CK OO KAJAFAY NINKA FALAQ FALAQ BADALAY BALAQ BALAQ KULAHAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 07. 2019
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    CZcamsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment
  • Komedie

Komentáře • 3,5K

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 4 lety +1560

    Pls haka iloowin subscribe channel keena kale 👉 czcams.com/video/7_1xGhW_vqc/video.html

  • @hiikeeyofficial7808
    @hiikeeyofficial7808 Před 3 lety +225

    sharma boy markan magac ma laheyn balse hada lgnd waaye wlhi♥️🎤🤟🤟

  • @saedsamatar4811
    @saedsamatar4811 Před 4 lety +2095

    Wll hadad rabto inuu illahy mustaqbal kga hagaa jiyo like iisaar 🙏🏿🙏🏿🙏🏿 insha allah wuu ku hagagayaye

    • @munabatimahamed3454
      @munabatimahamed3454 Před 4 lety +16

      mustaqbalkeyga iyo like taada xun, maxaa isku xeray

    • @Alinainabeerdon12
      @Alinainabeerdon12 Před 4 lety +5

      Saed wlll subscribe isar pls

    • @Alinainabeerdon12
      @Alinainabeerdon12 Před 4 lety +3

      @@munabatimahamed3454 bati subscribe isar pls

    • @mariamm4398
      @mariamm4398 Před 4 lety +3

      @@munabatimahamed3454 uu sheg waanba la yaabay😂

    • @tufaaxabdi6526
      @tufaaxabdi6526 Před 4 lety +1

      Ha danbaabin doqonyhy mustaqbalka dadka like raadinayso waxba iskama galin

  • @yuusufmohamed7993
    @yuusufmohamed7993 Před rokem +94

    Markuu America Tagay Kadib Yaa ila Daawanaayo🇱🇷

  • @don-karama8062
    @don-karama8062 Před 2 lety +183

    2022 Yaa ila dawanayo manta ck laga caansan yahay 😂 waliga nin rag hayasin😁

  • @fatmaruun2860
    @fatmaruun2860 Před 4 lety +1041

    Ck plz ninka xasan top noguso bedeshay dhinaca qosolka plz naga bedel daba casar nogu bedel inta igu racsan plz like

    • @samiyoalinur6773
      @samiyoalinur6773 Před 4 lety +6

      Kana hada lagu badalay ayana ku shidan qosolka

    • @africantiger2623
      @africantiger2623 Před 4 lety +8

      War wlhi qashinkaan naga badal asigaaba labo labo ah qosolkiisa iskaba daa, teeda kale saa id baad usoo celcelinaysaa thats not funny

    • @cinyaalallo8348
      @cinyaalallo8348 Před 4 lety +1

      @@samiyoalinur6773 haa wlhi maficina

    • @hannadyarre614
      @hannadyarre614 Před 4 lety +3

      Kitaabka madaxaaa igu xanuunay

    • @kiharatyga7262
      @kiharatyga7262 Před 4 lety +3

      😂😂😂dabcasar kuteh

  • @abdulrazzaq1855
    @abdulrazzaq1855 Před 4 lety +635

    Hoyada hade ku noshahay alx soqor una ducey in ilah ku xafido hade dhimatana allah unaxaristo so qor like isar kdb mhdsnd

  • @nastehomahmud6313
    @nastehomahmud6313 Před 3 lety +300

    Yaa ila dawanayo 13ka January/2021 qosol 😂😂😂😂

    • @maogtahay4643
      @maogtahay4643 Před 3 lety +6

      anaa kula daawanayo farqiga u dhaxeyo maanta iyo xiligaaan adga lee kaaaraba. ck iyo. inu kacaaansanyhy kana raab fiicnyhy yahayna ninka somalia leh lhaasaran xamar nin rag ah waliga haku digan hadi kale legend ayu kugu noqona sida sharma

    • @maanpoi6293
      @maanpoi6293 Před 3 lety +1

      Ani

    • @cabdicido4673
      @cabdicido4673 Před 3 lety

      Anigs wlhi taa waad nala gaadhay

    • @nabriismohometh2863
      @nabriismohometh2863 Před 3 lety

      MiE

    • @mohaboi1986
      @mohaboi1986 Před 3 lety

      War ani

  • @Bedriibrahim
    @Bedriibrahim Před 9 měsíci +23

    2023 Yaa iLa Dawanaya Ck in La Caasiyey 😂😂 King Ck Legend wlhi

  • @ubahisse9327
    @ubahisse9327 Před 4 lety +601

    😂😂😂😂😂 plz like isaar ada rasulka aqantin 🙏🙏🙏

  • @ahmedfaizofficial2446
    @ahmedfaizofficial2446 Před 4 lety +415

    Hhhh walhi xasidnimo maficnee wilkan talent ayu leyhay keep going bro sharmA BOY

  • @usaamemoha7009
    @usaamemoha7009 Před 3 lety +72

    Inta dawanaysa shawga ck 2020 kadip muqdisho like dhac ha igu siyn
    Sharma boy ninwayn igabaro dadka 🤙🤙🤙

  • @mohavic5227
    @mohavic5227 Před 3 lety +192

    2021/6-15 sharma is a legend

  • @amirmohamed485
    @amirmohamed485 Před 4 lety +269

    All ya Rahma
    Dadki ku wax yeloway qaraxii Gobolka Banadir 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mankacade259
    @mankacade259 Před 2 lety +66

    Ino sharma boy hda ck kacansnyhy oog ismuujiya🤷‍♂️🤷‍♂️❤one love from sharma boy

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Před 2 lety +2

      hada asiga waa batuulo k lkn sharma madaxwadna hada waa sharmaboy king of the rapper

    • @somalientertainmentcomedy4556
      @somalientertainmentcomedy4556 Před rokem +1

      Sharrmo boy ck aa so saaray isgn cidi aqoon ayuu reaction ka bixin jiray

    • @PrincessNajah
      @PrincessNajah Před rokem +1

      @@somalientertainmentcomedy4556 always sharma is the hero🦁🔥🙌🏿

    • @hgbg696
      @hgbg696 Před rokem

      Hadane caan caan dhalay waye sharma poy 😂😂😂😂

  • @wiilwaal1096
    @wiilwaal1096 Před rokem +43

    After three years
    Hada waa legend Sharma boy💯❤️‍🔥

  • @apdizalaanlyricz8279
    @apdizalaanlyricz8279 Před 3 lety +109

    Inta usonoqatay shawgii ck iyo Sharma boy inta iga danbaysa like

  • @khaalidoukoulibalykhaalido5729

    Wllahi waan kahelay sharme boy waaa Wiil talent leh runtii Zxp Keep Going intii kaheshay farta taag OK

  • @shushuyarey2157
    @shushuyarey2157 Před 4 lety +665

    Inta ani cml ninkaan madow ee qoslaayo dhib satay farta taag🤔🤔🤔🤔🤕🤕🤕

  • @ayuubcade478
    @ayuubcade478 Před 4 lety +97

    Allah hakuu sahlo wixi aad rajeey neeyso haadii aad like ii saarto

  • @kanallfarah6625
    @kanallfarah6625 Před 3 lety +114

    After 1 year sharma boy is better than ck 😂😂😂😂

    • @canabm3126
      @canabm3126 Před rokem +2

      Greater than anyone in the Somali music industry Aduunyo waataas cidna lama yaso 🌍🤗😂😂😂

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 Před rokem +2

      @@canabm3126 2023 greatest of all somali rap aa la marooya

    • @maankaboss123
      @maankaboss123 Před rokem +1

      2023 greatest of all time sharma boy big lagend

  • @axmednuurrooti3411
    @axmednuurrooti3411 Před 4 lety +307

    Inta qososhay xariifka qoslaa markay arktay

  • @samiiraezmail2035
    @samiiraezmail2035 Před 4 lety +216

    Xaasidku waa darajada liketa Ha ila dhafin plz🙏🙏

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 Před 4 lety +110

    Yaa inta jooga 2020 kadib markuu sharma boy noqday best somali rapper 👌🏾 wlhi waan taageera

  • @defender3878
    @defender3878 Před 2 lety +53

    Only After a Year and he is the King now in the history of somali music

  • @ibrahimhikmawi299
    @ibrahimhikmawi299 Před 4 lety +96

    Sharma boy congratulations ur really funny... that is a real talent thumbs up

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 Před 4 lety +104

    Aar kan qoslaya eed Kusoo Dhex dartayso Videoga ayaanba ku qoslay 😂

    • @mouwanaali1746
      @mouwanaali1746 Před 4 lety

      i a m a b d o r a h m a n Ha wlhi😂😂😂

    • @abdikarimsharmarke1518
      @abdikarimsharmarke1518 Před 4 lety

      Same wlh😂

    • @akramaataash5595
      @akramaataash5595 Před 4 lety

      hhhhh inuuu qufacayo la moodaaa 😂😂😂😂

    • @butafla4864
      @butafla4864 Před 4 lety

      Africanka qoslaya anooba iga qosliye walle😂😂😂😂😂

    • @maadaysmedia26k9
      @maadaysmedia26k9 Před 4 lety

      i a m a b d o r a h m a n wll aadban uga helay comentigaga subscribe na wan kuu saaray channelkaga fadln subscribe ii Saar chanelkyga aadna wad u mhdsantahy wll Alla yacisak

  • @cabdiladhiif2261
    @cabdiladhiif2261 Před rokem +25

    Just now wuxuu jogaa America🇱🇷 wnaa fanaanka somalida ugu saameynta badan🐆

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před 7 měsíci

      Maxaa fanaan.ah ma xigmad buu kiheesa mise uu sheekeeya?😂😂😂😂

    • @user-zp8vl9zp5h
      @user-zp8vl9zp5h Před 3 dny

      Haa nin raga Waa kii soomara jab

    • @user-zp8vl9zp5h
      @user-zp8vl9zp5h Před 3 dny

      ​@@abdusalansaleban7339hormarkiisa inaad ka xumaato waa ceeb nin rag Ah oo heer gaaray waye maanta waa aabo 2ilmood leh ninka simalia ugu saamaunta badan

  • @maxamedmaxamedboss5161
    @maxamedmaxamedboss5161 Před 3 lety +49

    Wliga qof Lama Yaso Qandho Madax wadne KuLaHa
    Imika ka warama Legend Wllhie Wakhtigu marbu ku hiiliyaaa
    Sharma boy Legend🖤🖤🥰🥰

  • @kingcksomalichannel2865
    @kingcksomalichannel2865 Před 4 lety +60

    Inta cafimadka qabto haisoo duceyaan🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khaalidqumane3558
    @khaalidqumane3558 Před 4 lety +106

    ilahe dartisa like igu sara

  • @pubggeam6648
    @pubggeam6648 Před 3 lety +27

    Inta ila daawanooso 2020 like

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 Před 4 lety +50

    2020YADA WANAYO Like ta Hunayal🥂❤

  • @zhhi_ntrntr1871
    @zhhi_ntrntr1871 Před 4 lety +103

    ninka madow e qozlaya hadu ka qozliyay like izaaar😂😂

  • @monishosman2518
    @monishosman2518 Před 4 lety +110

    CK sxb cunugan heesta miraha uu saaray ayaba xiiso leh hhhh..mxaa jafeeee waa wiil talent leh runtii 😂😂😂😂 teedakle sxbow faninta walabadalaa miraha heestoda dhib malaha

  • @liverpoolfchome2398
    @liverpoolfchome2398 Před 3 lety +18

    Aduunyo waatan sharma boy sanad kahor cidna meysan aqoon maantana waa Xidig cirka maraayo Dal iyo dibid laga yaqaan never lose hope legend sharma boy🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 Před 3 lety +18

    Video gn Wxn DaawanaYaa sharma BOY Oo ka Mgc Wayn ck Aduunyo Waa Taas Hde Maalinkaas Mgc ma Lahyn Hdna 🤪🤪🤪❤❤👏👏👏

  • @khadaryusufdahir7312
    @khadaryusufdahir7312 Před 4 lety +161

    INTE QOSOSHEY ALAAH IDUNKU DHARYE LIKE🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayanmustafa9540
    @ayanmustafa9540 Před 4 lety +33

    Sharma boy waxba lagama qaban karo 😍😍 waku heysta
    Luuq
    Dance
    Talent
    Horey usoco pro 😘😘

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 Před 3 lety +10

    CK xaqiraaad mayaqaan wadadii uu faray ck hada sharma boy wuu ku guuleystay waana fananka sanadka boqorka rapka ck qalbi nadiif

  • @jokeryt5673
    @jokeryt5673 Před 3 lety +33

    Inta daawanaysa 2021 like 😅

  • @vannypoi4214
    @vannypoi4214 Před 4 lety +37

    Ck Bro Reaction ka Wuu diyaarsan Yahay lkn Midkaan Aankuso darooso Oo indhaha Looga Keeda Dhibsaday 😂😂😅😅😅

  • @munokakaofficial4876
    @munokakaofficial4876 Před 4 lety +52

    Hhhhhh wlhi waan forye hhhhhh inte funny thye like iisar

  • @maogtahay4643
    @maogtahay4643 Před 3 lety +14

    caawa iyo xiligaaaan sharma pio farqiga u dhaxeya legend waaye walahi. ck iyo cayayaaankan asaa ka caaansan best rapper ever

  • @abdimalikmahadalle8373
    @abdimalikmahadalle8373 Před rokem +14

    2022 julay yaa ila dawanayo one love sharma boy

  • @sapnaaibraahiim6143
    @sapnaaibraahiim6143 Před 4 lety +73

    Inta sneelaha anj cml like dhac igu ziiya Naag buuran Naag cato ka shidan❤😂like dhac dhac igu zii ck nin weyna ku tageera❤

    • @anazhuseyn365
      @anazhuseyn365 Před 4 lety

      Caato saaaid maficno qiyaas lknse tulux wye

    • @maadaysmedia26k9
      @maadaysmedia26k9 Před 4 lety

      Sapnaa Ibraahiim wll aadban uga helay comentigaga subscribe na wan kuu saaray channelkaga fadln subscribe ii Saar chanelkyga aadna wad u mhdsantahy wll Alla yacisak

    • @maryancabdi9162
      @maryancabdi9162 Před 4 lety

      Siil

  • @baartireofficial7719
    @baartireofficial7719 Před 4 lety +20

    Kkkkk 🤣🤣 sharma boy wad iga gdan thy walhi waxaa qabty police saldhigy ku bariiday kulaha🤣 CK hore u soco sxp reactionkan wuu iga gdn yhy

  • @ayantaliye4453
    @ayantaliye4453 Před 3 lety +37

    hadaad dawaneso 2021 like bac igusi🤣

  • @kaapefx6285
    @kaapefx6285 Před 4 lety +26

    Ani xariiifka la fadhiya e warysanya ayaba qosolka iga dhameyay 🤣🤣😂😂

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 Před 4 lety +32

    King ck kan Nio Balbalaarka ha loo geeyo meel ha saare😂😂🤣😂

  • @rahmiinaali8787
    @rahmiinaali8787 Před 4 lety +70

    ck sxbw ninkan qoslaya kuso darta kiliyaha ixanunen wlh saa uqoslaye teda kle wilkaan funny waaye marqaanka talent ayuu kadhigay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zaykmohdgaming3557
    @zaykmohdgaming3557 Před rokem +6

    Sideen ugu dhaadhicin doona caruurta mustaqbalka in ninka hda la bahdilayo uu ka caansanyahay midka hdertaan youtubekaan leh😂

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 Před 4 lety +13

    Sharma boy nin weyn ayuu hadda noqday haye ck

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE Před 4 lety +74

    Ninrageedbatahay wllhi aan xanaaqin heestiisoo taalada saaran reaction kabixinayo go for word

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 Před 4 lety +79

    CK. Caawa. Hooyo. Agteyda ku hurdeysay igu dirtay. Qosol. Ayaan isku. Celin. La’ahay. Africanka qosol igu dilay. Wn furay

    • @koolkolshefilmsvlogs7277
      @koolkolshefilmsvlogs7277 Před 4 lety +1

      Sahro sharafey SUBSCRIBE iisar

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 Před 4 lety +1

      Caa'isha Afrax waankuu saaray. Quruxey

    • @shaaficiabdihasan4453
      @shaaficiabdihasan4453 Před 4 lety +1

      Sahro Cumar 🤣🤣🤣 wllhi kilyaha ixanunaayo

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 Před 4 lety

      Lazt 1 Herro Haaa. Qufkii. Ck. Soo. Galo. Qosol ha isku. Diyaarsho. You Tubers. Iga qosliyo waa asaga un.

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 Před 4 lety

      Abushezma official channel hhhhhh. Waan ogsoo nahy. Balse. Adiga. Xaa ku haaayo. Maahi. African anigu ee ha igu qaldamin

  • @tg_manaf9732
    @tg_manaf9732 Před 2 lety +13

    2022-4-22 sharma boy now he is lagend 🦁

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 Před 3 lety +15

    2years ayuu cirka ku gaadhay sharma lama aqoon 2019kii
    Cajiib sheikhoow

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 Před 4 lety +75

    Inta iyagoo jiifa Qoraalka soo xariiqaya like

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 Před 4 lety +91

    Kan qoslayo Ayaba xasan top kadaran manoli war muxuu Ahaa kan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @queenzamiira4039
    @queenzamiira4039 Před 2 lety +14

    Markii lagu leeyhy aduunyadu waa harka labadiisa galin
    Hadda waa best singer of somalia 🇸🇴😎

    • @su-bare6601
      @su-bare6601 Před 2 lety

      Ninraga waa kii soomara jab allh dhawro wiilka yarkaa

    • @shaadhmadoobe4281
      @shaadhmadoobe4281 Před 2 lety

      Aga waraa anaga Hana caayin anaga porane

    • @user-ne7jk3lh1s
      @user-ne7jk3lh1s Před 2 lety +1

      Sharma boy Now is the Best OMG legend wlhi I love you sxb from djibouti

  • @abdirahmanomer255
    @abdirahmanomer255 Před 4 lety +11

    Ck yow ninkani reactionka ha kula bixiyo walaahi waa top 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayuubofficial2957
    @ayuubofficial2957 Před 4 lety +67

    *walaayaal plz 29 qof subscribe iisaarto mahelaa waa codsi walaalayaal😭*

  • @nimcojama7366
    @nimcojama7366 Před 4 lety +75

    Qofkii kopaad liketa king ck hore usoco wlo qli😍🤗

  • @mohamedismail3511
    @mohamedismail3511 Před 2 lety +15

    Hadana Wuu Kaa Caansanyhy 🤣

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Před rokem +6

    Ck abaal badan baad ku ledahay sharma boy, isagoo aan ogahay Sharma inu yahay nin dadal badan, hadana reaction kaan xayeysinin fiican bad u sameysay walaalkaa kaa yar Mahadsanid King Ck 👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maankaboss123
      @maankaboss123 Před rokem

      maanta asagaaba ka caansan youtubekiina way soo qabteen big lagend sharma boy

  • @ifrahyusuf8390
    @ifrahyusuf8390 Před 4 lety +55

    Hhhhhh wlh I am dead !! Yo this ng is another Level ❤️❤️ # respect

  • @khadijohussen554
    @khadijohussen554 Před 4 lety +95

    Anigaa ninkan qoslooyo oo badoow aan ku qosloya👍🤣😂😂😂😂😂😂

  • @mjnazir3278
    @mjnazir3278 Před rokem +9

    But let's be honest...Ck always believed in Sharma Boy's talent from day one.

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 Před 4 lety +17

    😂😂😂😂walahi wa I qosolsisay thank you wlkey

  • @m.yariisoowchannel9314
    @m.yariisoowchannel9314 Před 4 lety +45

    War adga iskey mar marayo mxa like igaga baqiile team ck

  • @canabeydiomoud1051
    @canabeydiomoud1051 Před 4 lety +18

    Ck nin adag
    Wllhi kan waa funny waala aamin siinaa uu taagan yhy 🤣🤣🤣 keep going

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab Před 3 lety +11

    Sanad kadib Sharma Boy is rocking 🔥🔥🔥🔥🔥 CK ayuu hees la soo qaaday ❤️ Team CK cuqdad ma naqaano sida dadka qaar oo xaasidiin ah

    • @ahmedabukarnuur2847
      @ahmedabukarnuur2847 Před 3 lety

      Whi been ma ahan talent hadad ledahay cid ku cilin karta maleh

    • @bignoob8985
      @bignoob8985 Před rokem +4

      Ogow heesta sharma sameeyay ck ayaana ka baryay inuu la qaado🖐

  • @mariaabdi4358
    @mariaabdi4358 Před 3 lety +7

    Qfkii daawanayo 2020 ck xiligaan ninkaan waa ka jaftay hadane hees ayaa la so qaaday xmr o dhan ninka heesto sharma mashallh

  • @mohmedsimbaofficial8414
    @mohmedsimbaofficial8414 Před 4 lety +43

    King ck proh naga bedal ninkan dhinaca qosolka aad inoo saartay inta ila raascan like isaara

  • @happyflower5165
    @happyflower5165 Před 4 lety +24

    Mashaa allaah walhi inaba caadi maahan qosol iguma harin hore usoco wll 😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏❤❤

  • @Nuuraaani
    @Nuuraaani Před 3 lety +15

    2024 ya dawanaya😂❤

  • @mohamedmhad2654
    @mohamedmhad2654 Před 3 lety +24

    This is all that can happen in a year from trolling him to singing with him just believe in what you do.

    • @somalitv645
      @somalitv645 Před rokem

      beenta daa cid troll gareese majirto waagaan dadka garabka soosiye buu kamid ahaa ck

  • @aishaainaosman3268
    @aishaainaosman3268 Před 4 lety +80

    Hhhhhh wlh cawa qosol baan u dhintay ninka lasoo saaray lee qosol igu dilay balayo madow dheh

    • @koolkolshefilmsvlogs7277
      @koolkolshefilmsvlogs7277 Před 4 lety +1

      Aisha SUBSCRIBE iisar sharafey

    • @cashoshariif3530
      @cashoshariif3530 Před 4 lety +1

      Hhhhh wallahi abayo ani xitaa wan fuuray ninkas le ku qoslaaye sow u qosla hhhhhhh

    • @samaralxamdullah1516
      @samaralxamdullah1516 Před 4 lety +1

      Cako kuma diimin allow i cafi 😂😂😫😫

    • @maadaysmedia26k9
      @maadaysmedia26k9 Před 4 lety

      Aishaa Ina osman wll aadban uga helay comentigaga subscribe na wan kuu saaray channelkaga fadln subscribe ii Saar chanelkyga aadna wad u mhdsantahy wll Alla yacisak

  • @kingsamiir7290
    @kingsamiir7290 Před 4 lety +22

    Cimamada hala igu turo 👇👇👇👇👇🙏🙏🙏🙏🙏🙏plz wan idin jeclahay 💋💋💋❤❤❤

  • @abshirabdi5285
    @abshirabdi5285 Před 3 lety +8

    After one year now he is best musician

  • @akrammohamedosman2467
    @akrammohamedosman2467 Před 4 lety +2

    Ck sxbkeyga waanku salaamay Salaan kadib Video ga ilaaa dhamaad waan daawanaayay waxaan is lahaaa maskiinkaan dhulkuu ku jiidi rabaa Lakin dhamaadka wuxuu noqday inaad Dhiiro gelisid oo aad tustid inuu lee yahay Talent 👍 Arintaasi waxaan dhihi karaa inaadan u hadlin iska hadal. Big respect ✊ bro

  • @somaaliofficial9209
    @somaaliofficial9209 Před 4 lety +16

    Illahay hadad amnsantahay like isaar🙏🙏🙏🙏plz

  • @wllthiego1110
    @wllthiego1110 Před 4 lety +8

    bro ck reaction wuu fcnyhy lkn Gift aad dhex galinysid kadaaa👏👏

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla6206 Před 4 lety +12

    😂😂😂😂😂😂😂ayam dead...my brother CK really you got a pure heart with no grudge... Keep up walal👏

  • @amuushali8232
    @amuushali8232 Před 4 lety +42

    Intaaa iga danbeeso like isaaara baaal aan kala xishoonee 👌👌👌🙄✅

    • @koolkolshefilmsvlogs7277
      @koolkolshefilmsvlogs7277 Před 4 lety

      Amuush sharafey SUBSCRIBE iisar

    • @maadaysmedia26k9
      @maadaysmedia26k9 Před 4 lety

      Amuush Ali wll aadban uga helay comentigaga subscribe na wan kuu saaray channelkaga fadln subscribe ii Saar chanelkyga aadna wad u mhdsantahy wll Alla yacisak

  • @abdirahmanhapiip747
    @abdirahmanhapiip747 Před 4 lety +24

    Jareerka Qoslaya oo Madax wadnaha Ah Baa iga qosliyay wllhi😂😂😂

    • @iftiinyakub7212
      @iftiinyakub7212 Před 4 lety +1

      Hapııp ılkacasseH 😂😂😂😂anigaba wallhy funny weye

  • @football.2422
    @football.2422 Před rokem +5

    2023 ya ila dawanaya

  • @adamomar6783
    @adamomar6783 Před 4 lety +26

    Inta ila aragte aluminium paper ck uhaye like haisarta🤣🤣🤣

  • @abdifatah9116
    @abdifatah9116 Před 4 lety +155

    Hhhh i can't stop laughing this reaction is the funniest one 😂😂😂🤣🤣

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 Před 4 lety +51

    Nin kaan madowga meesha soo fuuloyo funny waye wlhi😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @zakiwadani5533
    @zakiwadani5533 Před 3 lety +22

    Hadaa daawanezo showgoda kadib like ku dhac dhaw😂😁😁😁😁2020/9👍🎯
    Kkk war jec lidaa 😁😂😂like ku dhac dhaw

    • @nimcocumar8072
      @nimcocumar8072 Před 3 lety +1

      Mi☝️😅waqtiga ii wyaha aya iskukenay mnty show oba laqabty cajiib😂🤣

    • @zakiwadani5533
      @zakiwadani5533 Před 3 lety

      @@nimcocumar8072 kkk cajiib🤣🤣⛳

    • @DRDHAIF-hr8oq
      @DRDHAIF-hr8oq Před 3 lety

      Waligaa qofna ha yasin Sharma boy maanta waa qof magac leh waliba asiga ka caansan nolosha maalinba waa ceyn

  • @kalsoniofficialchenal6876

    Wllyaal adoo mahadsan wxn idinka codsanayan inaad like iisaartan i.a kheera idin rajynw

  • @relax4life521
    @relax4life521 Před 4 lety +16

    team ck hadaa nahy mesha qosolka mr indhos aa soo sarty nga badal xasan top ku heysanaa🤣🤣
    *team ck* forever😘😘💯💗

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg Před 4 lety +9

    Haddii aad Muslim tahay like iisaara please

  • @mohaakram3241
    @mohaakram3241 Před 3 lety +6

    inta daawaneyso 2021 febuary ka dib lkieta ha iga baqiilin👍

  • @zakiclahicadde1252
    @zakiclahicadde1252 Před 4 lety +2

    Ck Zhp Welcome Back Wiz Anada Vidoe Hadal has Kunoqotay hhh

  • @anisaaragsan4203
    @anisaaragsan4203 Před 4 lety +13

    Kkkkkk qosolkaga kubaysta ilaahey haku xafido my king farxsanaw waliga sa anakana markasta noga farxiso 🇰🇪

  • @wiilhoog2662
    @wiilhoog2662 Před 4 lety +28

    I see Ck with my state’s name on his T-shirt. #Chicago, #Illinois 🔥♥️

    • @maadaysmedia26k9
      @maadaysmedia26k9 Před 4 lety

      zain wll aadban uga helay comentigaga subscribe na wan kuu saaray channelkaga fadln subscribe ii Saar chanelkyga aadna wad u mhdsantahy wll Alla yacisak

    • @eymanibrahimmaxamed9562
      @eymanibrahimmaxamed9562 Před 3 lety

      @@maadaysmedia26k9 ryr7r44ete

  • @kassimmo4682
    @kassimmo4682 Před 3 lety +7

    Hada waa nin kaa Caaansan kwrn sharma boy aad ku dhaganeed hhh

  • @moobizhar9362
    @moobizhar9362 Před 2 lety +3

    Hadane 2022 kwrn hee ya fiican labadiina 😅😅 ar aduuna