Wax ka ogow Turkiga Part 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Mariya channel: • Video
    qaybta koowaad ee barnaamij taxane ah oo aan kaga warami doono nolosha, waxbarashada iyo deegaanka Turkiga
    you can also follow me on social media
    📸 Instagram - / yusuf_shire.... .
    🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
    🔵 facebook - / yuusuf99​
    ISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.

Komentáře • 52

  • @mariafarah196
    @mariafarah196 Před 3 lety +14

    Waku mahadsantahay sida Quruxdyda leh ee iigu soo dhawysay channelkaga bro keep going InshaAllah next iyo barnaamijyo xiiso leh ba inoo balana

  • @xasanjama8977
    @xasanjama8977 Před 3 lety +2

    waxaa loo baahanyahay muuqaalo sidana oo kale xogo waafi ah dadka siinaya keep it up guys well done

  • @iamxaliye
    @iamxaliye Před 3 lety +1

    Thanks Yusuf iyo Mariya waxaad muuqaalkaan kaga jawaabteen su'aalo inbadan dadka Turkiga Waxbarashadeeda xiiseeya weydiiyaan. Meesha halaga sii wado guul iyo horumar iA

  • @zakizirad2470
    @zakizirad2470 Před 3 lety +1

    Masha allah bro wa barnaamij aad uqurux badnaa arday badana aad indhaha ugu kala furaysaan guul ban kurajyn

  • @ugbadbbarre4749
    @ugbadbbarre4749 Před 3 lety +2

    Horay u soco wll yusuf iyo maryam

  • @abdiazizmohamed2919
    @abdiazizmohamed2919 Před 3 lety +1

    Yusuf Mashallah bowe run taa weeye Wlhi Mahadsanid information video muhiim ah 💯💯👍🏾

  • @amaalabdirahmaanhassan4376

    Masha allah walahay sida qiimaha badan nooga tabiseen dad badan uu baahiya u qabo waxbaa u bidhaamiseen is leeyahay

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 3 lety +1

    Great content. keep up the shaqada wacan sxbyaal.

  • @qaasimabdisalam3050
    @qaasimabdisalam3050 Před 3 lety +1

    Masha Allah saaxiib. Waa muuqaal xog badani ka buuxdo, Mahadi ha idinka gaarto adi iyo Maariya

  • @mohamedfarah1326
    @mohamedfarah1326 Před 3 lety +2

    great work boss keep on

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u Před 3 lety +1

    Mansha allah Walalky Yusuf ✊

  • @sundusalli1949
    @sundusalli1949 Před 3 lety +1

    Mansha Allah ilhy ha idin sharfo 🙏

  • @jimcaalebazhiir6483
    @jimcaalebazhiir6483 Před 3 lety +1

    waanu ka faaidnay wax badan masha allh ilahey ha idin dhawro wllayL

  • @ahmedabdi4571
    @ahmedabdi4571 Před 3 lety +1

    masha allh waraysi qurxoon oo xog badani ku duugantahay

  • @ladanjama9119
    @ladanjama9119 Před 3 lety +1

    hbo horay u soco mariyana waans oo dhawaynaynaa halkaas kasii wada

  • @faizuuinaapdiwali8743
    @faizuuinaapdiwali8743 Před 2 lety +1

    tnx wxbaa niga faiday😍

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim2021 Před 2 lety

    Masha Allah 🤩 thanks Maria io Yusuf 🙏 😇😊 Lkn Wll psychology MiYuu ka Qaalisan Yhy Faculty ga Kle

  • @mohamedcade7287
    @mohamedcade7287 Před 3 lety +1

    M.a waad ku mahad santihiin macluumaadkaad nasiiseen

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 Před 3 lety

    Jamacadaha sharecada noga warama hadey jiraan shukran

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 3 lety

      Way jiraan ilaahiyaat bay dhahaan lkn dhankaas wa looga fcnyhy

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 Před 3 lety +1

    👏👏👏👋👋👋💯💯💖💖 sxb sare

  • @calimculumo8250
    @calimculumo8250 Před 3 lety +3

    miskiinka yuusuf damaciisa wuu qarsan waayey Kaamirada horteeda Maariya wax laqabo ayaan leeyahay
    qurba joog guurka way ku dhiban yihiin Gabar iyo Wiil shaqo reer ayaan ka soo tagay noloshooda ku dhameysanaayaaan.

  • @kobcintamaskaxdanajmo7398

    Anaga waa free Finland jamacad aha aniga free kudhigta alx turkiga free Baan uheystaa Lakin maaha Finland Hal cent Naga a qaataan

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 3 lety +1

      Ha wa maqlay waa nasiib badanthiin halkaan wa lacag lkn kuwa dawlada raqiis ah

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 Před 3 lety

    Masha allah guulaysta

  • @KooshinCabdiqani
    @KooshinCabdiqani Před 3 lety +1

    Waa xog fcn

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar2343 Před 2 lety +1

    Ardayga imisaa kufilan walaalo

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 Před 2 lety

    Aaad umahdsanthy wllo

  • @hidaayofour_four8239
    @hidaayofour_four8239 Před 3 lety

    Wll waxa kuweudina master cafmid english 💯% malahe gar ahan hemotolgy. Wll plz iso jwb aqbarta rabaa inna kawaresta mel lagaga axriri isheeg turkia muda joga information foculty aan raba sax wan heli lahaaay i cawi plz farintada hada aragta iso jwb 🙏

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 3 lety +1

      instagram.com/yusuf_shire/ instagramkan igala soo xiriir wll

  • @deeqasheikhcabdi503
    @deeqasheikhcabdi503 Před 3 lety

    Waad mahdsntihiin sida quruxda bdn aad nogu sharaxdeen sualaha San ubaahnen