Astaamaha Xanuunada Neerfaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Astaamaha lagu garto xanuunada neerfaha ku dhaco iyo dhakhaatiirta daaweyso, waa cashar muhiim ah ee ka faa'idayso lana wadaag bulshada.
    Tel: 0791 800000 / 0796 700000
    #neurology #mentalhealth #mentalhealthmatters

Komentáře • 7

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Před 4 měsíci +1

    Jazak allaha khayr Dr

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 Před 3 dny

    Wllo maskaxdu ma qaybta midig ayay ku tala

  • @AmiinAhmedFatulle110
    @AmiinAhmedFatulle110 Před 5 měsíci

    Thanks

  • @shukricisman3449
    @shukricisman3449 Před 3 měsíci

    Wax badan ayaa kaa faaiday Dre mahadsanid

  • @khadraali2674
    @khadraali2674 Před 2 měsíci

    Hilmaan ayn isku arkay xad dhaafa iyo wxbrshda oon isku kari la'ahy

  • @hodanhuseen9710
    @hodanhuseen9710 Před 4 měsíci

    Tiktoor halkaan kaala soo xadhiidha aniga hal Sano ah dhakhtar kastana waa aaday neefrka waa layga helay lkn dawadii waxba imay tarin aniga xaga jidhka layga hayzta adayg iga zaaran jidhka zi inuu neerfaha jidhku is xidheen oo kale dhiiguna wuu is wada xidh xidhay buur buur miidhan jidhkaygu waxna cagaha hoose ayey iga mud mudayaan in lay qan qaniinayo dr waxaso qoraala waxaan kugu soo qoray dhibaato ihaysata weye 😢😢😢 sariirta kama kaco zuuliga ma dhaafo zoco baa lay dhaha ana ma soconkaro jidhka layga hayzta hlkaan kaal soo xidhiidha😢😢😢

    • @MohamedMohamuud-xg9zy
      @MohamedMohamuud-xg9zy Před 2 měsíci

      Isku mid aa nahay walal intee tagtay wlhi quuus aa taganahy😢😢😢