SomaliDoc
SomaliDoc
  • 157
  • 1 512 114
Neerfo Xanuunka Wajiga
Haddii aad isku aragtay xanuun sidii korontada camal kaaga qabanayo inta sawirka ka muuqdo, dhakhtar ilkane aad u tagtay, xanuunkaagane weli fahmi la'dahay, casharkaan adigoo kugu socdaa ee ka faai'dayso lana wadaag bulshada.
Tel: 0791 800000 / 0796 700000
#trigeminalneuralgia #trigeminalneuralgiatreatment #TrigeminalNeuralgiaAwareness
zhlédnutí: 47

Video

Lug Xanuunka Xilliga Caadada
zhlédnutí 24Před 4 hodinami
Ogow waxa keeno in lugta ku xanuunto xilliga caadada, kadibne la wadaag bulshada. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #periods #menstralcycle #legcramp #mensessentials
Goormaa la isticmaalaa daawada Appetite-ka?
zhlédnutí 53Před 12 hodinami
Iska ilaali isticmaalka daawada appetite-ka furto haddii aad xanuunsan tahay. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #appetite #indigestion
Nabraha Kilkisha Ee Raaga!
zhlédnutí 59Před 21 hodinou
Haddii aad isku aragtay muddo sanooyin ah nabro kuuskuus leh oo kilkisha ka soo baxo, marka hore finan ahaan Ku bilawday kadibne dillaacay oo malax ka timaaday ama sidii wax kuusan ama xarig u eg ahaan u raystay, taasoo kilkisha Ka dhagtay meel kadkaduudan oo danqasho leh, daawo video-gaan lana wadaag bulshada. 0791 800000 / 0796 700000 #hidradenitissuppurativa #hidradenitissuppurativaawareness...
Dhakhtarka Safiican Ugu Waran!
zhlédnutí 41Před dnem
Ogow qaabka ugu haboon ee cabashadaada ugu sheegi kartid dhakhtarka si cudurkaaga loo garto. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #consultation #doctorpatient #tiktokhealthtips
Xanuunka Shingles
zhlédnutí 83Před 14 dny
Waxaan isku arkay xanuun yaab leh, caloosha dhinaceeda laga soo bilaabo bartamaha lafdhabarta illaa caloosha dhexbartankeeda meesha xudunta ku aadan ayaan ka dareemay balbal iyo xanfaf siyaado ah, 2 maalin kadib meeshii nabro afka biyo ku wato ayaa ka soo yaacay sidii meel gubatay oo biyo kulul lagu shubay camal, hadda nabrihii way dillaaceen, wayna sii baaba'ayaan, laakiin xanuun sidii koronta...
TOOBINTA IYO CAAFIMAADKA
zhlédnutí 100Před 21 dnem
Toobintu waa sunno caafimaad oo aan ka dhaxalnay rasuulkeena suuban nabadgalyo iyo naxariis korkisia ha ahaatee, waana qeyb ka mid ah dibu-nabawiga ama "prophetic medicine"., laakiin cilmiga caafimaadka muxuu ka qabaa? Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #cupping #cuppingtherapy #cuppingmassage #hijama #hijamatherapy
Naqaskaa igu dhago markaan foorarsado?
zhlédnutí 62Před 21 dnem
Waxan isku arkay markaan sujuudo ama yara foorarsado xididada qoorta ayay ii buufsamaan, madaxana culays baan ka dareemaa inuu dhiig igusoo shubmayo camal xataa markaan jiifsado waan dareemaa, sidoo kale labada gacmood xididadooda aad ayay u buuxsamaan ee cilladaan maxaa keeni kara? ka faa'idayso jawaabta lana wadaag bulshada. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #bendopnea #heart #heartfailure
Waa Maxay Schizophrenia?
zhlédnutí 94Před měsícem
Shalay illaa maanta waxaa la igu soo tag gareynayay dhacdo wiil xanuunsanaya oo baraha bulshada qabsaday laakiin bulshadu isku khilaaftay waxa haya, qaar dhahay wuu sixran yahay, qaar dhahay waa prank iyo views raadis iyo kuwa dhahay wuu cabsan yahay iyo qaar madadaalo ka dhigtay, aqoon u yeelo cilladaan lana wadaag bulshada. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #schizophrenia #schizo #schizophrenic ...
Malabka iyo Boogaha Macaanka
zhlédnutí 150Před měsícem
Aqoon u yeelo awoodda malabka iyo sida loogu daaweeyo boogaha macaanka qallajiyuhu wax ka tari waayay, fadlan daawo lana wadaag bulshada. Tel: 0791 800000 / 0796 700000 #honey #honeybee #honeyworks
Fitamiin B12
zhlédnutí 100Před měsícem
Fitamiin B12
Is-qaras-bixinta sax miyaa?
zhlédnutí 134Před měsícem
Is-qaras-bixinta sax miyaa?
Guuxa Dhagta (Tinnitus)
zhlédnutí 168Před měsícem
Guuxa Dhagta (Tinnitus)
Dhiig la'aanta lugaha (PVD)
zhlédnutí 130Před měsícem
Dhiig la'aanta lugaha (PVD)
Togtognaanta Subixii
zhlédnutí 96Před měsícem
Togtognaanta Subixii
Qufaca Joogtada Ah (Chronic Cough)
zhlédnutí 275Před měsícem
Qufaca Joogtada Ah (Chronic Cough)
Cudurkaan maba iga baxo!
zhlédnutí 87Před měsícem
Cudurkaan maba iga baxo!
Ogow Halista Faaliga
zhlédnutí 190Před měsícem
Ogow Halista Faaliga
Ilko isku-riiqista (Teeth Grinding)
zhlédnutí 71Před měsícem
Ilko isku-riiqista (Teeth Grinding)
DHIBAATADA DAAWOOYINKA ALLERGY-GA
zhlédnutí 97Před měsícem
DHIBAATADA DAAWOOYINKA ALLERGY-GA
Cunnada laga helo Vitamin C-ga
zhlédnutí 103Před měsícem
Cunnada laga helo Vitamin C-ga
CUDURRADA LAGU DAAWEEYO HURUUDA
zhlédnutí 163Před 2 měsíci
CUDURRADA LAGU DAAWEEYO HURUUDA
Findoob (Acne)
zhlédnutí 89Před 2 měsíci
Findoob (Acne)
Tiifow (Typhoid Fever)
zhlédnutí 110Před 2 měsíci
Tiifow (Typhoid Fever)
Jahwareerka (disorientation)
zhlédnutí 53Před 2 měsíci
Jahwareerka (disorientation)
Rumaanka iyo Ragannimada
zhlédnutí 72Před 2 měsíci
Rumaanka iyo Ragannimada
Vitamin D Yarida
zhlédnutí 102Před 2 měsíci
Vitamin D Yarida
Qawidka (Pityriasis Versicolor)
zhlédnutí 865Před 2 měsíci
Qawidka (Pityriasis Versicolor)
Qanjirrada Qoorta
zhlédnutí 673Před 2 měsíci
Qanjirrada Qoorta
Goonjabka (Migraine)
zhlédnutí 124Před 2 měsíci
Goonjabka (Migraine)

Komentáře

  • @user-df5mw1ib4i
    @user-df5mw1ib4i Před 15 hodinami

    Pls wall icawi mudu ayaan xanunkan qabah😢

  • @QaliMolid-bu3qf
    @QaliMolid-bu3qf Před 19 hodinami

    D.r halkee lagaa helaa

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 Před 3 dny

    Wllo maskaxdu ma qaybta midig ayay ku tala

  • @user-tg9rm4bb1i
    @user-tg9rm4bb1i Před 5 dny

    Asalamucaleeykum dr qofqaba cudurka gaaska maqaadan karaa daawada apateedla

  • @AxmedMahamedcabdi
    @AxmedMahamedcabdi Před 8 dny

    Dhagaha guux iyo maqalka ayaa ixnnnaho

  • @AmiirHirsi
    @AmiirHirsi Před 8 dny

    Charastrol ka maloisticmali kara suwaka fadlan dhaqtar iso jabab

  • @rahmamohamedali6569

    Asc Dr waxa igudhacay 3 biil.kahor hargaba marku iga baxayan quufc waliya ayuba igaaga tagaay wan laalita quufaca waxigso gooya marak quufaco cadhuuf xabaah o jaaalo ah idhuuhan way icasan ani wan xiiq xabeeb sayidah baan yeelan wan mataqi marak qaar maxan samey ado raliya Dr

  • @XaajiAxmed-m8f
    @XaajiAxmed-m8f Před 12 dny

    Laftirkey waqabaa

  • @Nuro-wn1wy
    @Nuro-wn1wy Před 14 dny

    Dawada waa qata kahooseya qaba THS 1.91 buu maraja ma normaliba

  • @user-fg8he3jp8r
    @user-fg8he3jp8r Před 15 dny

    Aad ayaad umahadsan tahay

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 Před 16 dny

    Imisa bilood ayaaba lagu ogaan kara dr see dhiiga miyaa laga hela xanuunka

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 18 dny

    Mahadsanid

  • @cabaasdhaa8941
    @cabaasdhaa8941 Před 19 dny

    Muqdisho Branch maku lee dihiin ne Wll

  • @MahomoudHassan
    @MahomoudHassan Před 24 dny

    Asc dr ilasoxidhidhi si aan kaga waramo xanunkan anigu ihaya

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j Před 24 dny

    Dr khyr alle haku siiye waxad iga jawabta tayrodkan qabo waa kan kaca 5.5 ayuu maraya bay idhehen 4 ayaa laga raby baa lay dhahy marka intas yare kudarsan cado warer makeni karta

  • @inaziyaad3356
    @inaziyaad3356 Před 25 dny

    Maxaa daawo uahaa no sheeg

  • @nimcachenal7184
    @nimcachenal7184 Před měsícem

    7bil cunug jira ku arkay 😢

  • @mahamedibraahim6706
    @mahamedibraahim6706 Před měsícem

    Hello

  • @SurprisedMountain-bv8sh
    @SurprisedMountain-bv8sh Před měsícem

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dr, su,aalo bn qaba? 1,walwalka badan iyadon wax dhiba jirin 2,go,aan qaadasho la,aan 3,daal farabadan 4,dhegaha guux xiliga habeenki,madax xanuun 5,ilowsh(halmaan)farabadan Abiyoow iiso jawab alaha kubarakeeyo e

  • @user-dq2di2wo6d
    @user-dq2di2wo6d Před měsícem

    Hadii uu 200 maraayo daawo miyaan ubaahanhy

  • @user-dq2di2wo6d
    @user-dq2di2wo6d Před měsícem

    Dr ilmo yar oo 7jir ah ayaa ciladaan iga leh ilaa yaaraa tiisa 2jirka kubilaabay maxaa kusameeyaa

  • @user-ov4dt7yt1f
    @user-ov4dt7yt1f Před měsícem

    Niyahow planter warts kasoo hadal...wuu iga baxi laadahay mudo 6.sanp😮

  • @amiinahmed9459
    @amiinahmed9459 Před měsícem

    Halka Qorta Dhegta Hoosteda Ayaan Ku Lee yahy Fin Igaso Baxay qoorta Ayaan U Malaynaya Inu Keenay

  • @maryansakin384
    @maryansakin384 Před měsícem

    Anigoo qof wen ayan isku arke hal dheg geskeda wll maxa sameya😢

    • @CaliMaxamuud-lo6bp
      @CaliMaxamuud-lo6bp Před měsícem

      Amaba waan isku arakay ee maxaan sameeyeaaa

    • @maryansakin384
      @maryansakin384 Před měsícem

      ​@@CaliMaxamuud-lo6bp dhagta korkeda waye de Ani halqeb irbararsan buro cml wll

    • @maryansakin384
      @maryansakin384 Před měsícem

      ​@@CaliMaxamuud-lo6bpwaxba wlh xafada iska joga😢

  • @NicimaMaxamed-wh5oc
    @NicimaMaxamed-wh5oc Před měsícem

    Xanuun kaygu waa dhinaca bidix ee talo iga sii

  • @AminaXasan-ms7jb
    @AminaXasan-ms7jb Před měsícem

    Labarka awaaya.dhaqatar matahaya❤❤❤❤

  • @InshaaAllaaha
    @InshaaAllaaha Před měsícem

    Asc

  • @InshaaAllaaha
    @InshaaAllaaha Před měsícem

    Qufaca mar mar neefta igu dhagtaa

  • @fatxiaadan-oo2gw
    @fatxiaadan-oo2gw Před měsícem

    Alla ani waxas sanada badan i hayse markii igu horaysayna ashahaadada boobe anaa isle sakard ba kuhaya markan ayan isku arkayna waxa is iri hooyo u sheeg balse way ifahmi wayse inta wixi ka danbeeye cidne uma sheegin

  • @user-dq2di2wo6d
    @user-dq2di2wo6d Před měsícem

    Mahadsanid dr yaa isticmaali karin huruuda

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura Před měsícem

    Asc Dr mahdi qufac xiiqda qalal ama nefta ku dhegta abahey ba qabo e somali xaruun kale maku ledihiin

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 Před měsícem

    Dr adigoo iga raali ah wxa idhibaya waxyaabo badan oo nolosha kuxiran markan dadka usheegana layaaban sida uunka sufriyadda,rayska roobka,shiirka kilkilaha ,qiica yacni nolosha barkeed. Wxan heshiis la,ahay xabatusawda.dr naqaska aya igu dhaga dhakhtarna waa kudaalay marka su aashaan ayan qabaa.adigoo mahadsan

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 Před měsícem

    Asc dr wxa igu dhay asthma taasoo wadata allergic aad udaran sida indhaha oo dabashu iga gasho dhuunta illaa neeftu igu dhagto caraftana maba kahadli karo

  • @Badwi1114
    @Badwi1114 Před měsícem

    ASC Dr gallbladder polyp, ayaa lagaa helay ayaa lay dhahay wax faahfaahin ah dhakhtarka igama siin aan ka ahayn sanad kadib ayaan eegaynaa inay isbedesho markaa links aad hore uga hadashay haduu jiro ma ila wadaagi kartaa mahadsanid

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 Před měsícem

    Su.ashaydu waxay tahay falig ma wuxu ku dhufan kara cid walba mise kaliya cida dhikarka qabta ama sokorta ta kale kabaabyo markasta darema blood Pressure ka marka cabirana wa normal

  • @Badwi1114
    @Badwi1114 Před měsícem

    ASC dhakhtarow aad baan kuu salamay, Marka hore waxaan kaaga mahad celinayaa sida hagar la'aanta ah ee aad bulshadeena ugu adeegto, mahadsanid Walal jiraa 39 sano dhakhtar ayaan u tegay anoo bog xanuun ka cabanaya, wuxuu ii diray ultrasound ka dib waxa lay sheegay in xameetida 3 buro oo yar kasoo baxeen ( gallbladder polyp 4 mm) Dhakhtarka wuxuu ii sheegay inaan sanad ka dib markale ultrasound maro , arintaasi welwel badan bay igu abuurtay afka faransiiskana si fiican uma fahmayo maxaad igula talinay

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před měsícem

    Cajib subaxana llaaah subaxana llaaah shugran walale jazakallahu kher

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 Před měsícem

    Ani hada sandkaaan la dhiban cabir io dhunta i xirmaysa ya rabi naga caafi

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Před 2 měsíci

    Wan ku arkay lkn wax dhib kuma arag

    • @user-dc7xy2oe7p
      @user-dc7xy2oe7p Před měsícem

      Apayo aniga Aya qabo weyna igu beten XANUN Mx Ku daweya apayo mcn😢

    • @maryansakin384
      @maryansakin384 Před měsícem

      ​@@user-dc7xy2oe7pAdi maisku aragte dhagta hosteda miyaa Mee gadasheda aniba wan isku are dhagta gadasheda Ku arke guman wan qawa iyo dhaga xanun isku arke😢

  • @FarduusXaashi
    @FarduusXaashi Před 2 měsíci

    Dr xanuunka anaa uliita waxan mooyay romadiisan waxaad ig jaahil saartaa roomadiidan ka iyo isag ma kalamidbaa😢😢😢

  • @Safaqurux2
    @Safaqurux2 Před 2 měsíci

    Maashaa allaah

  • @khadraali2674
    @khadraali2674 Před 2 měsíci

    Hilmaan ayn isku arkay xad dhaafa iyo wxbrshda oon isku kari la'ahy

  • @aishacise7077
    @aishacise7077 Před 2 měsíci

    haa wlhi gaasa u malen jiray lkin xameti ayey noqotay

    • @user-pf5em6zp7j
      @user-pf5em6zp7j Před měsícem

      Wlal aniga hada taas I heysataa ee maxa dareemi jirtay ani gaas aya u maleynayay mudo 8 sano dawada gaaskana weyba iga sii dartaa hada xameetida ka shakisanahay ee maxaa dareemi jartay iga faaidey wllo

    • @MandekOmar-nc3yz
      @MandekOmar-nc3yz Před 22 dny

      Y​@@user-pf5em6zp7jabyo side noqoty ani sasa ahy

  • @shuremabas6557
    @shuremabas6557 Před 2 měsíci

    Mahadsanid saxib

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr Před 2 měsíci

    Brother aniga ayuu ii haya sedey iikala daweya ronta kala hadlaya

  • @hassanodayofficial8047
    @hassanodayofficial8047 Před 2 měsíci

    Xafeena jogta

  • @hassanodayofficial8047
    @hassanodayofficial8047 Před 2 měsíci

    D.r madaa weydaa adi

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh Před 2 měsíci

    Waxkaloo lagu daweyo nosheek dr oo dabiici ah

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t Před 2 měsíci

    Asc anaa qaba cudurkaan maatow isoo gaaray hadalka dhaqtarka nabarka ayaan ka a codsanaa

  • @MulkisaidSalah
    @MulkisaidSalah Před 2 měsíci

    Baraka maxa keena