Xuska Maalinta ugu qiimaha badan rer Somaliland caalamku ina aqoonsaday Somaliland 26 June 1960

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024
  • Xuska Maalinta ugu qiimaha badan rer Somaliland caalamku ina aqoonsaday 26 June 2024
    Xafladii Madaxtooyada Somaliland berbera Sacaada-Diin Ceebaad #saylac
    somaliland infrastructures development
    dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
    oodwayne somaliland
    Ak vlogs kadaawo
    #sanaag #somaliland #ceel afwayn
    #SOMALILAND VLOGS AL
    #HARGEISA VLOGS
    #BURCO VLOGS
    #BERBERA VLOGS
    #CEERIGAABO VLOGS
    #WADAAYINKA #HARGEISA
    #HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
    #AK VLOGS #TOURISM #archives

Komentáře • 99

  • @XogreebSomaliMedia
    @XogreebSomaliMedia Před 8 dny +19

    “Kalaa meeri labada calan intaan midh idhi anigu is waydaarshay” weedhan qiimaha badan
    Waxay cadaynaysaa
    In Somaliland iyo Somalia
    Xataa gumaysigii kahor ay 2 dal kala ahayeen
    Awowyaasheen inagamay ducaysan😢😢😢 😢😢😢
    Weedhahan mahadhada reebay ee abwaanadeenu dhaxalka inooga dhigeen
    Waa in aynu Madaxtooyada iyo goobaha public ga ah ku xusnaa
    Viva Somaliland🟩⬜️🟥

  • @IB_Adam
    @IB_Adam Před 7 dny +3

    Happy independence day to all Somalis 🇸🇴!
    Love from Nogob!

  • @suadabdillahi2450
    @suadabdillahi2450 Před 6 dny +1

    mansha Allah Allah ayow hafid

  • @amounali640
    @amounali640 Před 8 dny +2

    MASHA ALLAH, TABARAK RAXMAN ALLAH HA idin xifdiyo. Allahumma amine ya RABAL CALAMINE

  • @suadabdillahi2450
    @suadabdillahi2450 Před 6 dny

    mansha Allah Allah hafido somaaliland

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u Před 8 dny +2

    Maanshaalaah allow madaxdayada somaliland iyo shacab waynaha reer soomaliland odhanba allow nosiyadi ono barake nusqantodana naga dub amiin inshaalaah ❤❤❤❤❤❤

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 7 dny +3

    Dhulbahanta xaadi maha saa isaaq land ayay baran in ay u dabaal dagaan 26 June oo ay dadka ku layan jiran soomaaliya waa mid guul soomaaliya 💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul SSC caadi ma ahah guul masha Allah ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 6 dny

    Masha Allah, may Allah protect our sweet country ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Před 7 dny

    Man sha Allah hugaaguna waa kula baryaa tagaa qurux somaliland madaxtooyadefa ❤❤❤❤

  • @cabdinaasirjamaac6010

    Maasha allah

  • @daniyaahmet8671
    @daniyaahmet8671 Před 6 dny +1

    Happy 26june🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iftin2024
    @iftin2024 Před 8 dny +5

    Guul somaliland
    Allah ha idiin rumeeyo wax kastoo aad ku heliysaan madax banaanidiina hadaba waxaa tihiin dal ka duwan somaliya inteeda kale oo wax kasta oo dawlad looga baahnaa waad qabsateen oo way idiin hirgaleen,
    Guulaysta idinka dhexdiinana Allah cadowga ha idinka qabto.

  • @anwarfowziismaciil1040

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Před 7 dny

    Allahuma baarik ❤

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Před 8 dny +1

    MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 8 dny +2

    Anigu fikir ka duwan baan qabaa. Maalintani wax qiimo ah uguma fadhido Somaliland.

  • @user-gq6sm4el3d
    @user-gq6sm4el3d Před 7 dny

    Qurux badanaa

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 7 dny

    Somaaliland guul ❤60❤26❤juun❤loov

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b Před 8 dny

    ill iyo cawri la aada citiraaaaaaaaaaaaaaaf baaaa ku xigeeeeeee ❤❤❤❤❤

  • @somaliofficialplus6106
    @somaliofficialplus6106 Před 8 dny +1

    Mashallah qadawyney kala quusanayee aan kala qoomama la’aano #viva Somaliland

  • @user-ef6yt8yg9z
    @user-ef6yt8yg9z Před 8 dny +1

    Masha allah tabarkallah allow nimcada noo siyaadi napad iyo faraxda iyo calankyga allow isha nacapka naga hy allow noo barakee dhulkyga iyo cuduud cidabkyga iyo npd aanku naloodo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 7 dny

    Somaaliland ❤guul ❤guul loov

  • @Abdikani-eo2ok
    @Abdikani-eo2ok Před 2 dny

    🎉🎉

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn Před 7 dny

    Masha allah alow nosiyadu nabada

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 8 dny +1

    👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb Před 8 dny +2

    Hambalyo dhameen reer somaliland meelkasta oo aad joogtaanba nabadana xejista

  • @SuhuurbinuMohamed
    @SuhuurbinuMohamed Před 8 dny +1

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před 6 dny

    Xaabasidaan mawadaankah somaliyah laagasaaro

  • @user-sf3rq8hi5t
    @user-sf3rq8hi5t Před 8 dny +3

    Tima cade abwaan laguma sheegi karo magac kale haloo bixiyo
    Hadii ay banaan lahayd in qof taalo loodhiso wallhi isaga ugu mudna
    Ilahay jananda hakuu wasiciyo❤❤❤

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před 7 dny

    Waxay ahayd maalin dhaba oo la lumiyey laakiin wey soo noqon karan hadii ay reero iyo qabiilo ka xoroobaan guul iyo. Gobanimo

  • @kg6987
    @kg6987 Před 8 dny +1

    Happy Independence Day somaliland ❤️

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 7 dny

    Tariikhdu maduugoowdo,lamana TirTiri karee,TurunTurooyinka Toopiyaha daadsan midba marbaa lagaTillaabsan siduu TiMA CADE ❤❤❤❤❤ soo TABiyay❤......!!!!! .

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před 8 dny +1

    Move forward S/land❤

  • @hassanshowle4879
    @hassanshowle4879 Před 8 dny

    Bismilaahi raxmaaniraxiim Maalinta iigu wayni waa Carafa

  • @ilovemyfamilyandmumanddadandsi

    imagine showing up uninvited and expecting to be entertained

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b Před 8 dny

    qurux badaanaa raga iyo dumarkuba❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 7 dny

    Nacam,waa tariikhdii uu gumaystihii xurnimada siiiyay DhulkiiSomali:-labadii gobal ee ugu horraysay❤❤❤❤❤!¡!¡¡!!!!!¡¡!??¿??????

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b Před 8 dny

    haybad iyo karaama badanaa madashu❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i Před 7 dny

    Alaylehee way u soo nodeen runtii iyo 26 kii June kadib ceebtii May ka raacday orgigii la soo rartay ee hubkii meeshiisii lagu soo buuxshay.

  • @XogreebSomaliMedia
    @XogreebSomaliMedia Před 8 dny +1

    Mashallah somaliland 🎉🎉🎉🫡🫡

  • @AxlaaamaliAxlaaamyare
    @AxlaaamaliAxlaaamyare Před 8 dny +1

    🅱️

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před 8 dny +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-nh5yv3ro3q
    @user-nh5yv3ro3q Před 8 dny +4

    First viewer and First comment somaliland independence day from turkey Istanbul ❤❤🎉🎉

  • @abdis4930
    @abdis4930 Před 8 dny +1

    Hambalyo qaranka barakaysan
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 7 dny

    Geesi geesi dhalay madaxwaynaha somalilan mbc ilhayow noo kaa xifti yarabi

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před 8 dny +1

    Mansh Allah guul Somaliland inshallah forever

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 8 dny +1

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @ahmedabdisahal4357
    @ahmedabdisahal4357 Před 8 dny

    Ku xigeenkiusu xanjo ayuu ruugaya

  • @HabibaSaid-h5q
    @HabibaSaid-h5q Před 7 dny

    F

  • @libanahmed1801
    @libanahmed1801 Před 6 dny

    Nimaanki malmaley wakuwii malaay kaligoood wali weeyna daba socdaan

  • @Istahil416
    @Istahil416 Před 8 dny +1

    Happy Independence Day Somaliland

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 Před 8 dny +1

    Hambalyo hambalyo somaliand june 26❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️🤍💚❤️🤍❤️🤍💚❤️🤍💚💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 8 dny +1

    Guul Guul Guul Somali land 💓 ♥️ ⚘️🌹

  • @ashaabdisalamismail5864

    ManshaAlla TabarakAlla guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @XaawaAadan-lj9oz
    @XaawaAadan-lj9oz Před 6 dny

    AGTHCTN

  • @MohamedhassanAbdilahi

    Kkkkkk maxad ahay 1960 somalia ahaayde edoor 😅😅

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 4 dny

    Cajuusadaas ayaa umadaa waalaysa cimrigaa ayay wili qaawan tahay naa cibaadayso

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před 6 dny

    😂😂😂😂😂haaraagi goojacaadaah

  • @sahraahmed5164
    @sahraahmed5164 Před 8 dny

    Maanshalaha. Raabiiyoow. Ilaali somaliland Adiga. naga wakilaa somaliland

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 6 dny

    Yaaa🫢 “SARREEYOOW MANUSQAAMOOW AAN SIDUU YAHAY EEGNEE
    KAANA SIIB
    KANNA SAAREEY”😮
    😢😢
    Reerkii miyeey soo rujuuceen mise weey dayoobeen?😊😂

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před 8 dny

    😭

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 dny +4

    Gabyga tima cade allaya raxmaa parlmankii xumdey buu ka gabaayey walhi waaa isk mid wakiilada manaayta joog e beentaa uga dhaartey calanka somaliland hadana lacag siistey qarankooda iyo qabiil tariikhdu iyadaa isa soo celcelsaaa 1960 2024 waxa wakiilada inoo fadhiyaa waa dad lacag cadawga ka qaataa duminta qarnanka

    • @Abdirahmanseadjaamac
      @Abdirahmanseadjaamac Před 8 dny

      Dadka beenta lagaa dhaadhiciyey baad kujirtaa wax Somaliland ladhaho majirto ee waa labadii habrood ee habar magaado iyo habar xabuusho ee 1991 Somalia ka cadhooday baa cuqdadii wali hysaa dalku sidii 1960 kii buu umidaysanyahay beesha isaaq oo wax katabanaysa Somalia baa dadka been ku kadhaadhicinysa

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 8 dny

      Ilayn wax barana laguma karo, ​@@Abdirahmanseadjaamac

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 8 dny

      Waa tuu lahaa abwaanku "Taariikhdu waa mudan, waa jire markhaati leh"​. Yaan lagaa dareemin kulaylka qadaadweyneey @@Abdirahmanseadjaamac

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 8 dny

      Ilayn wax bartana la idinkuma karo, caag madhan oo dood ahna waad la wareegaysaan​@@Abdirahmanseadjaamac

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Před 7 dny

    Maxa been la isku sheegaya snm issaqs

  • @user-sr6px6jx4g
    @user-sr6px6jx4g Před 7 dny

    Muqdisho cudur ladho ayaa idinku dhacay , muqdisho waxba idima yeelin e siyaad bare ayaa wax idin yeelay ordaha qabrigiisa taga ku baroorta😂😂😂😂

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 7 dny

    Reer been ku nool reer gaaalo jacal reer cuqdad kunool dadkay laayan uma muuqdo isma qabtaan waa dad buka ilahay ha idin caafiyo 😂

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m Před 8 dny

    Reer qura baan arkaa mee umaddi kale calankii xuriyada ee soomaaliyeedna umajeedin!!!!!! Reer kaligood lumay,dheh. Allaha idinsoo hadeeyo

    • @zeinabdualleh1441
      @zeinabdualleh1441 Před 8 dny +1

      Isaaq nimaan ahayn ma xorayn calankan, iyagaa iska leh siday doonana ka yeelaya, calool xumada meel kale la tag

    • @user-ie8ws3hj1m
      @user-ie8ws3hj1m Před 7 dny

      @@zeinabdualleh1441 kee xureysay yaab 1949 ayaa UNka laga diwangaliyey dowladii cabdullahi ciise ilaa soomaaliya dowlad daaqiliyad ah beyheysatay adaa lagugu xureryay oo laguu saaray 26ki Jun 1960

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 Před 8 dny

    Isaaq madaxdooda waa adan aadan waxaa la dhahay qoomkii noogu u taliso halaag baa u sugnaaday

  • @waalayaabaywaalayaabay9130

    Gobolka woqooyi Somalia 🇸🇴 hargeysa

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Imisa malmood ayaad leedin

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Před 8 dny

    Isaaqow hadii la idin aqoonsaday aaway calankiinii ,,dad maskaxdii gabowday baad ku jirtaane,,dhulbahante,,warsan gali,,samaroon,,ciise,,gabooyo,,fiqishini dhamaan waa soomaali

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Dad been kunool caalmka ma ictiraaf kulahaa kkkkk wallahi reerkaan been baa lagu siyaah lagu kiciyaah😂

  • @Abdirahmanseadjaamac
    @Abdirahmanseadjaamac Před 8 dny

    Habar xabuusho iyo habar magaado cuqdada iska saara qabiil yar oo 1991 Somalia ka cadhooday baatihiine dalkiina dhinac karaaca cuqdada iska daayoo

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn Před 8 dny +2

      Adigu adoon italiano ah ayn gumaysiga kasaray af talyani ku hadlaya somalinimda kugu so daray 1960 😂😂 ana dowlad ku aha calan maskax sugan ku semyy 1991 ana somli kala diray burburiyy adna weliga la,antay ma nolan kartid ileen naag ninkeedi ka tgay ma nolan karte 😂😂 qarax kufsiga gumaysiga amizon iska xore hdd dowlad isku sheg thy 😂😂🇪🇹

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 8 dny +1

      "Cabaadkiisiyo tukaha cidiisu maxay tartaa, nin tiisii ceel ku riday, muxuu iga celin karaa". Tagtay adeer taniyee qalbiga Illaahay ha idinka reebo #Somaliland

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Před 8 dny +1

      ​@@Zara-xe5fnAtttt intaa ugu daa indr, wax bartana laguma karo qadaadweyn Illaahay qalbiga haidinka reebo, tani tagtayee😂😂

    • @zeinabdualleh1441
      @zeinabdualleh1441 Před 7 dny +2

      Nimaan ciilay baa I caaya

  • @kuunyo2699
    @kuunyo2699 Před 8 dny +1

    Ma qabiil baa dawlad noqon karo😂😂😂😂. Samaroon iyo ciise waa dad somali ah . Isaaqow luqadda noo daaya oo mid kale yeesha.

    • @user-sf3rq8hi5t
      @user-sf3rq8hi5t Před 8 dny

      Faqash ka dhac sheekadu qabiil iyo intaad taqaanay way dhaaftayee😂😂😂

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn Před 8 dny

      Adu la.antay wax yar xita ma nqon weyday ileen ana dowlad maskax ayn ku ahaa kaba leef orom kufsiga amiSon iska xoreyy 🇪🇹🍆😂😂

    • @user-pv7jx2pv1t
      @user-pv7jx2pv1t Před 8 dny

      kkk kalyo somali ika sar. somalida dabta ahe waa angia😂

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 Před 7 dny

      Hadday cidi s9maliga daynayso waa idinka ee noo dhigaa sawaaxili la isu zoo ururiyay io jaredryahay