Gabay alla bari ah Qaryaan abwaan dhoodaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Gabay alla bari ah abwaan dhoodaan

Komentáře • 82

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +28

    Gabaygan Sababtiisaa Laga Yaabaa Inuu Ilaahay darajooui Sare Ku Gaadhsiiyo Janada Oo Ridihiisa Siiyo 🤲 Ilaahoow U Naxariiso Abwaanka

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 6 měsíci +4

    Abwaan Cabdillaahi Macallin Dhoodaan, Alle ha u naxariisto.

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 Před 2 lety +5

    Allaahu Akbar
    Allow qabriga u nuuri Abwaan Cabdullahi Dhoodaaan

  • @cabdisamadcali6162
    @cabdisamadcali6162 Před 3 lety +3

    Allaha unaxaristo abwaanka koley waxa u ka cabanaya rabigisa waydisanaya wa cadow usan tabar iyo taag midna uhayn allaha somalia o idil ka dulqad dhibatada iyo cadowga kuso duuley

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 Před rokem +2

    Gabaygan waa caqiido waliba qaar badani waa tafsiir aayadaha quraanka aha cajiib

  • @UbaxXamadi
    @UbaxXamadi Před 10 měsíci +2

    Adigaan waxaad camal qabtaa kula cuslanynin
    Gobaygan waxaan ka fahmaynaa in alle ninkuu doono uu liibaanta siin karo kuu doonana u diidi karo
    Allow kuu naxariiso adeer rin ahaan waxaad ahayd adeer Qiimo agtayda ku leh

  • @haadiyare5484
    @haadiyare5484 Před 2 lety +2

    Rabi naxariis wasaac hasiiyo amiin!
    Waligay mamaqal duco alle labaryo oo kaqiimo badan

  • @AbdirahmanYasin-qn2fh
    @AbdirahmanYasin-qn2fh Před 9 měsíci +1

    Abawan dhodan wallahi aqon yahan weyan

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 Před 2 lety +3

    Alle yaa Raxma Raximiim Rabbi Naxaristii Janno Haka waraabiyo Aaamiin Aaamiin Yaarabi

  • @AhmedAbdirazaq
    @AhmedAbdirazaq Před 12 dny

    Alle haa kuunaxariisto abwaanka❤❤❤

  • @khaalid_cabdullahi123
    @khaalid_cabdullahi123 Před rokem +2

    Ilaahayow unaxariiso, wuxuu Ilaahay unazahay si aan laqiyaasi karin, gabaygan inuu ilaahay ugu naxariisto ayaan rajaynaynaa

  • @maxamedofficial5747
    @maxamedofficial5747 Před 2 lety +1

    Waa Gabay dawxiid ah allaaah hawnaxariisto

  • @munahassan7481
    @munahassan7481 Před 2 lety +2

    Yaa rabbi, xornimo taama,. Alle hakuu naxariisto aamiin....

  • @habibadubaabdicswcswcswcsw845

    Sidan u gabay am iska dhaf

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu Před 3 měsíci

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @abdirashiidtimacade
    @abdirashiidtimacade Před rokem +2

    Yaa igu saacidi Kara fasiraada ereyga 《ciriqna waa mooshe》
    Colaad Naga dhaxeysaad ogtahay ciriqna waa mooshe.

  • @shukricadullaahi5469
    @shukricadullaahi5469 Před 3 lety +3

    Allaha unaxariisto abwaan dhoodan

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii Před 2 měsíci

    Ilhy ku naxriso c/llahi dhoodaan

  • @farhanahmed9081
    @farhanahmed9081 Před rokem +1

    Masha Allah allaha uu naxariiso abwein dhoodaan

  • @seynabcoljoog3235
    @seynabcoljoog3235 Před rokem +1

    Cabdillaahi rabbi hakuu naxsriisto

  • @ayaanofficial9215
    @ayaanofficial9215 Před 3 lety +6

    Aloow kuu naxariiso ilaahoow anagana nooga daba naxariiso Aamiin yaa Allaah

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax Před 3 lety +6

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @abdisalamhamdi1554
    @abdisalamhamdi1554 Před 3 lety +4

    Allow qabriga kuu waasici

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 Před 4 měsíci

    Towxiidka ninyaqaan ayuu ahaa alaha unaxariisto

  • @ahmedabdulkadir720
    @ahmedabdulkadir720 Před rokem +1

    Caadi mahan abwaan cajiib ah ayuu ahaa

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 2 lety +1

    Alle unaxariiso

  • @cherifhoussein
    @cherifhoussein Před 3 měsíci

    Mar baan caara-dhuub Ula Tegno carari waayene
    Inaad adigu nala caydhisaan Kaa codsanaynaaye! Allow kuu naxariiso oo qabriga kuu Nuur !

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Před 6 měsíci

    عبدالله معلم دودان اللهم اغفر له واسكنه فسيح جناتك اللهم اغفر له ونور غبره واغسله بالماء وثلج ونقيه من الذنوب والخطايا كما ينقي ثوب البيض من الدنس اللهم امين اللهما ارحم موتنا وموتا المسلمين اللهم امين

  • @khadarqaaraami9930
    @khadarqaaraami9930 Před 3 lety +2

    Allah unaxariisto

  • @seidmuse5308
    @seidmuse5308 Před 2 lety +1

    Allow kuu naxariiso

  • @haashimcabdi9446
    @haashimcabdi9446 Před 10 měsíci

    Jannada Rabbi gal inshaa Allaah

  • @cawaalexuseen-kw7pj
    @cawaalexuseen-kw7pj Před 9 měsíci

    Alle ha unaxariisto qabrigana ha u nuuro

  • @ahmedhaji9440
    @ahmedhaji9440 Před 5 měsíci

    Allow kuu naxariiso Macallinkii Weynaa DHOODAAN.

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 Před rokem

    Rabiyoow ku naxariiso

  • @munahassan9432
    @munahassan9432 Před 3 lety

    Alle Naxariiistii janno haka waraabiyo..,

  • @geediyare1123
    @geediyare1123 Před 3 lety

    Masha Allah Allah yahdiikum sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama sallalaahu calayhi wasalama

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety

    Allah haw naxariisto Abwaan dhoodaan oo nooga tegay mahadhooyin sooyaal taariikheed ah

  • @seynabcoljoog3235
    @seynabcoljoog3235 Před rokem

    Allow kuu naxariiso cabdillaahi

  • @Awyusuf7
    @Awyusuf7 Před rokem +2

    Qolooyinka channel gacanta ku haya codkiiba waxaa ku ciyaaraya jaraskan baas ee dhalaw dhalawda ka siineysaan daqiiqad kadib war codkiisa naga aamusiya waxaan baas

  • @Maxamedbardhere
    @Maxamedbardhere Před 8 měsíci

    M.a alla hakuunaxariisto abwaane

  • @user-qp2mg1dq2b
    @user-qp2mg1dq2b Před 11 měsíci

    Allow u naxriiso aamiin aamiin

  • @MabsudAhmed-ix6bx
    @MabsudAhmed-ix6bx Před dnem

    Ipo

  • @hobalvedios2023
    @hobalvedios2023 Před 4 lety +2

    alle hawnaxariisto qaryaan dhoodaan

  • @abdihakiinmuktar9888
    @abdihakiinmuktar9888 Před rokem

    Ax alaha unaxaristo

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 Před rokem

    ilaahayoow casiis baadtihiyo, caadilkii jiro e

  • @user-lv3fm5kz8z
    @user-lv3fm5kz8z Před 6 měsíci

    Ilahow unaxariiso apwaankena❤

  • @daganabdinasir1520
    @daganabdinasir1520 Před 3 lety +2

    allow ku naxariso qabrigana u wasici

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 Před 8 měsíci

    M.a illahay ugu
    Naxariiso
    Inta Sifo ee kugu. Tilamay
    Waliba kugu amanay
    Waa adoon,kaga
    Anaga inooga daba naxariso

  • @seynabcoljoog3235
    @seynabcoljoog3235 Před rokem

    Rabbow u naxariiso qaryaan dhoodaan

  • @JOH4NXADANxb5wllx
    @JOH4NXADANxb5wllx Před 8 měsíci

    Ilahay haunato rabkitakisahakasiyo midgta

  • @maxamedomar7605
    @maxamedomar7605 Před 3 lety

    Alaah ha unaxariisto

  • @cabdixaafid3004
    @cabdixaafid3004 Před 9 měsíci

    Ilahayokuunadariiso

  • @cabdikariinfidhin6359
    @cabdikariinfidhin6359 Před 3 lety

    Alle ha kuu naxariisto faylasoof.

  • @nuuradiinqorane9368
    @nuuradiinqorane9368 Před rokem

    Manshaalh

  • @khalifmukhtarmohamed7920

    Allah yarxamhu

  • @omarabdalla9705
    @omarabdalla9705 Před 3 lety

    Allaha u naxaristo

  • @salmoabdi1731
    @salmoabdi1731 Před 4 lety +3

    Ilahaw kuu naxiirso qabrigana kuu wasici

  • @alinuhhamze5870
    @alinuhhamze5870 Před rokem

    Yaa igu caawin kara ereyga (CADUUR)

  • @salaadmaxamad-mi9ln
    @salaadmaxamad-mi9ln Před rokem

    Xasuus 2019 2023❤

  • @mahadmaxamud6002
    @mahadmaxamud6002 Před 5 měsíci

    🥹😭 Subxaanaka yaa rabbi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 10 měsíci

    Nonseseseseseses EvEr bloked, xamareeeey wadajireeeey.

  • @farahahmedabdi6161
    @farahahmedabdi6161 Před 8 měsíci

    Caadi ma,aha

  • @xasannuurcabdi7890
    @xasannuurcabdi7890 Před 2 lety

    Allahu akbar

  • @aishaahmed4547
    @aishaahmed4547 Před 3 lety

    ALLAH hawnaxariisto ameen ya ALLAH

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 10 měsíci

    Famiyyyyyy , yaawaaaYE, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey ooridumaroo marwo yareey lagufarxeeey qaasatan hablaha khayryaashay facyaashay waanba dhaafaaba iyoiyo princsesesesese Rasmi riyaaq rayxaaneey.sahreeeycadayyarey.bloked Blokedbloked .

  • @drdiiriye8373
    @drdiiriye8373 Před rokem

    Dr suni

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 Před 2 lety

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cimransalax9926
    @cimransalax9926 Před 3 lety

    الله يرحمك

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 Před 2 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 10 měsíci

    Nonseseseseseses blokedbloked.

  • @habibadubaabdicswcswcswcsw845

    ilaho u naxariso macalikan

  • @AbdirahmanYasin-qn2fh
    @AbdirahmanYasin-qn2fh Před 9 měsíci

    Abawan dhodan wallahi aqon yahan weyan

  • @mohamedyuusufismail4164
    @mohamedyuusufismail4164 Před 2 lety +1

    رحمه رحمة واسعة