SIRTA QARSOON IYO FANAANINTA ILLUMINATIC KUJIRO - CALAAMADAHA TOOSKA EE OOMAAR BARBAR - S2 -EP 02

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Waad ku mahadsan tihiin daawashadiina Team Somflix rukumo si aad u heshid muqaaalo badan oo ku madadaaliyo
    Nagala soo xariir
    Deeq Darajo Ig- www.instagram....
    Somflix Ig- www.instagram....

Komentáře • 157

  • @MuhdinMohamed
    @MuhdinMohamed Před 29 dny +22

    Waa urur layaqaano xaruumahooda lakin waxaa dahasoon waa agendaskooda iyo qaabka ay ushaqeeyaan, hadafkooda waa inta dadka jidka alla laga dhumiyo dajaal iyo ibliisna addooma looga dhigo ayadoo loo marayo siyaasada, dhaqaalaha, tacliinta, fanka iyo media, waxay daaha gadaashii kamaamulan dowladaha adduunka madax badan ayaan katirsan, waxaa ay leeyihiin cibaadooyin sheydaan oo aad ufool xun sida in saqiir laqalo, lakufsado aydoo loola jeedo in sheydaanka loogu sacrifice gareeyo si uu uafarxo, meelaha cibaadoyinkaas lagu oogo waxaa kamid ah bhomian grove oo kutaala meel california katirsan, ereyada ay isticmaalan waxaa kamid sinaan, cadaalad, xuquuqda haweenka tan ciyaalka, waxay taageeran mashruucyada genderka laxiriiro LGTPQ+ ayadoo yoolka laga damacsanyhy ay tahay in dadka adduunka ladhimo, waxay taageran dastuurka iyo in diimaga laga fogaado laiskuna mamulin" secularism" dadka somaliyeed madama ayna wax aqriyin waxna baadhin waxaan mafahmsna mana ogo in aygba lagu dhex jiro.

    • @abdirahmaanilkocasse8313
      @abdirahmaanilkocasse8313 Před 27 dny

      ALAHU AKBAR

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk Před 26 dny

      Waa waxa noogu wacan dawald xumada kitaabkii illheey waxbaa laguma dhaqayo yaaa rabi diinteena noo illaali

    • @zakariaaxmedhassen4202
      @zakariaaxmedhassen4202 Před 18 dny +1

      Si fiican baad uga hadashay waana kugu raacay maadaama aan research badan ka sameeyay raggaas caqliga iyo cilmiga alle haku barakeeyo walal

  • @mustapheupdy1877
    @mustapheupdy1877 Před měsícem +38

    Nio Hal talo waraysiigaga qodobo u yeel sheekha isago meel fiican noo marinayo unbad kolba meel ula cararsysaayeee Sheekhasna allah rali haka noqdee markle noo sooceli %

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 Před měsícem +27

    Inta aad noshahay haka cajisin in aad saliga nabiga(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)Scw mar walbo ku dadaalid oo aad malinti 100 ka akhriso oo aad adkaar joogto ah ka dhigtid

  • @Scar_vlog
    @Scar_vlog Před 29 dny +9

    This Guy he is Well Educated wllhi M.a

  • @abdihakin-dd4pu
    @abdihakin-dd4pu Před měsícem +14

    Walahi this guy is the first tiime i saw him how is telling most of the is tru

  • @Qaraaxaysi25
    @Qaraaxaysi25 Před 29 dny +5

    MashAllah barashada diinta islaamka iyo quraanka iyo qisasul anbiyaa ood barataa ood xifdidaa faiidadaas bay leedahay wakaa wiilka yar cilmiga iyo diinta caalimka illahay kadhigay mashAllah Allahuma barik wll❤
    Aduunka waxa ugudaran adhigii nananaa kadaba lahaa ninki fasahaadka qaybinayay ee showga lacagta kubixiyay siay fasahaad uga qayb galaan😂

  • @Saabir70
    @Saabir70 Před 25 dny +3

    Maa Sha Allah Wiilkan Aad ayuu u culmi badan yahay Maa Sha Allah Ilaahow ilaali Oo Isha Xun ka qabo 2 sac hadu ahaan Lahaa Xitaa wareesigiisa wlhi Xiiso gaar eh lee uu see yeelan Lahaaa..

  • @ijabomohamed9343
    @ijabomohamed9343 Před měsícem +9

    Allahu akbar laxowla walaquwati ila billah illahayow na babadi

  • @hamzeadde7263
    @hamzeadde7263 Před 29 dny +3

    this guy is legend mashallah. wax badan
    yaan ka bartay only this 44 mins I wish inan mar wade fadhiisano inshallah. bring him again

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 Před 29 dny +10

    Walalo wariye talo ayan ku siinayaan. Markaad waraysi qaadayso Waa inaad dhagaysato qofka Aad waraysanayso.

  • @hamdiyussuf
    @hamdiyussuf Před 27 dny +5

    Wiilkan waa nin Cilmi badan bu leyahay anigo yar bu Garissa imani jiray ❤ He is educated

  • @mowlidsiyadbishar4352
    @mowlidsiyadbishar4352 Před měsícem +10

    Sheikhu nooseceli sxp waa nin aqon leh

  • @hamzaaden2038
    @hamzaaden2038 Před měsícem +3

    ManshaAllah I am happy to watch this sheikh Allaha cadowga hakaqabto

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 19 dny +1

    part 2
    please ✌🏻🙏🏼

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Před 20 dny +2

    Nin wax badan og

  • @ibrahimadab9151
    @ibrahimadab9151 Před 29 dny +2

    Subxaana Allah wlaaliyaalow Allaha naga badbaadiyo wlhi waxaan fahmey oo aan hadda Lee dareemey inay wax badan qasan yihiin
    Alle ayaan magantiisa nahay

  • @QaysYare2
    @QaysYare2 Před 15 dny

    Maasha alaah waa n8n ajar shaqaytay mar hudii uu dadka diinta ugu yeerayo. 😍😍

  • @abdiqanimahad1733
    @abdiqanimahad1733 Před 24 dny +1

    Ninkani waa nin wax badan og Halaga Faaidaysto.
    Allahu Akbar ❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gahmed5947
    @gahmed5947 Před měsícem +2

    Macha allah
    Markle balami si wax bdn u faaiideeyo

  • @user-uw5db7ct3q
    @user-uw5db7ct3q Před 26 dny +1

    Kusali nabigeena muxamad salalaaho caleeyhi wasali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk Před 29 dny +4

    Nikaas CZcams malahn miyaa wa nin wax badan og mashalah Allah ha xafio

    • @Somflix01
      @Somflix01  Před 29 dny +4

      Sheikh Sharif Zaki Official booqo channelkisa Walaal

  • @salatii8778
    @salatii8778 Před 15 dny +1

    The interviewer has failed us , don't interrupt tye guy plz

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Před 24 dny +1

    Eedow sheekhaan qeybtii 2 kasoo diyaari aaweyse tiktok giise😊

  • @abdishakurshireomar6898
    @abdishakurshireomar6898 Před měsícem +6

    Dee ninka wareeyso oo dhageeyso hadalkane udaa hala sheekeeysane

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 Před 29 dny +2

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu lailaha ilalahu waxdahu lasharikala lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kuli shay inqadiir lailaha ilalahu waxdahu lasharikala lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kuli shay inqadiir lailaha ilalahu waxdahu lasharikala lahul mulku walahul xamdu wahuwa cala kuli shay inqadiir

  • @fatuomakeupartistafrica4600

    He explained well

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 28 dny +2

    Ninkani xog hadan buu iftiimiyey
    Waana nin aqoon u leh shadaadiinta

  • @khadramahad3715
    @khadramahad3715 Před 29 dny +2

    Alllhu akbar😢

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p Před 19 dny

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤

  • @naseemabdirahman662
    @naseemabdirahman662 Před 24 dny +1

    Allahu Akbar

  • @muniirmaxamed36
    @muniirmaxamed36 Před 29 dny +1

    Wllo soo Celi Sheekh Si aaN wax BadaN U Ogaano❤

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Před 28 dny +1

    Xasbuna allah wanimalwakiil

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před měsícem

    M.a sheikh allah xafido markle soceli aad ufafahiyy wax bdn ka ogaday🫡🫡💯

  • @hamzeadde7263
    @hamzeadde7263 Před 29 dny

    from 20 to 25 mins thats interest knowledge, never knew in my life
    also when he is explaning ''666'' already we can see there is one drink " monster" its written there as jewish numerous

  • @heroalsina4436
    @heroalsina4436 Před měsícem +4

    Inta qaf a ka fiirsa jiray channel kaga mid a wax ka fahmay kana ka jiro vidio gan 🫡

  • @sportsworld923
    @sportsworld923 Před 26 dny

    Sheekha Magiciisa maad raacisid Dad badan Somali aan Aqoon uleheyn baa jiraa

  • @maidahassancabdulhi635

    Mowduuca Ha Dhameeysto Habo Mel ha u jiidine Prt2 soo Samey

  • @MaslaxMaxamed-nm2dv
    @MaslaxMaxamed-nm2dv Před 21 dnem

    Sxp mar kale no balami shikha

  • @RaxmoKhar
    @RaxmoKhar Před měsícem

    Masha Allah sheikh zaki noso celi plz deeq darajoow

  • @CabdirahmanYare-s8x
    @CabdirahmanYare-s8x Před 25 dny

    Subxanlah subxanalah ilheyow na badbadi ,

  • @user-gf3zn3fx6l
    @user-gf3zn3fx6l Před 23 dny

    Part 2 plz 🙏

  • @liibanyarisow528
    @liibanyarisow528 Před 26 dny

    M.allh wareysi ku so celi sheikh

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 23 dny

    I seek refugee in allah from satan

  • @momnasrojamac6285
    @momnasrojamac6285 Před 13 dny

    Subxaanalaah

  • @abdisalanmoha4174
    @abdisalanmoha4174 Před 26 dny

    M.a waa shiiq cilmi badan nogusooceli markale i.a

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 Před měsícem +2

    Scw❤

  • @KaahaLibaan-cb2wv
    @KaahaLibaan-cb2wv Před 26 dny

    Subxanlah subxanlah ilhayow na badbdi

  • @Abdirehmaan_11
    @Abdirehmaan_11 Před 29 dny

    Shekhan wlhi aqon ba ku Dugan M a 💗

  • @rbf3844
    @rbf3844 Před 28 dny

    Maasha Allah tabarakallah alle haku xafid walalo

  • @XasanCabdi-m4p
    @XasanCabdi-m4p Před 22 dny

    Subxaa na allaah

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    YAA ALLAH NOO DHAXEY

  • @MaslahAhmed-u9h
    @MaslahAhmed-u9h Před 28 dny

    War sheqan wax badan fahansanyahay❤

  • @Abukhaalid1988
    @Abukhaalid1988 Před 29 dny +1

    سبحان الله

  • @AhmedTrader3549
    @AhmedTrader3549 Před 28 dny

    ALLE HA IDIN BARAKEEYO DHALINYRO
    lkn hal mid sme marka xiga su,aalaha qodobey sugna inta uu jwabta kga dhamynyo shekha
    Waxn rajaynya inad noso celiso markle

  • @user-gb1cm6ow8s
    @user-gb1cm6ow8s Před 26 dny

    Waa waraysi cabsi cabsi ah wlahay

  • @fandere3745
    @fandere3745 Před 29 dny

    Next episode sheikh so celi🙏

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey Před 24 dny

    Allah Akbar

  • @kasimabdullah7356
    @kasimabdullah7356 Před 27 dny

    Sawirka agtaada axb kawaran hhhh waa hal ile libaaxa sawirkiisa isha 😮😮

  • @IqroHasan-us8ig
    @IqroHasan-us8ig Před 26 dny

    Sheekha mar kle noo wareyso

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před měsícem +1

    WAA WAREEY DJ SUBEER AYAA HEESTOODA KA QAADAAYEY SHOWGII HADA DHOW NEYROBI

    • @mabruukabukar6682
      @mabruukabukar6682 Před měsícem

      hada miyaad ogaatay nikaas darajo sare kahaystaa qoladaas shartiisa alaha naga mootiyo

  • @mowlidsiyadbishar4352
    @mowlidsiyadbishar4352 Před 29 dny +1

    Nio deq wllo dj subeer in ad soqabato waxad weydiisa nnnn waha ulajeetho

  • @Maahir_lyrics7
    @Maahir_lyrics7 Před 29 dny

    NOSOO CELI ZHP SHEIKHA WAXBA KA FAIDNE

  • @Wiil2742
    @Wiil2742 Před 11 dny

    Somalidu sey u jeceshahay waxaanoo kale in laga hadlo

  • @muxudiincabdiqadir
    @muxudiincabdiqadir Před 16 dny

    sami sheekhan soo celi

  • @AbdulrazaakHussein
    @AbdulrazaakHussein Před 20 dny

    Warka iska hagaajiya wipkan warysi ma yqan wa yryahay shekada manto dhan wa so dhex galaya

  • @AdanMaxamidabdi
    @AdanMaxamidabdi Před 26 dny

    Ilaahayow nagaqabo

  • @mabruukabukar6682
    @mabruukabukar6682 Před měsícem +2

    ala wlhi heestan uusheegayo wa run show maalin dhawayd kenya lagu qabtay nika odayga ah naanaa uukufurey walee alaha na amaansado

  • @abdaleshaacir45
    @abdaleshaacir45 Před 27 dny

    Ilahow na amaanso adoo madaadanahaye😢

  • @kiinadam6590
    @kiinadam6590 Před 26 dny

    Somaali arooski wow yaraaday😅

  • @XamdiMuuse-z3e
    @XamdiMuuse-z3e Před 26 dny

    Subxana lah

  • @hakimh22221
    @hakimh22221 Před měsícem

    Deq darajo u daay macalin ka hadalka ha ka dhax galin sxb

  • @fatimaibrahim574
    @fatimaibrahim574 Před 25 dny

    Noo soo celi shiikha

  • @wllsafii
    @wllsafii Před 29 dny

    Next time ❤

  • @AbdinasirIbrahim-u2v
    @AbdinasirIbrahim-u2v Před 26 dny

    Wlh cilmi kabarani

  • @AD20H74H
    @AD20H74H Před 29 dny

    Sheekh mar labaad in aad soo noqoto ayn rajaynayaa 🧠

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk Před 26 dny

    Subxanallaaah

  • @mahamudeymedia1356
    @mahamudeymedia1356 Před měsícem

    ninka keliya runta ka hadley wlhi waa fahmey

  • @IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze

    Meshaan qudheeda in xayisis allluminatic kasocda makula thy marka eegid hadalka ninka sheiikh lagu shegayo.kulaha waxwaloa ay kusinaya,caruur,xoolo,dhaqale iyo waxwaloa ood ubahnthy xatta inad ubad hesha laguu fudeyn xasbunllh nio waxaas sax mahan bulshada imankooda mawada buuxee yaan lagu lumin😢🤔

  • @Mohammedali-h4c4c
    @Mohammedali-h4c4c Před 29 dny

    Hadalka qofka aad waraysaneyso lagama dhex- galo udaa fadlan

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv Před měsícem

    Party 2 kaso sameey please bro ado comment ixtiramayo wax badan ayaan Ka faiday❤

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 Před 22 dny

    Sheekha bal inoo wedii..siday isu qabataa in qoladan uu ka hadlay uu yiri shaqsiga ku biiraya diintiisa ma farageliyaan oo shaqo kuma laha, kiristankana sidaa oo iyagana sheydaan bay caabudaan. Marka sheydaan bay caabudaan diinta muslimkana wey soo dhoweeyaan oo wuu ku biirikaraa sideey ku suurogelikartaa arintan?

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @Princessnaima16
    @Princessnaima16 Před měsícem

    Waxaaa igu naxdin badneyd bilaha gaalo magacoda waaye February naag waaye

  • @HassanAli-pr7ei
    @HassanAli-pr7ei Před 27 dny

    Sxb fadlan sheikhad nosoo celi

  • @Scar_vlog
    @Scar_vlog Před 29 dny

    Who remember DJ Suber nanananan😅

  • @abuakhlaaqahmed5939
    @abuakhlaaqahmed5939 Před měsícem

    Next noo soo celi

  • @user-pl2ck7pg9r
    @user-pl2ck7pg9r Před 25 dny

    Wariyaha dhgysa ninka

  • @shabcaanxuseen8614
    @shabcaanxuseen8614 Před měsícem

    Wax badan fahmay Shekha m.a

  • @HapiipoIsaack
    @HapiipoIsaack Před 29 dny

    Dantada Ayaad Taqanaa Maxad Ciwaanka Shiiqa Motion Gareyn Weysey

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Před měsícem

    Shiiq qofkii ku jira a shaqeeya waa gaa

  • @maahirsame8680
    @maahirsame8680 Před 25 dny

    Ninkan waaba aqoon yahaneee

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio Před měsícem

    Sxb wadadka hadal udaa Marba mel ayad u kaxeysnesa insha allah make part 2

  • @user-lx7lx7tm1m
    @user-lx7lx7tm1m Před 27 dny

    Wlhi ninkaan waa nin wax baraty macalin jaamacad miyaaa

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před 15 dny

    ANIGA WADANKA AAN JOOGO SAACADA MARKII LA QORAAYO WAXAA LA ISTICMAALAA 1 ILAA 24 . TUSAALE MARKII L A GAARO KOWADA SUHURNIMO WAXAA LOO QORAA 13 LABADA DUHURNIMO WAXAA LOO QORAA 14 ILAA LAGASRO 24 SAQDADHEXE.

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m Před měsícem +1

    ❗️ "Ilmay kusiin karan 🤔

  • @bustankaquruxdachannel1081

    Armuu sheikhuba ka midyahay suaasha aan is waydiinaya waxay tahay siduu u ogaaday waxaas oo dhan?

  • @alisulieman1845
    @alisulieman1845 Před měsícem

    Ninkan cilmi bdn mzh llh

  • @mowlidmaxmed2904
    @mowlidmaxmed2904 Před 25 dny

    War ninka hadalka udaa haka daba hadline

  • @faaafaaa5853
    @faaafaaa5853 Před 28 dny

    😊