TIJAABADII UGU ADKAYD WALAALKAA ARIMAHEENA KASOO SAAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 1,9K

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Před rokem +600

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @TeamCumeerBigFan
    @TeamCumeerBigFan Před rokem +143

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕❤️❤️💘💕

  • @Cristianoronaldo22141
    @Cristianoronaldo22141 Před rokem +390

    Caawey dadkii jeclaa nabi Muhammad scw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +537

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😥❤

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Před rokem +87

    Arimaheena wanba iska jeclaahy quruxlow waaye 😂❤❤ qosolkiisa arko iska jeclahaya

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Před rokem +287

    Fadliga Jimcaha Awgii Aan ku wada salino xabiibkeena mohamed ﷺ walalayaal♥️

  • @ayuupyuusuf3454
    @ayuupyuusuf3454 Před rokem +15

    the best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed Salallahu caleyhi wasalim

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Před rokem +211

    Wax. walpa waxaa ka macaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 👋❤❤️❤️❤️☝️

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 Před rokem +8

    Asadow intaad naga farxiso ama qosliso alle hakaa farxiyo waan ku ducaynaynaa wllo

  • @ahmedabdi4369
    @ahmedabdi4369 Před rokem +327

    If you love prophet Muhammad scw pleace like is ❤❤

  • @I_am__ahmett
    @I_am__ahmett Před rokem +59

    if you love prophet Muhammad scw please like is ❤❤

  • @haniyaslam7000
    @haniyaslam7000 Před rokem +33

    arimahena waxan ku kasay marka wiilka kale ku rida rabay wuu kaa baqay wuna boday walaalnimada waa qali wuu ku damqaday arimahena❤❤❤❤❤❤❤

  • @musenunow7718
    @musenunow7718 Před rokem +252

    Disability isn't inability.....the most intelligent Somali man Asad Hagio what a game

  • @user-hv4kn3de3t
    @user-hv4kn3de3t Před rokem +60

    Part 2 cabdullahi so qabo plz❤ inta igu raacsan farta taaga❤

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Před rokem +139

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ 📿🕋📿🕋🕋🕋🕋🕋📿📿📿❤❤❤

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před rokem +11

    Wlhi dareenka wllnimo waa cajiib Number 4 marku wheelchair wadayayy sidu Arimaheena uu naxayay aayan ka gartay M.a Allah isku kiin deeysaado shbyaal 🥺❤️

  • @ayaancabdikariin5153
    @ayaancabdikariin5153 Před rokem +128

    Walahi walaalnimadu waa shay qaaliya Waxan aqoonsaday arimaheena in uu lumbar 2 yahay Markii wiljerka la gudbinaayay khaasatan markii uu lumbar 4 gudbinaayay ee asad dhici gaadhay wuu naxay oo xataa wuxuu ku sigtay in uu soo kaco waxa ka muuqatay dareen walaalnimo walaalkaa ma eegan karo dhibkaaga alle ha isku kiin daayo walaalnimadu waa shayga aduunka ugu qaalisan 😢😊

    • @maryanhassan233
      @maryanhassan233 Před rokem +4

      Sax aale haisku deysto .markuu naxaay uu istaagi rabay waan fahmy lkn waxaa ka sii horeysay oo fahmay markuu wiljarka asi ku wadaay goobadiisa fahmey iyo siduu usoconaayy

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před rokem +2

      Wallhi been ma'aha

    • @dekafarahismail1937
      @dekafarahismail1937 Před rokem +1

      Yes aniga kula arkay walhi walaal nimadu waa cajiib masha'allah

    • @qaalicqaadir265
      @qaalicqaadir265 Před rokem +1

      Ben tamahan ani xita wan fahmay 2inow yahy

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před rokem +8

    Anuu markii 1 io markii udanbeyeypa Arimaheena waa soo saarey wlhi 😂❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Před rokem +61

    The person ever The most knowledgeable and the most shine ✨️all created prophet Muhammad scw 🕋🕋📿🥰🥰🥰

  • @xadiis24
    @xadiis24 Před rokem +290

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubarakabdi
    @mubarakabdi Před rokem +9

    Anigu markii gariga lagu waday ayan garty siduu u damqaday😢wllnimo❤

  • @FarxiyoMacalin-vc4qw
    @FarxiyoMacalin-vc4qw Před rokem +36

    Inta jecel nabigeena muxammad igulasali scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 Před rokem +5

    Wilkii kursiga kula ridi rabay marka dhici kadhay buu damcay inu kugu so ordo wuu is ceshay wlha walalnimo 😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️

  • @AsmoAli-yc1sr
    @AsmoAli-yc1sr Před rokem +98

    Kusaliga nabigeena muxamad scw❤❤

  • @luna_qurux3948
    @luna_qurux3948 Před rokem +66

    13:10 I like arimahena reaction❤ brother

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 Před rokem +19

    Naafanimadu maaha karti la'aan, Asad hagio mid ka mid dadka uga aqliga badan somalia si qaas ahna CZcamsrs-ka. Walaalnimadu ha waarto.🥺❤️👏

  • @user-uk4ev8qh5c
    @user-uk4ev8qh5c Před rokem +7

    Nabigena muxamed ku sali scw scw scw❤❤❤❤

  • @Dhacdooyin24
    @Dhacdooyin24 Před rokem +51

    Maanta waa jumca ee badi saliga nabiga scw 🥰

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 Před rokem +128

    Cawa waaa jimco aanku salino nabigeena maxamed scw صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ramlahonest6712
    @ramlahonest6712 Před rokem +3

    Asad marki wiljarka uqadaye Arimaheena waa fahmy wuxuna aha number 2 arimahena fadhigiisa ayn kagarty anig m.a walalo is jcl frxd igu nolado my brothers I.a ❤❤❤🙏🙏💯

  • @abdasiishassan8480
    @abdasiishassan8480 Před rokem +122

    Caawa waa jumco aan kuwada salino nabigeena mohamed scw ❤❤

    • @cadarmaxamuud1551
      @cadarmaxamuud1551 Před rokem +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @bishaarobilqeyr9886
      @bishaarobilqeyr9886 Před rokem +2

      Arimeheena waa nambar 5

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před rokem +3

      scw scw scw ❤❤❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před rokem +2

      scw scw scw

    • @muwahibmuhumed-bw1hf
      @muwahibmuhumed-bw1hf Před rokem +2

      scw scw

  • @edabsan623
    @edabsan623 Před rokem +59

    Inta fahansaneed arimaheena qaabkiis ma lumaayo mashallah ❤

    • @aminobashir211
      @aminobashir211 Před rokem

      Wlhi bilahy marku soo kaci bo aniga waan garti

    • @siijelinamadaxay9745
      @siijelinamadaxay9745 Před rokem +1

      Wllhi waa gartay marki la waryeeniya ayu ka naxsan marka fahmay ani waa qof qalbi wangsan

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +99

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @hibaaqfaysal3653
    @hibaaqfaysal3653 Před rokem +4

    Wlhi anuu waxan gartay arimaheena markii welcherka waayo wuu naxayay markay inamada kale wadayeen ay si khladan u wadaan😊❤

  • @faayhirabe3310
    @faayhirabe3310 Před rokem +86

    Caawa waa jimco iigula sala nabi muxamed scw 🥺naxariis iyo nabadgalyo kurkiisa ahaate 😊🥺🥺

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 Před rokem +2

    Arimaheena Wuuba kuboodi gaadhay markuu ridigadhay wilku Wada dhalasho waa qali wlhi waliba siikala ah ♥️

  • @KING_MANKA
    @KING_MANKA Před rokem +59

    Wa arin wanagsan oo madadallo ah mash allh allow idin xafid all musliminta wall asad hagio allow 6diisa 6xad utamyel🤲

  • @drhafous9169
    @drhafous9169 Před rokem +62

    13:15 arrimehena reaction❤❤ prt two asad close your ayes an touch their hands with out gloves, ask the questions about arrimeheena , let them tell things about yourself

  • @Halemxh10
    @Halemxh10 Před rokem +98

    Last part is so touchy when they hugging each other.The most awaited video ever and the very best one MashaAllah❤We want more of this Asadow

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +41

    Best my brothers another's levels hard work next week armaan coming soon insha allah 💪💯👍❤❤😆⚽️

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 Před rokem +43

    Caawa waa jimco nabiga kusali salalaahu calayhi wasallam❤️🥰🔥

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před rokem +12

    Arimaheena 13:10 markuu muqaalku marayo suu uga naxay lagu fahmey❤🥺

  • @rehemahashi9762
    @rehemahashi9762 Před rokem +231

    13:10 I like arimaheena's reaction ❤ brotherhood

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před rokem +7

    Caadi mahaan willkan talent halabur mashallah tabarakallah

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před rokem +124

    ❤Aboowe ama abaaayo waxaa iga talo ah inaaku dadaashiin salaadda waqtigeeda in la ilaaaliyo❤❤❤❤like 👍 👍 👌 ii saaara

  • @walaalkayar3592
    @walaalkayar3592 Před rokem +5

    Azad arimaheena shiir ma.aadan kufahmin ee qiyaano kale ayaa wadaty oo ah in aad murqaha qawada qawato dadka oo dhan yaa ila qawo arintaas

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Před rokem +48

    Jah waxana Video laga dhaha Ama Walaiska Dayaa ❤ Asadkeena 🥰

    • @naimaduale
      @naimaduale Před rokem +4

      Darbiga ka helay yes or no sida logu program miyay 🎉❤❤❤

    • @maryanhassan233
      @maryanhassan233 Před rokem +1

      Thnk qaali video in uu dhamaado la rabin buu ahaay waa igu socday videowgaan 1m 10maali gudohood u qalmaa in.a

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Před rokem +3

    Talo aan u wado Asad Hagio, hala iga gaarsiiyo. Sxbkayow kalimada God, ee aad badanaa adeegsato ku badal Allaah, wakaas magaca saxda ah ee Allaah.

  • @maxamedyaasiin5578
    @maxamedyaasiin5578 Před rokem +54

    Nabigeena suban ku saliya asxpey .scw.

  • @Zakaria_Roy
    @Zakaria_Roy Před rokem +22

    nabiga ku sali wll waa maalin jimce(scw)

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +94

    arimaheena shiirkiisa ayaan garanaya kulahaa aar asad dhib badana 😂😂😂

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před rokem

      Waa walaalo so mahan

    • @ayaan850
      @ayaan850 Před rokem

      @@mahdimo6276 haa wll walalo weeyi asad hagio iyo arimaheena hagio weeyi

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Před rokem +4

    Boqorka CZcamsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +74

    walaalnimadu Ma aha wax Fudud Ilaahay Ha Isku wada Barakeeyo intii wada Dhalatayba 🙏❤️

    • @AbdinaasirMohamoud
      @AbdinaasirMohamoud Před rokem

      Balse hadi colaad so dhex gasho dad wda dhashay wx ka xun ma leh😢😢😢

    • @naciimo3199
      @naciimo3199 Před rokem +1

      ​@@AbdinaasirMohamoudhaa wlhi😢😢

    • @abdifitahmudei54
      @abdifitahmudei54 Před rokem

      Walaahi lamafahmi karo Waa soo qabatay walalkaa

  • @baxsansaney0473
    @baxsansaney0473 Před rokem +10

    Videowyadisa waku Enjoy Gareyna Sidu Nooga Farxiyo illh Ha Uga Farxiyo wllken 😢

  • @user-qn5cr1fr5d
    @user-qn5cr1fr5d Před rokem +70

    Asxaabey dadka ku qaraabanaayo magaca eebe iyo magaca rasuulka sidii like loogu saari lahaa waxaas dambi waa halaiska dhaafo😢🎉❤ 0:31

    • @quenlucky9221
      @quenlucky9221 Před rokem +6

      Haa ma aragty horta ani maba u saraba waa agmara niyadana scw ban ka dhaha thas side

  • @shadiaaragsan749
    @shadiaaragsan749 Před rokem +43

    13:07 i like his reaction best brother arimaheena 🥺

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG👨 IYO DUMAR 👩
    ONLY RAG IYO DUMAR 🎉😮

  • @marwaahmed9193
    @marwaahmed9193 Před rokem +11

    Asad Masha Allah Smart person 🥰

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Před rokem +109

    Arimahenas Reaction 13:10 is Everything😭😭Sidu uga Naxayay marku wheelchairka dhici gaaray😭😭😭

  • @maajid607
    @maajid607 Před rokem +21

    Wusali wllkay nabigeena muxamed sallalaahu clyhi wasalam ❤❤❤😢

    • @habibaziizu7194
      @habibaziizu7194 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @wariiri____p0i11
    @wariiri____p0i11 Před rokem +51

    qofka labaad weheel chair ku waday asad inta ku qososhay like😂😂😂

    • @queen__happy5712
      @queen__happy5712 Před rokem

      ​@@frankdejong6665istaqfulaah 😂😂

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 Před rokem +1

      @@queen__happy5712 waxkaluu dawanaye qofkan amiiro wye kulahaa kkkk

    • @hothenhoney3231
      @hothenhoney3231 Před rokem

      😂😂😂😂

    • @queen__happy5712
      @queen__happy5712 Před rokem

      @@akhyaar11 bisinka saan u qoslay lee indho adeeg ka baty 😂😂😭

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 Před rokem

      ​@@frankdejong6665😂😂😂😂

  • @user-eb6om2zc2d
    @user-eb6om2zc2d Před rokem +5

    Inta vidou dawanayey vidou ugu shidnaaa asad hgio ilaahey haysku daayo dadka walaalaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @KARAAYE
    @KARAAYE Před rokem +100

    Inta nabiga jecel like saara 😢😔😔

    • @muwahibmuhumed-bw1hf
      @muwahibmuhumed-bw1hf Před rokem +1

      scw scw scw

    • @Jama-cb3cm
      @Jama-cb3cm Před rokem

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂😍😍😍😄😄😄😄😄😄😄😄😄😍😄😄😄😍😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @user-ib2gl5xb1d
    @user-ib2gl5xb1d Před rokem +4

    Arimaheena waxaa ku fahmay markii uu wiilka ridi rabay siduu u boodi rabay walaalnimo ❤❤❤

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před rokem

      Arimaheena is another level emotional damage Nuclear 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Před rokem +34

    Mcha Allah ASad Hagio Keep Going Coming Soon 2M 🎉Wllnimada Macana ❤Qofka Ugu Horeyey waa Ahay 😮

  • @user-zm6ie7tw2g
    @user-zm6ie7tw2g Před rokem +4

    Round 3 arimaheena wuxuu kujiraa number 2 waxaana kugartay suu markuu dhici rabo asad uga naxayo wllnimo waa wehel

  • @saadaqbogba
    @saadaqbogba Před rokem +40

    💔Si kastoo dadku u mash quul san yihiin hadana waxaa jiro qof dulqaad iyo .. naxriis leh oo fariinteyda aqrinaayo >💔😫🥰🎧🙌folow☝️

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Před rokem +48

    I CAN'T WAIT PART TWO PLZ ASAD🤣❤️💯💯💯

  • @Qarazaawi
    @Qarazaawi Před rokem +41

    Wll aan kuwada salin xapiikena scw❤

  • @xafsalajecleyyy5060
    @xafsalajecleyyy5060 Před rokem +4

    Anigaba ayaaba halkaa ka gartay in uuu number 2 yahay arimaheena❤❤❤❤❤

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před rokem +43

    Inta ayago vedio dhamesan comantiga aqriyo😂🤝

  • @SamatarXareed-is3hl
    @SamatarXareed-is3hl Před rokem +1

    Asad saxiib no talk 6 hour noo soo sameey

  • @c.fataaxbuuwec.fataaxbuuwe

    Caawa waa habeen jimca aan kuwada salino xabiibkeena suubana maxamed ❤

  • @queenasmaar7250
    @queenasmaar7250 Před rokem

    Gemkaan no soo badi amiira qurux iyo cimraan ku sameey wll

  • @alamirabdullahiphlspher7601

    13:10 arimaheena reaction kisa Ayan ku daremay woow brother ❤

  • @caaishaduniya7295
    @caaishaduniya7295 Před rokem +1

    Waaw Guul iyo Cfmd Buuxa Ayaan Alle Kaaga Rajeynaa Mar Walba Wllky Asad wlhi Anni Waxan fahmay inuu Namabar 2 markii Faraha Aad Taataabaneesaa dareemay inuu Yahay nmbr 2.Hormar Wanagsan dhamaantiin ❤❤

  • @aidarouzahmeddool8558
    @aidarouzahmeddool8558 Před rokem +56

    My favorite persoN AsaD❤
    Intelligent persoN

  • @user-ye5so1hz5q
    @user-ye5so1hz5q Před rokem +1

    Asad zxb wan ku taageeraa zxb waligaa jir oo noolow zxb❤❤

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Před rokem +9

    marka wiljarka fahmay arimaheena wlh sabab kale kuma fahmin arimaheena markii lambar 4 waday arimaheena zaaid u nax naxayey wu bodayey inu qabto cml uu rabay wllnimo wlh 😪 allow isku xafid ❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před rokem

    Arimaheena qof 2 u xiran tahay inu yahay waxaa ku fahmay marka wilcherka lakugu warejinaaye mar aa cabsaday ayu fadhikiisa ka naxaaye inu soo boodo wax yar aya u dhinaay masha allah allah ha idin xafido

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Před rokem +23

    Illahow iskudaaa 😢😢
    Wan qosley waneh murugodey 👏🏼🌷

  • @zahraqueen5546
    @zahraqueen5546 Před rokem +1

    No.2 inuu yahy waxaan ku ogaaday markii gaariga aay kugu waday wiilasha mid ayaa si qaldan kuu waday markaa asga ayaa kuu naxay oo gacanta taagy ❤team 27 one love

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +20

    What a chalange every night & every time 🕒 New chalange amezin wllhi keap up wlllei asad hagio🎉😮

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před rokem

    Wallahi qaabkiisa baan gartay wareegii ugu horeeyay waligayna ma arag garrowe baab taageere uga ahay waxase sii rumaysatay unuu yahy markii asad wiljeerku la dhici gaaray wuu is hayn waayay inuu soo boodo buu damcay alla dhiigu cajiib sanaa

  • @maysarocabdi6590
    @maysarocabdi6590 Před rokem +25

    Wlhi ano ilahy igu ogyahay waxan garty markii whlcherka .waxn ku garty arimaheena Mar uu asad dhici raby ayuu gacmaha kor u taaagay isago ka naxaayo
    😢halka kuwa kalana ay caadi isaga fadhiyeen .wllnimo msha allah ❤🎉

    • @hanaialie4470
      @hanaialie4470 Před rokem +1

      Aniagana wareegii 2aad ba ogaaday intan wheelchair ka la gaarin markuu asad qofka 4aad doortay arimaheenaa soo fiiriyey kuwa kle maysan soo eegin like how ii garan la’dahy caml 😂😂😂

  • @muntasguhad2105
    @muntasguhad2105 Před rokem +2

    Plz Asad part Two noso sameyy wan ku sugeynaa i.n

  • @dimensiongamer6353
    @dimensiongamer6353 Před rokem +18

    Wallhi halmar ma fahmin 5 modayay walal nimada waa cajiib😢❤m.a nolal Warto walalo❤

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před rokem +2

    Qoftan dhexda dhuuban oo Catada yaa wyh kolay qoftaas xalimo Calooley maahe 😂🤤❤️‍🔥

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +43

    inta soo carartay ismujiya 😂😎🔥👍👍

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 Před rokem

    Nacalaa shaydaan kuyaal Qaabka kusoo galeen waa jiliin intro in the best background music in a gang keep save pro ASAD HAGIO dhiiga ma ahan biyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +28

    Maasha. Alaah. Walaalo. Isdareemey. Yaahelikaro😊😊😊😊

  • @fesaljaki8274
    @fesaljaki8274 Před rokem +1

    Best chalange asdaow the king of youtube in somalia

  • @hajjiow
    @hajjiow Před rokem +19

    Kusali NABIKENA Mohammed( S.W.T)🎉❤

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Před rokem +1

    Wan jidhidhicooday wlhi😢😢😭😭wllnimo wllnimo waa hibo wllnimo😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 Před rokem +10

    Hhhh asadow intaa shiiir ka dharagtya kuleedahy waa wareeray😂😂😂alapeerka walhi 28min ba wa qoslayay alle haka qosliyo wllo if iyo akhirba ❤😢

  • @MariyomAhmed
    @MariyomAhmed Před rokem

    Wareegi u danbeeyay sheegay ani xitaa waayo labo qaab aan ku aqaano oo u fariistay arimaheena wlh marki kow iyo marki labaadba wan gartay❤❤

  • @mohamedamiinmustafe
    @mohamedamiinmustafe Před rokem +45

    Round 3 ga ee control wheelchair ayaa ugu qosol badan hhhb 😂😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Před rokem +7

    Qosol igumaharin 😂😂😂🎉❤keep going legend 🎉❤

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 Před rokem +21

    Inta rabto in part 2 la soo sameeyo like saaara👍

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 Před rokem +1

    Walaltinimadu way shay qaali ah waxan ogaaday marki uu wiljarka kula ridi rabay wiilka siduu kaaga naxay❤❤❤