Booqashadii Jaahuur ee Ruushka iyo layaabkii badnaa ee uu ku soo arkay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 37

  • @user-uh4pe8sc8m
    @user-uh4pe8sc8m Před 4 měsíci +4

    Maxamed jahuur the Legend maclumaadka aad ka bixisay dalka aad tagtay waan la cajabay

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Před 4 měsíci +7

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، اللهم أيدهم بروح القدس، ياإله الاولين والآخرين، ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před 4 měsíci

    Asc Cabdi Salan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsa qof kasto dawada u ka faa ideysan dono waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka JASKA ALLAHU KHEER 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před 4 měsíci

    Wariye Cabdisalaan hareeri
    Mahadsanid waa barnaamij xiiso badan oo aan wax badan ka faaiidaystay

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Před 4 měsíci +3

    Wuu qarsaday markaasuu hada nac nac noola soo fadhiiisanayaa somalidu waa dad xaasidiiin naturally

  • @Sheikh__abdullrahman__ollow
    @Sheikh__abdullrahman__ollow Před 4 měsíci

    Salaaan sare Mr abdisalaan hareeri iyo laacib maxamed

  • @nasibyare5042
    @nasibyare5042 Před 4 měsíci

    Manshalh sxpkay jaahuur waa nin oday ah sxp hormar balaaran gaar.

  • @abdihakimkhader7550
    @abdihakimkhader7550 Před 3 měsíci

    Mansh Allh, Waa Warbixin Wanagsan Oo Wax Badan Laga Badan Laga Baran Karo Jaahuur Siqiiir Horey U Soco walaalo

  • @yusufcabdi1731
    @yusufcabdi1731 Před 4 měsíci

    Waa Salaamayaa Sxbky Maxamed Khadar jaahuur

  • @naazir-naztaray
    @naazir-naztaray Před 3 měsíci

    Horumar wcn hprwadaag

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 4 měsíci

    Masha Allah tabaraka Allah keep going brother 🙏 ❤❤❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 4 měsíci

    Mashaa Allah. Shoqo fiican🙏

  • @aswaanawil6394
    @aswaanawil6394 Před 4 měsíci

    Salaan sare adeer
    Mohamed khadar muhumed nuur "jaahuur"❤

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl Před 4 měsíci +2

    Jaaanis baa Ka banaan diinta lagu faafinta karo

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 4 měsíci

    Masha allah ninkani waa nin arab ah❤

  • @HsnNor
    @HsnNor Před 4 měsíci

    Asc ustaad

  • @Sheikh__abdullrahman__ollow
    @Sheikh__abdullrahman__ollow Před 4 měsíci

    Horey usoco bro

  • @farhanismail9456
    @farhanismail9456 Před 4 měsíci

    Legend Jaahuur Salam Sade khabir ❤

  • @ahmedismailmahamed5144
    @ahmedismailmahamed5144 Před 4 měsíci

    Hereri Media kuu sheegaha hareerahaaga durugsan. Mahadsanid

  • @abdusakuryusuf1059
    @abdusakuryusuf1059 Před 4 měsíci

    Laba legend ba is helay

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar Před 4 měsíci

    Maxamed khadar JAAHUUR salaan waaliya khabiir

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Před 3 měsíci

    Mo jahur legend

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 Před 4 měsíci

    My media ❤❤❤

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 Před 4 měsíci

    Khadar jahur Waa nin dadal badan oo karti leh sidu ugu dhaqdhaq garoonka kolayga iskuulka axmed gurey degmada Axmed dhagax bad Ka dareemaysa marki danbe dowlada hoose hawsha la waregtay dhameystirkisa Waa dhalinta mudan in Laga Faa,idaysta

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 3 měsíci

    Ok

  • @mohamoudhassan1612
    @mohamoudhassan1612 Před 3 měsíci

    Russia has 12 time zones. It is the largest country on earth.

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Před 4 měsíci

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Před 4 měsíci +1

    War tolow mr vladimir putin mala kulmay ama ma arkay ba waa takalee adigoo russia 🇷🇺 maxaa Somalia 🇸🇴 dib ķuugu soo celi yay

  • @Adamhagler
    @Adamhagler Před 4 měsíci +3

    Unfortunately the most talented somali athletes lost hope and identity to their own country and they all represent other countries and raise their flags, who’s to blame?

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před 4 měsíci +1

    inan kan wax badan Rusia kama ogo amanta badan Rusia malahan dinta islam kana ad bu unecebyahay..Dagalki Somalia Ethiopia 1977 itobiya bu la saftay..syria ta u ku samayay wan ognahay iyo wadana ka ogoyay sida afkanistan Rusia..hada isaga iyo reer Europe o Ukrania isu haysta ayunbu marba male isugu qadaya e wilkano tarikhda baro aqontadana kordhi kadib no aman cadawga ilahay iyo dintisa

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Před 4 měsíci

      Ha rusia waa cadowka Somalia Italian, not SOMALILAND! Know the difference and your enemy is our friend 😎💚🤍❤️🇪🇹🇷🇺

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 Před 4 měsíci

      @@xaalidahir8268 waxad ku walatan waxan sinaba usocnayn cadawga somalia haday tahay adigu ma Rusian batahay..hora lo iri baqashi faras la dagta faras bay ismoda..waqoyiban ku alahay mana rabo somaliland..aragtidaydu somalinimo muslinimo 2024 cidi cuqdadi haysa mel an jahanama ahayn ka cabi mayso sida ilahay qurankisa ku sheegay qof an qalbi nadifa lahayn magalayo jano..reernimodu maxay dariq yada hargaysa iyo dakhatir waxbarasho fican ugu dhisi wayday maxa badaha somali konfur iyo waqoyiba baday....Ethiopiana wa riyo inad cara somali kenimaysane ugura idinku

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 4 měsíci

      Qofka soomaliga ahi malaha cadow aan somali kale ahayn