1000SUBSCRİBE/FAAİİDOOYİNKA YOUTUBE'KA iyo wadan so maray/XAFLAD GABAN.../1K an isla garnay asxaabta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 04. 2021
  • Wadadaan waan isla soo bilownay, aniga wagaan bilaawaayey chanelkaan 06.04.2020 ayey ahayd, ma aanan dhihi karin youtube chanel ayaan leeyahay oo aan video soo dhigaa...
    Sawabtoo ah dadka qaarkood waxay u arkaan inuu yahay meel xun, qaarkoodna comment kama bixiyaan, kuwa kalena waqti dhumis ayey u arkaan.
    Qoyskayga ayaan mahad weyn halkaan ugu diraa, waa dadka oo marwalibo garabkayga taagan, oo i aaminsan xili kasta, aysan niyada iga jabiinin xili kastana ay i dareensiiyeen in aan ahay qof masuul nafsadiisa ka ah, waxay ii yihiin nimcadeyda ugu aan haysto dunidaan.
    Adinkana markasto waad i garab taagantihiin oo horey usoco ayaad i dhahdeen, sida aan idinku mahadceliyo garan maayo.... Hada iyo wixii ka danbeeya waxaan nahay family weyn, wax yaabaha wanaagsan aan is tusno, waxyaabaha xunna aan ka wada fogaano....
    ''Hadal badan haan mabuuxsho'' ayaa la dhahay ee yaan war idinku dilin, nabad galyo...........
    FADLAN SUBSCRİBE SAAR CHANELKEYGA: / @drhabibabibaye

Komentáře • 75