Hilibka Raqiiska ah | Dumarka Ragga kufsado !!| Fandhaal Podcast

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 482

  • @ayuubmaxamedaadan
    @ayuubmaxamedaadan Před rokem +105

    Alxmd labo gabdhood baa ila dhashay labaduna waa iga fiicanyihiin diin ahaan iyo akhlaaq ahanba mana aha ku rqiiska ah oo is ruxa allah igama xumeeyo 🤲🤲
    Walashaa waa sharaftaada haday walsha raqiiska tahay wallahi rag xitaa lama kaftami ka dhid❤❤

    • @AsadAliKhanKhanPapa
      @AsadAliKhanKhanPapa Před rokem +5

      Aamiin Allaha kuu dhawro walaalaahaa wll

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 Před 11 měsíci +2

      Intaynan fitnada socoto sogaarin raag akhlaq iyo diin leh uraadi oo kudar,sabaabto ah in fitanka hada socdo laga badbaado way adagtahay waliba qof iskabulo ah oo telefon sito

    • @ayuubmaxamedaadan
      @ayuubmaxamedaadan Před 11 měsíci

      @@nabadoon3735 thanks zxp beenta maha

    • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
      @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk Před 11 měsíci +3

      Ilahay haku xifdiyo anagane alah hana xifdiyo

  • @istiqlaalaadan3777
    @istiqlaalaadan3777 Před rokem +27

    Ar manta muqaalka 10jeer hadii like la saari karo wa sari laha waxa rajeena muqaalka inuu meelo badan gaaro i.a mahadsanid cumarow 👍🏻

  • @BrotherofMuslims
    @BrotherofMuslims Před rokem +49

    Waa xaqiiqo maanta gabdhaheena 90% ay ku sugan yihiin gabdhow is ilaaliya aakhiradiina iyo sharaftiina ilaashada diintiina barta asxaabta xun xun iska ilaaliya wlhi qofka si walbo u wanaagsan yahy haduu saaxiibo xun xun uu leeyahy isagana wanaag lagama sugaayo marka hala dadaalo❤

  • @falastinyusuf6062
    @falastinyusuf6062 Před rokem +86

    Dumaroow ilaahey halaga cabsado oo jirkiina asturta😢
    Raagow idinkana aragiina laabta oo aan akhiradeena ilaashano .....
    Waxyabaha mala yacniga iskadaaye

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Před rokem +3

      Maxaa Araga laabanaa meel kasta social media naag is ruxeyso ayaa ka hor imaneyso

    • @mohommetbashir4348
      @mohommetbashir4348 Před rokem +1

      Abyao Hala zxpin Gabdhaha Sidas AH Plz Sameeyn Ayee Kula Leeedahay😊😢

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Před rokem +4

      Faan ayee noqotay fawaaxishta , damiir , aqlaaq iyo diiniyanba shaqsiyad iyo dadnimawa way dhinteen subhanallah, Walahi waa wax Laga naxo oo hadana caado iyo dhaqan noqotay . Allow ceebteena iyo tan walidkeenba Astur

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 Před rokem

      @@mohommetbashir4348 hye aboow 🤗mahadsanid ❤

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 Před rokem +4

      @@abdirisakisse4277 kuma qasbanid inaa dawatid socila media meelo badan oo wanaag lagu soo gudbiyaa jiro kuwaa daawo
      Waxaa sheegeysidna cudur daar kuma noqoto

  • @hafsa____nbofficial9399
    @hafsa____nbofficial9399 Před rokem +39

    Alxamdulilaah
    Dunida manta we si fasahadeysa
    Ilhey hana fahansiyo dinta mcankeda❤

  • @Caaishomacalincabdullahi123

    Waxaa run ah in ay gebdhaheenii ay halaaween
    Ilahey aabe hey ajir hasiiyo wax kasta oon maanta ahay asigaa iga dhigay Marki aan iskuulka dhigan jiray waqtiga waa leygula xisaabtami jiray waloow xiligaas ila xumeeyd maanta waa u duceeya 🥰

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 Před rokem +16

    Alle ayaa Ku mahadsan oo noocaas iga dhigin alxm
    Gabdhahaasna Alle haso hanuuniyo

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 Před rokem +13

    Mawduuc fiican waaye wallahi ilahay kuwas naguma daro. Ilahyna ha soohedeyo raga dawanaya iyo dumarka is qawinaya

  • @alhudageneraltradingcompan6667

    Alxamdulilaah social media isma dhigo xita heso ma dhgeysto alxm inta dhgeystna allh ka madoweyo🤲🏽

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 Před 11 měsíci +2

      Abaayo fitnada socota dadka gurigooda ugu imaani gabdho dacwo uso galay oo ku fasahaday baraha buulshada aya la arkay intay hada wax ku dhaqanyihin nin wanaagsan guurso

  • @duulmedia3736
    @duulmedia3736 Před rokem +95

    Inta ani camal aan xariir lahayn 😢 gacanta taaga

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 Před rokem +13

      Me to marka guur diyar u noqoto lee xirir aad walidka u shegtey oo idin dhex joogan la yesha si aad qofka u barato 😊

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Před rokem

      🖐️🖐️😂😂

    • @HamdimohamedAllale-gb3hi
      @HamdimohamedAllale-gb3hi Před rokem

      ☝️. Lkn waanba ku faraxy sanahy,😊

    • @XaawomaxamuudDhuxulow
      @XaawomaxamuudDhuxulow Před rokem

      @@frankdejong6665 xiriir sokama horeyo qof doqaaga inaa heshid qofkasta xiriir lama samen kartid

    • @laylatul3qadri856
      @laylatul3qadri856 Před rokem

      ​@@XaawomaxamuudDhuxulow inad dookhaga weydo wa caqabad weyn midaana halaga so hadlo insha allah
      Stereotype jinkayga iska dhex arkay
      Mise wa anthi mens problem disorder

  • @IdirisXasan-ml7ll
    @IdirisXasan-ml7ll Před rokem +26

    Sawirka videoga saaran ka qaad cumarwalaal
    Mahadsanid

  • @user-lc7dl1kl7w
    @user-lc7dl1kl7w Před rokem +13

    ❤ omar inshar waxa noqotay wiilka soomaliaya igu horeeya xaga CZcams wax soo jeedinta yaasaalam

  • @MSR_TV1
    @MSR_TV1 Před rokem +7

    100% muuqalkan waa run waxaanu kusoo aaday xiligii loo baahnaa cumarow keep going 100k oo jeer wllo

  • @mursalabdirashiid1972
    @mursalabdirashiid1972 Před rokem +3

    Mawduuc Muhiim ah Weye Ale haku Barakeyo Gabdhahana haka Dhigo kuwi ku waano Qaata Ustaad.

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 Před rokem +2

    Walal cumar jisakallaaah runtii illaah waxuu ku siyay balaaqo ama waxa lo yaqaano charisma taaso qofku uusan kaga caajisten qowlkaga wanaaga xambaarsan ,runtii annigo is faaninee dadka baraha bulshada is dhigan maaheen hadana alx xikmadada nafteyda saameen badan ayey ku leedahay,shukran walal

  • @saboushfarah8495
    @saboushfarah8495 Před rokem +5

    Videogaan sacbis buu mudan yhy xqiqdii🎉
    Mudadadi ugu danbesay dhanba wxaan layabana erayada heesaha ee dhalinta facayga ah dhagestaan si xishood la'an ah iskaba dhaaf raga dumarbaa eraydaas isku duubaya waba sida in darenkii cebta iyo xishodka bulshada soomaliyeed katagy wxaan isleyhy sababtu ugu ween ee araimahas waa dadka caanka ah ee doorkada bulshada si qaldan uisticmala sida inay qabyald kucaytamaan isqaawiyaan ereyo xun ku kaftamaan iyo dadka dawada oo xumanta ugu sacab tumaya😢
    Ilhay hana wada hanuuniyo❤

  • @user-rw4gw9mo2b
    @user-rw4gw9mo2b Před rokem +7

    Gabdho wanaagsan wey jiraan lkn waxaa qarinaayo gabdhaha xun illahay hasoo hanuuniyo

  • @rahmaabdalle8073
    @rahmaabdalle8073 Před rokem +2

    تذكرت قول احد مشايخييكان يقول دائما
    (Alaa maxaa inan lagu daawan lahaa lacag bilaash lagaa dhargat).
    عجبا لهذا الزمن ،
    قلت عين الحق❤

  • @faadumanuurmaxamud3799
    @faadumanuurmaxamud3799 Před rokem +8

    Alxamdulillaah🤲 Uma badni se Insha Allaah taasna hadda kadib waa rookko
    Mahadsanid ustad💯

    • @mohamoudhassan551
      @mohamoudhassan551 Před rokem

      Masha'Allah allaha kunfidudeyo

    • @akdream5313
      @akdream5313 Před rokem

      @@mohamoudhassan551 ma Adigaa huba markaad baaska isla qaadaneso, ma soo hubisay. Cabdi khasaare

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před rokem +1

    Mowduuc muhiim ahaa in xilli Hore laga hallo, shukran ustaad omar inshar

  • @ggpro3100
    @ggpro3100 Před rokem +18

    Imika ayaan ka yar baxay videoga kadibna waxaan facebook kusoo arkay WIIL garaacay WALAASHIISH oo iyadoo qaawan tiktok isasoo dhigta ninkaas muxuu damiirkiisu noolaa wuu adkaysan waayay 😢

    • @caishadayib
      @caishadayib Před rokem

      Haddu adkeysan wayay ma iyado dila

    • @faarax1965
      @faarax1965 Před rokem

      ​@@caishadayibwaliba inuu bireeyo ayay ahayd
      Sharaftu waxay ka qaalisantay wax walba oo noloshaan yaallo

    • @akdream5313
      @akdream5313 Před rokem

      @@caishadayib haduusan dilin oobTarabiyad siin ma Dayuus buu noqdaaa aan rag la kafatami karin oo rag la fariiisan karin ..

    • @Asloow
      @Asloow Před 8 měsíci

      Maya wll diinta waanaseexo dil waxmakukeeneeso sikale uciqaabi karaa sida tellka dhan il laga qaado iyo waxyaabo kaloo badan sabobtoo ah dil noocas ruux muslim in loo nabiga wuu naga reebay wujiga korka la buusbusay iida dhan allah gabdhaha inta dhunsan hanoo soo hadeeyo​@@faarax1965

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Před rokem +6

    Waxan ilaahay ugu mahad celinaya siduu ii asturay xitaa waligay sawirkayag meel maan soo saarin videoyna isakaba daaa
    Alxmdullah
    Wall Omer inshaar shukran inbadn alle haku sharfo wllkay

    • @maxamedcareef1064
      @maxamedcareef1064 Před rokem +1

      Mahad alle ayaa leh anba diintayda waan dhawrtaa inta badan dhalintu way fasahaadeen

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 Před rokem

      @@maxamedcareef1064 sax wall

    • @maxamedcareef1064
      @maxamedcareef1064 Před rokem

      @@rahmacige9251 lakin wllo dhawrsananta si aad isuu sugto guurso waa iga talo

    • @user-fh8wz1ft7x
      @user-fh8wz1ft7x Před rokem

      Alle hakuu siyaadsho wllo

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 Před rokem

      @@maxamedcareef1064 igu soo duce qof wanngsan aan nolol wadgno wll

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 Před rokem +3

    Mowduc aad loogu baahna ayaa ka hadshay mr omar ishar🙏

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 Před rokem +3

    Ilaahey waxaan ka baryayaa naagaha soomalida ah oo fasaadka iyo fisqiga ku wada dhulka ilaahey alle waxan ka baryayaa in uu calaamad aan lagaraneynin kusalido allow halaaji allow naga qabo allow musiibo aan la garaneynin ku salid kuwa xun xun oo isqaawinaayo allow naga qabo allow halaag sidey u dhan yihiin kuwa xun xun oo isqaawinayo balaayo aan la garaneynin allow ku salid aamin yaa rabi

    • @Notalt17
      @Notalt17 Před 3 měsíci

      u ducee wllo inu ilaahey soo hunuuniyo intas oo inkaar ah ine adi kugu soo noqota laga yaaba teda kale iyaga dambiigooda ma lagu heeste kaga lagu hesta adi nabiga sala lahu alaihi wasalam wuxu dhehe ama hadal wanaagsan ku hald ama iska aamus

  • @salamali54
    @salamali54 Před rokem +11

    Yaa xanuun dareema markuu gabadh is walaqeyso arko oo skip ku dhufto si dhaqsaa

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +15

    Mowduuc muhiim ah waaye ustaad.. ku Mahadsanid wakhtigaaga qiimaha leh😊👏

  • @HamdimohamedAllale-gb3hi

    Alx wax zxp ah malihi ,🤲ilaa gabdhaha aan wax Isla barano io kuwa aan dariska nahay
    Si khaas ah waxan zxp la ahay hooyo io wallashy
    TikTok haba sheegin face book *No* Instagram Kaba fog الحمد لله علي نعمت الإيمان والإسلام🧕

    • @aminfatiha8506
      @aminfatiha8506 Před rokem +1

      Sanado Saa Kuwad Adaa Ogaaan Doona Kheyr Kuu Ilaahey Kula Jeclaadee Alaha kugusugo Wanaaga Sheegeyso Asc

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp Před rokem +26

    Yes it's right Omar inshar tani waa Caqabada ugu wayn ee Somalia heysata

    • @sharifoali5503
      @sharifoali5503 Před rokem

      Walalo ka qaad sawirka wayo adigaba faafinayee

  • @user-ko8cs7yu1e
    @user-ko8cs7yu1e Před rokem +3

    Waa mawduuc qiimo badan omar inshaar allah haku xafido dhaman gabdhaha soomaaliyeed meelwalba ooy joogaan allaha dhowro intii haleysana ilaahay ha soo hanuunsho

  • @SAMANE2021
    @SAMANE2021 Před rokem +25

    Alx ana gabdha noloshy ma nikin mana seen dono ani hooyaday tuusale ii aha ninka iguursany ma moyen cid kale jirkayga marka tusayo ma mana tusi doono
    Allow ika bad badi
    Xata mA tageero dumarka neceb raga
    Ragu waa bilaadn ana gabar ahy
    ❤❤❤😊

    • @Ahmedzayit29
      @Ahmedzayit29 Před rokem +2

      Alle ha ku dhawro apayo

    • @Ahmedzayit29
      @Ahmedzayit29 Před rokem

      @@fadumodahir6461 waad fiican thy wll

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac Před rokem +1

      Hhh qof isfaanshay waa ri, isnuugtay

    • @SAMANE2021
      @SAMANE2021 Před rokem

      @@xamdijaamac abyo tayd ka hadaly max jiraa

    • @SAMANE2021
      @SAMANE2021 Před rokem

      @@xamdijaamac fan iga maha iga rali noqo

  • @maxamedmaarso
    @maxamedmaarso Před rokem +4

    Asc sxp cumar ishaar alle haku xafido waxaan kugu jeclahy in aadan dadka xaqiiqada kaqarin wlhi labadaad janal ba waan ku xiranahay wxaan ku leeyay keep going

  • @sulakagelax4781
    @sulakagelax4781 Před rokem +12

    😢xaqiiq marki laga hadlo taasi wxey noqotay wax iska caadi eh wxaad arkesa gabr yar ilaah qurux siiyay hadana muujinesa stories yada dhan hadaad aragto gabr qoor qaaban iyo mid madax qaaban arkeysa ilaahow ceebahena astur aduun waxaa joogna ragi ay naga naxsan yihiin 😮😢 anagii dumar ehena iskama fikireeno 😢 alxamdulilaah waqti wejirtay wxas odhan aan fahansaneen 90ka hees iska duubi jiray 🥺 lkin ugu dambeyn wxas odhan go'aan kaqatay iskana joojiyy social media ha xumaan iyo wanaag ba wu leeyahay hadana wxybaha faa'idada ileh mooye waxkle waqtigeyga kuma bixiyo sawar meel so dhigo iskadaye xita wxaa delete gereeyay waxkasto sawaro gali jiray 😊 wlhi waa run gabari wxay qiimo ledahay intey dhoorsoon tahay ay asturan tahay alxamdulilaah 🥰 ilaah mahad leh wxaas iga madooweeyay❤😊

  • @NJawte
    @NJawte Před rokem +1

    Xaalad aad u xun oo xumaantii caadi noqotay ayaynu ku jirnaa. Alle ha ina badbaadiyo.

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před rokem +4

    Mawduuc wakhtigiisi jooga dumarow naftiina uu hinaasa oo jidhkiina asturta akhlaaqdina ilaashada Walaahi markan arko inaan xidhan maro ku dhagsan waxan idhaahda allow maryahaya yaanana isku yareyn aamin Alle dhamanten jidka toosan hayna mariyo aamin❤

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Před rokem +4

    tictok waan yaabay walahy marna isma lahayn dumarka somalida qaar kamida ayaa noocan ah
    mida kale foolxumada ayay kaga dareen balaayo naaso badhacsan oo dhex weyn
    sumacadii umada somaliyeed laga aaminsanaa ayay dileen

  • @abdullahchikakoz740
    @abdullahchikakoz740 Před rokem +12

    Naseexo: Wllkey omar inshaar ciwanka aad ka hada shay wax jira xiligan Waxna ku mahadsantahy lkn dad badan ayad arkaya thambnailka aad u isticmashay videogan kabadal fadlan adigo aqiradada ka fikiraya mahadsanid

  • @bile-25
    @bile-25 Před rokem +12

    Hadda ka hor baa nin meel ka hadlayay baa yiri
    Mar kasta oo gabar dhar ku dhegan xiran ay wiil hortiisa soo marto ama ay isku hor ruxdo waxay kufsi u gaysanaysaa dareenkiisa ragganimo
    War ma haysaane hablo ayaa maalin kasta ina kufsado

    • @user-js8gf8gm7g
      @user-js8gf8gm7g Před rokem

      Maxaa kaxun in maalin walba lagu kufsado

    • @Suu02
      @Suu02 Před rokem +1

      🤣🤣🤣Alla wa qosly wlhi Illahey ha idin dhib dhaamo

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 Před rokem

      😂😂😂

  • @sumayasuu3732
    @sumayasuu3732 Před rokem +8

    Ilaahay quraankiisa wxu ku idhi
    Kuwa iimanka lagahelayow aragiina laaba
    Taaso ah inay xumanta eegin
    Su aashayda wxay tahay
    1:ninka naag jidhkeeda raadinaya ee lacag ku bixinaya
    Maanay hadalkii ilaahay kasoo horjeedsan waliba sicad
    hdii gabadha ay is qaawiso danbigeeda
    Ayada ayaa loo xambaarin
    Ma ahan cidkleh
    Adiga mxad dareenkaada uxakamayn
    Laadahay
    2:In aad amarka ilaahay qaadato
    Ma wxay ku xidhantahay intay dumarka aduunka kunool
    Is asturayaan
    Raqiisnimada la sheegayo wa in aanad isticmaalin caqligaga

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Před rokem +5

      Adiga suaal aan ku weydiye
      dumarka waxaa la yiri xijaabtaیٰۤاَیُّہَا النَّبِیُّ قُلۡ لِّاَزۡوَاجِکَ وَ بَنٰتِکَ وَ نِسَآءِ الۡمُؤۡمِنِیۡنَ یُدۡنِیۡنَ عَلَیۡہِنَّ مِنۡ جَلَابِیۡبِہِنَّ ؕ ذٰلِکَ اَدۡنٰۤی اَنۡ یُّعۡرَفۡنَ فَلَا یُؤۡذَیۡنَ ؕ وَ کَانَ اللّٰہُ غَفُوۡرًا رَّحِیۡمًا ﴿۵۹﴾
      Aayadas waa hadalkii ilaahay marka
      Dumarka ma ilaahay bay raaligalinaayan
      ama raga qaar ee xun?

    • @mihaz442
      @mihaz442 Před rokem +5

      1:Tan goobaad ee aad sheegtay in ay raga araga laabaan qof walba kuu raacsan cid diidayna maleh
      2: hadii aad si public isku qaabisid dambigaada adiga iyo ilaahey kaliya idinkama dhaxeyso ee dadka iyo bulshada oo dhan ayay ka dhaxeysa weyna ku xugminkaraan
      3: iskuma xirna lkn qof walba waa in uu rule kiisa kasoo baxaa naagtana waa in ay is asturtaa ninkana waa in uu indhihiisa laaba ,
      Lkn hadii aad dhahdid nimanka indhaha ha laabaan naagahana ha isqaabiyaan waa munaafaqnimo.

    • @Assia9900
      @Assia9900 Před rokem

      Wll warunta labadaba danbi weyn bay ku jiran ta is qaawinaysa io kan inadhaha la raacayaba wayna khaldan yihiin 100%

    • @Maryamm6
      @Maryamm6 Před rokem

      ​@@Assia9900naa ragga ilaahay ba u abuuray caqli la imaada 😂

    • @Maryamm6
      @Maryamm6 Před rokem

      ​@mihaz442 haa abyo kuwa ku dhahya nimanka yaysan na eegin is astur haddii kle waa lagu eega maahe 😂

  • @aymanabdiaxmed2961
    @aymanabdiaxmed2961 Před 2 měsíci

    ❤alx allah aya igadhigey qof asturta jirkeda❤😢

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 Před rokem +2

    Maasha Allah eeda in mahadsinti saaxib ogaanshi.❤

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Před rokem +6

    Dumarka wa inay is asturan, Ragana wa inay aragooda laabaan , qofkaan samayn asagaa dambaabay

  • @zahraabdi7669
    @zahraabdi7669 Před rokem +1

    Modooc muhiim ah ayaa ka hadashay jazakalaah qeer❤❤❤

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 Před rokem +2

    Ustaad gabdhaha machaaida islaamiga dhigo ma niikiyan mana rag ee gabdhaha ha is raacin dhamaantood .

  • @bisharabdallahussein8449

    Waxa Facebook ku arkay gabar TikTok ey leh walalkey aya sidaan iigalay wajigeda hada aragto waad ka naxesa lkn Aniga marka arkay waku farxay sababto ah wax la aqbali karo maha waxa rajena wil walba in uu wilks role model unoqda

  • @cabdullahi7986
    @cabdullahi7986 Před rokem +4

    Zxp dhibatadu maaha gabdhaha ee waa ragga ku dhiirri galiyo waxaaz raqiiska ah
    Wax kala ma aha horaa loo dhahey galaduba islaam wey leedahay marka raggaa raqiiska ah ayaa soo batey masuul

  • @hamdiabdinoor
    @hamdiabdinoor Před rokem +2

    Omar inshar io asxptada aniga 17 ayaan ahay 2023 ayaan bartey video dubis please iso duceya inuu ilahay iga bad baadiyo fasahaadkas

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 Před rokem

      Alllah hakaa soo hadeeyo walaal waxaadna ogaaata gabadh tiktok ku jirtaa in aaanay mustaqbal lahayn

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 Před rokem +5

    Gabdhaha jidhkooda ka ganacsada dheh waayo waa ganacsi jidheed waxa ka socda tiktok
    Ceeb aduun dumarkii somalida oo si caadan ah u ganacsanayaa waxa la yaableh hadad eegto gabadh live way kula yaabeysaa hadana waxy taalla tiktok ado arkaaya in kabadan inta aad eegty 😂 waa duni aakhiru zamaan
    Mida kle raga doorku waa in aany waxba ka qabaan kuwa la dhashy kuway qabaan iyo cida mas uulka ka yihiin madama lacag lagu helaayo malaa shaqayso ayaaba ragi ku yidhaadan
    Wayo awaay masuul kii raaciyadiisa ilaalin jiry?

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Před rokem +3

    Xikmada maanta waa Hakabixin lacag Quf dunida dhan isku qaawisay oo dhexdeeda uwareejisay Si bilaash ah

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 Před rokem +1

    Mashaallaah sxp mahadsanid wallaahi shakki la,aan aad iyo aad baan kuugu raacsanahay hilibka raqiiska ah lacag ha,ka,bixin mana ka bixin doono sxp macaane inshaallaah waanan iska illaawayaa waan hagaajindoonaa mar kale mahadsanid sxp

  • @maxamudaxmed9573
    @maxamudaxmed9573 Před rokem +1

    Mash alah wll alaha haku sharfo inta wanaaga sheegto wey nagu yaryihiin halkaa kasii wad alaha haku garabgalo

  • @fosiamohamed2652
    @fosiamohamed2652 Před rokem +1

    Ilaah hana sugo waa cabsi walhi gabdhaheena wado fiican ma hayaan ilaah ha so hanuniyo yaa rab

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před 10 měsíci

    Alhamdulilah Alhamdulilah ...

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Před rokem +2

    Wan kugu raacsanhy omar inshaar Waxa ka daran gabdhas saas samaynayo wlhi walidkood raali uguma aha waxa aysameynayan waa caasi walidiinimo oo walid way ka diiden waxna kama qabtaan guryahooda walidkood ayaa guriga shaqada ka qabto subxanaalah 😢

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Před rokem +9

    Runti wan yaabey raggii wxey dhaheen gabdhahaas aya naga hor istaagan guurka waayo ayaga isqaanaya anagana guurkii baan kadaheyna saan macsi ugujirno😢runtii waxa dhaho garanmaayo allow astur gabdhaheena

    • @user-zm1mo4ni3y
      @user-zm1mo4ni3y Před rokem

      Aamin alpi 😂

    • @akdream5313
      @akdream5313 Před rokem +1

      Naag dhilo ah oo jirkeeda ka ganacsta oo niikosa lagama mid aha ee waa dhilo

  • @mahdibnuxirsi6498
    @mahdibnuxirsi6498 Před rokem +1

    Waa xaqiiqo midaasi lkn sababta ugu badan waxaan dhihi karaa ani clubs uma dhawa ama meelo fisiq iyo wax yaabo xun xun lagu sameeyo lkn waxay kala socdaan social media oo ah sababta ugu badan taasoo
    Ay arkayaan gabdho facoodaa oo is ruxaya malin walba
    Alle ha noo soo hanuuniyan leenahay adne waanada waa ku mahadsan tahay🙏🏽💯

  • @maxamedqaasim9309
    @maxamedqaasim9309 Před rokem +1

    m.a waad saxantahay sxb , waajibkaga ayaad gudan haysaa , الامر بالمعروف والنهي عن المنكر .جزاك الله

  • @MarenGes_P0i
    @MarenGes_P0i Před rokem

    Aad io aad ayad ugu mahadsan thay sida aad noguso gudbiso mawduucyada faaidada leh Runtii nolosheyda io nafteyda waxad ka dhigtay qof garasho dheer alxm abalkaga alle jano haka dhigo adun iyo aakhraba🙏♥️🥰

  • @niciimaomer-ei3sg
    @niciimaomer-ei3sg Před rokem +1

    Masha allah wll.cumar walhi waxyabo badan ayan ka faa iiday chanalkan ma ogayn chanalka ogaansho un kuxidhnaa alx fandhaladan waxyabo badan ayay iga badaleen شكرا يا استاذ عمر انشار

  • @AsmaAhmed-wh5ur
    @AsmaAhmed-wh5ur Před rokem +1

    Mash allh wax runayaa ka hadashy wlhy alleh hasoo hadeeyo hablaheena

  • @abuo_9
    @abuo_9 Před rokem +32

    Legendary 🎉❤

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Před rokem +1

    Heer wahaan gaarey aan dhaho aniga gabar magaalo joogta yaan la guursanin wa gabar shirko ah

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Před rokem +3

    Wcs ustad waan sugaayay fandhaal podcast mahadsanid❤

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms Před rokem +4

    🙏wll isku day course yinka kuwa lamida inad sisid rag shabahysha noqdey iska daye taqayid mel ku qawnen isha kula racaya xijabkaga dhaqdhaqisa firinaya ❤isku day iyga wano ubahan sa gabri waxy islaruxda waxy ogthy nocaso kale inu amaano

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Před rokem

      Adiga suaal aan ku weydiye
      dumarka waxaa la yiri xijaabtaیٰۤاَیُّہَا النَّبِیُّ قُلۡ لِّاَزۡوَاجِکَ وَ بَنٰتِکَ وَ نِسَآءِ الۡمُؤۡمِنِیۡنَ یُدۡنِیۡنَ عَلَیۡہِنَّ مِنۡ جَلَابِیۡبِہِنَّ ؕ ذٰلِکَ اَدۡنٰۤی اَنۡ یُّعۡرَفۡنَ فَلَا یُؤۡذَیۡنَ ؕ وَ کَانَ اللّٰہُ غَفُوۡرًا رَّحِیۡمًا ﴿۵۹﴾
      Aayadas waa hadalkii ilaahay marka
      Dumarka ma ilaahay bay raaligalinaayan
      ama raga qaar ee xun ?

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 Před rokem +1

      Dumar alle wuxuuu amray asturnaan iyo waliba indho laabid ragna alle wuxuu amray inay aragooda laabaan mid walbana waa waajib saaran Uma noqonayso cudur daar in ka kale waajibkiisii dayacay .

  • @hooyomuuminogabadheda
    @hooyomuuminogabadheda Před rokem +3

    Wll Omar inshaar waku salamay 🤝

  • @Asloow
    @Asloow Před 8 měsíci

    Sawirka saaran kabadal cumaroow qof kasto aragtay hda danbi hausoojiidin adina ذنوب جارية yay kuu noqon

  • @sharmarkeahmed7933
    @sharmarkeahmed7933 Před rokem +1

    subhanallah,sawirka habla ee qawan ka qaad ,,,maxaa ka khaldan

  • @Suu02
    @Suu02 Před rokem +2

    الناس نيام إدا ماتو انتبهوا 💔💯

  • @user-lq7oi4kq6w
    @user-lq7oi4kq6w Před rokem

    Saaxib ilahey haku sharfo wxd muujineysa qof dhab ah ina thy,dhabnimadana wa waxan u baaha nahay,wlhi baraha bulshada markan galo o muuqaladan aad shegeso aan daqiqado ama saacado aan daawado ,Aduunyado dhan aya ciriiiri igu noqoneso wareer iyo isku dhaxyaac xaga nolosha ayan darema ila aan quran ka aqriyo si aan qalbi caririgas ugu baxo, Somalia barahan bulshada waxey gaarsiiin donta meel xun o bini aadanimo di aan ka baxnay o aan xayawano noqono

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry Před rokem

    شكرا أخي

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 Před rokem

    Wa barnamij Waqica jira tabanaya oo muhim ah thanks wll 👏

  • @daqaremedie5680
    @daqaremedie5680 Před rokem

    Runtii waa waxa jira maanta. Inaad Nala wadaagto muuqaalkan Aad Ayaad ugu mhd santhy

  • @istarmohamed101
    @istarmohamed101 Před rokem +3

    Masha llah Sawirka shashada saran kaqasd wll

  • @user-js8gf8gm7g
    @user-js8gf8gm7g Před rokem +6

    MahaDsanid wll cumar inshaar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Al-khadr
    @Al-khadr Před rokem

    M.a
    Walaal Cumar kheyr badan allaha ku siiya

  • @Husein855
    @Husein855 Před rokem +3

    Mash allah xikmaawi baa tahay walahi walal wax kastana meel fog ayaad Ka aragtaa 🙄

  • @AyanMaxamud-xh3pl
    @AyanMaxamud-xh3pl Před rokem

    Wa runtaa wll omar talo fcn siisy illhy ha soo hanuuniyo gabdhaheena thanks brother

  • @Anasmuuse1698
    @Anasmuuse1698 Před rokem +4

    Waruntaa Cumar ❤

  • @GSNMEDIA.
    @GSNMEDIA. Před rokem +1

    wll omar inshar allah ku sharfo wlh waxaa ino tahay role model waxaa nagula talisa wax walpo oo aynu u aragno faido waxana jeceshahy hormarken
    allah kugu badalo jana firdowsa i.a

  • @khaalid8059.
    @khaalid8059. Před rokem +4

    naagahaas jirkooda ka ganacsaneyso meel aha ruxayso si ay attention kaaga ay uhesho kaliya
    Naag qiimaheeda gadatay jirkeedi soo bandhigtay Aan wax waji ka laheen walaal iyo waalid
    Ina ragoow dib isku eeg qiimo isku yeel
    Aniga waxaan hubaa naagahaas xun ee attentionka raadinaaya Aqligooda inuu eber yahay amaa xalaal lagu dhalin

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Před rokem +3

    Ani mid wllke ah baa tiktok ta isticmaala muuqaalo music ah buu iska duubaa marka dhowr mar baan arkay isagoo muuqaallada gabdhaha niikiyo ku qorayo "inta walashod asturan tahay farta taaga"
    Markaasuu isii lee yahay waa idin ku faanaa bal isagu muu iska daayo aan anne ku faane.

  • @aichastars9458
    @aichastars9458 Před rokem +2

    Illahay haso hanuniyo qof walbo halaysan

  • @nimconuur8178
    @nimconuur8178 Před rokem +1

    Walahi wan u xisy barna
    Muj ku sabsan gabadhaha cumar waxa aad isku fikirtihin walalky

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před rokem +6

    Omar wuu is bedalay danaystuu soo noqonayaa 😅😊

    • @Sultankasim985
      @Sultankasim985 Před rokem

      😂

    • @xaawomaxamuud907
      @xaawomaxamuud907 Před rokem

      Maxaa warkaas ku keentay hadda wuxuu ka hadlaayo waaba wax bulshada dhan quseeya mida kale haddii dantiisa fiirin ma dadka kale dantooda ku mashquuli lahaa

    • @toonipoy
      @toonipoy Před rokem

      ᴍᴀᴡᴅᴜᴜᴄ ᴋᴜ ᴋʜᴜsᴇᴇʏᴀ .ᴍᴜ ᴋᴀʜᴀᴅʟᴀʏ ɴᴏ sʜᴇɢ ᴀɴᴀ ᴡᴀx sᴀxᴀɴ ʙᴜᴜ ɴᴏ sʜᴇᴇɢᴇᴇ😮😊

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 Před rokem

      @@toonipoy wll is qor badnida omar maa lagu dhehaa adiga 😊

  • @akdream5313
    @akdream5313 Před rokem +1

    Ma hadaa ku Baraarugtay Cumaroow wll
    Ustaad Xaliye waxuu Naga Tusay oo lahaa war Ragoow Baraaruga lahaa, Ayaana Mudo ka Hadlaayay .
    Raga nagahaa guursada waxuu u Bixiyay Shubo Badbaadiye
    Ilaahay ha Xafido Ustaad Xaliye adna Mahadsanid wll

    • @Asloow
      @Asloow Před 8 měsíci

      Oo naag hadaan guursan ma ninba guursaneeysaa waa Adiga dadka dhan cayayaee

  • @abdinasirmohamedaden7700

    Asc cumarow wallaahi anigaa isku dayey inaan baddalo guur kadib si kastana u wacdiyey aniga unbaa og waxii iga qabsadey 12 sano ugu ddambeyn waan fasaxay hadalkaaga ah ha ku fikirin inaad badasho maanta anigaa ka marqaatiya asc

  • @naimorashiid5140
    @naimorashiid5140 Před rokem +4

    Anshax xumda wiilsha ka hadal horta sandkan ninkasta muxu naag lee uga hadla ?

  • @ahmedabdullahiaadan9662
    @ahmedabdullahiaadan9662 Před rokem +4

    Isticmaalka facebook sababaha aan iska daayey ayaad sheegtay taasina waxaa usii dheer akhlaaq xumada postiyada qaar iyo commentska ka jirta oo qofka caadeysto daawashadooda ama akhrintooda ay saameyn weyn ku yeelaneyso qofnimadiisa.

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale Před rokem +1

      Ad iad masul samen ad uwen waliba ina ka fogatid wax ku dhama malahan

  • @asmaabdilahi6035
    @asmaabdilahi6035 Před rokem

    Thanks sharafow
    Al uztaad omer inshar
    Wxaa thy qof wax walpa og jazakallah

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 Před rokem

      Ilaahay oo qudha ayaa wax walba og.

    • @asmaabdilahi6035
      @asmaabdilahi6035 Před rokem

      @@saynabiitobintawil1092 sidaa kama wadin yacni wllshy waa Runta Allah ayaa wax walpa
      Yacni wxn ka wady qof wax fahmaaya ama indheergarad ayaa thy 💖

  • @ixsaniita
    @ixsaniita Před 7 měsíci

    Thanks wallo omar 🙏

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Před rokem

    Alloow soo hadee inta haleysan
    Alloow noo hanuuni awlaada
    Alloow hablaheena astur

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 Před rokem +2

    Walee lakala war la,a ragoow idinkana qeyb weyn baad katihiin fitnada oo bal ragana lasoo hadal rag inaan ku tilmamao maahe wa rag ku sheeg kuwa love ta iyo like ta bixiya ee yiraahda qurxy halkaa kasi wad inkasto aniga ahaan aan qalad aan laga soo kaban karin u arko in qof anigo kala ah aragtidiisa eey saameyn igu yeelato hab nololeedkeyga hadana gabdhuhu isku mid maha oo qaar badano nacasyada keep going leh run mooda anigaan qoralka qoraaya ayaa hada kahor qurbaha soo aaday dalkii aan imid ayan information uga bahday inan aruuriyo mid baa igu yiri haye xijaab mesha kama shaqeye sidi dumarka calamka oo kale ulabiso oo surwalakaga iyo toraxadada jiq isku si dhulka timid maryo dheer lagama rabo dadkaad utimid wa dad shaqo markaas ayan sharaxad ugalay xijabka sharciga iyo sheko dheer wuxu igu yiri aniga xijaab ha ii sharixin ee habka nolosha mesha aad timid ayaan ku shegay ilen waba sheydan intaan xanaqay ayan ku iri war bixinta an kuweydiyay xijab ma quseyn sidaan ulabisanayana aniga aqan adiga talo makaga furna marka xita nin kaloo 2bad ayaa hadalkaas igu yiri qof dumara ee itiraahdo xijabka isla dhig meshana timid weli ma arag marka ina ragoow dib isugu laabta halka sartu ka quruntay wa dhankiina oo mar walba dumarka wa la waaniya adinka se wax idin waaniyo oo rujuuladi idinku soo celiyo bal iska raadiya ileen raganimadu maha shaati la xiran yahe wa criteria la yeelan karo lana weyn karee waxaa kaloo igu soo dhacay somalia any state oo kamida dumarka wa lagu kufsadaa waliba jirkooda ayaa la jarjaraa oo ladilaa yarkan gabadha isa soo qaawisay rageey kufsatay leh muxu uga hadli waayay kufsiga ilaahey kufsiga ku sheegay dhibka dumarka loo geesto amaba aad sabab utihiin dabcan xijabka in loo booriyo shaki kuma jiro iney mowduc muhima tahay balse xaqiqada dhabta noo soo jeedi ee aad dumarka ku dulmisan kaliya shahwadada wixi kiciya hanooga sheekeynin ee dulmigaba kaso hadal

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 Před rokem

      Wllo aduu dhul shisgeeyaad ka hadlaysaahe hotellada xamar qaar badan baa jira oo aan xijaab lagu gali karin dadka badankood waxay layaabaan 5ta xun xun ee mediaha dhex boodbooda lkn war umahayaan miyaa gabdhahaas in waxaas ay usababeen badanaa dad ayaga aad ugu dhow waxyaaabo lagula dhaqmay aawadood ayagoo waxaasna waxaa usababa iimaan yarida Allow iimaankena noo xooji.

  • @MohaMacalin-hp1fu
    @MohaMacalin-hp1fu Před 6 měsíci

    Subxaanallaah allow na amaaanso😢😢😢

  • @hodanabdiqadir2856
    @hodanabdiqadir2856 Před rokem

    Alxamdullilah 4gabdho ayaan ka weynahay waligey swrkeyga ma so dhigin😊

  • @ShaaficiIbnunuur-hx3hc
    @ShaaficiIbnunuur-hx3hc Před rokem +2

    Jaxiimay dhaxdabalanayaan ustaaad

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 Před rokem +1

    Great products 🙏🙏

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Před rokem +2

    Alle hasoo hadeeyo dumarka 😢

  • @user-fj6pj7ps4z
    @user-fj6pj7ps4z Před rokem +1

    Rasuulka (SAW)

  • @suaadmohamed9109
    @suaadmohamed9109 Před rokem +2

    Ilaahy waxaan ka baryayna inuu khaatumada nagu sugo hablhii soomalyed waxaad mooda inay saamaysay dhaqamada rer galbeedka bal gabdhaha rer galbeed haday ku faanan qaawanantooda bal may gabdha soomaliyeed ku faanann xijaabka? Sababto ah somalida waxa lagu tilaama dad dhaqan u leh xijaabka

  • @sadaarOmar
    @sadaarOmar Před rokem +1

    Runtii arin aad u muhiim jirta ayaa kahadashay bulashadeena waxey kadhamaneysa dhanka akhlaakhda iyo dhaqankeena suubanaa ee aan laheen

  • @ciisemaxamuud4451
    @ciisemaxamuud4451 Před rokem

    waa xaqiiiq manta jirta, musibada ugu weyn wba ineysan ku baraarugsanen oo wx iska caadi ayey u arkaan