AHN Abwaan Axmed Sh.Cali(Heelaale) oo ciil daraadii la ilmeeyey ( Gabaygii War Bal Dayaay) New 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Naxariistii janno alle hasiiyee N/Hure Abwaan Heelaale wuxuu kamid ahaa suugaanyahanada Ogadenya ee af iyo adinba kaga soo qayb qaatay halganka xaqa ah ee lagu baadi goobayo xornimada Ogadenya.
    Gabaygan oo abwaanku tiriyey sanadkii 2001 isagoo ku sugan magaalada Nairobi-Kenya ayuu ciil dartii la ilmeeyey isaga iyo intii goobta fadhidayba.
    Abwaanku wuxuu ka gabyayay xaalada Ogadenya ee xiligaas iyo sida dadkeedu u hurdaan qaarna qurbe iyo dalal shisheeye u qaxooti tageen..
    Ilaahoow u naxariiso Abwaanka iyo intii u shahiiday Ogadenya iyo muslimiinta oo dhan
    Somali Ogaden State

Komentáře • 132

  • @mnz2028
    @mnz2028 Před 2 lety +23

    😭😭😭😭😭😭2001 wllhi bllhi tllhi hdaan xilgaas nin Wax gal ah ama nin Raga oo caqli leh ahaan lahaa WACADALE waan dhiman lhaa moyaane kamahadheen 🇬🇲❤️🇬🇲❤️🇬🇲 wllhi calkan dhiig baa loshubay hdana waxaanu mareyna heer qabiilo aan waligood dagaal arag calan sameysteen😭❤️

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n Před 2 měsíci

      😭😭😭 insha allah waan xoroobi doonaa

    • @BashirBashka-
      @BashirBashka- Před 2 měsíci +1

      Inshallah abaha wan arki dona😢😢

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 Před 2 lety +18

    Gabeygan markaan maqli jirey waxan ahaa 12 jir walahi waan ooyi jirey waxaana isdhihi jìrey inteed kaga biirtaa mujaahidiinta ogadenia aniga ogadeen ma,ahi lkn waxey sameynayaaa waa xaq

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit Před 7 měsíci +8

    I'm watching 2024 feel sad sad real 😞 😢 free ogadenia

  • @mahaddhuute1341
    @mahaddhuute1341 Před 2 lety +5

    Runti geesi xaq udirir ah ayuu ahaa dhaman onlf wxay ahayeen niman kadortay dulinimda iyo gaalo raacnimada geeri mrwlba quluubtena ayad kujirtan alle ha idin naxaristo dhamantin from darwiish

  • @feisalhanad2879
    @feisalhanad2879 Před 3 lety +9

    Abahay macan wuxu aha helyey qaran wadanimada ku waynththy
    Qadiyadi uu nabaray iyo gumeyski diidki wali afkagartisiba ku dhaganhy wxn jira 23 sano
    Wxn rajeynaya malin uun inan arko wadankeyga ogedenia oo xor ah
    Itobiyana ka go.day inshallah
    Abo macaan ilahay janadana
    Guri hagaga dhiso booskadiba
    Cid ino buuxinkarto jirine
    Quluubtena ku noshahay marwalbo
    Hadafkiyo afgaartad noga tagtay
    Marnabo kama fuqeyno guushana
    Wn gareyna inshallah

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 Před 3 lety

      Ilahay samir haka siiyo ina adeer

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety

      Geesi.Abwaan.
      Umadda Soomaaliyeed. Ka baxay buu Ahaa.
      Adinkana Zamir ha idinka siiyo Hanadow

  • @kadramahamad
    @kadramahamad Před 11 měsíci +6

    wey hooyooy qalbiga😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 caawa maxaa itusey muqalkan hurdo la aan baaa igu dhacday iyo qaracan aheey ah

  • @YurubMaxamed-vh6lu
    @YurubMaxamed-vh6lu Před rokem +3

    ilahay haunaxaristo somaliya halyeyadi waykadhamaden ilahayow janadada ku macsuun

  • @erzincanchannel8254
    @erzincanchannel8254 Před rokem +4

    Abti MCN Allah'a ku naxariisto adeeer aniga ayaa Ka danbeeya wxn rajenayaa inaan so celiyo sharftaa insha allaaah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +7

    Aderkay helele allh ha unaxariisto hal gama ayuu aha😢💔🤲

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +3

    Raxmatulaahi Caleyhi
    Abwaan Heelaalle
    Taariikh. Lagu xasuusan Doono Ayuu reebay..wadaniga.damiirka leh.
    Dadnimada leh.ma Waaro

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 Před 3 lety +4

    Allha unaxariisto wllhi gabaydhaan waan jeclaa 2011 aan dhagaysa jiray

  • @abdullahidahir9225
    @abdullahidahir9225 Před 2 lety +5

    Onlf waxay taariikh u sameeyeen dhammaan ummadda soomaaliyeed. 30 sano ayay dagaal kaligood ku jireen. Dadka Ogaden ku waa qawmiyadda soomaaliyeed dhuuxeeda. Guuleys ta.
    Abeaan heellaale wuxuu ahaa qof dhif ku ahaa geeska Africa, eebbe ha u naxariisto.

  • @aadanidiriscabdi211
    @aadanidiriscabdi211 Před 6 měsíci +6

    Wuu awoday inow kunolada jigjiga io qabridahar o amerkeda qata isticmarka madow e xabashia lkn wuxuu iskadiiday inow kunoolada laajinimo dulli io gunnimo allah unaxarista abwan axmed shiiq cali helaale wuxu ahaa nin rageed somaray somaliweyn lkn dadkini fahmiwayen 😢2024 ya iladawan hyaa muqdisho somila 👋

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 4 lety +7

    Allha unaxariisto waxuu ahaa halgamaaa naftii hure ah af iyo gacanba .. si uu uxoroobo dhulkaa nagamaqan lkn dhulkeni si siyaasadeysan ayaa lagu hystaa lkn insha allh heelaale tusaalihiisa meysan dhamaaan ❤️

  • @maankamk.6232
    @maankamk.6232 Před 10 měsíci +3

    Reer ogaadeeniya waa dadkii soomaaliada asalka aheyd oo laga soo gaarey hidaha iyo dhaqanka balse maanta walhi waxa ay uhogaansanyihiin itoobiyanka wiilashooda markaa ku dhah di somali miyaa taha mise itoo biyaa wuxuu ku dhihi itoobiyaan😭😭😭 war baara xusuusahan gabayadaan 😭😭😭

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n Před 2 měsíci

      Pro ethiopia baa tahiin bee iskuulada noogu dhigeen lkn nin raga oo kasta oo dhigu gùbayo wuu ogyahey waxu yahey marka laga reebo kuwa aqliga yar ee ethiopia u hogaansan😢

  • @husseingure9453
    @husseingure9453 Před 3 lety +2

    Alle ha unaxariisto axmed shekh Cali ( heelaale) waxuu ahaa hal-doorki ummadda ogadenia.

  • @feisalhanad2879
    @feisalhanad2879 Před 4 lety +18

    Aabahay maacaan Allah ha unaxariisto

  • @mohamedabdulahiabdi2081
    @mohamedabdulahiabdi2081 Před 3 lety +2

    Gabaygan iyo waqtigii iigu horaysay waxay ahyd 2010 waxaa si guubaabo ah u isticmaali jiray yaryarka oo markaa magalada caasimada badankeeda heestay dhalinyarada aadka u da'da yar ee bariga soo baxaysay ayaan ka mid ahaa markii aan maqlo gabayga aad baan qiiroo jiray
    Allaha unaxariisto abwan Axmed shiq Cali helale wuxuu aad u iftiimiyay una muujiyay dhagarta iyo xasidnimada ay cadawgeena Ethiopia ay inoo qabaan

  • @yusufcabdi4349
    @yusufcabdi4349 Před 17 dny

    2024 ayaan dawanaya muuqaalkaan im very sad wllhi ilaahay unbaa faraj noo furi kara ogaadenia iyo soomaali oo idil 😭😭

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety +2

    Geesi ma dhinto rag qabri iyo qawl aya ka hadha soomaali oo dhan aya ceebaysan mid xornimo qaatay iyo mid wali gumaysi haystaba geed walba in gubta way hoostala from hargaysaa

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 Před 4 lety +4

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl Před 7 měsíci +1

    Alle hawnaxariisto goba nimo kamadanbayn alla yaa usheega inmaanta gaalo oromo kirstan ahi kudab dagayaan jigjiga iyo taladii sayidka

  • @MOHAMMEDIBRAHIM114
    @MOHAMMEDIBRAHIM114 Před 2 lety +1

    maashaa allaah. illaahay ha u naxariisto abwaanka.

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 Před 3 lety +1

    Wllhia wn ilmeeyey abwan illahay ha ku naxaristo taariikh ayd ka tagty aduunyada lagu warimayo ruux wlba oo muslim ah xaq ku dhinta abaalkisu waa janada waa wiil dhulbhnte ah tolna ogaaden bn ugu jeclhy

    • @nasteexomaxamud4272
      @nasteexomaxamud4272 Před 2 lety

      hah ilaahow unaxariiso allow jannatul firdowsa ku arzaaq.

    • @nasteexomaxamud4272
      @nasteexomaxamud4272 Před 2 lety

      .

    • @nasteexomaxamud4272
      @nasteexomaxamud4272 Před 2 lety

      allow kuu naxariiso goormuu dhintay horta abwaankani?

    • @nasteexomaxamud4272
      @nasteexomaxamud4272 Před 2 lety

      allahA UNAXARIISTO

    • @wiilkakheyrkajecel1701
      @wiilkakheyrkajecel1701 Před 2 lety +1

      @@nasteexomaxamud4272 2018kii ayuu dhintay abwaankeena Alle ha u raxmado taariikh wacan buu inooga tagay iyo murti maahmaah iyo gabayo iyo geeraar aad u qiimo badan isaga iyo qaryaan dhoodaan waa rag rag dhalay oo kaalintii ay baneeyen wali banaantahay

  • @abdifatxihusseinmuhammad8649

    Alle ha unaxaristo ader shekh Ahmed helaale

  • @maderahmeth421
    @maderahmeth421 Před rokem +2

    ilaahay haw naxariis abwaan heelaale geesibuu ahaaye

  • @Eglami
    @Eglami Před 7 měsíci +1

    Allow unaxariso ciil dartii ban manta ana la ilmaynayaa .
    Iska daa inaan ogadenia xorayneee dhulka inti harty baa xabashi laga celcelinayaa bal aduunkaa day manta wxn joignaa heer xbashi la iga celceliyo .
    War dadkaygow kaca o hubka diinta ninkii gaal dila doogsay aakhira e .

  • @wiilwaal7114
    @wiilwaal7114 Před 2 lety +3

    😭😭😭 InshAllah guusha aniga ogadambeyni tigrey

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Před 4 měsíci

    Gabaygaas waan xifdisanaa ilaa 2013kii

  • @kingrk1879
    @kingrk1879 Před 2 lety

    Abwaan axmed sheekh cali heelaale alahow janooyinkaga ugu deeq halgamaa gumaysi diid ah Buu ahaa

  • @shaficimohamed2882
    @shaficimohamed2882 Před rokem +1

    Allaha unaxariisto abawaanka

  • @CabdinuurXasan-if2ct
    @CabdinuurXasan-if2ct Před 6 měsíci

    Alle ha naxariisto halgamaaga 😭😭😭😭😭😭

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 Před 3 lety +2

    Somalia guul iyo midnimo inshaa allah

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 Před 3 lety +2

    Allah yarxamhu wax inoo badalikara hadey jiraan ama dad og halkaan kujiro fadlan hala raadiyo maantoo kalaan u baahneyn cid inoo buuxisa kaalintiisi wacneyd

  • @mariish443
    @mariish443 Před 8 měsíci

    Alow unaxariiso inti shihiday aaaammiin aaaammiin yaa rabi'

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 Před 3 lety +2

    Wale mujaahid dhaba ayuu ahaa maashaa allah

  • @reflixsb1623
    @reflixsb1623 Před 3 lety +2

    allaha unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdikaafihussein4049
    @abdikaafihussein4049 Před 2 lety

    Allow kuu naxariiis0
    Adeeer0 macaaane

  • @user-uo8nz7rm1l
    @user-uo8nz7rm1l Před rokem

    Alle ha naxaristo abwaan helale Wuxi aha halgama dadkiisa iyo dalkisaba wax badan u so huray

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 Před 4 lety +1

    Waadhintey sanadkii hore alh unaxariisto

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety +2

    Soomali nin caqli lihi wa ka dhasha lkn dad caqli leh ma helo oo wa sida abwaankan

  • @user-xj4fv3mi9y
    @user-xj4fv3mi9y Před 10 měsíci +2

    Waxa aan ahay nin Dhulbahante ah ilaahaybaan ku dhaartaa cid aan OG ka jeclahay majirto iyada oo qadiyadooda tayda tahay oo ay ila dhasheen hadana habeen aanan welwel iyo murugo igu hayn xaaladooda majirto waxa aan ka ilmeeyaa halgamaayaashii ONLF dhibka iyo halganka ay mareen iyo jiilka hada jooga sida ay u qaayibeen gunnimada inta aan noolahay waxa aan ka shaqeynayaa gobonimada qabiilkeygaas xitaa hadii aan dagaal galayo waxa igu balana inaan bilaabo dagaal sanado dhaw hadaan laga deyrin sidan. Qofkasta oo Daarooda waa gun inta uu noolyahay ee ogaadeeniya lahaysto. Heellaale alle haunaxariisto guubaabadiisii 2007 uu iidoor igu kicinayay 2023 ayaan dhulkeygii kasaarey iidoor waa ballan inaan tamarteyda iyo taladeyda ku idleeyo sidii Ogaadeen gob u noqon lahaayeen.

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 4 měsíci

      Mhdsanid Sxp Hilbo wada dhashiyo heyb Qudheynu Nahay.
      Gobanimadiinu Waa Taayada
      Runtii Markii Ay Onlf Dagaalameysayna QabiiLkii ugu Wacnaa Eena Garab Joogey idinkaad ahaydeeb Siciid Hartiyoow Xattaa Majeerteen Raggayaga Dhaawaca ah Gibrey ka iibsan jireen Hargeysa iyo Jabuuti iyaga Hadal Koodaba Daa 😢

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 Před rokem +1

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @AmuuukAmuuk
    @AmuuukAmuuk Před měsícem

    Hooyo mcnyy 😭😭😭😭

  • @libanabdi6911
    @libanabdi6911 Před 3 lety +1

    Allah Yaraxma

  • @user-im4ov3mp9d
    @user-im4ov3mp9d Před 8 měsíci

    Allw u naxariisto shuhadad

  • @mukhtarmohamed3156
    @mukhtarmohamed3156 Před 3 lety +1

    allh.yarxamhu

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 Před 2 lety +1

    Allaha kuu naxariis to

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 Před 3 lety

    Illaahey how naxariisto Axmed sheekh heelaale

  • @mohamudabdullahweheliye1121
    @mohamudabdullahweheliye1121 Před 4 měsíci

    Wuu ohinsiiyay Allah ha unaxaristo😢

  • @ismailahmed1739
    @ismailahmed1739 Před 3 lety +1

    Raabi naxariisti jaano haka warabiyo

  • @wiilwaal7114
    @wiilwaal7114 Před 2 lety +4

    Somaliland iyo Puntland waa Somali markaan cafimad iyo wax lamid ah an usoradsado waxey idhibaan tigree Wana wax an dhihi Karo waa wax lagacalol xumaado
    Anigu marna kama ilmeeyo tigree iyo wax lamid ah lkn waxan gogosha uqabani wayay waxey kukaceen kuwa dadka iguxigo ee sland mise puland shegto

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před rokem

      oo sxb maxay sameeyeena oo anigu reer puntland baan ahay iyo rer ddsi intabe maxay sameyen

    • @wiilwaal7114
      @wiilwaal7114 Před rokem

      @@CarabShiikh zxp qeybo kamid ah somaliland iyo puntland waxey udheeben tigrey rag ONLF aha oo gayiga somaliyed usoradsaday daryeel cafimaad waxadna kaheleysa qaybo kamid ah ayago lawareysanaayo youtubkan dhaxdisa waliba waxa wareysanaayo abdimaalik coldon

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před rokem

      @@wiilwaal7114 sxb slnd iyo ptlnd inaad isku qaado ma aha sababtoo ah rag kula dhashay iyo rag xitaa somalinimada diidan ma mudna in la is agdhigo teda kale anigu dds oo xorowda aduun wxn kajeclahy garan maayo maan sabab ayadaaban kudhashay doolo oo nin deegaanka wax kuleh baan ahay marka ruqa ninkii lahaa dabada hayo makacdo meesha ragii ogadenia ula baxay baa haystee daba dhilifbaana haystee ninkale muxuu u qaban soomalina kuligedba gumaysi kusugan maanta qabyaalad iyo qurun awgeed

    • @wiilwaal7114
      @wiilwaal7114 Před rokem

      @CarabShiikh niyaw xaqiqda marka eynu kawadahadalno somalinimada ayeynu wax kuwada noqoni karnaa wayo calamka waxey nowada aqaanan somali madhahaan waa Isaaq mise ogaden iyo wixi lamid ah anigu waxan qabaa on jeclaani laha somalida ineyba qabyaalada iska dhigto oo ey isasaamixan oo ey dowlad Islamic ah dhistaan markey awod yeshana ey dds kucawiyan sidey dowlad madax banaan kunoqoni laheyd sida Djibouti 🇩🇯 wad ifahantay Ayan filaaya wll

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před rokem +1

      @@wiilwaal7114 aad baad umahadsantahy wll lkn waxaa khalad maamul hebel iyo hebel kale ee soomaali oo dhanbaa is khilaafsan koonfurba ha udarnaate ilahay somali himideeyo

  • @mohamedabdiaziizabdullahi7694

    😢😢😢😢

  • @abdihassan791
    @abdihassan791 Před rokem +1

    Onlf waa xaq u dirir salaakin daminkii gumastuhu dhigay bay ku dheceen qaybi oo xukuntii ayay horgal u noqdeen dhaxalkiiisina Waan haynaa

  • @BashirYassin
    @BashirYassin Před 2 měsíci

    Ninkaas wuxuu ilmaynayaa waa jacaylka umadiisa lkn suaasha uu Ina hordhigay ee ah maxaa damiirka idinka qaaday yaa ka jawaabikara

  • @tajirka374
    @tajirka374 Před 2 lety

    ALLAHAYOW dhulkayaga noo xoree

  • @mohamedsheikhhassanhassan9387

    Allah ha unaxriisto

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety +1

    Abwaankan iyo ina illay oo itoobiyaan sheegtay intay isku jiraan

  • @CraxmaanClaahi-qp4ft
    @CraxmaanClaahi-qp4ft Před měsícem

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮

  • @user-im4ov3mp9d
    @user-im4ov3mp9d Před 8 měsíci +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-nj5gq2yb2g
    @user-nj5gq2yb2g Před 3 lety

    Ma noola ilaahey ha u naxiirto waxaase ka xumahay in aan guubaabadiisa waxba lagu qabo

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety

    Soomaali oo dhan waxbaa ku dhacay itoobiya fashay lkn soomaali ha noqoto wlo daacad alle ha siiyo

  • @elmiwehlie571
    @elmiwehlie571 Před rokem

    الله يرحمه

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 Před 4 lety +2

    Ma nool yahay abwaankani
    Waan jecelahay xaqiiq waa halyeey

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 Před 3 měsíci

    Lkn waa saxanyihiin lkn waxay qaldeen waxyar oo ah inay somalida dawlad.deegaanka oodhan

    • @user-yy1ov8ue6t
      @user-yy1ov8ue6t Před 2 měsíci

      Ogadenia ingris bixiyey aduunka dhana Sasa loga yaqana magaca qabiil ma,ha

  • @user-iy9gv6hw2o
    @user-iy9gv6hw2o Před 5 měsíci

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-im4ov3mp9d
    @user-im4ov3mp9d Před 8 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Před 4 měsíci

    Geedi ii raran ayaa gabayga la dhahaa Goorta la tirshay yaa igu caawiya

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 4 měsíci

      kani Maaha Geedigii Raran e Waa Gabay Gii Ma doooneyn Qeybtiisii Labaad Oo War Bal Daya Ladhaho 😢

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Před rokem +1

    Raxmaanku ha u naxariisto.
    Ogaadeeniya mise somali galbeed.
    Erey bixinta ayaa idinka khaldantay,kilalka ma ogaadeen kaliyaa degan.

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 4 měsíci

      yaa Udhinta Gobolka Oo Aan Ogaadeen ahayn Waree?
      Ma Jifooyinka Yar yar ee Jaajuuska Unoqda Xabashidaad Tirsaneysaa😂
      Waxba Kama War heysid Sxp

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 Před 4 měsíci

      @@mascuudabdi9401
      Ogaadeen isagaa jabhad iyo basaasba isu ahaa,ina ilay viva doolaal.
      Ha is daba saqlayso.

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 4 měsíci

      @@jaamacfaarax2375 Eeg Sxp Annaga Cabdi Iley Kuwo Lamid ahi Waanaga dhasheen Lkn Bu`dayada iyo Lafdhabrta Noo Hourmuud ka ah Ma Aha Waa inta Naga Fallaagowda
      Bal Adu Qabiil Kaligii Markeynu 77 kii keddib Soo billowno 30 Sano Iyadoon Hal Rasaas ah Lagu Biirineyn Nacabkii Shanta Somaliyeed Kaligood Hortaagnaa Kawrn? Xukuumadaha Jbouti somliland iyo Xamarra Mujaahidkayaga ayay dhaawiciisa Geden jireen oo ay Gibre ka iibsan Jireen Marka Qabiilka dhulbahante Laga Reebo oo aanu Abaal Buuxa u Heyno..
      Jufooyinka Nala degana Qof Qof Halganka Ka Qeyb Qaatey Waa Jiraa lkn inta Kale Gaaladey Naga Raaceen
      Isla Heelaalahan Gabay Uu 1994tii tiriyey Waakii Kulahaa
      * Abtirsiin iyo Odey La sheegtaa Horuu Noo Urquuun Jaraye
      * nin Qabiil Uruurshiyo Xornimo Aad ukala dheere
      * Ilaaq Laguma Helo Dawladnimo Loo abtiriyaaye
      Aw iyo Ashraaf iyo Absame ururka Daarood ah
      Akishiyo afciisiyo Gurgure oodda Gedibiirsi
      awal iyo Isaaq iyo Hawiyo unugga Ree Baarre
      Ehellada Gabooyee iyana Ee arliga Jooga
      * Itoobiya Af-soomaalka Yaal Waw ilmaadeere
      uus Xabaal Ka wey Wada Qabaan lagu istaagaaye
      Waxey ukala Af-dhuubyaaleynayaan Waa indho La`aan.
      Xattaa Wuxuu soo Wadaaba Wuxuu dhihi jirey
      indheergarad aqoon yahanna iyo Culimadii diinta
      innagoo edebsanoo anshax u Haasaawi
      Arrimahaba Haddii aan aaad ufalanqeyno ( yacni Magaca Ogadenya haddaad diidan tihiin Qabiiladanoow kaalaya oo aynu ku cusb kawada tashanee)
      wuxuusoowado wuxuu dhihi jirey Bal Magac uun Lakaaalaya Hadduu doono Axmaarkiyo Haynoo bixiyo kii Addoonsigu e
      haddaad Xataa saa diidaan Diinta Nagu So Raaca oo wuxuu Kula haa Gabygan
      Ilaahey Kayaabo Cuskada Diintu Waa udube
      Ayi daay Waxaad ku il-heshaan Ururkan weeyaane yacni Jwxo✅✅
      War xattaa Maantadan Hadaan Alshabaab isqabano ama Qawmiyadaha itoobiya Liyuu Boliska Ku dhintaayi Waa Wiil Ogaaden 98% kiiba Haye sxp kawrn.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Před 3 lety

    Asagoo kale ma dhalanwali

  • @abunazrijamac2907
    @abunazrijamac2907 Před 3 lety +1

    Abwaanka taalo haloogadhiso jigjiga

  • @warsamebeeydheere6322
    @warsamebeeydheere6322 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Před rokem

    Ogadeen ama daarood geesiga kadha isagoo ciilan ayuu dhinta waayo dadka aya xun

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 Před 3 lety +2

    Wale inaga umbaa wax isku ah SOOMAALIYEY 🇸🇴

    • @abunazrijamac2907
      @abunazrijamac2907 Před 3 lety +1

      In tigree lajabiyey yaa abwaan axmed ogaysiiya allaw yaa daluuntii godkii dib uga soosaara yaa af iyo labadaan yeedha oo daacad ugu sheega

  • @sultanothman139
    @sultanothman139 Před 3 lety

    Mujahid Allah haku Garab Galo

  • @axmadyare9155
    @axmadyare9155 Před 4 lety +1

    Onlf ugu danbeyn way is dhiibtay

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 Před 4 lety +1

    Lkn onlf wax bada ayaa kaqaldan inta aymagaca gumeysta tulkakusitaan waa la er eryan

  • @cumarxuseen4576
    @cumarxuseen4576 Před 3 lety +1

    Qabyaaladeyste ayuu ahaa

    • @Gloriouslyupright324
      @Gloriouslyupright324 Před 3 lety

      Cumar Xuseen maxaad kawadaa qabyaaladeyste runtuu sheegay ilaahay ha u naxariisto

    • @wiilwaal7114
      @wiilwaal7114 Před 2 lety +1

      Waxu aha ruux kusualay maba jiraan
      Alla Yaa raxma halgama an dah igasarneyn ayu aha

    • @mnz2028
      @mnz2028 Před 2 lety +1

      TUUG qabyaldi heyso adga ah OGADENIA kaxunthy cuqdad wave🇬🇲❤️🤍💪

  • @CabdinuurXasan-if2ct
    @CabdinuurXasan-if2ct Před 6 měsíci

    Alle ha naxariisto halgamaaga 😭😭😭😭😭😭

  • @kadramahamad
    @kadramahamad Před 11 měsíci

    wey hooyooy qalbiga😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 caawa maxaa itusey muqalkan hurdo la aan baaa igu dhacday iyo qaracan aheey ah

  • @xabibaxmadoffical2811
    @xabibaxmadoffical2811 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kadramahamad
    @kadramahamad Před 11 měsíci

    wey hooyooy qalbiga😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 caawa maxaa itusey muqalkan hurdo la aan baaa igu dhacday iyo qaracan aheey ah