Qofki akhriyo Suuratu Al falaq iyo Alnaas 333 Jeer wuu ku caafimaadi || Sh Xassaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2022
  • BOOQO #Qalaafe Media Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato t.me/+SfZJaf98NQU6ZNof... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    Ku Dhufo Halkaan 👉czcams.com/channels/PxO.html...

Komentáře • 39

  • @rodobabe1580
    @rodobabe1580 Před rokem +2

    Jazaka Allaah sheekhow. Ilmo yaro igaxanusan ban ku aqriyaa. Subaxan ku aqriyo cafimad badan ban kaga garta. 33 jeer surad kasta

  • @farhiyamohamed8350
    @farhiyamohamed8350 Před 2 lety +2

    Allaah nagu caafiyo
    Sheikh xasaan adigana allaah ajarkaa siiyo aamiin yaa rabbi 🤲🏻

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +2

    MashaAllah Tabaraka Allah,
    Ilaahyoow nagu anfac naguna caafi ya Rabb

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +2

    Waa muqaal kooban oo aad uqiimo badan,
    Baaraka Allahu fiykum

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN Před 2 lety +4

    clip aad wanaagsan wa ku mahadsantahay wll

  • @abdiazizaliissa9286
    @abdiazizaliissa9286 Před 2 lety

    Jazakallah mufti xaasan

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 Před 2 lety +2

    Jizakumullah khayra

  • @mohameddeeq8078
    @mohameddeeq8078 Před 2 lety +1

    Masha alaaaaaah

  • @abdullahiabdirisak7476
    @abdullahiabdirisak7476 Před 2 lety +1

    masha allaah

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 Před 2 lety

    Sax sheikh xassani

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 2 lety +4

    قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله:
    فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به
    الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله

  • @laaluusiyad7225
    @laaluusiyad7225 Před 2 lety +2

    Asc aw shiikhoow walee waa runtaa aniga on siq dhexe akhrinin kicking ayaan aqriyey 33 kaliya walaahi waxbaan isaga kasay ee walaalayaaloow akhrista .ماشاء الله تبارك

    • @maryamaali7267
      @maryamaali7267 Před rokem

      Wll 333da sidee 2da suurad loogu kala aqrina

    • @Maxamedsomali5
      @Maxamedsomali5 Před měsícem

      @@maryamaali7267 wll midkasta ayaa 333 keer ka aqrinee

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 Před 5 měsíci

    Allahu akbar

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Před 2 lety +2

    انها مجربه

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Před rokem +1

    Hada ka hor waxan ka maqley asagoo oranyo,in tiro go an,qur,aan laga aqriyo waa bidcinimo,iyo shirki, iyo gaalnimo,,Masuufi ,buu isu badale,,(sh xassaan,) (abu،salmaan),,?????

  • @mustafabdiweliyussuf4126

    Sheekhow iga caawi

  • @hibaally4952
    @hibaally4952 Před 2 lety +2

    @Qalaafe Media Surah nas iyo falaq midkiiba ma 333 baala akhrini mise halmar laislawada akhrini

    • @ibnubisharmohamed513
      @ibnubisharmohamed513 Před 2 lety

      @qalaafe walal nosojawab anigaba suashan wan qaba

    • @ramzaayman1919
      @ramzaayman1919 Před rokem +1

      Midkiiba intas akhri ama si xirir ah 2da suradod akhri ado 333 katirinaya sidi ku fudud. Hada kala aqrineysid wa 666 noqone xisabta

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 2 měsíci

      ​@@ramzaayman1919thank you

  • @abdullahimohamed4453
    @abdullahimohamed4453 Před 2 lety +4

    Ayantan hawlo kale bad bilowday xasanow😂😂

  • @thehereafter840
    @thehereafter840 Před 2 lety +1

    حديث عظيم وسنة منسية دبرالصلاة وقبل النوم
    روى ابن أبي شيبة رحمه الله في "مصنفه" (29256) بسند صحيح عَنِ ابْنِ عُمَرَ، قَالَ: " مَنْ قَالَ دُبُرَ كُلِّ صَلَاةٍ ، وَإِذَا أَخَذَ مَضْجَعَهُ : اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ ، ثَلَاثًا، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ مِثْلُ ذَلِكَ ، كُنَّ لَهُ فِي قَبْرِهِ نُورًا ، وَعَلَى الْجِسْرِ نُورًا، وَعَلَى الصِّرَاطِ نُورًا ، حَتَّى يُدْخِلْنَهُ الْجَنَّةَ ، أَوْ يَدْخُلَ الْجَنَّةَ ) .
    حديث عظيم الأجر والفضل
    القبر: نور
    الجسر : نور
    الصراط : نور
    الذكر بهذه الكيفية = Say this Amazing Dhikr after every Salah and Before you sleep to get the Huge Reward
    اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ
    اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ
    اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرًا عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ
    لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ
    لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ
    لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ عَدَدَ الشَّفْعِ ، وَالْوِتْرِ، وَكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الطَّيِّبَاتِ الْمُبَارَكَاتِ

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Před 3 měsíci

    Ma surad walba 333 laga akhrinaya mise isku jir

  • @falastiinaxmed8817
    @falastiinaxmed8817 Před 2 lety +1

    Shiikhu wuu is ku qabtaye suuradaha ee midkiiba ma 333 jera mase labada ba 333

    • @dekofarah3627
      @dekofarah3627 Před rokem

      333 ayaa laba suradood u qaybinaysaa abaayo

    • @ramzaayman1919
      @ramzaayman1919 Před rokem

      Midkiiba 333 ama labada suradood akhri si xiriir ah 333 ka tirso sida ku fudud samey

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff Před 11 měsíci

      @@ramzaayman1919 khayr allaha ku siiyo waad fahfahisay

    • @ramzaayman1919
      @ramzaayman1919 Před 11 měsíci

      @@fatima-sx2ff dhamanteen🥰 caafimaad ku rajeynaa

  • @mustafabdiweliyussuf4126

    Halkii suuradba 333 jeet mise labadoodaba 333 jeer

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 Před 2 lety

    Hal mar miya lasameen oo nagu mise wa laso celcelin malin walbo

  • @notgotnameyet
    @notgotnameyet Před 2 lety

    Sheekha hadith intuu kaga jiraa hadiithyada? Barakallah feek