Waa gabay qalpiga taabanaya oo Abwaan Heelaale u tiriyay “Maandeeq” hashii gobonimadeena

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 76

  • @abdilahifarah9202
    @abdilahifarah9202 Před rokem +2

    Allaaah ha u naxariisto Abwaaan AXMED CALI HEELAALE kama daalo dhagaysiga gabayadiiisa.

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 Před 3 lety +4

    Gabaygaan abwaan dhoodaan ma ahaan Allaha ha u wada naxariistee waaa abwaan Heeelaaale

  • @abdiali9585
    @abdiali9585 Před 3 lety +7

    Dhoodaan ma aha waa abwaan heelaale allaha u naxariistee

    • @brysenshiloh8044
      @brysenshiloh8044 Před 3 lety

      i dont mean to be off topic but does anyone know of a trick to get back into an Instagram account..?
      I was stupid lost the login password. I appreciate any help you can offer me!

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 Před 3 lety +3

    Heelaale ilaahay ha u naxariisto, Gobanimo Soomaaliya iyo gaar ahaan Soomali Galbeed Noolaada
    Dadkaygoow!

  • @abdihakinahmed8322
    @abdihakinahmed8322 Před 3 lety +5

    Gabaygan dhoodan ma tirin ee waxaa tiryay helaale Allah u wado naxariito dhamaanto

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 Před 3 lety +3

    Abwaan dhodaan maaha abwankani ee ogow

  • @bashirismail2851
    @bashirismail2851 Před 3 lety +2

    Ilaahy qabriga ha unuuuriyo abwaan axmad heelaale

  • @ibrahimabdulahi2100
    @ibrahimabdulahi2100 Před 3 lety +1

    Rabiyow kuu naxariiso abwaan nagu qaaliya heelale halgama sare

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 Před 3 lety +2

    Dhoodaan iyo Heelaale kuu yahayba waa gabay cajiib ah oo si qurux badan isu barbar dhigay qiimaha xorriyadda iyo halka uu geelu ka joogo dhaqanka Soomaalida. Hasa yeeshee dadka lala hadlayo ma garanayaan qiimaha xorriyadda? Labadaba Allaah ha u naxariisto. Amiin

    • @encrypted983
      @encrypted983 Před 2 lety

      War Heelaale

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 8 měsíci

      Wa abwan dhodan wlalo Naa hubo abwan helale cod kisaa sas mahan radiya so dhagysta

  • @MaxamedSheikhalli-re4nx
    @MaxamedSheikhalli-re4nx Před 11 měsíci

    Allow ku naxariiso abwaan heelaale

  • @bashirkaamil6033
    @bashirkaamil6033 Před 6 měsíci +1

    اللهم ارحمه رحمة واسعة واغفره مغفرة تامة وأدخله مدخلا كريما

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 Před 2 lety +1

    Gabayga heelale ayaa iskaleh mahan dhoodaan

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 Před 10 měsíci

    Maasha allaah waa gabay Macaan allaah hawnaxariisto heelaale

  • @sadiqfarah7006
    @sadiqfarah7006 Před 3 lety +5

    Gabayga abwaan heelaale aya tiriyay ee magaca ka badal dhoodaan gabay in loo xado uma baahna inkasto laba nin oo ilma ader ah o isku deegan ah ahaayeen hadana heelaale in badan wuxu shegi jiray in uu dhoodaan ku daydo oo oga dambeeyo gabayga

    • @mohamedadow389
      @mohamedadow389  Před 3 lety

      Wll laba nin oo Soomaali ah , ahna dad aad uwada qiimo badan ee ilmaadeernimo waxba meesha ha keenin. Abwaano Soomaaliyeed iga dheh

  • @macalimcabdi4612
    @macalimcabdi4612 Před 3 lety +2

    Alloow uwada naxariiso labada abwaan

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 Před 3 lety +1

    Isku carab ma ahaan waa faseex codka dhoodaan allaha u naxariisteee waa Nin kayar dhihida erayada ayaa Dadka lagu kara saaraa

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před 2 lety +1

    Maashaa, illaahay hawnaxariisto, abwaanada heelaale, iyo dhoodaanba, inbadan ayay dadkan lahadleene, illaahay haynagu, anfaco kanise waa heelaale.

  • @smaali9635
    @smaali9635 Před 3 lety +1

    (AHUN) Waa *Axmed Sheekh Cali Heellaale*

  • @xasancabdiraxmaan6177
    @xasancabdiraxmaan6177 Před 2 lety

    Dhoodaan maha wll waa heelaale alle ha unaxariistee

  • @ibrahimabdulahi2100
    @ibrahimabdulahi2100 Před 3 lety

    Wale tariikhdu way ku xusi abwaan helale rabi jano fardowsa haka warabiyo

  • @shaficabdullahiadamshafica769

    Marka hore abwaanada allaah unaxariisto intaa kadib gobagan waxaa tiriyay abwaan Axmed heelaale

  • @mohamedhassan9896
    @mohamedhassan9896 Před 3 lety +3

    Waa abwaan Heelaale allaha u raxmee.

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 Před 2 lety

    Waaa abwaan heeelaale kadaaya walaleyaal ha isku khaldina

  • @omarhussein9956
    @omarhussein9956 Před 3 lety +1

    Abwaan dhoodha ogadeen

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 Před 3 lety +2

    Waaryee maahaa dhoodaan ee abwaankan waxaa ladhahaa heellaale

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 3 lety +2

    Dhadhamada kuwaa raacayee, dharriga eegaaya
    Ee dhuuniga illaahay u qoray, xeelad dhuganaaya
    Ee calafkii loo dhigay qasaye, dhiiqo marinaaya
    Dhaqankiina soomaaliyeey, kama dhamaadaane"
    By Mawliid Ahmed Nour
    (CILMI-NAQEEYE)

  • @apdihakimchess3951
    @apdihakimchess3951 Před 3 lety +1

    Allah yarxamuk
    Abwaan gabyaa qiima leh

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem

    Abwaan dhoodaan ma ahan ee waa abwaan heelaale

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 Před rokem

    Ma dhodaan baa mise heelaale ? Cadayn ma haysaa video ah

  • @Mohamed-Faarax
    @Mohamed-Faarax Před 3 lety +1

    Adigoon waxba kala hubsanin ha iska odhanin hadal aan run ahayn ninkan gabyaya waa heelaale ma aha dhoodaan

  • @abdifatahhassan1947
    @abdifatahhassan1947 Před 2 lety

    LKN gabayga macnihiisu muxu yahay Hadaad garanaysaan ujeedada gabayga ii sheega Shukran 🙏

    • @mohamedadow389
      @mohamedadow389  Před rokem +1

      Abwaanku hasha uu tusaalaha usoo qaadanaayo waa xornimada .

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 Před 7 měsíci +1

      Waa gabay guubaabo ah oo uu abwaanku is babar dhigayo qiimaha xorriyadda iyo meesha uu geelu ka joogo bulshada Soomaaliyeed

    • @abdifatahhassan1947
      @abdifatahhassan1947 Před 7 měsíci

      @@mohamedadow389 Thanks wllo 🙏

    • @abdifatahhassan1947
      @abdifatahhassan1947 Před 7 měsíci

      @@abshirosman1305 Thanks wllo 🙏

  • @encrypted983
    @encrypted983 Před 2 lety

    Heelaale weeye gabayga😄✌

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 Před rokem

    GABAY SOMALI WADANI

  • @darmumin2098
    @darmumin2098 Před 2 lety

    Heelaale dheh

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 Před 2 lety

    Ilahay haw naxariisto

  • @mohamediman5653
    @mohamediman5653 Před 10 měsíci

    gobaygaan heelaaye ayaa uqaaday onlf ama joowxa somali maaha

  • @luulhassan68
    @luulhassan68 Před rokem +1

    Waa gabay fiican ❤

  • @mohahasan3041
    @mohahasan3041 Před 3 lety

    Allah jannadiisa hakugu arzaaqu abwaan ❤️❤️❤️❤️👍👍

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 8 měsíci

    Dhodaan waye codkaa ilahow 2bada abwan u naxriso 2bo nin o ilmo ader ah bay ahyen àdro yal janda fardowso galaa idm ilhay

  • @cabdiwelimohamed8550
    @cabdiwelimohamed8550 Před 3 lety +2

    Waa dhodaan

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 3 lety

      Laakiin ragii wax kala badalijiray baa u diidaya sababtuna waa in uu dhoodaan yahay nin dira

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 2 lety

      @@nasyadeuanyeong8707 Dir maxaa la dhahaa?! waayo dir?!

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      @@guledfarah8610
      Soo kor Habo mar kaad caqliyaysato ayaad ogaan adoo siqiira du Salo lama qoro

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 2 lety

      @@nasyadeuanyeong8707 Dir ma aqaan barashana oogama baahni laxyahay, abwaan dhoodaan waa nin Abraahiina oo Makaahiil ah oo maqaabuul ah oo Ogaden ah dir iyo waxan aad ka sheekaynayso nin qaryaan dhoodaan oo kale ah inuu ka dhasho ilaahay ha waydiistaano.

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      @@guledfarah8610
      Soo kor siqiir baatehee Ama waalidkaa warayso

  • @Aliibrahim2509
    @Aliibrahim2509 Před 3 lety

    Dhoodaan aha ninkani

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Waar waxan dulliga ah ee sidii idaajaa waxay marin habaabiyaan iyo gabay nin leeyahay ooy nin kale siiyaan iyo taariikh ay lumiyaan mooyee wanaagii iyo runtii loo dacareeyay ummadda yaa ka qabta?????

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 3 lety

      Waa dhoodaan laakiin waxay ugu diidayaan in uu dhoodaan nin dira yahay waa caadadooda in ay rakale uga qaadaan gabayga ay u bogaan

    • @mohamedadow389
      @mohamedadow389  Před 3 lety

      Wll adoo mahadsan wax ii sheeg sida walalaha kale ee Soomaaliyeed. Haddaad garasho I dhaanto waa sidaa kaaga filan kaliya.
      Aniga waa labadaydii Abwaan waana rag Soomaaliyeed oo agtayda qiimo kuleh!
      Adigu ha is dhihin waad xigtaa iyo wixii soomaali halkaa dhigay

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      @@nasyadeuanyeong8707 Dhoodaan dir ma'ahan waa nin ogaden ah, hadduu dir yahay xitaa anagaa jecel AUN.

  • @abdullahigele9458
    @abdullahigele9458 Před 2 lety

  • @fiqiyare
    @fiqiyare Před 3 lety

    Caadi maahan

  • @ramalechannel5613
    @ramalechannel5613 Před 3 lety

    Sxb helale ayaa tiriyey

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 Před 3 lety

      abwaanka magacisa aya layidha heelale

    • @bashirabdulkadir1263
      @bashirabdulkadir1263 Před 3 lety +1

      @@buuxciise2167 AXMED SHIIKH CALI《Heelaale》 dhawaan buu Dhintay Naxariisti jano allah siyee

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 Před 3 lety

      @@bashirabdulkadir1263 alle haw naxariis te aaamiin aamiin aamiin

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem7879 Před 3 lety +5

    Gabaygaan waxaa tiriyay abwaan heelaale Allah unaxariistee lkn dadka maagaayo ninka gabayga soo galiyay waxuu mudan yahay amaan iyo abaal celin ee yaan lacaayin. Walaal aad baad umahad santahay tankale helaale iyo dhoodaan codkooda waa is shabaha oo helaale macalinkiisa suugaanta waa dhoodaan taasina haa ilaawina

    • @darmumin2098
      @darmumin2098 Před 2 lety

      Saxiix nin waxbadan lasocda .

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 8 měsíci

      Ma walN tahay wlal abwN dhodan cod kisaa miya qarsomo abwN heleale cod kisaa ima gabado 2bad abwan yan laa isku qaldina wLlo abwN kan wa dhodan rabi ha unaxristo 2bada abwN😢😢😢😢

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 Před rokem

    GABAY SOMALI WADANI