SHIRQOOLKII LOO DHIGAY SUXUFIGA MACALINKA LUGEEYA (488)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 11. 2022
  • Shirqoolkii loo dhigay suxufiga Macalinka Lugeeya

Komentáře • 173

  • @jama253
    @jama253 Před rokem +9

    Ilahay shartooda haku dhaafiyo 🙏🏿🙏🏿

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db Před rokem +3

    Acuudubillaahi minisheyttaannir Rajiim, Cimrigaadi Alla ha dheereeyo, Inshallaah Baas ma Arkeeysit Yaa Allaah.

    • @FatimaALI-su2db
      @FatimaALI-su2db Před rokem

      Aadan, Aniga waxaan Xasuustay Heesti: Dulmi Diidoow Dabin baa kuu dhigin laguugu Dilidoonee.

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 Před rokem +4

    Allaha ku amaana yeelo mar kasta iyo meel walboo aad joogtid Aadan insha Allaah Aamiin yaa Rabbi Raxmaan.

  • @sedson02
    @sedson02 Před rokem +6

    Aadanow walaal aniga markhaati ku noqon ilasoo xidhiidh. DAMU-JADIID tabar darana!
    NOLOL&NABAD Guuleysta 💪.

    • @HawaJama-zj2pw
      @HawaJama-zj2pw Před 2 měsíci

      😊😊😊😊😊😊😊😊⁰😊😊😊😊⁰

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před rokem +6

    Cadowgaaga alaha qabto meelkastey joogaa insha alah

  • @sumayohanad3846
    @sumayohanad3846 Před rokem +3

    Iinsh allahu ilaahey baa ku xafido shartoodan Allah kaa bixiyo

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před rokem +3

    Allah hakaa xafido sharkooda iyo dhagartooda shadaadiinta dalkii kuhabsaday

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před rokem +4

    Dhibaataynta dadka lagu hayo iyo qaraxyada ay dadka kulaynayaan ee aad dadka u iftiiminaysay Allah baa kaa abaal marinaya kuwa cadawga ahna waxba kaama qaadi karaan Insha Allah 🤲

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 Před rokem +3

    Ayaxa baahan ee dhiiga shacabka ka u ooman ee dalka ku habsadey ee allah hanaga horwareejiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah dalka ha badbaadiyo aamiin waa tuugo isbaheysatey waqtogooda wey dhamaatey ee allah hanaga horwareejiyo dhibkooda iyo shartooda aamiin

  • @sharahadi7876
    @sharahadi7876 Před rokem +1

    Asc. M.Aden. Allaah ha kaa qabto kuwaan shartooda wariye dadkiisa u qidmeeya ayaad tahay umadii muqdisho ayey qasheen dad ma noola dhulna iska daa xitaa Idaacdii qaranka ayaa keenya loo raray oo u afxiran 2ruux oo ah alqayaala iyo baahane ma iyagaa leh mise qaranka markale waxaan ku leehay Allaah ha kaa badbaadiyo inshaa,llaah geesi aan gaban ayaad tahay runsheeg badan xaqiiqa sheeg badan wax walba qarxiya allaah ha kula jiro inshaa,llaahu.

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před rokem +2

    Waa khaaimiin isbiirsaday aan Allah kabaqayn laakiin daacadi ma hungawdo daacada baa guushu raacin Allah wate wehel madoono 🙏

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Před rokem +5

    Ilaahay nagama kaa qaado shar kuma aragto illaahoow ku xafid yaa raxmaan🤲❤

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 Před rokem +3

    Slc wr wb walaal Aadan Allaah yaxfadak wa man Ahlak Aamiin. Ducufiyiin duliyiin ah dushaada cidi yar kama qaadi karaan.

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Před rokem +2

    Allah Rahman Rahim ayaku badbadin inshallah

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před rokem +3

    Ducdeena ayaa kugu hagoogney hadaan nahay shacbka ciilan oo cadaawaha Ku goobteen ilaaheey haku xafido reerkaada iyo caruurtaada inshaa alaah

  • @qaaliomer1357
    @qaaliomer1357 Před rokem +2

    Inshallah macalinka lugeeya ilaahay baakuxafidin

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Před rokem +2

    Alle haku Ammaansado Wakhti kasto meel Alla iyo meeshaad kusugatahay. waxeey kuuqabaan bet kutuseen maahee waxva kaana qaadikaraan waayo Allaah syaa wax dilo ee futto kuxaare waxba madilikaraan il iyo dhag Isha-Allaah

  • @joebidenman7393
    @joebidenman7393 Před rokem +1

    Kuwana ilaahay ha ku dhaaf iyo waan kuu ducaynay naa aamiin

  • @abdifatahahmed6851
    @abdifatahahmed6851 Před rokem +2

    Allaah ha ku illaaliyo waxba kaama qaadi karaan waa dad liita

  • @ygo253
    @ygo253 Před rokem

    Wax ka baro nebiga scw waxa noloshiisa soo maray inta lasoo diray waxa la kulmay mushrikiintii makkah , ilaaheey badbaadiyay markuu ku yiri ha murgoon Allah baa nagarab taagan

  • @AbdiAde-pc9xx
    @AbdiAde-pc9xx Před rokem

    Waxba kaama qabanaayan macalin aadanow inshaa Allah alle ayaa kula jiro mar walba shartooda alle hakaa haayo الله يحفظك ويحميك يارب

  • @roobleibraahim4922
    @roobleibraahim4922 Před rokem

    Adan increase guulayso guulayso

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před rokem

    Maclin asalaama caleeykum aladilaa dhinto saacdaada ayaad kadhimani xaqaadna sheegeeysaa ilaaheey ha Ku ilaaliyo caradooda haku dhintaan

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 Před rokem +2

    Allah aya kula jira Aden and we are with you nala socodsii anything ad noga bahato dumashi waa ka gulesanena Insha Allah 💪🏽

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 Před rokem +2

    shartooda. ilaahay. hakukoobo. iyaga. dad aybiyaha. webiga kagadan. ayey rabaan. waxbase kaa qaadimaayaan. insha allah

  • @deeqocabdisalanwarsame6444

    Illahay shartoda haka qabto insha Allaah

  • @yourboiwali4072
    @yourboiwali4072 Před rokem

    Ilhy haku xafida Maclin Adan, I hope u take them to court inshallah 🙏

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm

    awoowe ilaahey ha ku xafido aamiin aamiin cadowgada dhub alha siiyo viva

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 8 měsíci

    ALLE SWT HAKU XAFIDO WALALKEY

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 Před rokem +1

    Macaadalaah ilaashartooda hakaaqabto iskajir

  • @qadiijomaxaad4591
    @qadiijomaxaad4591 Před rokem

    Hg sh/hoose ayey rabaan sidaas darteed ayaa laguu heystaa waa tuugo hawiye action group

  • @qadiijomaxaad4591
    @qadiijomaxaad4591 Před rokem

    Alle haku amaansado sharkoodana alle hakaa qabto

  • @sedson02
    @sedson02 Před rokem +1

    Anigu (46 years ) lix iyo afartan sano ayan jira alxamdulilaah.
    Sanadkii 2011 waxan arkay inay SOOMAALIDU xaqiiqada diidan tahay, kow iyo toban sano(11) kahor ayan xaqiiqada anigu arkay . Waxaana dagaal ugu bilaabe kuwi ila dhashay. Tolkey kuwi iigu dhowa aya xaqiiqada diidey oo dagaal ugu bilaabay. They call me "the black sheep of the family."

    • @farahadan3910
      @farahadan3910 Před rokem

      Allaha na badbaadiyo kuligeenba Aaammiiinn guuleyso weligaa Aaammiiinn jumca mubarak

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 Před rokem +1

    Ku dhaakh wax alle waxey ku dhakhaakheen adigoo naftaada difaacaaya Allah ha kuxifdiyo no one can tuch you but only Allah take care your self

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před rokem +1

    Brother what ever happened don't stop suxufi qaalya ayaad tahay mashallah

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před rokem +1

    أللهم من أراد عليك سواء فاشغله في نفسه
    واجعل كيده في عنقه أمين
    Ilaahey baa kuu jooga futo kuxaarre
    Waxba kaama taraayo,

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před rokem

    Illaaheey ha ku xafido aamiin

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 Před rokem

    Illaah haku xafido macalin adan

  • @hasanmohamed7103
    @hasanmohamed7103 Před rokem

    Macallin aadan marka hore waakusalaamayaa amazing bacda taasi waxan kaleeyahay waxaan u arkaa micnaheedu waa waxaan soomaalida kalayn Wayne macallinka lugeeya mahadsanid

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před rokem +1

    Bare ducaale waa duli shilimaad qaato. Isaga oo wasiir ah ayuu laaluush qaadanaya.

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 Před rokem

    Masha Allah brother waxa tahay 💪💪 geesi maylander hadii aya ku tabatan waa la xisatami hadii an nahay shacaka Mayland am D&M allaha ha ka qabto sharatooda viva macalinka allaha ku dhoro

  • @kausarkausar6163
    @kausarkausar6163 Před rokem

    ASC WALAAL AADANOW ALAAH HAKU XAFIDO MUNAAFIQIINTA DHAGARTOODA MAKRIGOODA ILAAHEY HA KU CELIYO AYAGA IN SHAA ALAAH UMADANA ALAAH HAKA QABTO

  • @jcxbjxjx7798
    @jcxbjxjx7798 Před rokem +1

    Allaha ku xafido alla dila dhinto ina adeerkey xasan.sheeq xaq kuma socdo xaqa allaha tuso kitaab oo ku dhaartay

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 Před rokem

    Kuma Arkimaayaan bi idini raxmaan yaarab yaarab yaarab yaarab yaa allaha yaa allaha

  • @YaxyehamidCiise
    @YaxyehamidCiise Před 2 dny

    Ilahay haku xafido

  • @GuuleedAbdi
    @GuuleedAbdi Před rokem +1

    Asc halkaa kagahay inshaa alaAHU waxba kaqadi maajo

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Před rokem

    ILAAH ha ku bad baadiyo

  • @zaynabfarah7702
    @zaynabfarah7702 Před rokem

    Illahay ha qabto dimia iyo xaqdarada ay wadaa ayey didayayaa inaad banaaka keeto illahay baa kula jira Mala iktiisa haku illaaliso

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 Před rokem

    M.LUGEEYA WAARIKOW MACNAHEEDA .NOO SHEEG

  • @cabdicalicabdi9097
    @cabdicalicabdi9097 Před rokem +1

    Kuwaas wax ba kumashegayan in sha allh

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 Před rokem +1

    Kkkkkkkkkk damuqushaasha down down down

  • @madiinomaxamuud2595
    @madiinomaxamuud2595 Před rokem

    Waxaa akhisataa adkaartan allaahu ma agfilniihim bimaa shiita

  • @abuukarmohamedqaali9519

    Ilaahey il iyo dheg alaha ka dhigo

  • @fadumaibrahim9394
    @fadumaibrahim9394 Před rokem

    Asc alha kuxafido jzkh

  • @abdisirat4482
    @abdisirat4482 Před rokem

    Macalin Adan, walaal,
    Xukuumada Xassan Sheekh iyo D'Qushaash waa Fir-cauniyin. Sida ay qowmkaas udidhi jireen in rer bani israail will u dasho, yay D'Qushaash u diidan yihin xaqq, cadaalad iyo hor umar ummada soomaliyeed in ay hesho. Saa awgeed, wax alla wixii dinta ay reebtay yay banaysteen. Laakin, SMC iyo adhiga waxaad tihin 'Xujo' xag ALLAH katimid oo D'Qushaash lagu dumini oo ummada soomaliyeed looga xorreeyni. 'Xuja ALLAH" wax reebi ama la dagaali kara majirinaan. Adhiga iyo bah dhaada SMC waxaad ku jirtiin xifdhiga Macbuufka ALLAH waayo mesha ay shirqooladha ay D'Qushaash ay ku maleegaan ALLAH RAXMAAN wuu joogaa!!.Cabsi iyo khowf haba yaraatee yayni ku galin. Dindiin " toitose " yaa shirqool kaaga hoorey oo yiri" war meeshi bah shimbir ay igu Shireen, so ALLAH ma joogin."

  • @maryanmohamud4324
    @maryanmohamud4324 Před rokem

    Ilaahey haku badbaadiyo adam

  • @mohammedalichannel7293

    Waxba kaaqaadi maayaan macalin caseskooda waa haynaa maxkamadana waan istaajinaynaa

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Před rokem

    Aad igu xiranahay adam , warkiisa waa mid saca h waa weriye run sheega oo wadankiisa u naxaya
    Guul baan rajaynayaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před rokem

    WLLOW MAAFIYADA MOORYANTA DULIJADIID SHAYAADIINTA SHARTOODA ALLAHA KAA QABTO

  • @roobleibraahim4922
    @roobleibraahim4922 Před rokem

    Allah haku xifdiyo

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 Před rokem

    Allaha hayow haqa uhiili dalkeena dadkeena noo badbaadi Allaha uhiili yo wadani soomaali hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před rokem +1

    Jini farmaajo ku dhacey.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Před rokem

    War heedhe sowtii. Aan oogeen in soomaaliya la tirtiro sidii Kurdistan ama romer
    in. Nin sacuudi oo qariirada dii soomaali dalkeeda lagu baa bi in lahaa
    Waxaa jira dad hayo
    Dee jiddrande waa jidedkii loo soo marilahaa

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Před rokem

    Waar dee aan isku xishoono. Oo aan lacag aan uruurino
    4 the safty. Oo qarinimo🎉

  • @shro3169
    @shro3169 Před rokem

    Walaalo waxaan kaa baryeynaa in aad qofkale oo hadii adiga waxkugu dhacaan hoshaan nosiiwada in aa wax siibartid arintaan waa arin somali lagubadbadinaayo waa in hoshaan sii socotà nimankaan waa munafaqintii rasulkeen noo sheegay oo karka iskadhigaayay in ay muslimiin yihiin hoosna galada waxaurabto hooska fulinaaya umada siraaya dadleenta iyo qoomuludka ay wadaan waa mashruuc ay qandaraas kusooqateen lacagaha ay kala faraqayaan agendadaan ay ku soqateen taas waa cadahay adugana ilaahay ha kuxafido wax ay kaaqadayaan majirto hana kanoqon jidka aad kujirto waxaad kutagantahay xaq.

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 Před rokem

    Ilaahey megentiis yaa ki jertee haan mudunshoo marsii maalan eedenoow

  • @AhmedIbrahim-qn5fx
    @AhmedIbrahim-qn5fx Před rokem

    Manshallah

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 Před rokem +1

    Kkkkkkkkk waan filaynay Tamarta hawiye iyo cagdheer sxb tolbaad leedahay hacabsan wlllky

  • @fanah6741
    @fanah6741 Před rokem

    الهم انا نجلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Před rokem

    Waan qiraynaa inaad saadiq tahay aduunka iyo illaahay hortiisaba markhaati aanahay wax aykaa qabankaraan malaha allaah baa macaada ah bini aadm oo dhan haday isku tagaan waxba kaama qaadi karaan illaa wuxuu illaahay kugu imtixaamaayo mooge

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před rokem

    Waxan dawlad ma aha. Waligeed xukuumad fiican uma eka inay ka dhalan doonto mustaqbalka dhow iyo kan fogba.

  • @abdinasir636
    @abdinasir636 Před rokem

    Digil mirrifle way . Kumaqlayaan ninkii dhiiglee maylannd. Udhashhay waan la difacaa

  • @abdialiissa6841
    @abdialiissa6841 Před rokem

    ASC Walaalkayga Allaha ku xifdiyo waxaad tahay ruux ka hadli xaqiiqda jirto laakin habargidir iyo daamujidiidku waa dad xun

  • @labatanjirowibrahim8367

    Waan ognahay in ay 1000 jeer isku Dayeen ama shirqool ay kuu dhigeen laakiin kuwa ka shaqeynaayo in adiga ku shirqoolan ha ogaadaan annaguna inaan shirqooli doonno maalin cad

  • @hibokhalif8822
    @hibokhalif8822 Před rokem

    Adigana waa tuug baahane ee maxkamada hee please ❤

  • @abuukarmohamedqaali9519

    Ilaahey ayaga haku gubo waxey maleegaayaan

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Před rokem

    Sacdiya kastuumo laangaab fowqal laangaab ayadoo laangaaba ayay nin laandheera oo raxawayna isku doonatay always duliyad qarmuun

  • @miskimaxamed7
    @miskimaxamed7 Před rokem

    adaan Hawiyo waa moorya

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Před rokem

    Cadiwgiisa ha quusto Allah dilaa dhinta

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 Před rokem

    Yaa I'm taking this seriously hadii waxa lagu yalo waye adayan hadii an nahay D&M bala ha ku tabatan waa la usu jooga viva macalinka thank you for telling us

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před rokem

      waxaan waa moryan iyo mafiyoh wadankodah waxay sistah lacag

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před rokem +1

    Insha Allah dhagarkasta oo ay Maleegaan iyaga Allah haku celiyo waa daalimiin Allah ka go'ay 👎👎

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Před rokem

    Kulan soomaali ma aha waa masri

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před rokem

    Maashallah nin isku kalsoon

  • @ibra__ubdy
    @ibra__ubdy Před rokem

    ASC Don't worry be happy(Madaxya badan Ayaa qalali dooma )RRA is Ready

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před rokem

    ASC WLLKEY ADANOW CAQLI XUMAA WUXU SWIZERLAND MA XOOLO AYAGOO KALE AH BEY MOODEEN SACDIYO MAAFIYO IYO XASAN MOORYAN SHARCIGII QOWMULUDKA MA AFDUUB BEY ISKU BADASHAY ADANOW KULIGOOD DACWEE OO XABSI KU HUBSO KUWAAN JAAHILIINTA SHARCI WAXBA KAMA YAQAANAANE MOORYANTA

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 Před rokem

    Asc walaalayaal Rooble waa neefgowracan geed kamawaabto waaye maxaa yeelay waa danbiile dhiig ku faraxashatay ee Ilaah hakaaqabto inshaa Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 Před rokem

    Asc adanow ma waxaad dulaanku tahey baraxley mise maxamed xuseen rooble nacalad ha ku dhacdee isagaa shabeelaha hoose in ay boobaan laga qabenlayahey isaga iyo mooryaantooda xaraan ku naxyada ah waxa ay ka rabaan ma iisheegi kartaa dhulkaan ay ku rafadiyeen umada dagan ilaa dad nool wayeela ah iyo dhalaan ay ku dileen ayey kubeen kuwaan geedka ay galaaan hawayaan sida maxamed xusen rooble nacadi kugu dhacde siga iyo damuqushaash

  • @AbdiAde-pc9xx
    @AbdiAde-pc9xx Před rokem

    Guuleeyso weligaa

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před rokem

    Allah dile baa dhinta

  • @miskimaxamed7
    @miskimaxamed7 Před rokem

    mashallaah adaan

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před rokem

    Waxad aad sheegatay weeyedey, ciid ku raadsaneeyeesa ma jirto.

  • @sharahadi7876
    @sharahadi7876 Před rokem

    Meel kasta waa lagu aaminsanyahay. Halkaa ka wad runtay ka gubanayaan.

  • @abdirisaqawcilmi3169
    @abdirisaqawcilmi3169 Před rokem +1

    Dumulqushaash waxba kama qaadi karaan

  • @AragsanAli-k2w
    @AragsanAli-k2w Před 24 dny

    Wa run dad a skudir bad mesha lafadhisa

  • @jama253
    @jama253 Před rokem

    Aadan nimanka maxkamad la fuul fadlan🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @abdirahmanguddiabdirahman7068

    Waxba kaama qaadi karaan waa daalimiin wadaniyad lahayn cunsuriyiin ah

  • @umulula3107
    @umulula3107 Před rokem

    alle haku xiftiyo

  • @zeinabjimaale9662
    @zeinabjimaale9662 Před rokem

    Ee tas Wan ognahsy ee Xamar ms jooga

  • @abdinourelmi6108
    @abdinourelmi6108 Před 2 měsíci

    Macalin adigu ma Kenya ayaad joogtaa.

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 Před rokem +1

    farmaajo weeye kuwaasheen subxaanaallah qof haduu ka takeeye maxa lakaa dabaa ordayaa . ileene ficnidaa waa laka maseeyraa somaali wanaagaa ma jeclaa adanoow waxbaa kama qaadi karaane somaalidu ayaaka cadow isuu aa.sorry waxaan fahmeeye somaalidu dhibta ayakaa isu wacaane oo wanaagu cajabiin