Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 9aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 07. 2024

Komentáře • 41

  • @majikhero3335
    @majikhero3335 Před 3 měsíci +7

    Walhi zxp shekada Cadi maha waso dawaday qeybaha dhamaan lakin sidaa afka sugaanta ugu aqrineysin cadi maha codkaga Allah kubarakeyo ❤

  • @hoodojaamac9592
    @hoodojaamac9592 Před 3 měsíci +3

    M.a qarni- joog alle haku barakeeyo wll mahadsanid❤

  • @AbdiNasir-wr8wq
    @AbdiNasir-wr8wq Před 3 měsíci +7

    Qarni joog xiiso bad naa❤❤ caawa

    • @user-wb3hj4nk1i
      @user-wb3hj4nk1i Před 3 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shucaybcabdulaahi7410
    @shucaybcabdulaahi7410 Před 3 měsíci +4

    Cawo cawada ku xigtaba so dhig ha laso dahin ustaad 🙏

  • @ramxmomohamedyuusuf4439
    @ramxmomohamedyuusuf4439 Před 3 měsíci +1

    Sheekadan Wan ka heley Mar walbana inaad soo dhigtey Baan fiiiyaa ❤
    Qeybta xigta lasoo dhaqso

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 3 měsíci +3

    Hada ayaan fiirinaayay zxp❤inaa Soo dhigtay❤

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 3 měsíci +3

    Lengad qarni joog

  • @hanadozil83ozil81
    @hanadozil83ozil81 Před 3 měsíci +4

    wansugi laa wlhi

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    Suqkqataba lixbax Maxadsanid Xorey usoco grab kaga Ayanahay

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Před 3 měsíci +1

    Qaybta xigto la soo dhaqso

  • @liibancabdiraxman7090
    @liibancabdiraxman7090 Před 3 měsíci +1

    Zxb soo dhaqso

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před 3 měsíci +2

    meeshaan macamiil ayaan kanoqday

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 3 měsíci +1

    Walalo laso dhaqso cawa wa waxkale sheekaduye haben danbe inshallah waan sugna

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 Před 3 měsíci +1

    Mashaallah sheko xiso badan wan suga marwalba

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 3 měsíci

    Adke wan kuhayaa qarnijoog❤

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 3 měsíci +1

    18:22 xasey 😆

  • @AbdikadirAhmedMuse
    @AbdikadirAhmedMuse Před 3 měsíci

    Sxpow ma Axlaaa sheeko , wa taxane wax ku ool ah e qaybaha kale laso dhaqso sxpow ❤❤.

  • @saadiqofficial9245
    @saadiqofficial9245 Před 3 měsíci +1

    K😊😊😊

  • @MustaqiimNuur
    @MustaqiimNuur Před 3 měsíci +1

    Lasocarar oo bugaan nosobsi

  • @cabdicalimaxamed960
    @cabdicalimaxamed960 Před 3 měsíci +1

    Shekadaan waan tageeraa😅

  • @NasaThe1st
    @NasaThe1st Před 3 měsíci

    Muna abahed waxay ahayd inuu ku adkaysto jawabtisi hore ee uu siiyey Mr Xiirane. Walalkisna uusan dhegaysan. Waayo odayaashu waxba ma wanaajiyan wax halayn maahee.

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤🎉

  • @mahaddahir6833
    @mahaddahir6833 Před 3 měsíci

    Thanks mate

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci +1

    Afkeda oo balaqan isku keni la kulah walhi qosol igu dishy tan sheeko wey dhaftey😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 3 měsíci

    mahadsanid wll Qarnijoog🌹
    Plz kuso dhakhso qaybta 10aad wll

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 3 měsíci +1

    Sxbow shekaba midi kadabeyso kasii darane sobob siii heee wn carnee sidan usugeynee

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 měsíci

    ❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Před 3 měsíci +1

    Lasoo dhaqso qeebta kale

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @mushtaaqcaydiid3833
    @mushtaaqcaydiid3833 Před 3 měsíci

    Thnk wll saas noguso dhakhso❤😊

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 3 měsíci +1

    Yusuf doqon miyaa asagaa lajirnaa mana kawar haayo dhibka muno hesto 😂

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci

    Nio Malmaxan muqalada aad ayad uyaryareyneysa mesha ma tiktiga 40 baqiqo 30 50 1 Sac Kadhig Nio maxa Qisdaan 🎉🎉🎉 Waa qiso musasal camal😊😊

  • @NastehaThuwal-fo5gm
    @NastehaThuwal-fo5gm Před 3 měsíci

    Mahadsanid wan sugaayay

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 Před 3 měsíci

    Wcs wll Wan dhownahay lkn wanaga sodahdeey ina adeeroow adbad umahad santahay ❤❤❤❤❤

  • @awacabdi4114
    @awacabdi4114 Před 3 měsíci

    Wlhi inaan bage kaaga iskadaayo ayey iga heysaa waayo wakhtiga ayaad aad uyateysey

  • @YuusufYuusufmaxmedceynab-re5kx
    @YuusufYuusufmaxmedceynab-re5kx Před 3 měsíci +1

    War nio sheekadii doob gamuray qeybe heedii kalle aaway sxpow sheeko cajiib eh waaye wlhi

  • @user-uc3zb8hf9d
    @user-uc3zb8hf9d Před 3 měsíci

    M.a waa sugi la .aay