VIDEO OO SOCDO WALAASHEE BIYAHA KU JIRTO TAAGANYAHAY KOKO SIDA LOOGA SOO SAARAY BIYAHA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024

Komentáře • 1,5K

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  Před 26 dny +2945

    WAAKAN CHANNELKA CADNAAN FADLAN SUBSCRIBE USAAR
    www.youtube.com/@JackCadnaan

  • @alikhalif357
    @alikhalif357 Před 26 dny +455

    Cadanaa 1day 100k I.a team 27 is not easy 😂❤❤

  • @nimohusseinhiirey580
    @nimohusseinhiirey580 Před 26 dny +267

    Koko atariisho fiican waaye noosoo badi asad yaa igu raacsan aqayaarey

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 Před 26 dny +80

    Koko iyo hazaźi wllhia wlalnimadooda sida ay u muujiyaan dad badan baay role model u tahay m.allah
    Ilhy baa wuxuu siiyay hibo ah codkarnimo soo jiidash ay yartahaya in kalsooni lagu darsado m.allah again and again❤
    Hamplyo wlal cadnan welcome to the you tube wlal bu🎉xushmad badane❤

  • @RunBeen
    @RunBeen Před 26 dny +42

    Mar hore ayaan idin sheegay Soomaaliyeey Asad waa Jaamacad waana nin qalbi wanaagsan dhalinta siduu u caawinaayo waa hagar la’aan Asad dalka iyo dadka ayaa kuu baahan cadowga Allah kaa qabto ❤❤

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Před 26 dny +252

    Awww hamplyo cadnaan Wlhi waan qayliyay Saan ugu farxy one day 200k let’s go guys❤️❤️😩

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye Před 26 dny +499

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

  • @user-dy9jr3fj6x
    @user-dy9jr3fj6x Před 26 dny +153

    Sxb asadoow fakrad kugu darsan laha wlh qofka share out usameso ciyow 100kun helaya ee dhalin yartan kudawata kuhu xiran mrkasta herkana kugarsiye somali wa is jeceshe can iyo can la ane ma bishiba ama isbuciba 1 qof tageraha kamida ukala kicisid share out usamesid wlhi asxbtana dadkan say utageren canka ah ayagana utageyan qofka halkan sodhigto faqriga walaga bixi laha qof walbana 100 kun dhaqso ku gari laha mrka fakaradas kugu darsadey wllka mhdsnid ❤

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 Před 26 dny +7

      Wan kugu raacsanhy aniga halaiga bilaabo anaa dhiwe😂😂2020 ayan soo galey waana ka caajisey

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak Před 26 dny

      Maso dhigateen😂😂😂

    • @Amaal_ali
      @Amaal_ali Před 26 dny

      Fakrad fican wye dad maskin kuxiran wlh iskaga bahan inlosameyo

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 Před 26 dny

      @@FardowsoIsak haa wan soo dhiganey😀😀

    • @Gamer-bini
      @Gamer-bini Před 26 dny

      @@salaaniofficial5654mka cajisty mise nolosha ku qbty😢😂❤

  • @user-ws2tn6gc9h
    @user-ws2tn6gc9h Před 26 dny +154

    Saan usugayay malintaas wallhi😢 walltinimada macanaa😢😢😢 alle hanodeysto walalaheena amiin inta aan walaal heysana alle ha siisiiyo amiiin❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 26 dny +278

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

    • @CabadulahiAbdi
      @CabadulahiAbdi Před 26 dny +2

      Salllahu calayhi wasalam

    • @ayaan4695
      @ayaan4695 Před 26 dny +1

      Scw❤

    • @XaliimoAxmed-xk9ld
      @XaliimoAxmed-xk9ld Před 26 dny

      Scw scw scw scw

    • @user-mx7nw7fh9g
      @user-mx7nw7fh9g Před 26 dny

      Salalahu caleyhi wazalam ❤❤🎉

    • @qarandeeq214
      @qarandeeq214 Před 25 dny

      Inta yar ee koko albabka furyso inay istagto qof maxay camal dhaqaaqi waayey ba fiicnayd ama qayliso un ka dib lagu dhufto gacmahy taagi iyadon la taabn lakin koko wa actress

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 26 dny +244

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵❤

  • @user-hi1nn6to3h
    @user-hi1nn6to3h Před 26 dny +49

    ASAAD WAA BEST MAN SOO KAMAARADA OGA DOWEEY 📷 markey koko biyaha ku jirto and he best Camer man soo dubeey o kale m.a

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 26 dny +728

    Caawa waad seexanaysa ma ogid inaad soo kici doontid ku sali saliga nebigena Muhammad scw 😢😢

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Před 26 dny +169

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @amranhajji
    @amranhajji Před 26 dny +123

    ALLA Asad gobsanaa abaalkaga jano Alle haka dhigo proh Adunyadu waa Ayaaamee❤️😍

  • @ameyra1
    @ameyra1 Před 26 dny +92

    Asad soosaraaha dhelinyarta😭😭❤️welcome cadnaankena🎉

  • @safiyoaweis9094
    @safiyoaweis9094 Před 26 dny +62

    Hazaazi yarisow is best 👌 brother because like the way he save his sister 😢❤🎉

  • @user-hi1nn6to3h
    @user-hi1nn6to3h Před 26 dny +147

    Asaadow film no biloow aktaraada koko ka dhig filma saa o dubteey ka helnaay❤

  • @suleimanissack7822
    @suleimanissack7822 Před 26 dny +18

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created by Allah is our prophet Mohamed (sallallahu caleyhi wasallam) ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-pi3me1wg1y
    @user-pi3me1wg1y Před 26 dny +10

    Filim jilista aad ayey udhibadan tahay waliba qaybta biyaha waxa dhacday 2017 actor 🇮🇸ah in uu biyo ku harqaday kadibna asago o leh ibad badiya in lamodayay doorki u kulaha filimka sasna uu ku dhintay marka koko wallkedna layab malahan m.a lkn sida ay tahay ayey ujilen team ka horey usocda dhaman 27 🎉❤

  • @MuwahipIsmaiil
    @MuwahipIsmaiil Před 26 dny +102

    Ma noqon kraa gabdha ugu liketa bdn❤️😭

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Před 26 dny +500

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @user-ef2yl7wf2p
    @user-ef2yl7wf2p Před 26 dny +31

    Koko iyo armaan filim hayslajilaan 😊

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase Před 26 dny +22

    Dadalaa wuu garaa wana kahelaya qima ahaan waxan siin lahaa 10/10 wlhy so beautiful soo badi plz 😢❤🎉

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot Před 26 dny +108

    Asad walhi waa qof wanahsan allow laxaadkisa usoo celi😢

  • @user-sh6wu7ph4f
    @user-sh6wu7ph4f Před 26 dny +23

    M.a waaa Hasannow waa qof qalpi wanagsan wllshiisa jacel Allow isu daaa from baydhabo janaaay salaan idin kaso dirayan idim Alle asadow allow ku sii lixaadkaadi dhameystrn❤😊

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 Před 26 dny +29

    Koko jiliinkeeda waa best walaahi koko love KEEP GOING ❤❤

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane Před 26 dny +50

    koko io xasanow walalnimadoda❤

  • @abdalleRooble-vy1gr
    @abdalleRooble-vy1gr Před 26 dny +13

    Asad somaliyeey wax badan buu nohayaa aan ilaashano waa hanti qaran ❤

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 Před 26 dny +22

    Asad adiyo walaldada ku cawinya arman iyo AMk masha ALLAH Xasasi wajibki walalnimo kaso baxay 😢❤

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před 26 dny +20

    Nafta oo la badbaadiyo ayaa wax walbo ka weyn xazazi strong brother

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 Před 26 dny +105

    Ladan waa aragna iyo koko iyo samiya next amira kasoo duub mid horror camal ah inta igu raacsan❤

    • @NajxFaisal
      @NajxFaisal Před 26 dny +8

      Yaa walan macnaha markii ta wax loo dhibayo

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan Před 26 dny +3

      ​@@NajxFaisalwaa laga duubaye kadhex bax dadka❤😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan Před 26 dny

      Naayaa amiiro kadhamow baastarad yaheee​@@NajxFaisal

    • @sheekomacaan3334
      @sheekomacaan3334 Před 26 dny +1

      Wa dagtahy taas😂😂

    • @NasteexoAbuukar-qh9dg
      @NasteexoAbuukar-qh9dg Před 26 dny +6

      ​@@NajxFaisal kuwa hda lo dhibay bey 10 jibaar ka fican tahay ee maserrka yareer

  • @user-kf7yh9cu3l
    @user-kf7yh9cu3l Před 26 dny +50

    Alla asadoow sidaaad wax udoobayso waxaan kaaa sugayna musalsal inad noo samayso waayo Qof ka sooo bixi kara ayaad tahay🎉

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 26 dny +1

      Musasalka iska sooduub ma ahn jid dheer aya losomara shaqo badan aye rabta kii hada kahor Asad Aabaha uka aha waa liska soodubayay kaliya waana liska sodhigayay kaaso kale macquul weey sameen karaan lkn mussalada layaqaano cml ma so sameenkaraan aqoon aye u baahantahy teamkaana aqoon u malahan kaste😷😷😷😛😛😛

    • @muxuboabdikadir3478
      @muxuboabdikadir3478 Před 26 dny +2

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lpha ilaawin actor weyn inuu team ku jiro armaan waxas no qaabilsan qarash ahaan inay u adkaato laga yaaba mooye qibrad actor haday noqoto our Talented Actor armaan hagio no joogo 🫡👑🫶

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 26 dny

      @@muxuboabdikadir3478 Armaan maxu qibrad u leeyahy musasalka mise mida kale waa adiga dhahay Actor weyn aya teamka kujuro hal filim no sheek o Arman Actor kayahy iishek aan daawade filimka magaciisa 😷😷😷

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 25 dny

      ​@@muxuboabdikadir3478actor kulaha Arman makawada hal filim u actor kanoqday ishek aan fiirsade filimka magaciisa soqor ilen waxa tiri waa actor 😷😷😷😛😛😛

  • @raaxocumar1956
    @raaxocumar1956 Před 26 dny +16

    Ar koko manooleed inaa dhimataan moodaayee waa shidnaa whi ❤❤❤❤❤

  • @daakirnour9294
    @daakirnour9294 Před 26 dny +21

    War jiliinka waxa lahaa oo armaan ayuu ahaa kawaran legend ❤

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi Před 26 dny +20

    Asad sidad dhalinyrada ugarabtaganthy allh haku guleyo ❤❤ welcome cadnan❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 26 dny +34

    Anoo indhaha isku sii qabsanaya buu video soo dhacay reer somalia 🇸🇴 10:40. 😂😂❤

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 Před 26 dny +24

    Mr Asad Hagio, you are legend masha allah 🙌

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 Před 26 dny +57

    War somaliyey 500 igaadhsiya aan gaalka ana lacagta ka cune team 27 less go

    • @waryaahoy1091
      @waryaahoy1091 Před 26 dny +3

      I.a sxp 500 iyo kabdn bn ku rajaynaya keep going 🎉🎉

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 Před 26 dny +1

      Thanks sxp 500 kaliyan Raba hdn gaadho 2k view ah lacagta ibilabmysa somlidu ninki wx hayey wx ugu daran mantn eegya bal inay iisarn iyo Inkale thanks wllka​@@waryaahoy1091

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 Před 26 dny +1

      Thanks wllka somalidu ninki wx hystn wx ugu daran uun ​@@waryaahoy1091

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 Před 26 dny +1

      kabadanbin in sha ALLAH ☝️🥰🥰

    • @Amaal_ali
      @Amaal_ali Před 26 dny +1

      Waku saray wall keep going🥰

  • @Itz_miira
    @Itz_miira Před 26 dny +16

    Hazazi best wll😩😭😭💗💗

  • @sacdiyoduuni682
    @sacdiyoduuni682 Před 26 dny +21

    Finally cadnaan welcome to CZcams ❤

  • @Aadamow-gu6bu
    @Aadamow-gu6bu Před 26 dny +59

    Cadnaan welcome CZcams gacmo furan ku Soo dhawow

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před 26 dny +9

    Hasaaasi wlhi wll jira fariiiiid wllnimo yaqaaaaaan ❤😢😢😢😢 dad isjcel is haya wye wlhi rerkas cruuur bey dhaleern ❤🎉😢

  • @IkraamAhmed-pt9sl
    @IkraamAhmed-pt9sl Před 26 dny +6

    The best koko waaye film xitaa aadaa ujili kartaa jiliinteda waaka helay koko nosoobadi assad oo kula sameneyso koko aan u haastaa atariishada oo jiliinka kufiican inta igu raacsan like ❤

  • @Dunianalka_2020
    @Dunianalka_2020 Před 26 dny +46

    Wllhi maalin hore islahaa cadnaan muxu CZcamsr unoqon laayhy finally alxm🎉

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Před 26 dny +5

    Asad Hagio The Real Legend Welcome My Bro Cadnaan Waan Filaayey Inaa CZcamsr Noqon Doontid Keep It 🆙

  • @CabdalaHawoo
    @CabdalaHawoo Před 26 dny +6

    Muxubo muuno beeshayee moosinkayd waa lamoodayee❤❤❤this song is very voice beautiful🎉🎉🎉🎉🎉wa ka hayaa

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Před 26 dny +10

    Best jilin buu ahaa wale koko❤ asad hagio caadi ma ahan muqaladada maba kala dhacan

  • @farahburale4080
    @farahburale4080 Před 26 dny +8

    Walahay absoulitly I couldn’t believe
    It was wonderful movie guul koko saxiib

  • @IdilDahir-co2sl
    @IdilDahir-co2sl Před 26 dny +15

    First❤welcome. CZcams cadnan ❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 26 dny +10

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @anfacmaxamed95
    @anfacmaxamed95 Před 26 dny +18

    Sidan ku sugaye lee asadow inad wax so galiso ❤

  • @abdikhaliqsamatar7889
    @abdikhaliqsamatar7889 Před 26 dny +58

    Kuligiin CZcams maad nagu dul furanaysaan kee daawanaa markaa😅😅Kala hadha bal. Any way cadnaan waa u qalmaa welcome brother

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 26 dny +16

    Keep going my pro Asad Hagio 💪 ❤

  • @NezmaUpdi808
    @NezmaUpdi808 Před 26 dny +5

    Leeeh😮xasan sidu u dhahey wllshey iga dili rapteeb😢sidu u jecelyahey wllshi😢ax m.a

  • @neima837
    @neima837 Před 26 dny +4

    Machallah hassan ce un vrai frère I love you koko buleh and hassan
    Asad hagio inchallah 3M I love you brother
    Et aussi ladan and kiki and samia
    Je vous aimes mes soeurs ❤❤❤

  • @Jackcadnaan1
    @Jackcadnaan1 Před 26 dny +102

    Azxaabta iso dhaweeya mhdsnidin team 27 ❤

    • @mahadlink4343
      @mahadlink4343 Před 26 dny

      Welcome to you tube bro

    • @Nasreenaaa
      @Nasreenaaa Před 26 dny

      Ma timid account ka saxdaa

    • @Happy.85
      @Happy.85 Před 26 dny +7

      Doqon nimadaada accountga 7 months ka hor la sameyay ayaa wadataa kana hada la sameyay 😂😂

    • @AbdillahisaidNeima-of2oc
      @AbdillahisaidNeima-of2oc Před 26 dny

      Welcom Adnan from jubuti 🇩🇯

    • @alonegirl8
      @alonegirl8 Před 26 dny

      ​@@AbdillahisaidNeima-of2oc Maha kan saxda

  • @user-cx2uw6ce6x
    @user-cx2uw6ce6x Před 26 dny +15

    Wllkena Asad hagiooooo awaalkaaga Jano alle hakaaga dhigo amiin❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 26 dny +2

    Omg cadnaan welcome to the youtube wllka wku tganhy hdaa nhy team27 wllnimda wa cjiib illhy wll na jcel noma wyo illhy hku isku desto wlalda is jcel ❤

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 Před 26 dny +11

    Alla ziduu walashii uga naxayo ban uga heley anaa naxay hbenka marku bayo ana ku badbaadinayo

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 26 dny +6

    wllshy in aad iga dishaaan baad rabteen kulhaaaaa all wllnimdu mcnaaaa😢😢😢

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk Před 26 dny +4

    koko iyo xasanow wllo aad isku jecel weyi masha allh alle ha isku dhowro

  • @ubahahmedomar9189
    @ubahahmedomar9189 Před 25 dny +2

    M.a hassan he is best bro wuu u qalmaa ❤allah kuu xafido walashaa

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 Před 26 dny +6

    ma sha ALLAH koko xassanow Rabi hakudago🤲

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed Před 26 dny +6

    Finally cadnaan welcome to CZcams🎉❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 26 dny +5

    Big legend always asad hajio welcome cadnan CZcams 💯❤💯❤🥇❤😊😅

  • @ShiiqzakariyeMohamuud
    @ShiiqzakariyeMohamuud Před 26 dny +17

    WLL QALI KUSALI NABIGA SCW QURANKA HALGU DADAALO

  • @sumayasaeed9090
    @sumayasaeed9090 Před 26 dny +3

    Mansha Allah ilaahay ha isukiin dooyo koko iyo hassan

  • @umulkheiradan
    @umulkheiradan Před 26 dny +6

    Cadnan welcome to youtube 🎉🤗

  • @amaalmire7340
    @amaalmire7340 Před 26 dny +5

    Masha allh walalnimada ayaa waxwalɓa kaweeen xasasi walal jiro

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    The big legend baa cawa iskeenay welcome cadnan ❤🎉

  • @Ayan-ph8yn
    @Ayan-ph8yn Před 26 dny +4

    Mashallh wllo qali dadal guul badan guurajaynaya

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 Před 26 dny +21

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zh3ec7gl1g
    @user-zh3ec7gl1g Před 26 dny +3

    Welcome to you tube my brother cadnaan

  • @nasrabashe4848
    @nasrabashe4848 Před 26 dny +2

    Mnzha allh tabarakalh alle haysu daayo waa wllo ku dayasho mudan hazazi iyo koko

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před 26 dny +6

    Asad caawa in aad vidio khatar soo wado waa oga❤

  • @user-ix4tg5dc1q
    @user-ix4tg5dc1q Před 26 dny +4

    Omg Saa U sugaayay Cad naaah M.a soodhawoow wllhi waa farxay wllhi ❤😊

  • @Nimconuurakp7ip
    @Nimconuurakp7ip Před 26 dny +12

    Aaa Nalka adno umalenayay dada isku haysta koko way dhimatay iyo madhiman

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Před 26 dny +3

      Xoolo maa thin inte video ka dnbeeyy ay duubaysy 😂😂

  • @user-rh1Ahmed
    @user-rh1Ahmed Před 26 dny +1

    Congratulations welcome Masha allah 100k

  • @user-sh7fg5pv3r
    @user-sh7fg5pv3r Před 26 dny +27

    Kusali nabigena muxamed scw scw ❤

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 Před 26 dny +8

    17:22 walaalnimadu macana Ilahow hanga qadin walaalahayo iyo inta is jecelba 🥹🥹🥹

  • @user-nq7kf1el6k
    @user-nq7kf1el6k Před 26 dny

    Omg welcome CZcams jack welcome markale aboowe dadaal wacan i.a 100k🎉🎉🎉❤

  • @shukriahmed6818
    @shukriahmed6818 Před 26 dny

    Ayyy inta ku farxde cadnana 🎉 welcome to CZcams cadnan🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 26 dny +14

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @samiayoussouf5633
    @samiayoussouf5633 Před 25 dny +3

    Koko best actrice , hazazi best brother

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Před 25 dny +1

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @user-hy7xg1xv2e
    @user-hy7xg1xv2e Před 26 dny +1

    Jack cadnan welcome to the youtube ❤scoregii Samiya inaat jabisit rajeenayaaa i.a

  • @zuzanSaid
    @zuzanSaid Před 26 dny +13

    Team 27 one love❤🎉

  • @11naa44
    @11naa44 Před 26 dny +8

    Wlhi khatar koko wey sigatey mrki biyihi lagu tuuray wey dhiman gaadhy 😢😢😢😢😢

    • @AnisaMohammed-zu4ss
      @AnisaMohammed-zu4ss Před 26 dny +1

      Wah waxaan way taqaanaa dabalisti wye😢

    • @11naa44
      @11naa44 Před 26 dny +1

      @@AnisaMohammed-zu4ss qof xirxiran ma dabalan karo

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Před 26 dny +14

    Asadow😂ciyaladan cusub usheeg sida ceyda cumer salax maclimow inay gabdhaha u ixtraman team27 dad bila ixtirama kuso badanaya 😂😂😂

    • @SadiaJam-zk3pk
      @SadiaJam-zk3pk Před 26 dny +1

      😂😂waa kaftamoyaan mahne waxkle majiran

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 Před 26 dny +4

    Asadoow hazaazi you tube ufur wllka ❤🎉

  • @Zahrayalicolow
    @Zahrayalicolow Před 26 dny +8

    Inta kufaraxday inuu cadnaan youtuber noqdo😂❤

  • @user-kc5ru2hn1r
    @user-kc5ru2hn1r Před 26 dny +7

    Asad waxa ku dawada wiil yar on dhalay wuu ku jecelyahay barnamejkaga ii nu dawado wlhi hada haa ino gee ayu dhaha wuxu jira 2bo sano iyo badha lkn wuu baqa marku arkay challenge gaa koko ❤❤❤❤

  • @Beru700
    @Beru700 Před 26 dny +1

    Azad hagio ❤❤❤.
    Long life pro very creative man

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Před 26 dny +3

    The best shorts somalia film walhy koko waa la xadi karaa hadii saa loo dalacanayo is ilaali 😂😂

  • @sabarinali-ye2se
    @sabarinali-ye2se Před 26 dny +4

    Xasasi wlhi waa best wll ❤❤❤❤❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Před 26 dny +8

    Inta ku faraxday cadnaan youtubkiisa❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před 26 dny +3

    Waa sugeenay adnaan✅️ 1day 100k inshaa alah

  • @Qu681
    @Qu681 Před 26 dny

    M.a wllkey welcome to CZcams wllkey cadnaan ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayuubali3982
    @ayuubali3982 Před 26 dny +6

    Qofaka uugu horeeye ayaan noqada wawa😢😢😢😊😊😊