Somali Ogaden State
Somali Ogaden State
  • 163
  • 431 539
Naf aan weli oomin baan Walwaal ku arooriyaa ( Suugaan Sarbeeban) New 2020
#Subscribe #somali Ogaden State#
Waa Suugaan qofkii fahan saliim ah leh uu fahmi,qofkii dareen wadani lehna uu diir nixi,qofkii dareen halgan lehna uu daranyoon.
Ayaan Halgan suugaantan ay soo marisay waxay u baahan tahay in si xeel dheer loo dhuuxo macnaha abyaada ay fanaanadu sida sarbeebka ah ugu halqabsanayso Walwaal iyo ma Waalni.
Mahadsanid Fanaanad Ayaan Halgan
# Somali Ogaden State
zhlédnutí: 1 183

Video

Xaqlayaashii xabaasha u galay xaqa shacabkooda oo salaad tukanaya(ONLF Army) New 2020
zhlédnutí 6KPřed 4 lety
#subscribe #somali Ogaden State Kuwani waa Naftoodhurayaashii dhiigooda qaaliga ah u huray dalka iyo dadka Ogadenya si ay uga xoreeyaan gumaysiga madoow ee Itoobiya oo u gudanaya waajibaadkii alle siday diinteenu sheegtay. Qaar way shahiideen qaarna weli way nool yihiin waxayna cagta ku hayaan marinkii ay kuwada balameen iyaga iyo intii shahiiday ilaa laga gaadho xorriyada Ogadenya..
Dhaqankii Gumaysiga ee foosha xumaa iyo dhabar garaacii gabdhaheena(Jilid) New 2020
zhlédnutí 930Před 4 lety
#somali Ogaden State #subscribe #
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q4aad) New 2020
zhlédnutí 831Před 4 lety
Qaybtii 4aad Taxanaha Riwaayada :Sanadguurada 20aad iyo sarakaca dadkeena Qaybtii 4aad oo xmbaarsan xikmado halgan iyo suugaan... #Somali Ogaden State
Xaqlayashi xabaasha u galay xaqa shacabkooda
zhlédnutí 3KPřed 4 lety
#subscribe #somalisindenmark
Looma kala hadhin soo dhaweyntii Sanadguradii 36aad ee ONLF
zhlédnutí 2,6KPřed 4 lety
Halyeeyada ONLF ee Naftooda huray Hambalyiyo salaan baan umarin hawada.. Samada Calankaa ku ladhan ayaa sanka taag i baray. Adkaysoo samir lahoow bilaha sanadkaa ibaray..
Ilaahoow kugusin xoriyada Ogadenya ( Halgame Cali Shucaac) geesi wadani halgamaa ah) New 2020
zhlédnutí 408Před 4 lety
Halgame Cali Shucaac wuxuu kamid yahay rumuusta lagaga hirto halganka iyo xoraynta Ogadenya. Waa Halgamaa geesi ah oo aan qadiyada iyo ilaalinta karaamada Ogadenya cidnana kala gabanin dhib kastoo kasoo gaadhaba. # Subscribe # Somali Ogaden State
Madaxweyne Mustafe Cagjar waa Siyaasi duurxul badan( Gaalka dil gartiisana sii) New 2020
zhlédnutí 836Před 4 lety
Somalidu waxay ku maahdaa GAALKA DIL GARTIISANA SII,Madaxweyne Mustafe waa siyaasi fahansan siyaasada caalamka ee maanta siiba tan Atoobiya,wuxuuse u baahan yahay toos-toosin yar oo aan ahayn dhanka siyaasada( Waa dhinacyo kale)... Madaxweynaha Dowlad Deegaanka S/Ogadenya Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 36aad ee aas-aaska ONLF. Madaxwe...
Ogoobey Markaad wareerto waa uun sidan!!!!(Halgankaa dhibkas lee soo dhawoow haben yahow) New 2020
zhlédnutí 232Před 4 lety
Cid kasta inay iska sheegato waxay rabto waqtiga ayaa inagu simay ,Eng Salaxudiin Xaaji Macoow oo halganka iyo ururka ONLF dambiyo waaweyn ka galay maanta inuu soo aakhiro tooso HALGANKAA DHIBKAA LEE SOO DHAWOOW HABEENYAHOW, # Somali Ogaden State
Xiisaha shacabka iyo xaqnimada Qadiyada Ogadenya( Xuska Sanadgurada 36aad ee ONLF) New 2020
zhlédnutí 6KPřed 4 lety
Dabaaldagyadii shalay ka dhacay daafaha caalamka ee lagu xusayay sanadguurada 36aad ee kasoo wareegtay aas-aaska ONLF waxay ku tusinaysaa xanimada qadiyada xornimodoon ee shacabka Ogadenya. Ururka ONLF oo u taagnaa tan iyo sanadkii la aas-aasay 15-08-1984 ilaa maalinkan la xusayo siduu shacabkaas iyo dalkaas u gaadhsiin lahaa aayo-katashi buuxa ayaa soo dhaweeyn iyo xiiso lama filaan ah kala ku...
Suugaan halgameedka Maanta( Hawaas Geedigaan uraray,uraray iyo Al-fanaan Jaango) New 2020
zhlédnutí 435Před 4 lety
Waa qayb kamid ah suugaan halgameedyadii ay soo bandhigi jireen kooxaha fanka iyo abaabulka bulshaha Ogadenya ee qurbaha ka howl gala. Al-Fanaan Jaango iyo baroomada da,yarta ah ee qurbaha ayaa si wadaniyad iyo kicin shucuur kujirto ugu luuqaynaya suugaan halgameedk amaanta. Subscribe # Like # Share # Somali Ogaden State
AHN Madaxweyne Cabdullahi M.Sacdi oo kulamo la qadanaya Hay,adaha ka howlgala Ogadenya(Sanadka 1993)
zhlédnutí 515Před 4 lety
Xasuusaha halganka iyo taariikhaha ay soo mareen maamulada kala duwan ee Ogadenya ka hirgalay waxa laga dhaxlaa waayo aragnimo iyo ilduufyada oo la iska ilaaliyo. Madaxweynihii u horeeyey ee Ogadenya AHN Cabdullaahi M.Sacdi iyo xukuumadiisii sanadkii 1993 waxay u kulamo joogta ah la yeelan jireen hay,adihii isugu jiray cadaanka iyo madowgaba ee ka howl gali jiray deegaanka si ay u hubiyaan nasa...
Xasuus Halgan: Shirweynihi Jaliyadaha Ogadenya ee 2015 ( Suaalo ad-adag oo la weydiiyey madaxda)
zhlédnutí 287Před 4 lety
Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee sanadkii 2015 oo ka qabsoomay caasimada Norway ee Oslo ayaa madaxda JWXO lagu weydiiyey suaalo ad-adag oo la xidhiidhay dareenkii kaadirka ee bildhaaminayay xiligaas xaalada uu halganku marayo iyo waxa uu ku dambayn doono. Madaxda jwxo o ay kamid ahaayeen gudoomiyihii xiligaas Adm.Maxamed Cumar Cismaan,Xoghayihi arimaha dibada ee xiligaas ahna gudoomiyaha jw...
Weli ma aragtay ciidanka JWXO qaybta gabdhaha oo buranburaya( Suugaan Halgameed) New 2020
zhlédnutí 3KPřed 4 lety
Ciidankii JWXO qaybaha wiilasha iyo gabdhuhu waxay soo bandhigi jireen xiliyadii tababarku u socday sugaan halgameedyo isugu jira gabayo,heeso wadani ah iyo buraanburo ka tarjumi jiray gumaysiga xaqdarada kujooga Ogadenya iyo sida lamahuraan ay u tahay in dhulka laga xoreeyo gumausiga Itoobiya ee doolka kuyimid. Qaybtan waa N/hurayaashii gabdhaha oo soo bandhgigaya buraanbar halgameed ay kujirt...
Xaqlayashii Xabaasha u galay Xasilinta xaqa shacabkoda(N/hure Qalbidhagax & N/hure Sanweyne) New2020
zhlédnutí 10KPřed 4 lety
Inkastoo ay weli nool yihiin labadan naftoodhure waxayse diyaar u ahaayeen welina u yihiin inay xabaal ugalaan xasilinta xaqqa shacabkooda,waxay ka warbixinayaan xaaladaha halganka iyo nolosha shacabka ee aaga ay ka howlgalayeen xiligaas. Waxaa cajalkan kujira qaar badan oo kamid ah saaxiibadoodii ay balanta wadagaleen oo ilaahay ku arsaaqay shahaado,iyaguna waxay weli ku taagan yihiin balantii...
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q3aad) New 2020
zhlédnutí 602Před 4 lety
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q3aad) New 2020
Jabhadkoow horay usoco, Horay Usoco,Hogamiye Hogaamiye Cadaalad u Hanaani ( Sugan halgamed) New 2020
zhlédnutí 225Před 4 lety
Jabhadkoow horay usoco, Horay Usoco,Hogamiye Hogaamiye Cadaalad u Hanaani ( Sugan halgamed) New 2020
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q2aad) New 2020
zhlédnutí 5KPřed 4 lety
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q2aad) New 2020
Labadan Sheekh oo si adag isugu khilafsan Jimce iyo Ciid kulmay(keebaan raacna) New 2020
zhlédnutí 578Před 4 lety
Labadan Sheekh oo si adag isugu khilafsan Jimce iyo Ciid kulmay(keebaan raacna) New 2020
Udiyaar garoowga Ciida barito ee magaalada Garissa ( Garissa-Kenya) New 2020
zhlédnutí 174Před 4 lety
Udiyaar garoowga Ciida barito ee magaalada Garissa ( Garissa-Kenya) New 2020
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
zhlédnutí 63KPřed 4 lety
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
Fadliga Soonka maalinta Carrafo qofkaan xajka joogin(Barito 9 ka dil-xija) New 2020
zhlédnutí 158Před 4 lety
Fadliga Soonka maalinta Carrafo qofkaan xajka joogin(Barito 9 ka dil-xija) New 2020
Deg Deg: TV-ga OROMIYA oo dilkii fanaanka ka waraystay madaxa siyasada ONL (Mudane Xasan Macalin.
zhlédnutí 287Před 4 lety
Deg Deg: TV-ga OROMIYA oo dilkii fanaanka ka waraystay madaxa siyasada ONL (Mudane Xasan Macalin.
Isu soo dhawaanshaha ONLF iyo Dowlad deegaanka waa guul( Falanqayn) New 2020
zhlédnutí 81Před 4 lety
Isu soo dhawaanshaha ONLF iyo Dowlad deegaanka waa guul( Falanqayn) New 2020
Geesiyaashii ONLF ee gumaysiga u birdhigay iyo N/hure Ciraaqi oo ka warbixinaya jiida hore
zhlédnutí 14KPřed 4 lety
Geesiyaashii ONLF ee gumaysiga u birdhigay iyo N/hure Ciraaqi oo ka warbixinaya jiida hore
ONLF iyo EPP maxay ka wada hadleen miyey ( Waraysi Rayaale Xaamud) New 2020
zhlédnutí 275Před 4 lety
ONLF iyo EPP maxay ka wada hadleen miyey ( Waraysi Rayaale Xaamud) New 2020
Ileen ciil looma dhinto: Abwaan Heelaale iyo sharaf dhicii shalay(Taalada Sayidka) New 2020
zhlédnutí 879Před 4 lety
Ileen ciil looma dhinto: Abwaan Heelaale iyo sharaf dhicii shalay(Taalada Sayidka) New 2020
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q2aad) New 2020
zhlédnutí 205Před 4 lety
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q2aad) New 2020
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q1aad) New 2020
zhlédnutí 11KPřed 4 lety
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q1aad) New 2020
Dowlada madaxweyne Mustafe oo qabatay Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen ONLF iyo aqoonyahano
zhlédnutí 172Před 4 lety
Dowlada madaxweyne Mustafe oo qabatay Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen ONLF iyo aqoonyahano

Komentáře

  • @LeyloSalaad-y1q
    @LeyloSalaad-y1q Před 3 dny

    Waxan jeclaan lahaa inay onlf hubka dhigin wlee waan kubiiri lahaa ilaahayow muslimiinta xorey

  • @Agency2-d8y
    @Agency2-d8y Před 8 dny

    Alaw unaxariso inta dhimata

  • @yaasirahmedtubbe6530

    Ma madaxwaynihii u horeeyaybaa

  • @mohamedrayaan7200
    @mohamedrayaan7200 Před 10 dny

    Allah naxariis jano hasiiyo Abwaan Ahmed Sh Ali

  • @RohitSormaes-t6j
    @RohitSormaes-t6j Před 11 dny

    Thomas David Brown David Lee Carol

  • @cabdishakurjimcale492

    Allah unaxariisto manta somaliada xurtaa aheed ayaa lahasdaaa

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 18 dny

    waar ogadeenoo dee is la yaaba dhulku waa itoobyaane daarood siduu dhul u doonayo ayaa la rogayaa

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Před 13 dny

      Xoolaa thye iska aamus nio Dhulka ma hooyadaa baa Ethiopia siiisay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 18 dny

    ogaadeen xagayi ku xoroobaan dhulba malahae ma itoobiya oo ayi magn u yihiin ayeyi dhulkooda ku hayistaan

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Před 13 dny

      Dulli baa thy abti Dhulka somali baa leh gaar ahan Ogaaden

  • @ssffs484
    @ssffs484 Před 27 dny

    Inta dhimatay allow u naxariizo

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 Před 28 dny

    Roodo adjano ifka raaxo ku nolow akhirana janadii firdowso

  • @AdenSugal
    @AdenSugal Před 29 dny

    Allah unaxariisto sado ali wlhi wxy ahyd qof qli ah oo taaalo lodhiso o xauusleh

  • @tamanmacalin2171
    @tamanmacalin2171 Před měsícem

    allah haku naxariisto adeero mcn

  • @Sahroomarjama
    @Sahroomarjama Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @yusufcabdi4349
    @yusufcabdi4349 Před měsícem

    2024 ayaan dawanaya muuqaalkaan im very sad wllhi ilaahay unbaa faraj noo furi kara ogaadenia iyo soomaali oo idil 😭😭

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 Před měsícem

    Allah heydin wada naxariisto anaga ayaa duli wali dul fadhine Allah janadi haidinku casuumo ☝️☝️🤲🤲😭😭😭😭😔

  • @AliMohamedmohamud-u4q
    @AliMohamedmohamud-u4q Před měsícem

    Somaali galbedey ragaan sharafta badan sooceliye waa ragii somaali miden lahaa

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 Před měsícem

    Guul.onlf.wanku.dhartaa

  • @NimcoCabdi-s2s
    @NimcoCabdi-s2s Před měsícem

    Iisoo badiya dagaalada jawxo noyadaa kudagtee

  • @CraxmaanClaahi-qp4ft
    @CraxmaanClaahi-qp4ft Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮

  • @AmuuukAmuuk
    @AmuuukAmuuk Před 2 měsíci

    Hooyo mcnyy 😭😭😭😭

  • @Sahroomarjama
    @Sahroomarjama Před 2 měsíci

    Xasuus😢😢😢

  • @Khadarwadani-pf9nw
    @Khadarwadani-pf9nw Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 2 měsíci

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo 😢🤲🤲

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 2 měsíci

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo inta noolna ale ha booga dhayo😢🤲🤲❤

  • @hoygakheyrka6120
    @hoygakheyrka6120 Před 2 měsíci

    Maalinkaan cajeladan duubeynay ilahey unbaa ogaa is jaceyl wixii qalbiganaga ku jiray ilahey ha u aqbalo shahaada ragan badi wey shihiideen goobjoog ayaana uahaa badankood siiba galabkuu abwaanku shihiiday Wey iisawiratahay galab casar ah yey aheyd ced ceeda yaana isugu kaaya dhacday

    • @cabdiciisefaarax9326
      @cabdiciisefaarax9326 Před 2 měsíci

      Halkeee Buu ku shihiiday wll

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 Před 26 dny

      Inader wiilal aan garanayo ayaa halkan iga muuqda mana ogi Haday noolyihin iyo in kale Axmeed aroori shihiid Abwan dhagacade shiihid Odayga weyn ee ag istagan abwanka shihiid Maxamed basay wiilka koofiyada xidhan ee muryadaha xidhan shiihiid Shekh deeq shiihidd Inta kale ma garanayo Wiilka luqunta dheer iyo wiilka cas ee kofiyada xidhan miyay noolyihin

    • @hoygakheyrka6120
      @hoygakheyrka6120 Před 19 dny

      Leydi buur meela dhaho oo dagmada birqod udhow

  • @BashirYassin
    @BashirYassin Před 3 měsíci

    Gabadha ninka ag fadhiyaa soo halgamaa Abwaan Cadbulaahi Sheilh Heelaale

  • @xasancarab7405
    @xasancarab7405 Před 3 měsíci

    Dhulbahante iyo hawiye ayaa jira cid onlf garab istaaga oo aan ethiopia ka iibsan dad ogadena somalida kale nafmale wa hunguri

  • @BashirYassin
    @BashirYassin Před 3 měsíci

    Ninkaas wuxuu ilmaynayaa waa jacaylka umadiisa lkn suaasha uu Ina hordhigay ee ah maxaa damiirka idinka qaaday yaa ka jawaabikara

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 3 měsíci

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 3 měsíci

    😂❤

  • @MohammedSandhere
    @MohammedSandhere Před 3 měsíci

    Onlf❤

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 3 měsíci

    Allaha uhiiliyo

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 3 měsíci

    Maashaa allah Cigtiyo gabadhaas

  • @PeaceBeuponyou252
    @PeaceBeuponyou252 Před 3 měsíci

    ALLAHUMA BAARIK MY BROTHERS LOVE YA’ll FOR THE SAKE OF ALLAH!!

  • @tuushomar5888
    @tuushomar5888 Před 3 měsíci

    Amiiin amiiin amiiin😭😭😭😭

  • @AbdijabaarUmair
    @AbdijabaarUmair Před 3 měsíci

    😢😢😢 alla mxay rag inaga qaban Tigre ga😢

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 Před 3 měsíci

    Lkn waa saxanyihiin lkn waxay qaldeen waxyar oo ah inay somalida dawlad.deegaanka oodhan

    • @AbdirashidDhux
      @AbdirashidDhux Před 3 měsíci

      Ogadenia ingris bixiyey aduunka dhana Sasa loga yaqana magaca qabiil ma,ha

  • @FardowsoCali-sd1dg
    @FardowsoCali-sd1dg Před 4 měsíci

    Dad waa daakii hooree ee halganka karunsheegay😢😢

  • @Maryanmawlid
    @Maryanmawlid Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @Maryanmawlid
    @Maryanmawlid Před 4 měsíci

    Aaamin aamin amiin

  • @Maryanmawlid
    @Maryanmawlid Před 4 měsíci

    Xuusus away ikunoqota sawrantani

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m Před 4 měsíci

    War maalintaas sifiican ayaad ucibaadaysateen jwxooy..

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 Před 4 měsíci

    Ogeedaanka wareysiga warbaahinta kuma fiicna uma tababarna, hadiilkii oo socda ayuu ku leeyahay waad mahadsantahay, markaasuu gababa gabeeyay.

  • @mohamedabdiaziizabdullahi7694

    😢😢😢😢

  • @user-pn7hy8fs9m
    @user-pn7hy8fs9m Před 4 měsíci

    Anna arkay wuxuuahaa recaliyuusuf

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Před 4 měsíci

    dad kan inta nool hadii aan maxad weyne noqdo awaal marin ayaan ku safa taalooyinna waan u sameyna iskuulaad kana waa lagu dhigaa maaalmo badamna dalka dartooda ayaa farax loo galina sida loo xuso wax qabad kooda dalka waa kan sooyal kiisa ku faano iskuulad kana ka dhigo iso duceeya inaan dalkeyga mar un u adeego aana cirib tiro qabyaalada qof walbo oo Somali wx u imay waan so xera kuwa hada aan magac yadooda xusuusto iyo kuwa kale aan soo saari doono hda madax ka ah gayiga Somaliyeed

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 Před 5 měsíci

    Waa bilramadaan alle waxaan idinka baryaaa in alle idiin naxariisto wax yaabaha qalbiga badala waxaa ka mid ah ragaa iga hormuuqda oo intooda badan ku shihiiday dalkeena awgiii isla markaana ay dileen axmaaro io daba qoodhi dhiiga nala sheegta calool xumo iiga badan ma soo arkin😢

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 Před 5 měsíci

    Goormaa laga duubey??????????

  • @xareedxareed456
    @xareedxareed456 Před 5 měsíci

    Eryga shinlow Maxa laga wadaa

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 Před 4 měsíci

      Waa magaalo

    • @abdisalamakib6520
      @abdisalamakib6520 Před měsícem

      Xiligaas waxay ahayd gobol Shiniile, caasimada gobolka Sitti weeye hadda oo la badelay.

  • @Waayeelka124
    @Waayeelka124 Před 5 měsíci

    Waa maalmo Khayr badane Ilaahay naxariistii janno ha Idinka waraabiyo,naftii hurayaal Baad ahaydeene.