Tijaabadayda . Alxamdulila 5taan Caado Waan ka Xoroobey . Adigana ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 650

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Před rokem +146

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @farxanzakir1030
      @farxanzakir1030 Před rokem +2

      Wada unojeexay hadeynumano inshalaah weeynu lakulmi

    • @abdulqaniaden3175
      @abdulqaniaden3175 Před rokem +1

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!

    • @Ayyubahmed930
      @Ayyubahmed930 Před rokem

      Scw scw scw

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Před rokem +590

    أحبك يا شعب صومالي ، لا أعرف اللغة الصومالية لكني أحب أن أتعلمها ، لدي أصدقاء صوماليون كثيرون.🇸🇾💥🇸🇴💜

  • @Barako114
    @Barako114 Před rokem +134

    Abidkaa xor ayaad ahaan Haddii aad joogteyso Akhriska Quraanka
    Macalin cumar Thanks 🙏

  • @abdiraxmanistareex6697
    @abdiraxmanistareex6697 Před rokem +234

    5 ta caado ka xoroow
    1. Mobile ka
    2. Nasiinada dilaaga ah
    3. Qaflada
    4. Cabsida
    5. Hilmaamida naftaada
    Mahadsanid ustaad Omar Inshaar🙏🙏

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +68

    Qofka qoraalka akharinaya illahay ramadaanka caafimaad qab haku gaadhsiiyo insha allah❤️🤲

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Před rokem +36

    U isticmaal codkaaga naxariis, dhegahaaga wax kheyr leh inay maqlaan, gacmahaaga sadaqo, maskaxdaada runta, qalbigaaga jaceyl, jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi. ❤️🔐

  • @azwernasser8096
    @azwernasser8096 Před rokem +87

    استاذ عمر هل تعلم انك معلمنا. السلام والمحبة المعلم👋

  • @Xikmahsom
    @Xikmahsom Před rokem +32

    Muuqaalkan waqti fiican ayaad soo gelisay walal cumar maanta oo idil ayaan ka fikiraye inan social media ka baxo videogan go'aankeyga ayuu xoojinaya mahadsanid

  • @sudeysbk
    @sudeysbk Před rokem +38

    Nabiga ha lagu saliyo💜.... scw💜

    • @yuusufcabdilaahi9580
      @yuusufcabdilaahi9580 Před rokem

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @maxamedgulled5708
      @maxamedgulled5708 Před rokem

      scw

    • @abdulqaniaden3175
      @abdulqaniaden3175 Před rokem +1

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!

    • @midcusub3664
      @midcusub3664 Před rokem

      Scw

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Před rokem +19

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL NABIGEENA MUXAMED SCW SCW 🕋🕋

  • @sharqinhotube2164
    @sharqinhotube2164 Před rokem +2

    ALXAMDULLILAAH Quraanka asbuucii mar ayaan dhameeyaa

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 Před rokem +2

    Alxamdulilah ilahay janatu fardawsa ha inageyo ani iyo musliminta odhan hana u gargaro kuwa dhibatesa wlhi xalka adunka manta waa adagyahay

  • @sundusfarah4801
    @sundusfarah4801 Před rokem +6

    Alxamdullilah wanku guda jira wadada jasakumullah khayr ustaad omar inshar🙏

  • @tufahahmed2182
    @tufahahmed2182 Před rokem +4

    Cumar Mahadsanid wall intaba waa muhiim wana sameyn doona qaybo kamida oo aan ubahanahy in aan sameyo 🤴🙏

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +14

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Před rokem +57

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ونعو بك من سوء الخاتمة اللهم بلغنا رمضان مبارك آمين يارب العالمين

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Před rokem +2

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Před rokem +2

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Před rokem +2

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @AbdibasidAbdisamad
    @AbdibasidAbdisamad Před rokem +4

    Sxb wlhi waqti fican ayaa soo gudbisay farintan keep going brother

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +8

    HAAL YEEY TARIKHDA KU XUSI 💖 AL OMAR INSHAR AKHI🌹✊ وعليكم السلام

  • @ZADKA2020
    @ZADKA2020 Před rokem +14

    Al ustaad omar 😍

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 Před rokem +4

    Kanaalka somalida baraha bulshada wax kusoo gudbiya ugu fiican muuqaalkasta wax baad ka faaidaysaa Mahadsanid wll Omar

  • @Miroraad
    @Miroraad Před rokem +9

    qofka keliya dareema dadka Dareemadooda keep going wax walba oo aad sheegdo waa sax walaalkey

  • @nasserothman4950
    @nasserothman4950 Před rokem +30

    Waxaan isku dayay in aan iska daayo
    1:caadada xun waan awoodi wayay
    2:dhafarka waan awoodi wayay
    3:inaan xili hore so koco waan awoodi wayay
    FG.waan oghy saamaynta ay nafsiyan igu leedahay waliba تأنيب الضمير ka ayaa wax walba iga daran, diin ahaan waa oghy inaysan banaaneen kutub badan waan akhriyay waan soomay markaa 1 week iska daayo ano ku dhex jira ayaan is arkaa, docomentores badan ayaan daawaday lkn 1 shay ayaan rumaysanahy inaan ku sii jiri doonin insha allh somaliyeey iso duceeya plz😓🙏

    • @daldhisladhisladhis4388
      @daldhisladhisladhis4388 Před rokem +1

      الله يشفينا كلنا وهدينا

    • @nasserothman4950
      @nasserothman4950 Před rokem

      @@daldhisladhisladhis4388 amen ya rabi

    • @zahraasaid5715
      @zahraasaid5715 Před rokem

      walal iska guurso hadii ad single tahy wad ka bixi donta dhibatadas insha allah

    • @Osman-hr8fi
      @Osman-hr8fi Před rokem

      @@zahraasaid5715 mashaqeesid shaqo. Iyo cml raadso

    • @maxamedaways4705
      @maxamedaways4705 Před rokem +1

      Ilaahey hakuu fududeeyoh sxb inta aad ka cabaneyso waan ka caban jiray 6bil ka hor lkn 90% hada waan ka taqallusay, waxa ugu weyn ee igu saaciday ilaahey kasookownah waa in aan levelkeyga gartay oon hoos kasoo bilaabay yacnii waxan ku dhaqmay (قانون التّراكم) iyo (Atomic hapits), macquul ma ahan wax in muda ah aad ku dhex jirtay in aad 1isbuuc kaga tagtoh ama 1bilba, ugu yaraan 1sano qabsoh oo marba mid ka taqallus, waadna gaari doontaah insha allah...(والسلام عليكم)

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před rokem +11

    Qoflada kujirno allaha naga dulqaado😪🤲

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Před rokem +4

    Mashallah ustaad omar inshar
    Aniga shaqsiyan aniga waxaan ka xoroobay Facebook iyo tiktok. Alxamdulilah target kalena waan leyhy inaan ka xoroobo siyaasada wasaqda ah eee somalia 🇸🇴. Inshallah

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 Před rokem +1

    Mawduuca naftaada ha hilmaamin ah ala walhi waa mawduuc isaga kaligii ubaahan in mawaadic badan laga sameeyo naftaadu wa tan kula nool xaalad kaste nafta wanaajiya oo quudiya idinkoo ka quudinaya ruux ahaan sida inad qur'aanka kariimka ruuxdada ku quudiso Akhristo si maalin leh ah
    Maskax ahaan uquudi oo wacyigeeda kor u qaad oo Akhriska bar iyo wax walbo maskaxdada kobcinaya
    Qalbigaaagana ha u ogalaan bini aadam xuni kalima ama كلام الناس inu uu saamayn kugu yeesho ee qalbigaaga ilaali 💛🥰
    Jir ahaana jirkaaga ka shaqee oo qurxi wiil iyo gabar kaa tahayba caafimaadkiisna ka fikir💛

  • @sharmaarkemohamett5280
    @sharmaarkemohamett5280 Před rokem +10

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @idrisarab3783
    @idrisarab3783 Před rokem +5

    Aniga mudo 3 sano ah, ayaan ku xidhnaa Ogaansho.
    Waxa aan ka bartay, lama soo koobi karo.
    Mida iigu mihiinsan wa qorshaynta wakhtiga, sida maalmaha, isbuucyada, bilaha,& sanadkaba.❤️

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Před rokem +14

    Walal Cumar mahad sanid dalka hoyo ayaan jooga subax kasta walac cusub baan la soo kacaa,shaqada aan hayno walidken waxba kama tari karo anaku reer kama samaysan karo, shaqa dhaanta ma jirto raja ma jirto oo hogaan wanagsan oo dawlad wacan dhisaya ma muuqdo, habeen walba is badal baan rajeeya hadana mxn sameya subaxi baan so kaca yado wax walba sidi yihin. Waliba wlhi ma lihi wax balwad ah dhalinta aan alle ku xidhnayn ma ihi saasay tahay wlhi dalkeni wll murug baa taal. Bal Dhalintena u ducee wl in alle mustaqbal khyr qaba siiyo

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Před rokem +15

    Ustaad waad dareemi kartaa markaad tahay qof youtuber ah welina khibrad fiican u leh majaalkaas in ay masuuliyad kaa saaran tahay waxaad soo gudbinayso , aad baad u mahadsan tahay ustaad omar inshar sida wanaagsan aad mar walba noola wadaagto tijaabooyibkaaga nololeed maadaama aad badankeena dhalinyaro nahay aadna naga yara weyn tahay sidoo kale maadaama aad dhanka wacyiga ka hadasho inta badan iyo caadooyinka oo iyagane ah kuwa ugu wanaagsan muuqaaladaada uguna saameynta badan..
    mahadsan ustaad omar inshar.
    أحبك في الله 😍😍

  • @husseinabdi4618
    @husseinabdi4618 Před rokem +7

    Speech is silver silence is golden !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 Před rokem +6

    Sanadkan is badal bdn samen doona insha Allah isoo duceya idin kana Sidas idin rajayna walalahyga Allah rajadina Idin rummeeyo Aamin Aamin 😫🤲😭

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Před rokem

      Alle hakuurumeyo Wll hamigaaga ana iisoducee

  • @cris_r17_j36
    @cris_r17_j36 Před rokem +2

    صلوا على الحبيب عليه افضل الصلاة والسلام❤

  • @nuurcool
    @nuurcool Před rokem +4

    Aynu ku salino nabiga naxriista badan ee injecla scw scw

  • @idirisnouh4475
    @idirisnouh4475 Před rokem +15

    كلمات من ذهب

  • @caishoabdiaziz3943
    @caishoabdiaziz3943 Před rokem +3

    Aniga intaad shegatay way ihaysaa Balse mante Ka dib inaa is xoreyo diyar u ahay Wax walbo ha igu qaadate🙏❤️

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Před rokem +3

    Ustaad macalin wanaagsan ayaa tahay maasha allaah omar inshaar keep going

  • @aayahajiilkaproduction4612

    Masha allaah guul sxb geesi dhaba iyo dhiirigaliyaha dadkayga lumay allow nookadaa inbadan kolay lawaarimayee

  • @KHALEDAbdourahmanYACIN
    @KHALEDAbdourahmanYACIN Před rokem +2

    Omar Al Muhandisu Nafsii ❤ Mahadsanid Brother Allah Yibaarik ( Carabiga waan Jajabsanayaa ee sorry 😊 )

  • @sharmaarkemohamett5280
    @sharmaarkemohamett5280 Před rokem +4

    اللهم صل وسلم وبارك على عبدك ورسولك ونبيك محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @marwaanyuusuf8046
    @marwaanyuusuf8046 Před rokem +5

    first of all , allah thanks for him . after that you so thanks for delivery of this vlog and he's important of all everyone who wanna change of his life .
    Me:-social media I only use CZcams and WhatsApp , and the one I access the most is CZcams. I only use CZcams for languages ​​and everything I want to learn like languages. i made too time table since 4years and still go it . Thank for you whenever you are sir ...😍😇📚💡.

  • @mohamedali-gs5un
    @mohamedali-gs5un Před rokem

    Mahadsanid macalin cumar
    Marwalba aan youtube kaaga daawado wax un waa kaa faaidaa

  • @luqmaanyare1963
    @luqmaanyare1963 Před rokem

    شكرا استاد عمر نطلب المزيد من التشجيع

  • @walaalkawalaalka8281
    @walaalkawalaalka8281 Před rokem

    Alx Ustaad Omar inshaar Nolosha dhalin taro fara badan wax ka badanahay khyr Illah haku siiyo🙏🙏🙏

  • @farxanfanax
    @farxanfanax Před rokem +2

    Rajulkii abid ugu fiicnaa
    Oo aan arkay nolo sheyda
    Yaa akhii fidin
    La finasab
    Alla weyna
    Ha kudhoowra
    Waana rajeyna
    In mln malmaha
    Kamid ah
    In aan kula kulmo
    Nin 100%100 badalay
    Xayatadeyda
    🙏🏻🙏🏻🙏🏻❣

  • @mohamedyare5696
    @mohamedyare5696 Před rokem +1

    Wlh raqiisnimo in waxaadan dooran aad daawaneeyso💔Allah ha naga joojiyo caaadadaan xun

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před rokem +1

    Shukran OGAANSHO CHANNEL

  • @drabdikadir1402
    @drabdikadir1402 Před rokem

    Alle wanaag hakugu abaal mariya ustaad cumar.

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Před rokem

    M.a mhdsnd ustd cumar wlhi xaqiiqda maanta nafateyna kusugantahay ayaad kahadshay I.a wax badan in-aan iska badalo rajeynaa

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Před rokem +1

    Mashha alllh....mawduuc leh...fa ido shukran wllkey.....

  • @ANHARITA
    @ANHARITA Před rokem +3

    CZcamsr aa wax bdn kafaiday.. mahadsanid wll inbadan 💯🥰

  • @ahmedcadaawe9812
    @ahmedcadaawe9812 Před rokem +1

    Walaalyaal halmar igula saliya xabiibkena muxamed n.n.k.h wll adigoo qoslaya❤

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 Před rokem +7

    Mahadsanid
    Caadada iigu xun waa isticmaalka mobilka
    Maalmo markaan kayara nasto oo sida doonistyda ah U isticmaalo wlhi waqti
    Badan oo firaaqo ah ayaan arkaa wan yaabaa
    Sidokale madax xanuun yar, xoriyad nafsi ah
    Tan ugu daran waxan dareemaa inan ahay qof qiimo leh oo go'aankiisa kusocda
    Sidokale cabsida waxaa weliba igusii abuuray
    Nimankan ku shaqaysta ee aad marar badan kahadashy wlhi waxan arkay dad xataa qur'aanka kabaqaya sababtuna waa nimanka qur'aanka kadhigay wax Laga cabsado
    2023 aya hada so galay waxyaabo badan ayan rabaa inan bedelo

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Před rokem

      Facebook iyo tiktok iska saar sida aniga iyo omar inshar

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 Před rokem +1

      @@abdihashi6225 horta hadad dhahdo wan iska saari hadana goor aad soo celisaba wad soo celin weliba Facebook dad Family ah kaaga xidhan
      Lkn waxan sameeyaa mararka aan rabo inan kanasto markan so qabsado 15 daqiiqo ku xidhaa
      Maalintas oo dhana 1 saac daqiiqadaha aan galayo haba kala duwanadeene
      Ujeedo aan ugalayana wn samaystaa
      Maalmo markan wado sidaydii ha yaacdada ahayd ku noqdaa lkn inan ka xoroobo rajaynayaa

    • @ahmedabdinaasir6913
      @ahmedabdinaasir6913 Před rokem

      @@ruweydahadem5179 war isku mid baa nahy 😂

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Před rokem

      @@ruweydahadem5179 goaan ayaanad lahayn, sideed usoo celisaa , anigu tiktok waxaan saaray 2021 ilaahada masoo dajin, facebooj 2022 mana soo celin, markaa goaan yeelo

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 Před rokem

      @@abdihashi6225 maya markad go'aan qaadanyso waxa fiican go'aan aan fashilmin inad qaadato
      Facebook waxyaabo badan baa igaga xidhan
      Tiktok dadka daneeya ma ihi
      Ee Facebook iyo CZcams uun ban isticmaalaa
      Macquul agtayda maaha dhamaan wan tiri
      Se inaad waqtigaga maaraysid sax baan u arkaa

  • @Mohamedabdisamadnor
    @Mohamedabdisamadnor Před rokem +1

    M.a ustaadii waanadii ugu ficneed ayaad nasiise, waana kaaga mahadcelineynaa, wax bdn baad na barte 🙏

  • @maimunabdinasir3011
    @maimunabdinasir3011 Před rokem

    Jasakallah ustad omar

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Před rokem

    Shukran Omar Inshar Jazakalah khayr

  • @hassanmowlid8274
    @hassanmowlid8274 Před rokem +1

    Cumar legend, ardaydii waa lagu is-istaagayay 5mlin balse waa labahdilaayay.
    Ixtiraamka naftada.

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 Před rokem +22

    Hal gabar ayaa jeclahay ilaa hadda uma sheegan jacaylkayga Sabab-to ah wllhi waxa ka Cabsada inay igu daadiso
    Mar walbo saaxib-kayga waca Waxaan ku dhaha u sheeg inuu ku jecel-yahay wiilka yacni saaxibkayga ayee isku fiican yihiin hal meel ayee ka wada shaqeeyan
    Mar walbo oo aan is dhaho wac oo u sheego jaceel-kaaga waa cabsada
    Pleas ii soo duceeya inuu ilahay ii fudedeeyo🙏

    • @mucaadsabanyare9580
      @mucaadsabanyare9580 Před rokem +8

      Nio nn rg ayd thy tni igma ahn jees jees sxb wxd ka cbsto meesha ma yaaln qfta lashekeyso tartiib tartiib ugu so dhww habeena bdn lshkyso ilaa adka fahnto dabecadda mrksi si dgn ugu shgo mdna ogw zxp dil toogsho mya lagugu xukumy mrkd cbsnyso wa myo cdi wye ha ama myo ayy ku dhehe kbdn mbjrto lkn insha wy kso dhwyne filashada mr wlpo hnqto in ay ku diidi krto iyo in lgu aqbli kro

    • @hogotolyrics2895
      @hogotolyrics2895 Před rokem +1

      @@mucaadsabanyare9580 thanks pro aad ayaa ugu mahadsantahy talada aad isiisay

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee Před rokem +4

      Bro naag maskiin waaye jecel ka kahor la hadaloo la sheekeyso kdib u sheego mya hdey ku tirahda xitaa haka yeelin hdaad si dhab ah u jeceshahy 3bill mya qof la lahaa kdibna guursadey aragney

    • @mucaadsabanyare9580
      @mucaadsabanyare9580 Před rokem +2

      @@Ogaalsidee hhhhh zxp anga hda kula hdlya jrky qftii an jcla aya mgcda ila hda ku qrn mba hyo mrka ngi wn aqaana zxpw wxy thy wlh wa iga tlo myo hdy ku dhhdy faraha kqd hdii kle niyada wxd ka dhaadhcsisa hdy hda lgu adkysy bri tji wy kso dhwyne myo wa myo hdii lgu diido qiimhga ilaali in lgu diido wa cdi lkn ind qiimo beesho wa dqnmo

    • @abdulqaniaden3175
      @abdulqaniaden3175 Před rokem +1

      Allaha kuu fududeeyo

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem +2

    Badana waan iska dhafay
    Inta klana waan kuguda jiraa...insha allh
    Mhdsanid ustaad omar inshaar wax badan ban ka fa,iday jazakllh khayr. . . . 😊🤎🌿

  • @nabadoonmysheikh63
    @nabadoonmysheikh63 Před rokem +4

    Golden voice mashalah please noosoobadi barnamijyadan oo kale 🥬 🎉

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 Před rokem

    شكرا يا شيخ عمر

  • @XIKAMCHANNEL
    @XIKAMCHANNEL Před rokem +3

    Ustaad omar inshar mahadsanid. Qodobadaas waa kuwo aad u muhiim ah waxaa aaminsanahay inaa waqti badan galisay waayo waa qodobo meel walba oo nolosha ah taabanayo mahahsanid ustaad. Runtii waxaa kujirtaa dadka farakutiriska ah ee umada soomaaliyeed wax aan wanaag eheyn usoo gudbin.. Allaha ku sharfo...

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 Před rokem

    Jazakallaah omar

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 Před rokem +1

    Wlhi omarow muqaaladaada mudaan daawanaayey lkn Kan oo kalle kama daawan muuqaaladaada pro Kan oo kalle isbuuciina labo jeer ka soo hadal masha.allaah

  • @intawanaagsanwalaalkod3644

    50 minutes iyo 5.5k masha allah ♥️

  • @maryanmohahassan7414
    @maryanmohahassan7414 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad allaha ku dhowro

  • @shuaipjama6462
    @shuaipjama6462 Před rokem +2

    90% waxaan ka baqaa mustaqbalka aniguu ku gikira waxyabaha jeceshay inad barato armay hdhow ka faidi weyda arma ku khasarta lakin hada muqalkan marka dhamaystirtay dhiranan baka qaday waxana ku dadalaya waxan jecalhy ina barto ku dadalo si hadhow shaqadeda an ugu raxaysto madama an anigu doortay🥰🥰🥰🙏

  • @shankaronsharif9879
    @shankaronsharif9879 Před rokem

    Mahadsanid macalin cumar

  • @sacdiasalah7047
    @sacdiasalah7047 Před rokem

    Shukran ustaad cumar

  • @sheekhabenmaxamuud2736
    @sheekhabenmaxamuud2736 Před rokem +1

    Masha allah

  • @guudlechannel6679
    @guudlechannel6679 Před rokem +2

    Mahadsanid sxb
    Maalmahan fasax bn ku jiraa dhinaca waxbarashada nasaan islahaa lkn caajis io xanun bn ka qaaday wllhi
    Hadda waxn dugi laahay inta waxbarashadu furmayso

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před rokem +15

    INSHAAR WAAN KU SALAAMAY walaal qaaliya. Adigoo 50.000 kugu soo xirmay anigoo joogay YURUB jeclaana inaan dalka kusoo laabto si joogto ah, caawa dalka anoo usoo guuray ku daawanaa . Mahadsanid dhiirragelintaadii nolosha.

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Před rokem

      Maa yurub iska joogto, tan anagaaba ka cararayna'e

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN Před rokem

      @@abdihashi6225 adeer ciidaada waxaad aqoonsan doontaa, markaa qurbe tagto. 14 ayaan Skandanefiyanka joogay 4 biloon dalkeeyga joogo ayaa iiga fiican. Dal aadan lahayn weligaa ku ladi maysid.

    • @jamaljeylani3862
      @jamaljeylani3862 Před rokem

      @@BEERYAHAN
      Wa runtaaa

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 Před rokem +2

    Masha Allah best CZcamsr omar inshaar Allah ku xafido wllkey wax badan ayan kugu xiranay wax badana wanka faaiday

  • @muhaner_channel
    @muhaner_channel Před rokem

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdullahi9835
    @nimcoabdullahi9835 Před rokem

    Aadbaan ugu mahadcelinayaa wllkey Cumar inshaar

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 Před rokem +2

    Masha alllah♥️♥️🥰alle ha ku barakeeyo wll

  • @mohammedgorod1499
    @mohammedgorod1499 Před rokem

    MAASHA ALAAH JKLAAH KHEER AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @user-yy9ho7qv7n
    @user-yy9ho7qv7n Před rokem

    شكرا لك يا أخي العزيز الف مره

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Před rokem

    Waa run wallahi raaxo iyo iska fadhi macaan maleh

  • @efrahabdurezak5902
    @efrahabdurezak5902 Před rokem

    Omar iinshar allah ku xafido aduun iyo aakhiraba

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem +1

    You realty me and really good 👍🏽 job 👍🏽 👏🏽 awalba malahen alxamdulilahi

  • @fadxikhadar6351
    @fadxikhadar6351 Před rokem

    Jasa akalahu khayran jasa

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim Před rokem

    Waad mahadsantahy ustaad cumar inshaar❤🥰👍👍

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 Před rokem

    Omar thnk you bro and well done 👍

  • @muscababdalla8532
    @muscababdalla8532 Před rokem +3

    Waan ku guda jiraa ka xoroobida caadoyinka xun bro💯

  • @Geelle754
    @Geelle754 Před rokem

    Masha Allah allaha wllo cumar marwalba oo aad wax wanagsan nalawadaagto waan ku farxaa mahadsanid ustaad cumar inshar allaha ku barakeeyo waan ku daalnay baraha bulshada ilahay fadligiisa waan ka guulaysanayaaa

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Před rokem +1

    Yeah manta vediogeyga soo sartey ❤ guuleyso proh 🧠☺️

  • @Boqorsalah
    @Boqorsalah Před rokem +1

    Masha Allah youtuberka kaliya ee aan jecelahay inan waqti siiyo❤
    Omar wll alle miisaanka xasanaad haku barakeeyo

  • @habsaesse6987
    @habsaesse6987 Před rokem

    Mashllh cumar inshaar Barakalahu fiik wakhtiga iga Galay dawashada muqalkan Kuma Aan khasarin runti

  • @maxamedmustafe9377
    @maxamedmustafe9377 Před rokem

    معلم أسطوري ، تفضل ، عمر / كسالية النبي

  • @ahmedal-fateh8179
    @ahmedal-fateh8179 Před rokem

    Alle haku barakeeyo cumar

  • @maxamadamiin854
    @maxamadamiin854 Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @khadarflippe8461
    @khadarflippe8461 Před rokem

    Alxm intaaba hor ba ka ahay ustaad alle haku barekeyo.

  • @walaaltaagtigo9305
    @walaaltaagtigo9305 Před rokem

    Mahadsanid ustaad omar inshaar

  • @shuwayxiahmed2528
    @shuwayxiahmed2528 Před rokem

    Our teacher ✅

  • @alvaro0fficition746
    @alvaro0fficition746 Před rokem

    Tnx teacher Omar inshar ❤👏

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 Před rokem +2

    Omar inshar qof aan wax badan kabartey mashallah ❤

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 Před rokem

    Alxamduliha ani waa hora ka xoroobay cabsidana waxan ka cabsada akhiiro iyo malinta danbaysa illahayow noo naxariso oo denbigayaga dhaaf

  • @daahirmursal638
    @daahirmursal638 Před rokem +1

    Shukran walal inbadan waa ku faaidney wanadada run ahaantii

  • @salahsergio660
    @salahsergio660 Před rokem

    Wlhi waa runtaa mahadsnid wll cumar inshaar

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Před rokem +1

    جزاك الله خير ❤