Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
Gacankay gayigaad joogto garanmaayeeHadaan uguuroWaan kuguursanlahaHeesaha qaraamkee aadnoo qaadiyoQaraamkan iqaaday qawlkiisQalbigu adiguuKugu qaboobaaCodkaaga cudoon iyoQaabkaagaan hoheey aniguna la qawdhamayDheemanta ka da'aysa heesahanDhimbiisha cishqiga abuuraayeeDhaqaanaye yaanu dhowrnaa😢
Walaal waxaan ku noolaha magaalada mudisho kamala qaado dhagaheyga heesahaaga oo waxaan ku xasuustaa beri samaadkii waxaan ahay qof jecel heesaha qaraamiga allow afkaaga hgu qabto caano iyo sixin waa imaan doonaa jabuuti aad baanidiin jecelahay walaal bayou nahay
Walaal amino kolkaan ku amaan Runtii waad qurxoontahahay waxaad qalansho qor dheer leh cod soo jiidasho leh walaal ii soo jawaab madaam aan ahay muqdishaawi
Axsan kaban iyo cod macaan
Madad yaa Aamina!
Walaal aad baad cod .acaantahay
mamo amina axsan cod iyo qafiyada wada socota alha ha ku xidfiyo mamo
Hanoolaato Amina 😅
Ccdkeedaanadiiriya marka aanmaqallo
Hadii uu dadku ayaamo tirsado anigu aragaageey ii tahay
12:42
🎉❤
🎉
❤
Amina farax wabar legan
LIVES
FacebookS
LIKE
Share
Facebook
Gacankay gayigaad joogto garanmaayee
Hadaan uguuro
Waan kuguursanlaha
Heesaha qaraamkee aadnoo qaadiyo
Qaraamkan iqaaday qawlkiis
Qalbigu adiguu
Kugu qaboobaa
Codkaaga cudoon iyo
Qaabkaagaan hoheey aniguna la qawdhamay
Dheemanta ka da'aysa heesahan
Dhimbiisha cishqiga abuuraayee
Dhaqaanaye yaanu dhowrnaa😢