Daawo;-Muuse Biixi Oo Caawa Khudbad Cajiib ah Ka Jeediyey Munaasabada 26 June Iyo Jawaabta Qaar Ka M

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 27

  • @abdiqaniartan-mo5hf
    @abdiqaniartan-mo5hf Před 2 dny +3

    Ninkani Tig Tog ayuu ku fiicnaa

  • @hodanmohamed6749
    @hodanmohamed6749 Před 2 dny +1

    Muusow waa tagaysa your days are number

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny +1

    Oo m.wayne ma aqoon baa laguna soo doortay

  • @libanabdihassen
    @libanabdihassen Před dnem

    Madaxwayne reerkayaga anaa u diyaaree goormee wakhtigayga aad isiinaysaa

  • @nurabdi6399
    @nurabdi6399 Před 3 dny +3

    Naajis xaaran aahaa

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Rafad kaagu banana illaahay haw naxariistee m.cigaal baa ku sheegay in laguna eedi

  • @abdi-risakmahamoud9940

    Waa inaynaan dooran riyaale oo kale oo faqash ah oo huuna ah oo inagu Soo baxay oo la garanayn siduu madaxweyne unoqday

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 Před 2 dny

    Ma badhaacisay muse yaan lagaa waayin waxaad hayso soo daa Waa inoo doorashada ee hadaad heshid Waa laguu hanayn

  • @hodanmohamed6749
    @hodanmohamed6749 Před 2 dny +1

    Iimanka allah kaa qaad ma adiga aqoonle

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Taladu taada ma aha ee waa ta alle

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Doorstop way qabsoomi adiguna ka talin maysid kaligaa ee komishan iyo Gola yaashaa ka talinaysa

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 2 dny

    War Afkani ki madaxweine ma aha e ninkan qudbadihisa ha laga
    akhriyo horta

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl Před 2 dny

    NINKAN WAXAN KU SHEEGI KARAA GEESI
    DAD GUNA MADAX U NOQDAY

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Oo dakhliga SL ka soon baxda maxad noogu qabataa

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před 3 dny +1

    Sidii wax waalan ayuu u hadlayaa cidii doonta ha qabato ee waa in adiga lagaa tuuro kursiga waayo hal sabab oo lagugu doorto kamad qaban wadanka

  • @Mideye157
    @Mideye157 Před 2 dny

    Adigu maxaad xukunta laga kala teg. Shurudaha aad tiri say midna ma haysid

  • @hibonuura4990
    @hibonuura4990 Před 2 dny

    Tug bad tahy musow

  • @Amina-xf5ds
    @Amina-xf5ds Před dnem

    muse bixi khalas isku firan ayaa ku dhacaay caqli waliid ayaa ku so socda😮😮😮

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 Před 3 dny

    Waar odayga maxaa Ku dhacay hadalka taag adeer

  • @abdiqaniartan-mo5hf
    @abdiqaniartan-mo5hf Před 2 dny

    Jaahilkan haddaan Somaliland laga qaban meel fog ayaa laga eegi.7dii Sano ee uu meesha joogey laba wax ayuunbuu ka hadlayey 1)Garxajis waddanka xuquuq kuma leh. 2)Koonfur ayaa na xasuuqday.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Difaaca oo mayiid dhaawacantid ama dhimatid Haddad dagaal gashay

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl Před 2 dny

    Waar madax waynaa ka xishooda ma dhaantaane

  • @hodanmohamed6749
    @hodanmohamed6749 Před 2 dny

    Dumar soomaloyeed 😂😂afkisa iyo dhagihisu isma maqlayan

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před 2 dny

    Inta dawlado Kala bateen ma itobiyoo macaluul kugu soon kordhin Ayaan doonatay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 3 dny

    laylahen wixi lasheegay waakas cadeystay misa lalaha war isaaqow muuse doorasho qaban maayo

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 Před dnem

    Geesi qaran