SILAC (WALAAL )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #qiso#higsino#supercarab#haguleystojaceylka

Komentáře • 60

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv Před 9 měsíci +10

    Runtii waa qiso cajiib ah❤ha guuleysto jeclka❤danoo kale anig ayey iku dhactay alxmdulilah hada illahy wuu ika soobaxshay dhubkas gabdhasnah waxan leyahy illahy dhihbka ha ka dulqaato illahyna ha usahlo qof wangsan oo dhibkaas ka saaro abaayo sabarka badso insh allah waad kabxeysaa😢 dhibaakas😢😢😢😢😢qof wangsanah waad heleysaa😢

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 9 měsíci +17

    asxaabta qaaliga waxaan aad idiinka mahadcelinayaa qasada wiilkii geeriyoday sad ugu duceeseen mahadsanidiim plz marlkaad xasuusatabo uduceeya xaqiiq ma aqoon lkn samayn ayuu igureebay😢😢

  • @nafisocabdiwaaxid-bv9ky
    @nafisocabdiwaaxid-bv9ky Před 9 měsíci

    ha,guuleesto jaceelk ❤ 😍 💖 ❣

  • @safiahassan2840
    @safiahassan2840 Před 9 měsíci +3

    Alx anga 7sano ayn wlashey laso nolaa waliba Kenya dagan agteda kaso gursadey alx

  • @fahmomahadkosar2633
    @fahmomahadkosar2633 Před 9 měsíci +2

    Alle haka saro😢

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 Před 9 měsíci +8

    Wey fiicnaan leheed gabadhaas inaa numberkeda heesto si aan bogaadin iyo xaqiiqda nololsha ugu sheego lkn waxaan u sheegaya hadee qoraalkeyga arkeeso abyo waan dareemi karaa dhibka iyo xanuunka ku heesto lkn ha ilaabin inaa nasiib u yeelatay inaa wax baratid waxbarashada ayaa ah tilaabta ugu horeesid aad ku guuleesan kartid markaa wax baraneesid wxaa la kulmeesaa caqabado Tira badan o quus ku gaarsiiyo lkn wxee u baahanthy sabar is adkeey oo jaamacada dhameey weliba si u dhabar adeeg iyo karti ah ku dhameey waan hubaa I.a inaa maalin dhihi doontid alx ugu dambeen waan guuleestay e walaasha hada ku ciqaabeeso Maaalin akteeda aad qiima ka yeelan doontid lkn abyo hadaa guur u orodid ee aad waxbarashada ka hartid ogaaw beri waxaa noqoneesa qof qof kle farxad ka sugo haduu qofkaas xumaado hadana murug kle ayaa bilaaw kuu ah guurso lkn wax barashadaada haka harin ku mitid Kuna dhega adeeg ugu dambeen waad gaareesa meel sare I.a rabina Tala saaro
    Fariintaan wxee kaaga timid gabar soo martay marxalado badan lkn maanta alx guushi gacmaha heeso duruufta kaso bilaawday heer school ilaa jaamacad kusoo jirtay maantana heer master ku jirto ma dhahaayi walaasheyy ayaaa xumeed ajir allaha siiyo walashey waa tan aas aastay heerkeyga wax barasho dabeecadeeda kuma eedeenayi o ma jiryo qof kaamil ah lkn wee I garab Istaagtay hadeeba aasaaska wax barashadeyda leheed abyo waxaan maleenaya inaa adiga qisada ku heesato aniba so maray lkn aan kusoo meel gaaray ee adina walaashaa hadee wax barsho ku siisay ka faaiideeso uguna sabar dhinaceeda xun waxyar ayaa kuu dhiman ee sabar

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial Před 9 měsíci +4

    Insha Allah sabir wll wax walba khayr kudanbeenayo

    • @Higsino.1
      @Higsino.1  Před 9 měsíci +1

      Ex team higsi no.1 thanks

  • @munaabdirisaq2324
    @munaabdirisaq2324 Před 9 měsíci +4

    Walashay ilahay dhbka haka saro ani kula mphdan ahay lkn ani wa hoyaday runti adunka waka qustay

    • @NimcoNajax-kq9qg
      @NimcoNajax-kq9qg Před 9 měsíci +1

      Xppti iska samiir 😢😢😢😢😢😢😢 ilahay ayaaa kula joogeh

    • @munaabdirisaq2324
      @munaabdirisaq2324 Před 9 měsíci

      ​@@khawlaMaxamednumberkayga halkan wakala cbsana inan kuso qoro wallo😕😕😕

  • @Ugaz210
    @Ugaz210 Před 9 měsíci +3

    Sxp intee Kala xarirNaa Ani Aya ubahaN gabadhas Allah Aya dhibatadas kasari Karo lkn Wan isku dayayE

  • @user-xk4ih7st7d
    @user-xk4ih7st7d Před 9 měsíci +2

    Runti waa qiso xanuun badan wallhi alle hakasaro wallshey

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 9 měsíci +7

    abayo allh kuusahlo kii aad kunasanlahayd tankale hawsheegin dhibka kuhaysta nimanka wyo waabili aadam biri kugu cayi karaan qaali iskadhig watahee qiimahaaga hoos wahdhigin sabir wd guulaysane

  • @user-ex5qz9nq5w
    @user-ex5qz9nq5w Před 9 měsíci +3

    ilahay haka bixiyo🎉❤😂😢😮😅😊

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Před 9 měsíci +7

    TNx subar carab qisoyinka sas nogu dheere abwe ❤❤😊😊😊😊

  • @sacdiyabeauty6708
    @sacdiyabeauty6708 Před 9 měsíci +4

    Wey xanuun badan tahay markii falinka dhib kaqabsado rabi waxan kaga baryaa mid wngsn oo nolashada qurxiyo farxad kusoiyo inaad hesho

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Před 9 měsíci +6

    Sorry sorry abayo walhi qisoo aaad uuu xanuun badn ilhawyo murugta farxad hakuku badalo ishla amiin yaa rabi amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 9 měsíci +8

    abayo xaqiiqdii qof soomaray unbaa dareemi lkn talo kudiin wnhubaa inaad kuliibaani ii iga balanqaad inaad samayn inta karaankaaga aha wnhubaa wad guulaysan dadkadhan aday kuusoobahanayaan😢😢😢

  • @FardowzaAbdirahman1-wi4sk
    @FardowzaAbdirahman1-wi4sk Před 9 měsíci

    Abaayo mcn allha hakaa saaro waan kula dareemaa waayo nolosha waa xanuun Abaayo samir🥺🤲

  • @user-rm2zu2vi8u
    @user-rm2zu2vi8u Před 9 měsíci +1

    😢

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 Před 9 měsíci +5

    Ani waligay ma shegin dhibka i haysto wayo qof i fahmaya maba jiro aabahy la anti waxa noqdy 😭👈 mana awoodo ina shego dhibta wa quusty marka qaar waxa is dhaha ma iska tariibta meshan maka heli kara qof wll +sxp +wahel i noqoda 😭😭😭😭😭😭

    • @cafiifo5580
      @cafiifo5580 Před 9 měsíci

      Hee wllo🥹

    • @user-wr7nh1gp3i
      @user-wr7nh1gp3i Před 9 měsíci

      abyo ani makuunoqdaa😢😢😢😢😢

    • @naftauroon1468
      @naftauroon1468 Před 9 měsíci

      Abaayo ana kunoqonaya 😢😢 Wll iyo sxb

    • @cafiifo5580
      @cafiifo5580 Před 9 měsíci

      Haa wllhi wan ku cidlody nolsha dhan way ila dhashen lkn wll ifahma ma haysto😰🙏

    • @AaminoCusmaan-ym3in
      @AaminoCusmaan-ym3in Před 9 měsíci

      𝐚𝐧𝐚𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧𝐚𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐪𝐮𝐞𝐧👸🖤

  • @CusmaanAxmad-qi8jm
    @CusmaanAxmad-qi8jm Před 9 měsíci +8

    Abaayo nolosha qof kii cisha Ayaa Mel fican kasoobaxayo u Samir😢😢😢waayo An SaaS u leeyahay Ani qesada isoomar Tay Hadaa ka kasheekeeyo wad il meenesaa😢😢😢

    • @nastehaahmedosoble1931
      @nastehaahmedosoble1931 Před 9 měsíci +3

      Sax waaye noloshu waa sabar qofka haduu wax barasho heesto wxuuba heestaa nolol tan ugu sareeso ma ahin inee inta kle u dulqaadan weeso waayo furaha Guusha waa wax barasho weyna heesata inee waxbarashada ku mitido ayee aheed ayna heer ka gaarto illaheyna u Tala saarato iyadaa ahaan doonta ruux la qaderiyo alx wax waliba e dhaco hadaa wax barasho helay intaas ayaa iga badan inta kle waa maalintooda aduuna waa sabar iyo u dhabar adeeg caqabad kastaa

    • @user-wr7nh1gp3i
      @user-wr7nh1gp3i Před 9 měsíci +3

      xaqiiq waarun tadbaan waxbarasho haysanba silicna udheer

  • @ArwaaxMaxamudAli
    @ArwaaxMaxamudAli Před 9 měsíci +3

    Ha guulesto jacelka 😢

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 9 měsíci +1

    Alaha.kaasaaro.byo😢❤

  • @FaadumoC.raxman
    @FaadumoC.raxman Před 20 dny

    😢😢😢😢

  • @user-mi5vc3ls3i
    @user-mi5vc3ls3i Před 3 měsíci

    😢😢😢

  • @user-lt8nk5dq9i
    @user-lt8nk5dq9i Před 9 měsíci +1

    Allah ka saro😢wa murug

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 9 měsíci +2

    Wllo ilahay haka saaro oo hakaso furto dhibtaaa ku haysatah wllshy qali hadii qoralkaygah aragto wan ku shegayaaah wax aad dhibta uga baxyso inaad astaqfaarta badii iyo saliga nabiga sallhu calyhi waa salm runtii ilahay waa ka dulqadayaah wllo ilahy uu ku arkaaaa waxba allh kam qarsoonah wllshy qali ilahy ayaa ku imtaxamaayo samiirka adkeeeh wad ka bixi doonta😢kuso ducynayah inuu allh dhibka ka saaro wll😢😢😢

  • @MascudYare-gb3xk
    @MascudYare-gb3xk Před 9 měsíci +1

    Walashey aalaha kasaro cigabtan aad kujirto

  • @user-np8nf5zh9n
    @user-np8nf5zh9n Před 9 měsíci +2

    Ilahow ka saar qofkii so mary uuun ba daremi kra dhipta familyga😭😭😭

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 9 měsíci +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xabiboxasan5538
    @xabiboxasan5538 Před 9 měsíci +2

    😢😢😢😢😢

  • @user-tk8dp5ix9v
    @user-tk8dp5ix9v Před 9 měsíci +2

    Wallhi waa qisp xanuun badan sory abyo nolal qurux badan ku rajeyna iyo qofsidii walalka cml kugu naxariisto walshei🥰😍

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q Před 9 měsíci +2

    Alah hakasaaro dhibka

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad Před 9 měsíci +2

    Allow ka dulqad yarabi dhibka wan la darema ya li ano aniga hoyo aya sidas oo kale i silcise ima dilin lakin uqdad aye igu bertay an dhamad lehen sori walashey ducan rabikugu barya ya

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 Před 9 měsíci +2

    Sxb wa arin ficn wana ka xumahy gabrta arinta hesato lkn hadi adi lagugula so xariiro maba laso xariraysid sxb ada hortaagan hda kahorna san cml aya kula so hadlay mana iso jwbin ma ogi sxb sababta ana rabe ila so xariir thaanks

  • @user-ek9go4pp7i
    @user-ek9go4pp7i Před 5 měsíci

    Aamiin Aamiin Aamiin 😭😭😭😭

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de Před 9 měsíci

    Allaha kadulqaado wllshey dhibaatadas wllhi gbar inla ciil ciilo aadban uga xumahay sorry abyo

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 9 měsíci +2

    Ilaahey swt ha kaa saaro dhiwaatada I.a

  • @maryamabdulahi5023
    @maryamabdulahi5023 Před 9 měsíci +3

    Walal awi part 5 qisadi wilki

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 Před 9 měsíci +1

    Allaha kaa dulu qaado culeeska 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂allaha kuugu bedelo farxad allaha kuu Qabojiyo qalbiga

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 Před 9 měsíci +2

    Ax sorry💯

  • @user-ix3im1xs6q
    @user-ix3im1xs6q Před 9 měsíci +2

    Sorry wllo wan kaxumahy walhi

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 9 měsíci +2

    Sorry 😞

  • @zeynabisxaaq4264
    @zeynabisxaaq4264 Před 9 měsíci +3

    Waa xanuni wallhi 😥💔

  • @user-tg2jm4dz4d
    @user-tg2jm4dz4d Před 6 měsíci

    Alx ani wllahyga guryohoda wxn umaamulaa sidan rape wll wanagsan illahy dhamantiin handing wada siiyo❤

  • @user-nk9lh3ec9l
    @user-nk9lh3ec9l Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂is