FEYSAL MUNIIR | LUGOOYO | OFFICIAL MUSIC VIDEO | BY Y3A PRODUCTIONS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/...
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretra...
    Fly Cheap
    www.isavetrave...
    Download App:
    play.google.co...

Komentáře • 571

  • @naciimomukhtaar8022
    @naciimomukhtaar8022 Před 4 lety +312

    Qof walbo oo wayay jclkiisii qalbigana laga dhaawacay 😢😢😢💔waan salamayaa

    • @aragsaninadahir8160
      @aragsaninadahir8160 Před 4 lety +20

      Wan kaa qaday huuno anaa kamid ah wlhi 😭😭😭😔😔 ilaaah niman na jcl o na dhowrta calaf hanogu daro 🤲

    • @hanadhashim6477
      @hanadhashim6477 Před 4 lety +5

      Wan ka qaday

    • @hibohoodo4924
      @hibohoodo4924 Před 4 lety +5

      💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓🇦🇱

    • @puzhrayar9603
      @puzhrayar9603 Před 4 lety +8

      Mar walbaH allah ku xira qalbigiina
      Weydiista in alle dhaawac iyo dhip idinkaH haayo
      Waad bad baadeysaan i.a oo dhaha ilahaow calafkeena wanaaji walaalaheygow

    • @mezoutozil7278
      @mezoutozil7278 Před 4 lety +6

      Ax wlhi hablaha wxba haysta idinkuna iskadaya 10 wiileed iskula dulhadlaysan

  • @bushraisse9468
    @bushraisse9468 Před 3 lety +56

    Wa iso laabtay qofkan heestan dartis u dhagesan jirey mantana qoys dhmystiran ban nahay alxm🥰

  • @a_qanisaxardiid1507
    @a_qanisaxardiid1507 Před 5 lety +171

    Wee wee ku Lugo aay queenta kula baxay war horta minaan soomali ahayn like maan helo 🇸🇴🇸🇴

    • @a_qanisaxardiid1507
      @a_qanisaxardiid1507 Před 5 lety +7

      Qofki kowaad ayaan ahay ee like isaara I from muqdisho casumada dalka I am habargidir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maryanmoalin4701
      @maryanmoalin4701 Před 5 lety +3

      A_qani Saxardiid Ana kusaarey dadkeyga somalidhaladka ka qiimaha badan kuwa dhalad xita la ah ee irirta wadaagno❤️❤️❤️❤️👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @khadardahir3390
      @khadardahir3390 Před 5 lety +1

      A_qani Saxaruntiirdiid

    • @cabdikaaficabdicusman4994
      @cabdikaaficabdicusman4994 Před 4 lety +1

      A_qani Saxardiid sorry 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dhuubaneilbalash2974
      @dhuubaneilbalash2974 Před 4 lety +1

      A_qani Saxardiid
      habalyo

  • @nimoomer6290
    @nimoomer6290 Před 4 lety +43

    Ku lug'ay kalgacalkaan
    Aawadaa kabkabi jiray
    Ku lug'ay karaamadaan
    Korka adi kuu sudhay
    Ku lug'ay kolkaan shalay
    Kownka kuu jeclaaday
    Ku lug'ay kabuulkaan
    Kaaga dhigay, wadnaha bidix
    Ku lug'ay queen taan
    Kuula baxay, kolkii hore
    Nabsi waa ma kabtee
    Kariimkaa raxmaan ihi
    Tabaalada jacaylkiyo
    Koorihiisa caashaqa
    Kaa meri hareeraha
    Run ahaan kal iyo laab
    Ayaan kuu cafiyayaa
    Ku lug'ay kalgacalkaan
    Korin jiray daraadaa
    Ku lug'ay fal-kediskaan
    Kol marley ku caashaqay
    Ku lug'ay kashaydaan
    Keli kaaga dhigay adi
    Ku lug'ay kelmadahaan
    Kalgacayl u odhan jirey
    Ku lug'ay kalsoonidaan
    Kaa qabay kolkii hore
    Nabsi waa ma kabtee
    Kariimkaa raxmaan ihi
    Tabaalaha jacaylkiyo
    Koorihiisa caashaqa
    Kaa meri hareeraha
    Run ahaan kal iyo laab
    Ayaan kuu cafiyayaa.
    Ereyada iyo Laxanka: Abwaan Eesh Calaa
    Codka: Faysal Muniir❤

  • @fifainabireeye7678
    @fifainabireeye7678 Před 4 lety +72

    War Somaali nimo hadi laysku yhy Lik taa igu dhac siiya waligy 1 lik ma heelin 😭😭😭😭😭

  • @naziimaliaiise4471
    @naziimaliaiise4471 Před 4 lety +49

    Qof waLpa oo LuGaYa like isaaR😭❤😂

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 Před 3 lety +8

    laba sano wali dhagaysanayaa heestaan dareenka leh sabab to ah fanaanka ayaa cod naxariis leh leh masha alah wlh heestaan kama dhargin wali gaarigayga heestaan 75% ka dhagaystaaaa

  • @sainabmohamed2326
    @sainabmohamed2326 Před 4 lety +105

    Waxan halkan kasalaamayaa cid. Kasto lugo day🤪

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 Před 3 lety +10

    run ahaan kal iyo laaab ayaan kuu cafiyayaaa ❤️😭

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 5 lety +32

    big respect faysal muniir waa fanaan dhameystiran
    taagero buuxda xidigaha jigjiga from s\land

  • @sukhradiamond8623
    @sukhradiamond8623 Před 4 lety +22

    Kulugo.ay kambuulkan kaga dhigay wadnaha bidix 😥😥😥xaqiiq heestan sidhaba ayey iiga hadleysaa waku jeclahay jaceylkeygii qabyobayow❤❤😥👈

    • @fatheahquruxsanfrxiyo9804
      @fatheahquruxsanfrxiyo9804 Před 4 lety +2

      Ax abayo walhy dhib aya naheysto

    • @cabdiayaanle4648
      @cabdiayaanle4648 Před 4 lety

      😢😢😢🤭

    • @qadancabdiqadir3849
      @qadancabdiqadir3849 Před 2 lety

      Ku lugo.ay kalmadahan kalcal u odhan jiray . Ku luga.ay kalsoonidaan kaa qabay kolkii hore. Nabsi waa makaabtee kariimka raxmaan ahi kabaalada jacaylka iyo koorihiisa caazhaqa kaa mari hareeraha . Kal iyo laab ayaan kuu cafinayaa😘8/6/2022 saacaduna tahay 5:52 galabnimo maalin arbacaa

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s Před 4 lety +7

    Nabsi waa makaabtee
    Kariimkaa raxmaanihi
    Kabaalada jaceylkiyo
    Koorihiisa caashaqa
    Kaa mari hareeraha
    Run ahaan kal iyo laab
    Ayaan kuu cafiyayaa😭😭😭😭😭

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 Před 5 lety +19

    Xasuuus aan ilawayn ayay ii tahay wllhi hestan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 3 lety +8

    Run ahaan Kal iyo Laab
    Ayaan kuu Cafinayaa
    🙌🙌❤️❤️💋❤️❤️

  • @qaaliqalbisaafiaden9964
    @qaaliqalbisaafiaden9964 Před 5 lety +29

    Masha alaah koley waa marxalad dadka badi maran ee nasibka danbe Ale haano haagajiyo waa hees qiiro leh qofkii dhagesta daremayo xaalad adag oo jecel ah waliga haaka quusan nolosha waxa laga yaaba qofkii kaatagey qof kasii ficaan in ad heeesho 👆🍀☘️

  • @wardaargsan3259
    @wardaargsan3259 Před 5 lety +10

    Nabzi waa ma kabate wle anay itabtay heestani 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farxaanguuleed3229
    @farxaanguuleed3229 Před 4 lety +19

    Heestan markaaan dhagaysto waan iska ohaayaa walahi xasuus garay ileedahy aniga

  • @sihaammaxed8257
    @sihaammaxed8257 Před 3 lety +7

    hayla dhafin likets qofkasto lugo.ay😭😭

  • @fatxanuura5717
    @fatxanuura5717 Před 2 lety +3

    Xasuuus heestan 2019kii ayaan dhagysan jiiray oon jacaylkaygii kowaad aaan ku guul daraystay manta waaaa 20 June 2022 waxa kala dhamanay jacaylkaygiii 2abaad ooo 2sano iyo badh wada soconay😭😭😭😭 xaga jacaylka nasiiba uma lihi😭😭😭😭😭😰💔💔💔

  • @mostafasulthan4650
    @mostafasulthan4650 Před 5 lety +107

    Heesaha qaar wxan is idhaa ma aday kugu socdan wlhi kolba xaladan ku suganahy ayan arkaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @manalqurux2199
      @manalqurux2199 Před 5 lety +1

      Sorry walal adunkaboo SAS iskaa ah wlhi

    • @mostafasulthan4650
      @mostafasulthan4650 Před 5 lety +3

      @@manalqurux2199 😭ha wll adunka sas eh

    • @nimcohassan4261
      @nimcohassan4261 Před 5 lety +2

      Dhibmle caqabadu waa cashar naftda ayqaadanyso

    • @inacumar1524
      @inacumar1524 Před 5 lety +1

      Anega wan is dhahaaa 😭😭😭😭 ar dadka qaar xumaaa

    • @sacdiyosimansacdiyosiman1416
      @sacdiyosimansacdiyosiman1416 Před 4 lety

      😘😘😘😘😘😃😃🤩🤩🤩😭😭😭😭🤣🤣🤣😋💛🧡🧡♥️♥️♥️🖤🖤💌💌💌💌💗💗💗💗💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @hooyomcnhooyomcn7810
    @hooyomcnhooyomcn7810 Před 5 lety +9

    The one on Only faysal muniir 🥰🥰🥰

  • @safwaaandebrilliant8541
    @safwaaandebrilliant8541 Před 5 lety +4

    Wlhii wa Heez Iyo Badh...
    Feizal muniir noolow Walal Qaaali.

  • @gabarmudug42
    @gabarmudug42 Před rokem +2

    Wlhi heestan meel ba i xanuntay run ahaan kal iyo laab ayaan kuu cafinayaa 😭😭😭😭😭

  • @ikraankayse4262
    @ikraankayse4262 Před 5 měsíci +1

    Ku lugo ay kalsonidan kaqabay kolki adi😢😢😢😮

  • @bikeybabayao5062
    @bikeybabayao5062 Před 4 lety +1

    Kamadalo dageysigedha from Mombasa kenya....my Fanan Feisal Muniir

  • @habooncadeey835
    @habooncadeey835 Před 4 lety +14

    Heestaan intay taabatay like isara nacala sheydan kuyal👇👇

  • @abdirihmaancadaawe4680
    @abdirihmaancadaawe4680 Před 3 lety +2

    Azxaapy xanuunka jcyl baan lajiifaa
    Ee iisooduceeya😍😍😍❤

  • @raaxoaxmed4084
    @raaxoaxmed4084 Před 4 lety +5

    Ku lugo ay kalsonidan kaqabay kolki hore💔💔💔💔💔💔💔

  • @hoodomaxamuud1512
    @hoodomaxamuud1512 Před 4 lety +1

    Ku lugoay kalkacalkaan korin jiray daraadaa
    Ku lugoay falkadiskan kolmalay ku caashaqay
    Ku lugoay naftaydaan kali kaaga dhigay adi
    Ku lugoay kalmadahaan kalkacalkaan u odhan jiray
    Ku lugoay kalsoonidaan kaa qabay markii hore nabsi waa ma kaabtee kariimkaa raxmaankii koorihiisa caasha kaa mari hareeraha run ahaan kal iyo laab ayaan ku cafinayaa🤝🤝 02:15 sat 30 may 2020 intii ila daawatay ee si dayda lug goday alx calaa kuli xaal love igu qabta

  • @ilhaanmamed4433
    @ilhaanmamed4433 Před 5 lety +17

    Run ahaan kal iyo laab ayaan kuu cafinayaa woow hees macaan iyo muuqaal qurux badan.❤❤❤

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Před 3 lety +11

    Kᴜʟᴜɢᴏᴀʏ ǫᴜᴇᴇɴᴛᴀᴀɴ ᴋᴜᴜʟᴀ ʙᴀxᴀʏ ᴋᴏʟᴋɪ ʜᴏʀᴇ😳
    Faysal munir underrated artist✔️

  • @CabdinuurcarabMowliid-by6kw

    Heestu jacayl ma aha jaalayaal ee xukuumad ayaa.lagu jafayaa raad so jawaabtii

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 Před 3 lety +2

    Aad ban oo ga heley
    Heestan mansha Allah thanks for you 🙏

  • @abdikaremjoker671
    @abdikaremjoker671 Před rokem +1

    😢ku lu go ay

  • @RaxmoMaxamed-je8qe
    @RaxmoMaxamed-je8qe Před 3 měsíci

    Feysal muniir wllo waan ka helay Ee wax yar xageyga soo Eeg apowe❤❤

  • @monirahomud1496
    @monirahomud1496 Před 5 lety +12

    Ku lugo aay kolkan shalaay konka ku jeclday
    Aax Aax Fanaan👌❤️

  • @abdiyare2499
    @abdiyare2499 Před 4 lety +1

    Omg wlhi fanan dhameystiran feysal muniir ban u aqana legend weye 🇸🇴🎤🙏🏻 xushmad

  • @IbrahimarrehAbdi
    @IbrahimarrehAbdi Před 2 měsíci

    Wan ku xisay ❤❤

  • @ABDIRAHMANShMohamedTabey

    Kusaliya nabiyaga scw scw

  • @soomalidhalad4859
    @soomalidhalad4859 Před 5 lety +8

    muuqaal qurux badan lkn heestan wakhtigeedi waan so dhaafay

  • @umulkhayr6658
    @umulkhayr6658 Před 4 lety +14

    heestan waxan u dirayaa
    qofkaan 3 sano la socday waxayna noqonaysaa shaygii ugu danbeyay een
    u diro

  • @zamzambashi
    @zamzambashi Před 5 lety +6

    Wn ku tageeran faysal muniir keep going pro ❤👌

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 Před 5 lety +18

    Run ahan kal iyo laap
    Ayaan kuu cafiyayaa😢

  • @omarmohamedhussein6782
    @omarmohamedhussein6782 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭😭walahi faysal muniir xasus ayad Igalisay akuyo jecel 😭

  • @nedraabdishakuur7492
    @nedraabdishakuur7492 Před 4 lety +2

    Waanku taageeraa billhi fesalow alle haku dhooro wllkee🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s Před 4 lety +2

    Really hees dagan qofkii dagan AMA ay kusocdaan ereyadaan ayaa naxariisteeda dareemi kara😭😭

  • @AfkaTube
    @AfkaTube Před rokem +4

    Who still Watching 2023 🤕🖤

  • @Ahmed_Naji17
    @Ahmed_Naji17 Před 5 lety +5

    Faysal muniir big legend nice one

  • @djjacelow4421
    @djjacelow4421 Před 5 lety +8

    Wax kale wan ka qancay wlhi Y3A waa kamiro man aan Aminsanhy Waa wiil da'yar oo gacantiisa dagan tahay uu ilahay ku manestay farsamo gar u ah sxp Y3A wxn kuu rijenaaa hormar wgsn cadowga ilahay hakaa qabto dad Aan ogahay

  • @safiyaaxmed1235
    @safiyaaxmed1235 Před 4 lety +5

    Jacaylow idaaa hal ma do igu daa nin somli bentisa igu daaa

  • @jihaanicawil9999
    @jihaanicawil9999 Před 5 lety +1

    wow heest shidan weyeh 🙉🙉🙉🙉🙉

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 Před 3 lety +3

    Nabsi Waa Ma Kaabte 😭🤦🏾‍♀️. Kariim kaa raxmaanihi Kabaalada jaceelkiyo Koorihiisa Caahaqa 🤞🏾💔 Kaamari Hareeraha 👁🙁🥺🤞🏾 Run ahaan Kal iyo laab 🙃 Ayaa kuu cafiyayaa 🤝✊🏿👁

  • @mumnur2603
    @mumnur2603 Před 5 lety +2

    Allah wiilka yaa saan u galay isoo qabta qoftaas aan raqeee oo rifeee

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před 3 lety +4

    waxaan heestaan caawa usoo doontay inaan isku maaweeliyo
    3 sano xariir soo jiray ayaa iga lugo'ay .

  • @khadraibraahim9585
    @khadraibraahim9585 Před 3 lety +1

    ilahayow noo gar gaar yaa allah 🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 Před 4 lety

    Mansha allah xaqiiqdii heestan maanta anayba igu socotaa weliba wuu ogyahay inaan kal iyo laab u cafinayo una cafiyey haddii alle iga furfuro. Lkn rahmanka isagaa og waxa khayr ku kujiro ee jirjiroole cidna ma hayn kartee dhina khayrka qaba ii dhaafa hor iyo gadaalba waan cafiyeye

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 Před 8 měsíci

    Waa heesta kala ixanuujisa kala dhageeso 😢😢

  • @mahamedflag4309
    @mahamedflag4309 Před 4 lety +1

    Faysal minir jigjigawi keep going bro

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 2 měsíci +1

    Still listining 23/06/2024.!🎻🔥

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 Před 5 lety +14

    Surwaaalkan dib how xidhan mid maahee 🙈🙈🙈

    • @mohamedabdi9557
      @mohamedabdi9557 Před 5 lety

      bbe cash kkkkkk mxaa Ku aragtay baad isleedahay

    • @nehliitabae75
      @nehliitabae75 Před 5 lety +2

      Hhhhhhhhh miyaan sheege karayaaaa

    • @mohamedabdi9557
      @mohamedabdi9557 Před 5 lety

      Hhhhhh lkn indho dheerida wlley waad iska jeclaysatay miyaa inad meshas eegto

    • @nehliitabae75
      @nehliitabae75 Před 5 lety +1

      Waxaasaa iga maqan saas aan u indho dheerahay

    • @mohamedabdi9557
      @mohamedabdi9557 Před 5 lety

      Waan ujeeda inuu xiisaha kugu badanyahay huuno waad iska helaysaa niyada khery usheeg

  • @amaadin12
    @amaadin12 Před rokem +2

    heestaan hada igu horeyso, hadana waxaan dhageystay 100 jeer kabadan

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s Před 4 lety +4

    Maxad ilug goysay😭😭😭😭

  • @qalnjdacolyahan6739
    @qalnjdacolyahan6739 Před 5 lety +14

    Marka hore wan idin salmay somaliwen Mel walbo ad jogtan waxan idin leyahy habenka haidin wacnto intas kadib waxan arkaya dad badan o wali fahmin hesta eyda iyo laxanka dona galiya maqlayo music hestan waxa fahmi karo qofki sidi u raway oka raway qofki u jecla hadna waye marka wa iska niyo jiab iyo shalyto

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 Před 5 lety +4

    Isi cadi maha Best video Best singer 👌🥰

  • @sabrinapoqran9096
    @sabrinapoqran9096 Před 3 lety +1

    Heestan wadneyaal badan ayey tabaneysa 💔😓

  • @hazzanapdilast7759
    @hazzanapdilast7759 Před 3 lety +3

    Like isaara inta dawanasa heestan 2021🌹

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety +1

    Inta soo lugo,day like iisaara👆

  • @deeqdarajo5872
    @deeqdarajo5872 Před 5 lety +2

    Fanan cod macn keep going sxb Feysal Munir

  • @AJtheboss-po3cg
    @AJtheboss-po3cg Před 4 lety +3

    Caadi ma ahaan wow this song is deep

  • @raaxoaxmed4084
    @raaxoaxmed4084 Před 4 lety +1

    Hestan cawa 100 jer wa ku ceshtay

  • @amranxaaji6998
    @amranxaaji6998 Před 4 lety +4

    Best song in 2020

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 Před 2 měsíci

    Still watching and crying
    09/6/2024 💔😭

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 Před 3 lety +3

    Asc abowe Feysal muniir
    Keep going 💪

  • @apdirahmanmaan0_officail236

    Hees iyo badh fanan an tagero horo usoco😍😍

  • @edilqueen6174
    @edilqueen6174 Před 5 lety +7

    Heestan way iga gadan tahay caadi maha😍

  • @hubqaadmedia
    @hubqaadmedia Před 5 lety +5

    sxb hawadaa mareysaa muqaalka shidan IYO CODKA LAYSLA HELAY horey u soce wll Y3A

  • @zahramohamed-ir4on
    @zahramohamed-ir4on Před rokem +1

    Waa cajeeb

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi Před 3 lety +2

    kulugoay😥😥😥
    yaaila daawanaya 12/2020

  • @hasansaid648
    @hasansaid648 Před 3 lety +3

    Heestan aniga iga hadlayseeeeee🥰😇😅🤣

  • @asmaabdi3647
    @asmaabdi3647 Před 3 lety +3

    2021/5/17 🥺🥺🥺

  • @ilwaadqurux9105
    @ilwaadqurux9105 Před 5 lety +1

    Ku lugo ay kalkacalkan Awada kakabi jiray ku lugoay kalmadahan kalkacyl u uran jiry shib iska dh tolow ma Anigy heesta igu socota 💔👍🙈

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s Před 4 lety +3

    Yaa ila dhageesanaya 20 January 2020😢😢

  • @naimaabdullahi1580
    @naimaabdullahi1580 Před 4 lety +1

    Kulug goay magaca Gift💝 ee an kuula baxay

  • @amiiraapdi9678
    @amiiraapdi9678 Před rokem +1

    KULUGOAY
    Karmadan korka adiga ku Suray😢💔

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan7894 Před 5 lety

    Walee ku lu go ay king 🤴 an kula baxay kol kii hore 😜

  • @luliamir2672
    @luliamir2672 Před 4 lety +2

    Hesstan wanjeclahy blse u tubeka aya lagasarey

  • @mohamedkhadarabdinasir9816

    Jacaylow nacala kugu yaale saan maxaa noo yeelee hadaa guuldareesanay naga daa dhibaatada maalin wa kabsan doonaa o dhoosha wa ka qosli doonaa waayo qalbigeygu waa saafi anoo waliba zaid la i dhawacay 😭😭😭😭😭

  • @zahramohamed-ir4on
    @zahramohamed-ir4on Před rokem +1

    FAYASAL MUNEER sinadka cusub hees gebta gada soogaad

  • @farhannoor3955
    @farhannoor3955 Před 4 lety +2

    Muniir keep going

  • @shuushuu9192
    @shuushuu9192 Před 4 lety +1

    Ku lugo aay kasheydaan kali kaga dhigay wow best song

  • @iskufilanhaajihusein.3227
    @iskufilanhaajihusein.3227 Před 5 lety +14

    ebelooow ku lugo.ay boqorkan ku oran jiray nabsi wa magaabte kariinka raxmaanihi gabaalada jcylkiyo gorihiisa cashaqa kaa mari hareraha run ahaan kal iyo laab ayan ku cafiyay 😢😢😢

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 Před rokem

    Wan jcelahy xeestan xasus igu lehdaa ❤️❤️❤️✌️

  • @khadaaro10
    @khadaaro10 Před 3 lety +2

    Imisaa calaf nakala diray 🤠 ee nasiib kaa waad heli🖕✌️💞👨‍❤️‍💋‍👨

  • @halimohassan8413
    @halimohassan8413 Před 4 lety

    yaa salam wa erayo cajib ah kulugo ay erayadan kalgacal kudhihijiray inta lu goday waan idin salamayaa 💔💔💔💔💔

  • @IstahilCabdi-lr8ot
    @IstahilCabdi-lr8ot Před 2 měsíci

    Waxan gursaday wiilkan jecla lkn jacaylkisu wuxu ku dhamaday bishi hore xisaha mantana waxan sugnahay xalad xun anigu ur leh wayayna daryel iyo naxaris runti Wan ku luguy gurkisa😢😢😢

  • @amranadan4683
    @amranadan4683 Před 3 lety +1

    Kulugo ay kashaydaan kali kaaga dhigay adi kusocota qof aan ogahay kulugo ay fal kadis kaan kor’mar li’i kucaashaqay kal iyo laab ayaan kuucafiyay kulanoolow farxad qofka aad nolosha kulamidowday

  • @ilyasjr3500
    @ilyasjr3500 Před rokem +1

    Nabsi wa makabte karimka raxmanki kabalada jacaylkiyo korihisa cashaqa kamari hareraha😭😡🔥

  • @saynabahmed6026
    @saynabahmed6026 Před 2 lety +1

    Mansh allah 😍

  • @sabahabdilahi6086
    @sabahabdilahi6086 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭 ku lugoy kalmadaa kuroran jiray

  • @Axmedcabdi-gb5dp
    @Axmedcabdi-gb5dp Před rokem

    Laba sano baan dhagaysanayay heestan wanaageeda♥️♥️♥️♥️♥️🎴🎀♥️