso asturaada iyo cilmiga kitaabka nagu dabaq jooji cilmiga dadka aan xaarka iyo kaadida dhaqan hanoo soo qaban walaashayay. You should speak through an islamic perspective

  • @codyham9508
    @codyham9508 Před 6 lety +1

    I'm so disappointed in you Dr Cabdikadir, You are very aware of the ethnic cleansing and the genocide that happened in Somaliland the publications are all over the world. The Isaaq people were killed, raped and driven out of their homes. How do you propose them to come and sit down with the men who did this