Xog Qarsoon: Xirsii Xaaji Cali VS Maxmuud Xaashi Oo ay Gadhaya Gacan Ku Hadal Labada Tageryaal.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Isu badheedan Burco & Cerigaabo #
    PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE AND COMMENT
    Xog Qarsoon: Xirsii Xaaji Cali VS Maxmuud Xaashi Oo ay Gadhaya Gacan Ku Hadal Labada Tageryaal.

Komentáře • 16

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 Před 17 dny +1

    Xisbi iyo siyaasadna waxba kama oga fitnad ayaa loo dhiibay illahay ha soo hadeeyo guul iyo gobanimo soomalilaand ❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 16 dny

    Huwan iyo huubada isbarkan halaga feejiknaado oo ildheer haloo yeesho

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 16 dny

    This politication make our women cryies.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

    Shacabka inta.wanaagsan ee daacada ah ee jecel qaranimadooda.ilaahay.haynooga soo Reebo.nimankaa.daalimiinta.ah.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 16 dny

    Sisters leave this things for our men.

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 16 dny

    Faqaasha 😩😩😩😜😜😜😜😜😜😜😜 Somalia 🦓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏃

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 16 dny

    ceerigaabo sota lagaqaadayi idoorkii

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 16 dny

    Waa isku Direy waxba maaha waxaasi

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 16 dny

    Tolkay hj looy ururkan jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee shalay huwantii daaroodkii iyo shabaabkii soo weeraray deegaamadeena way siboodheen waxaanay lahaayeen hj kaqaada qurulugad iyo caynaba oo magaalooyinkooda guba anaguna dhabarkaanu kagasoo dhufanaynaa 😢weliba waxay inoogu dareen waanu ognahay daarood hawiye raxan wayn iyo argagixiso wada socda inay idinsoo weerareen waanu ognahay lkn waanu katashanaynaa dadkii noocaa ahaa inay deegaanadeena yimaadaan waa xaaraan kafiirsada mustaqbalkiina

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 17 dny

    Waaba khalad reer ayayday inay isku dilaan xisbi aanay madaxweyne ka noqonayn mida kale reerkii habarjeclo dad isku duuban bay ahaayeene waa maxay baladan loo soo diray ee reerkii ka dhex toostay ilaahay umadda dadka isku diraya naga qabo.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Warwaxasi wa cebe kala hadha marka wadani ma habarjeclu donaya inu foda isugeliyo warwaxasi wa ceb

  • @arahmanhuseinkahin8033

    Waxaasi waa beenta loogu sheekeeyo wax ma garatada ka naxow nafta waa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Maxay isugu jabayan labaduba hayskaga tagan hj cirro isku jebin mayo arin xunbay ahayd rallina kama ihin

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 Před 16 dny

    Anigu labadan nin midna ma taageer sani lkn arintani xisbigii wadani iyo kaahba dhaawac weyn aya ka soo gaadhaya

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 16 dny

    Waa laba tuug oo huwanta iyo cadawga somaliland u adeega