AX WAXAY IGUDEHEN CURYAAN BATAHAY DHARKAGA ANAGA KUXIRANEYNA 😭♿️

Sdílet
Vložit

Komentáře • 1,5K

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  Před měsícem +936

    WALALKEN WAKANA CZcamsKISA WA IGA CODSI USARA SUBSCRIBEKA 10K Ayu maraya 😭😭 youtube.com/@carafaadsiciid6829?si=lZhf2diJe9THMD4g

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +51

    Qofkii ugu Fiicnaa uguna kheyrka badna uguna AQoonta Fiicnaa uguna naxariis badnaa uguna Akhlaaq badnaa uguna udgoonaa Rabi inta Uu aburay Waa Nebi Muhammad scw scw scw ❤

  • @Girdhere2024
    @Girdhere2024 Před měsícem +52

    Walal zaki khayr Allah kusiye carafad kawarhay inti ilaqabto like

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i Před měsícem +22

    Wlhi wan farxay markan arkey videoga intisa danbe in horena wlhi ilmo cadiya iga timi illahow gareb istaag❤Ya rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +81

    Zaki pliz reer Malaysia hadaad tihiin wiilkaan caawiya Hiil iyo hooba ku garab istaaga 😢😢😢😢😢😢

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be Před měsícem +74

    Ilahay Ba garabkaga ah
    Wll noloshu kuma xumeso ilahay cafimad tama hakusiyo ❤

  • @hindaa.rahman8160
    @hindaa.rahman8160 Před měsícem +8

    Wan usaaray dhalinyarada reer malaysiyana waxan ka codsanayna inay wax la Durban oo gurigiisa ugu tagan oo wllnimo la dareensiiyo❤

    • @user-oh5pz1dg1s
      @user-oh5pz1dg1s Před měsícem

      Haa wlhi walipa team 27 wxn rajaynaa inay sowdhaweeyaan I.a Asaa mudan in lagaarsiyo 1m I.a❤

  • @KhadraAbdirashiid
    @KhadraAbdirashiid Před 25 dny +6

    Ilaahayw u gargaar soomaaliyay caawiya wiilkaa

  • @user-fr5nx5kl5p
    @user-fr5nx5kl5p Před měsícem +135

    Kusali nabigeena muxamed scw 👍 👍 👍

  • @AbdullahiDaacad-hl1xl
    @AbdullahiDaacad-hl1xl Před měsícem +56

    Walahi waan kahumahay waxa kudhacay wailkan soomaliyeed lkn qisawalba cimriqaadasho ayaay leedahay,

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 Před měsícem +5

    I am so sorry that my brother. Dad badan baad wajiyadooda runta ah baratay. Alhamdulillah haddaa fiican tahay oo aad nala share-garaynayso your story. Caafimaad badan iyo guulo badan baan kuu rajaynayaa walaal. You're a strong man.
    CZcams-kaaga waan kusoo biiray keep going legend. 🙌 👏

  • @madiinohussein-ls8rh
    @madiinohussein-ls8rh Před měsícem +5

    Alha caafiyo maamo wiilkaan soomaalinimo u Caawiye

  • @AbuXanifa-ye4ox
    @AbuXanifa-ye4ox Před měsícem +58

    Saki abowe wiilka garab wabo abowe ha cidlaynin abowe wixi dhirigalin ah wa xagaanaga walahi ilmo wan Ceshan waayay😭😭😭

    • @marymw-yh1ib
      @marymw-yh1ib Před 28 dny

      Wll rabbi hakubarakeyo adiga iyo waaridiintaaba dar allaan ijecelahay qofka wanaaga walaalkii jecel illahay raali hakaa noqdo akhi

  • @MariyaGabo
    @MariyaGabo Před měsícem +38

    Subxanalaah ilhey haku caafio akhii walhi waa iga oohisee😭💔

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před měsícem +8

    Dadka kugu xigo dadka ayaa xanuun badan kugu haaynayo iyo qalbi jab aduunkan yaab waaye Ilaahoow Sabarka noo badi yaa rabi

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před měsícem +6

    Ax ax ax ilaahay hakuu gar gaaro wll caafimaad taama alle haku siiyo muslimkaaga hooyo iyo aabe alle hakaaga dhigo

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 Před měsícem +102

    Qof mudan in lagarab istaago Weeye hala caawiyo wiilkan plz
    Ax madi ahay marku yiri meel i xanuuntay 😭😭 isku mid nahy hooyo Iyo aabo malihi xanun weye kalinimada iyo walid la’aanta. Ilahow umada usakhir ilahow caawi

    • @qadancabdilaahixiis3267
      @qadancabdilaahixiis3267 Před měsícem +3

      Aaameeen wllo😢

    • @IkranKhalif-qm9nt
      @IkranKhalif-qm9nt Před měsícem +2

      Amiin😢😢😢😢😢😢

    • @AminaMush-xi1bq
      @AminaMush-xi1bq Před měsícem +1

      Amba kula mid ban ahay walahi wan ooyayaa wiilkan wanka naxay waalid la aantu wa dhib walalka sideen ula xudhidha tolow❤

    • @UmuSabirin
      @UmuSabirin Před 28 dny

      Wa.aduuyo.walgatagyaa..sikasanir.walale

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 Před 20 dny

      Lkn lixdada lixadba qabta mahoo alxamdu dheh wali wadka roon tahee.

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 Před měsícem +24

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
    KEEP GOING ZXP ZAKI SOMALI ❤🎉

  • @leilamataan7307
    @leilamataan7307 Před 27 dny +3

    Sc wr wb waalidkeyga, Alxamdulillaah adduunka waxaan u joognaa waa imtixaan waxaana guuleysata kan ku samra qadarka Alle, ogow walaalkeyga biniaadamka waa wada xasid iyo xumaan wadayaal mid Alle u naxariisto o Alle ka baqa taladeyda waa ku xirnow Alle, dikrigiisa badi xasuuso imtixaanki ay mareen anbiyadii, waan ku so duceynaayaa, Alle ha ku xafido o qalbiga ha ku adkeeyo, ogow Alle ayaa ku jecel wuxuuna imtixaamaa dadka u jecelyahay. Alle ha ku xafido biniaadamne kuuma baahiyo Aamiin

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 Před měsícem +5

    Waalidiinta qaar, jaarka ama dariska baa dhaama, Allaha ku caafiyo walaal, Nolosha xanuunkeeda waa soo aragtay.😢

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 Před měsícem +33

    Please asxabta iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉

  • @user-uj9uo4xy8x
    @user-uj9uo4xy8x Před měsícem +30

    Alaha Ku cafiyo aboyé niyada khari uu shee😢❤

  • @abdullahimohamed5432
    @abdullahimohamed5432 Před 23 dny +2

    Asc soomaliyey aad baad u magadsantihiin ilahey ha idiin gargaaro gaar ahaan wiilkaan xanuunsan aad baan uga xumahay nin dhallinyara ah oo lixadkiisa waayay waana qadar allah waxan leeyahay ha welwelin wixii alle kuu qaderay waaye in ay sidaan kuu fiicantahay ayaaba laga yaabaa anigu waxan ahay oday soomaali oo ku nool waddamadan africa mid ka mid ah dhibatada wiilkan ku dhacday ayaa wiil aan dhalay ku dhacday wuxu ku fadhiya gaarigaas oo kale muddo shan Sano ah 14 qallin ayu maray welina ma socdo laakin waan rejeynayaa in uu socdo maalin uun weliba wiilkanu waa dhabarka kaliya laakiin wiilkeyga Kasdi heysta way dillaacday gacan way ka jabtay calooshu iyo beerka iyo kilyaha madaxa iyo meel walba meel u fiyow ma jirin waan ku sabarnay قدر الله ما شاء فعل

  • @Qanciye-y3f
    @Qanciye-y3f Před měsícem +5

    Wiilkaan insha allah wuu caafimaadi waxaan soojeedin lahaa wiilkan waxuu ubahanyahay gabar geesiyad ah oo nolosha laqaybsata si uusan fikir iyo stress udareemin. Gabadhaas hadii lahelo waxay noqondoontaa geesiyada soomaali kujirta

    • @AminaMush-xi1bq
      @AminaMush-xi1bq Před měsícem

      Anaa diyaar u ah inan la qaybsado ayan jeclaan lahaa inan xita la xariiro😢😢

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 Před měsícem +27

    Sorry Abowaa ❤️ 🫂 May God Bless You ❤😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +26

    Axx sorry apowe Mcn 😢😢 Hooyo Mcn iO Aabe Mcn Allah ha u naxariisto 😢😢😢

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib Před 28 dny +3

    Noloshu kuma xumayso wll waausaaraynaa caafimaad iyo debbi dhaaf ayaan alle idiin waydiinay allaahu akbar qofka dadka caawiya waa junuudul ardi guulayso wll

  • @samia213
    @samia213 Před měsícem +7

    Wlhi calol xumo waye I hope Asad hagio inaay is arkeen willkan. ❤❤❤❤❤

  • @ibtizam
    @ibtizam Před měsícem +15

    Walaal ilaahey kuma cidleynaayo hadii xigtadaada ku cidleeyen umadaada hooyo iyo aabe alle ha kaaga dhigo caafimaad taamana weynaha ha ku siiyo

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před měsícem +19

    MANSH Allah waxaan ka codsanaya dhaman WALALAHA ku nool maleizia inad wilkan garab Instagtan si uu u garo nolon uu is kafiyo Insha Allah❤😢

  • @IsraJama-jl5sf
    @IsraJama-jl5sf Před 22 dny +2

    Alle ha ku caafiyo abwe alle waxba kuma ah inuu kuso celiyo cafimaad kagii allena ha ku booga dhayo abwo zaki Somali adigana khayr hel

  • @zuzanmohamed9073
    @zuzanmohamed9073 Před měsícem +3

    Soomaliyeey wiilkaan aan dhanwalba ka caawino wllhi malahan wallal aan anaga ahayn wlhi wuu iga ohiyeyy ilahay noloshiisa ha u wanajiyo cfimaadna ha siiyo wllkaan😢🙏🙏😢😢😭

  • @CabdiraxmaanXuseen-of5dd
    @CabdiraxmaanXuseen-of5dd Před měsícem +15

    Alle ha cafiyo samirkiisana alle ha usiyadiyo 😢😢😢 alle naxariistisa Lagama quusto allow cfimad tmm siii😢😢😢

  • @bilandahir
    @bilandahir Před měsícem +21

    Alle ha Ku cafiyo 😭😭

  • @sharmakeaxmedsiciid8247
    @sharmakeaxmedsiciid8247 Před měsícem +8

    Bil-Aadan ubaaho wax ka xun ma lahan, ilahow bil-aadan ha noo baahin.🤲🏾

  • @user-nz2hh9mb3w
    @user-nz2hh9mb3w Před měsícem +8

    Plz part two noosoo dhamestir asadne ugee abwe

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Před měsícem +81

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

    • @XasancaliBaraxow
      @XasancaliBaraxow Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ut8mv7ut9w
      @user-ut8mv7ut9w Před měsícem +1

      ᶻᶜʷ ᶻᶜʷ❤

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před měsícem +1

      صلي الله عليه ؤسلم

    • @user-ut1yf5td3t
      @user-ut1yf5td3t Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @MuminaIbrahim-ju5pc
      @MuminaIbrahim-ju5pc Před měsícem

      Scw

  • @SydbdrhmMhmd
    @SydbdrhmMhmd Před měsícem +12

    Allah Umuurahaga haku taysiiriyo

  • @AasiyAbdi
    @AasiyAbdi Před měsícem +4

    Wll carafad noloshu kuma xumayso ilahay riyinkaga haku rumeyo cafimadna haku siyo Amiin Amiin

  • @sowdosamaara3145
    @sowdosamaara3145 Před měsícem +4

    Abowe alle ha kucafiyo 😢😢dadka qaaar xasidin waaye wlhi ilahiyow Bini aadan ha noo bahin سبحان الله 😢alle ha kucafiyo abowe mcn

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před měsícem +6

    Saki ilahay waxaan kaga baryayaa niyadada wax ku jira oo khayr ah alle ha ku siiyo insh allah alle ha ku jeclaado

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Před měsícem +16

    𝗠𝗮𝗿 𝗨𝘂𝗻 𝗪𝗮𝗻 𝗥𝗮𝗷𝗲𝗬 𝗡𝗼𝗬𝗮 𝗜𝗻𝗮𝗱 𝗟𝘂𝗴𝗮 𝗛𝗮𝗴𝗮 𝗞𝘂 𝗜𝘀𝘁𝗮𝗴𝗧𝗼 𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗙𝗰𝗻 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗛𝗮𝗶𝗴𝗮 𝗜𝗹𝗮𝘄𝗶𝗻.😭😭😭

    • @sadamazing3980
      @sadamazing3980 Před měsícem +1

      Inshallah wan u rajeyneyna in Malin uun ee lughooda ku istagan iska io inta lamidka ahba

  • @user-be1dl5wx5w
    @user-be1dl5wx5w Před měsícem +4

    Wcs walal guuleyso alle ha ku cafiyo cafimad tamoo

  • @ConfusedFireDragon-mq7xw
    @ConfusedFireDragon-mq7xw Před 29 dny +3

    Masha Allah tabarakallh Allah kucaafiyo raxmanka haiku cafiyo

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 Před měsícem +5

    Zaki Wll alle haku barakeeyo qalbigaan kaaga duceeyey wllky carafaad caafimaad iyo frxd ban ugu ducaynayaa Adna garabkiisa ahow

  • @user-ko3vp3bl9d
    @user-ko3vp3bl9d Před 29 dny +3

    Allh ku caafiyo insha allh wllkey

  • @hannahani192
    @hannahani192 Před měsícem +3

    Haloo kaco walalo yaal, hadan waxba laysku ariurinkarin CZcams 1m aan ugaarsiino sey noloshiisa wax oga badalo, ilahyne cafimaad kisa ha usooceliyo asiga iyo intii lixadkooda wayay aamiin 😢

  • @user-hg5ge1xg7b
    @user-hg5ge1xg7b Před měsícem +7

    Ilaahy cafimaad dadgdag ha ku siiyoh wlkhy macn❤😢

  • @CabdiAwees-xb6yb
    @CabdiAwees-xb6yb Před měsícem +7

    Waa maha santhay waayo dadka qaar waady ka ficntahay Nolosheyda kuma ilabayo walal macan noolow❤❤❤

  • @Abdirahmanthezack
    @Abdirahmanthezack Před měsícem +7

    Subhanallah Walle aduun iyo xaalkii 😢😢waxaan qoraan garan waayey 😢😢😢ilaahey caafimaad taama hakusiyo walal

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 Před měsícem +5

    Saki abwe waxaa tahay wiil qalbi fcn abwe illah boqorka haku karameyo inshaallah wllhi wan usaray adigon iga codsan markan arkay walalaha unaxariso sidu illah boqorka kugu naxaristo mashaallah abwe

  • @SaciidoFarax-k8f
    @SaciidoFarax-k8f Před 27 dny +3

    caafimaad sareec ilaahay walaalkeen ha siiyo waxaana leeyahy walaalo noloshu kuma xumayso dadkana caafimaadka ayay isku rabaan ee wll alle haku caafiyo

  • @minariii09
    @minariii09 Před měsícem +4

    Mashallah ilahay haydin barakeeyo xaalka inankaa waala ooyay lakin ilahybuu haystaa iyo walalo jecel inadeerkaybuu u eeg yahay xoog hore u soco caafimaad taama Inshallah iyo taqwada alle

  • @user-rc7go3gb4j
    @user-rc7go3gb4j Před měsícem +10

    Alle haku caafiyo 😢😢

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před měsícem +3

    Ax Alloow Ugargaar Wiilka
    Zaki Somaliyoow Taariikhdaa Kuxusidoonta Sida Aad Usoobooqatey Carafaad KhayR Alle Hakusiiyo Mahdsanid Soomaalidu Wey Kuujeedaan Inaad Tahay Wiil Niyad Fiican oo Soomaalidhab Ah Guulleyso Hore Usoco Huuno♥️❣️👌

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před měsícem +3

    Ax ilaahay cagahaaga hakuu soo celiyo walaalkey walaahi qalbiga aan ka ooyay 😢😢😢😢😢😢

  • @-ur9jx8ee1c
    @-ur9jx8ee1c Před měsícem +12

    Wllhi Zaki wuu iska dhip jecelyahay moyane waa wiilasha qalpiga fcn m.a❤

    • @user-sl7ud4vw7u
      @user-sl7ud4vw7u Před měsícem +1

      Wilkan maba dhib badane bee walahi zaki social media wa qofka ugu naxarista badan uguna qalbiga jilicsan❤

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 Před měsícem +19

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii zaki somali Alaah ku xafido amiin amiin amiin amiin Yaa Alaah wallhi zakiyow kheyr Alaah ku siiyo allahumma amiin Yaa Rabi wllhi zaki waxaa ku arkay comments koko waxa waydiiyay su’aal wax ku iri miyuu jooga ???wax jawaab ah ma heli lkiin waa ku faraxay Mashallaah Tabarakallaah Zakiyow kheyr Alaah ku siiyo allahumma amiin Yaa Rabi zakiyow walaalkiis cawiya plse plse plse Alaah idiin cawiyo Jazakalaah Kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 Před měsícem +1

      Mashallaah wada ku mahadsantahay zakiyow Jazakalaah Kheyr walaal ka war doon mar marka qaarkood way dhibatahay Malaysia isku dulqaad plse plse plse nin walib tiisa haysta sass ay tahay waa qof u baahan cawinada badan inshalaah kheyr walaal ku xir Wiilka shaahdon please please meelaha ha galo inshalaah kheyr ha laa cawiyo please please

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 Před měsícem +3

    Asc
    Wllo awaalan ilaahay haku Cafiyo Cafimaad so deg degah oo dhiiga iyo dhuuxa iyo dhimiirka ku raacah ilaahay haku siyo laakin waxaad ogaata Aduunyadu waa imtixaan ee qaadarta Alle inaad ku samirtid tasbixdana baad so kaliiga matihiid ilaahay iyo malaa"iig tisa kugu dhow ee baryada ilaahay badso ilaahay waa gacantisu waa weyn tahay waana deeqsi
    Meel adaan fileyn buu ka sinayaah waxaan ilaahay kaga baryaya inu Aduun iyo Akhiro kugu liibaanto Allaahu ma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamamahamoud9449
    @jamamahamoud9449 Před měsícem +4

    Ale ha cafiyo lleas team 27 ku xira

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz Před měsícem +4

    Masha allah walal hormar wacan horay usoco walakay qalbi allah uqabojiyo

  • @XafsoCabdullaahi-do9lq
    @XafsoCabdullaahi-do9lq Před měsícem +8

    allow cafimaad kheyr qaba sii

  • @KhadraHabib
    @KhadraHabib Před měsícem +3

    Asc zaki huno wakusalame adika iyo carafad bacda salan huno sheegada wiilkan iyo qisadisa A ila Z nokusosamey insha'Allah wana mahadsantihin allahna cafiyo walalken adna allah cajirxakasiyo ee unaxarista wiilkas insha'Allah

  • @shahnaassaeed1366
    @shahnaassaeed1366 Před měsícem +4

    Allah caafimaad tama ha siiyo 🤲😥

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před měsícem +4

    Never give Up brother insha,allah waxwalba khyr bay Noqon

  • @QueenRaiza2005
    @QueenRaiza2005 Před měsícem +6

    Saasa kaarabaa zaki legendary thy wllhi waba so waday CZcams u fur ee hadagdagi isdhahy ee video dhameso ileen Somali fudeed u nahay team 27 u gee haben walba halo kala kiciyo haben danbo aso ee laso muqanayaan aan aragno inshaa Allah ❤😢❤❤❤

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 Před měsícem +3

    Mashallah walalken ilahey hausahlo nolasha caqabadaha lagalakulmo

  • @queenayaangudhalad7560
    @queenayaangudhalad7560 Před měsícem +6

    Allah abwe illahow ku cafi Zaki plz wiilka marwalbo garb sii😢😢😢😢😢😢😢 illahow cafi

  • @caliyaqurux6587
    @caliyaqurux6587 Před měsícem +12

    Ax wlhi qof hooyo la aan ayaa daremi kara xanunkaga 🥹😭

  • @mohafilimside
    @mohafilimside Před měsícem +10

    @zaki somali keep going sxb channel kaan wlhi qisoyinka ku fiicanyahay🎉🎉🎉1m I. A😅

  • @samsamosman3297
    @samsamosman3297 Před měsícem +5

    Asc wll illahay ayaa ka saridona ee samir oo ducada badi wll scw nabiga

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Před 29 dny

      Asc walal alaha kucafiyo umada hoyo iyo abe allaha ka dhigo amiin yarabi

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před měsícem +8

    Waxan kurajayan caafimada teema ah inshallah xanuunka kacadid caruur kalan dhashid inshallah allaha waxkasto awood niyada khery usheekh Waa

  • @user-vy5pp3yr4e
    @user-vy5pp3yr4e Před měsícem +9

    Walaal iska ilaaw hada shaley wixii lagu dhahay iska dhaaf waad istaagi doontaa insha,Allah laga yaabee dadkii shaley kugu jeesteeye inay ka shalaanooyaan saacadaan LA joogo adigane alle bariga badi 🕛🕧🕧🕧🕧🕧🕟🕟🕓🕓🕓 waqtiga wuu isbadalayaa

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před měsícem +7

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem +4

    Yarkaan waxaan ogaa isagoo jooga Mugdisho markaa Ma maleesiyo ayuu joogaan Hala caawiyo wiilkaa

  • @user-ct2yp7ud3k
    @user-ct2yp7ud3k Před měsícem +2

    Aboowe ilaahy caafimad khyr qaba hakusiiyo waxa kudadaasha ina marwalba akhrisid taaju digriga o ah (laa ilaaha ila alaahu waxdahu laa shariika lah lahuu al mulk walahu al xamd wahuwa calaa kuli shay in qadiir) dadbadan o xanun kaa daran hayay o ilaahy kucafiya jira uniyayso inu ilaahy cafimad khyrqaba kugu siyo maalintii odhan iuo habenkiiba inta waqti firaqo tahyba akhri ku celceli ada waxyaabo badan kufaraxdid arki dona bi idnilaah

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 Před měsícem +7

    Yaa rabbi caafi oo laxaadkiisa dib ugu soo celi 😢😢

  • @Magool99
    @Magool99 Před měsícem +7

    Subxaanallah gun baa ku heshay illahay waxan kaga baryayaa lugahaagii inu ku so celiyo 😢

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel Před měsícem +2

    Sorry brother somali oodhsn ayaa ku karab joga don't give up ❤❤😢😢😢😢😢

  • @user-mp9db2gd5b
    @user-mp9db2gd5b Před měsícem +3

    Caawiya reer maleesiya walaalkiin

  • @osloofficial5782
    @osloofficial5782 Před měsícem +7

    Carafaad 2021 igu dambeysay reer bosasood Rabi caafimaad sariic ah haku siiyo

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před měsícem +26

    Asad hagio chanalkiisa haka soo muuqdo hadaa wanaagiisa rabtid 1 day ayuu ku gaari 100k waa balan i.a

  • @hodanmaxamed-uy4sb
    @hodanmaxamed-uy4sb Před 24 dny +2

    Alle caafimaad aan cudurkaga danbayn ayan kuu waydinaya wllo.🤲🏻😭

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před měsícem +1

    Wllhi noloshu hadba waacyna dadkuna intaad wax tahy bay ku rabaan wllkay horay u soco in sha Allah waad guulaysanaysaa ❤

  • @user-lc9in7he5i
    @user-lc9in7he5i Před měsícem +19

    ala walhy isku mid banhy ani xita hoyo abo malihi😢

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 Před měsícem +10

    Walalkey ilahey hako cafiyo dhibka ilahey haka dul qado I.a ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmuktar2734
    @ahmedmuktar2734 Před měsícem +3

    Ninkaas walalkeena ah hala garab istaago please soomaaliyey😢😢

  • @AyaanIsmaciilsheekh
    @AyaanIsmaciilsheekh Před měsícem

    Allle haku barakeeyo wlll ku samir dhipta waad liipaani doontaaye

  • @user-em2br5yq3s
    @user-em2br5yq3s Před měsícem +4

    Alle Haku caafiyo wllo alle xanuunka kuhaya caafi maadka ha kuug badalo wllo

  • @user-rt5ux1xd5s
    @user-rt5ux1xd5s Před měsícem +4

    Alle haku cafiyo apowe wn ku saray ok wna kuso dhawayn wllka wyn

  • @sukiayusufabdullah3943
    @sukiayusufabdullah3943 Před měsícem

    Kep going wllky I.n waad cafimd ❤

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 22 dny +2

    Ilahay waxan kaga baryayaa cagahaaga inaad dub ugu socotid ilahayoow awoodaada na tus amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 Před měsícem +4

    Walalo illahey cafimad taam ah Allah kusiiyo wax waliba ku ilaw manta insha Allah waxa noqonesa Guleste xanunkane Rabi haka dul qado

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu Před měsícem +4

    Hoostada ha eegin pro ❤❤❤❤❤

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před měsícem

    Allah ku cafiyo my pro Zaki garab istag sxb 👍🙏

  • @DR_MARWANIBRAHIN
    @DR_MARWANIBRAHIN Před měsícem

    Rabbi ha ku caafiyo wll qlli oo ilaahay hakaaga kiciyo xanuunkan insha allh

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem +5

    Qof illahey jaceel aya laimtixama ee Wala illahey aa kujecel udulqaadho wax walbo inshallah janatul firdaws aan kuguduceynaa❤❤❤❤

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před měsícem +21

    soomaalay dadka baahiyaha qaba aan caawino

  • @user-lp3ox5en7b
    @user-lp3ox5en7b Před měsícem +2

    Alle wayne cafimad kaagii hakuusoo celiyo wllo waxani waa aduuyo lagu warimayee alle waxan kaga baryayaa inaad farxad iyo cafimad kunolato

  • @NajmoMohamed-lv2zm
    @NajmoMohamed-lv2zm Před měsícem

    Alle ha ku caafiyo wll insha allah