XOGTA WIILKA IYO COD SIR AH 😱😱😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2022
  • XOGTA WIILKA IYO COD SIR AH 😱😱😱
  • Hudba

Komentáře • 779

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid  Před rokem +174

    Suaalo badan ayaa u bahantihiin inaad naftiiina waydisaaan
    Maxay wiilka u waydiisay deal?
    Maxay u Blocktay wiilka ay raadinesay?
    Maxay gabadha I Blocktay ano isku shegay waliba?
    Alle iga baqa malaha aaad malaynaysaan.
    Wa idin salamaya 🙌🏻

    • @xaawo1
      @xaawo1 Před rokem +7

      Asad inadeer sharaf arinkaan ka dhex bah maafiyo groob weeye mar dambo ha soo qaban adne danahaaga raaco please inadeer sharaftaada ilaalso inadeer macaan umadaan waa maafiyo groob dib hawgu laaban

    • @xaawo1
      @xaawo1 Před rokem +1

      Maxaan kuu sheegay waa kaasaa ila dhiil garee yacni is furo dadka dhan saas beey ugu hanjabtaa umada

    • @hanuuj1744
      @hanuuj1744 Před rokem +1

      Malaha ma fiicna wax kasta sideey u jiran allah unbaa naga og

    • @xaawo1
      @xaawo1 Před rokem +1

      @@hanuuj1744 sister aniga waa ogahay dadkaas waa maafiyo groob maafiyo groobne dantooda waa lacag

    • @leila5546
      @leila5546 Před rokem +9

      Codkaas hanna ma ahan ee caacda nagala taga qofkan aqoon afka ka geliya gabadhas yarna intaas oo oohin ah been ma noqon karto duligaas xunka yuusan magaca ka haleynin adiguna ha difaacin gabadhana dambi ha saarin wax waliba Alle aya naga og lkn caqli bn leenahay qofwaliba oo gabadhas iyo wiilkaba si niyad ah u dhageystay wu garan kara inu wiilku hadalkisa is lahayn sheekaba sheeku u boodaya manto dhan gabar kale bu magac hayaa mrka an sugno somali warkan kama hari doonan.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +176

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @bkey0022
    @bkey0022 Před rokem +77

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet muhammad صلى الله عليه وسلم❤❤❤🕋

  • @KING_11878
    @KING_11878 Před rokem +53

    The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 Před rokem +9

    wallahii waa yaab gabarti naga ooysisay ma benowday waan ku danbabay wiilkan eedada u ahay haa icafiyo

  • @nastexaaxmedsuge5050
    @nastexaaxmedsuge5050 Před rokem +40

    Siday wax u jiraan Allah un baa og☝️

  • @samrancadey2074
    @samrancadey2074 Před rokem +38

    Allah uun baaa og wixii jira☝️

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před rokem +1

    Masha allah asad nin rageed allaha ku sharfo wax badan oo naga daboolnaay ayad na tusday ajar allaha kaa siiyo wiilka maskiin ah ee la nabay ilaaheey sharta haga qabto

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před rokem +5

    Asad faqdiid waa wiil qalbi wanagsan Keep going bro🙏

  • @ayanomar4371
    @ayanomar4371 Před rokem +3

    Ascwrwb walaal kheerbadan Alle hakusiiyo waan kaga mahad celinay dadaalka aad sameysay, Geesinimada wiil somali ayaa u tahay, arintaana meshaas ayaan ku xirnay wixii jirana Alle Raxmaanka ayaa og

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 Před rokem +13

    Dadka wuu is caawiyaa wuuna caawiyaa lkn hadii uusan qilaaf imaanin ama meel liska kla qaaday eesan jirin cid cid iskama maago labadooda mid ayaa wax qarinaya allah ayaaa runta hayaaa

  • @mahamedabdallahussein4483

    Wiixii jiiro Illaheey aa oog waat dadaashaay asad hbo masha allah

  • @cutieinka2270
    @cutieinka2270 Před rokem +16

    waxa jiro Alle uunba og cidii qaldan Alle haso ifbixiyo cidna eed masarayo 😌

  • @mustafemustafe5096
    @mustafemustafe5096 Před rokem +5

    Asad sxb alle hkugu guuleyo wxaa tahy qof qalbi wngsan

  • @hawomshaiye1027
    @hawomshaiye1027 Před rokem +1

    Asc Shartooda-alaha kaaqabto waaqaryad iyo sheekadood qaryada wanaaga ayeey kuuquuriwaayeen sharafa waalaguugu soobarbaariyay insha alaah Balaam ma arkeeysid habryar hooray usoco ha utabin qaryad iyo wixii lamida

  • @ayubkahraman7317
    @ayubkahraman7317 Před rokem

    Asad thnks sxb sida qurux badan aad uso gudbisay warbixinta

  • @najmonalka5160
    @najmonalka5160 Před rokem +10

    Hana oo run shegeyso waligey ma arkin dad maskaxda ka xanuunsan le wareysataa allah halaga cabso qof danbi uusan la heyn yaalasaarin

  • @mariaseadmohamed5114
    @mariaseadmohamed5114 Před rokem +24

    Subaxanallah 😭allah uun baaa og wixii jira ☝🥺

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 Před rokem

    Maasha Allah waa sax in kasto shekada la soconin❤️💕💞💞

  • @sacdiyomacalin1754
    @sacdiyomacalin1754 Před rokem +2

    Asad filim masoo dagdaye good 👍

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 Před rokem +8

    Waxa ugu quruxda badan ee la helo nolosha ayaa ah Jaceyl, haduusan jirinna noloshu macno malahan. Mararka qaar noloshaada waxaa ku soo biiri doono qof kaa jeclaan doono wax walbaaa, farxadaaduna ay tahay farxadiisu. Ilmadaaduna ay dhibeyso, haduu qofkaasi noloshaadu ku jiro ilaasho, noloshaadu waa qaali 1 E

  • @fathiqurux6904
    @fathiqurux6904 Před rokem

    Masha allah waa shaqzi wanagsan

  • @heyfamohamed4172
    @heyfamohamed4172 Před rokem +3

    Qof ugo horeyo war jceyl🤗

  • @umurashaadhalane7911
    @umurashaadhalane7911 Před rokem

    Asad aboowe alle haku Sharon waliga xaqa udagaalan naagta hana la leeyehe illahey somali haka qabto gabadhan kale na iyadana cabsida illahey qalbigeda ha galsho

  • @sunduscali6125
    @sunduscali6125 Před rokem +9

    Horaa loyirh khayr hafalin sharkuma jimado eee🥲🥲sorry bowe

  • @raqiyoaliraqiyoali5437
    @raqiyoaliraqiyoali5437 Před rokem +20

    Anigu wilka siduu uhadlaayo hadlkiisa run ilama ah ♥

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 Před rokem +7

    Asad aboowe waad ku mahadsantahay wilkaan ad noo kentaay. Wilal waynala dhasheen mana rabno xumatadooda.
    Wanka xumahaay aboowe arintaan kugu dhacdaay. Dhinacwalba Wiil io gabar ba qalaad wa kabilaawan karaa.
    Bismillah moryanimada melwalbeey gashaay. Abwe dulqaadkeda yeelo 🥲
    Allah hakuusaqiiro

  • @deeqiinachannel4873
    @deeqiinachannel4873 Před rokem +1

    Frome facebook😂wow

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 Před rokem +10

    Wlhi Waxbaa La Qarinayaa Lknse IllHy Xaqu Kama Qarsoona Insha Allh xaqu wuu Soo Bixin 🥺😭 Gabadhaa Yar IllHy Xaqeeda howsoo dhiciyo.

    • @Hamdaofficial1
      @Hamdaofficial1 Před rokem

      Wiilkaan haduusan somalia tagin gabadha sidee uu vedio uga qabtay mida kale abtigi iyo hawar yarti is qabay ee sheegtay in ay keento gabadha subxaana llah illaaheey ha xafido

    • @edenboy4825
      @edenboy4825 Před rokem

      Haldhag wax kumaqasha

  • @Xayat_qurux300
    @Xayat_qurux300 Před rokem

    Asd walal qaligag iyo kartida ilahay haku sidayo barlakahu fikuma qalbi dahab sharaf kunolwa

  • @jotanuur7949
    @jotanuur7949 Před rokem +5

    Keep going brother 💪

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před rokem +10

    Subxaan Allah 😱😱🥺🥺🥺

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 Před rokem +1

    Yaa ilaaa yaaaabaan siideydaaa walhi yaa laa amiin markaas ilahy aya oog xaaqiiqdaa

  • @MohamedAli-xu2yo
    @MohamedAli-xu2yo Před rokem

    SubhanallaH SomaliYaY SaN Wax Kabadala

  • @shaallack6174
    @shaallack6174 Před rokem

    Subxaana Allah wixiijira Allah baa og wallahi

  • @ayaanyuusuf7590
    @ayaanyuusuf7590 Před rokem +45

    Qufba fikir bo leeyahy Ani wiiilkan wuxuu ka sheekaynayo umalyn maayo in ay wax ka jiraaan

    • @kiingas5689
      @kiingas5689 Před rokem

      Anigaba waan ka shakiiyey war leeysla ogyahay beey uu egtahy laakiin allah swt ruunta hasoo ifiiyo

    • @fitahsaid8063
      @fitahsaid8063 Před rokem

      😟kulamid baa ahay aniga ruxaan hadlkiisa dhan woo is burinaa

    • @ayaanyuusuf7590
      @ayaanyuusuf7590 Před rokem

      @@fitahsaid8063 labda quf ba wax muhiima kama hadlayaan

    • @cilmicaato477
      @cilmicaato477 Před rokem +1

      Sax waye wayo aniga gabadha walashey waye Wana laga haya cademo marka ninka Asad iyo maxamed waa isla ogyihiin marka Hanna haala war sugo cod iyo video hamjabad ah wala haaya 🥺

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před rokem +1

      Wuu kala hadla marna cideeda aqaanay ayuu lee yhy marka kle na Facebook ayaa iska baranay waa ka shakiyey

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Před rokem

    Subxaana llah illaahow na xafid aduun iyo aakhiro

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 Před rokem +12

    Asadow marna nawacdi marna Noo hees 😅
    Intaasi Waa Kaftan

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 Před rokem +10

    asad faqdiid wlkey dadaal dheer aya sameysay oo xitaa gabadha dhibanaha ah ayaa ugu hormartay lakiin madama wax jawaab ah ka weysay ayaa wiilka jawabtisa keentay intaas waa qancinta tagerahaga iyo bulshada somaliyeed waxa rajaynayaa sida an aniga ugu qancay dadka in ay u qanci doonan intaasna wuu ku egyahay barnaamijkan insha allh adiga walalkey qaali wad ku mahadsan tahay sida quruxda badan oo nola soo socodsisay bye👋❤💯❤

  • @khaalidgaabshe7374
    @khaalidgaabshe7374 Před rokem +12

    Asad walaal aad ayaad umahadsantahy ilaahayna waxaan kaaga baryaa inuu janatul fardowso Allah ku geeyo waliba si xisaab la'aan ah ilaahayna qabriga hakuu waasiciyo run ahaantii aniga waxaan ku jiray dadka aana ku degdegin waayo gabadha waxa soo dhigtay waa gabar qabyaaladu lafaha ka gashay wiil walaalkay ah ayaa horay iigu sheegay in islaantaanu ay tahay mid dadka damiirkooda ka ganacsata way badanyihiin oo waa shabakad balse allh ayaa dhagartii ay damacsanaayeen la gooyay
    Walaal asad horay waan kuu aqiinay oo nin Ahlu sharaf ah ayaa tahay rabi Haku karaameeyo aduun iyo aakhiraba 🤲🤲🤲

    • @deeqasaciid257
      @deeqasaciid257 Před rokem

      Waxa ufahmay arintaan in wiil lacagtiisa ladhan dhanshy marka wixi yara laga wayay kadib rakaata cad waayay hoshan ilaah hasahlo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před rokem

    Warkaan Cabsi Cabsi waaye mafahmin sey wax u jiraan illaahow wixii dulmiga Wada soo qabo yaawaduud Aamiin yaarabi

  • @sihamshow
    @sihamshow Před rokem +11

    Ninkan qabka u hadlayo waxay ila thy in uu been sheegayo runta alla og

  • @sacdiyofarax6836
    @sacdiyofarax6836 Před rokem +3

    Wax walba allah aya naga og wa wareray ani wlhi yaa rumesanaa

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 Před rokem

    Walaaahi Oo bilaaahi wiilkaan marka aaan codkiisa miisamay Oo aaan sifiican u dhagaystay waxay iila egtahay inuu been sheegayo sida uu hadalka u ruugayo iyo sida igu celi u leeyahay allaaah ayaaa og se xaqiiqda

    • @asmaofficiall4252
      @asmaofficiall4252 Před rokem +1

      Ninka nin hdl yaqaaaano ma aha horta mideeeda kle allah wax og midka beeen sheeegayo lkn adga waxdan ogeen hakudhaaaran

  • @iftinahmed6536
    @iftinahmed6536 Před rokem +14

    koleey xaqiiqada ilaaha og lkn gabadha hadaladeda wax run umesan ekenin waxe dhahdy marka uhoresay guriga habar yartiisa aala iga duubay aniga udiry hade dhihi laheyd waxbe ahan laheyd teyda kale qof saqajanimo iyo inuu kuxumeyo ugu tala galay saas dhan waxo yahay runta ma ugu sheegi laheyn xata magaciisa oo saxan mala wadagi laheyn marka waxba qldn somaliyeey wiilka bes ha eedina gabadha hadaledadaba qaladaad bdn aaku jiray

  • @shaaficihassan1082
    @shaaficihassan1082 Před rokem +37

    Marka kowaad aniga rag ahay naag aan wax igala dhaxeen waxa aan aan ugu diro kaliya waxa in aan kaga badasho lee waye
    Xariifkan wax iiga muuqato nin la baartay asna muqalo loo soodiray
    La isku dhacay
    Kadibna xalka kaliya ee uu ku arsan karo u arkay ay noqotay rakaato
    Sida hadalkiisa ka muuqato xariifkan
    Daan yeer wayen waye telka gabar aan shukaansado walasheed iphone 12 usoo dhiibay bilaa sabab
    Sheeekadaas waxaa diugan

  • @kiingas5689
    @kiingas5689 Před rokem +2

    Allahu akbar asad waa laa mid saqajaan nimadisu soo cadeystey sii uu ninka uu difacaayo 2 tuugo

  • @mohamedabdisalanali3838
    @mohamedabdisalanali3838 Před rokem +1

    Asad iga raali noqo zxb waan kuu gafay

  • @nimcahxundubey9752
    @nimcahxundubey9752 Před rokem +13

    Horta runta alle ba igu jecl wlh gabartas oyinteda mid ku qanacday rumeysaty maihi So bee ila eked ine ben shegeyso lkn alle baa og wax walpo

    • @maryuumacadey7287
      @maryuumacadey7287 Před rokem

      Alla qof sidaas u oynayo maa jiro hadana been ku oynayo

    • @hothanahmed5269
      @hothanahmed5269 Před rokem +1

      Side ooyaysay qof been ugu ooye kara maha because ooyinta wax dhayal dhayal la iskaga keena maha

    • @maryuumacadey7287
      @maryuumacadey7287 Před rokem

      @@hothanahmed5269 Haa waad saxan thy

  • @ifrahabdikariimosman7213

    Wax buu qarinayaa wlhi codkana waa Aisha ismahan ma,ahan ismahan codkeyda io Aisho isku mid ma,ahan✊🏻bro cadaalada wey soo dhawdahay insha Allah

  • @nuursanak327
    @nuursanak327 Před rokem +7

    Ninkaan hadalkiisa ilama aha inuu saxyahay ilaheey ayaa runta og

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 Před rokem +3

    Ani gabadhu waxa kashaliyay markay qabiilkisa sheegtay iyo magacisa qof xumaan wada Wuu isqarin lahaa

  • @BEAUTy_10889
    @BEAUTy_10889 Před rokem

    Labarka aay ugu dirtey sawirada baa laga helikaraa runta wax qarsoomikara ma aha

  • @hamdiab9532
    @hamdiab9532 Před rokem +2

    Ar naag taas markee laheyd barfuum laigu buufiyey guri habaryartiis iyo abtigiis joogaan laiga qabtay sawirada qaawan aaba aaminin muuqaal ka qaawan anaa diray hadee dhihi laheyd waa aamini

  • @abdimaliksalah4671
    @abdimaliksalah4671 Před rokem +1

    ilhey ba og wixi run ah

  • @ayanomar3945
    @ayanomar3945 Před rokem +12

    Cod sir side ah Ka duubty hdlaaba tiriye famligeeda rakaato Ku bartay koley cadeema lga haayaa cuqubo iyo muusibo alle ha kurido ninkasto gabadh rikaato Ku heesta

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před rokem

      Naagahan mooryaanta ah hadaanba caawiyo dhib ma iga imanayo walee
      Hadee dhimanayaan xitaa inaa isxaan usameyey

    • @sheruahmed1300
      @sheruahmed1300 Před rokem

      We usoo dirte

  • @abdullahimohamedkhalif8700

    Daanyeer Weyn buu aha Waanadii Xaliye Xagee ka martay Rer Xamarku waa Xoolo wlhi 🤣

  • @saidohayle8694
    @saidohayle8694 Před rokem +1

    Beentiis waye yaarabi suu ujereyo arakbal yaahuu

  • @keeyfinacali6732
    @keeyfinacali6732 Před rokem +2

    Dealgareyntu.waxay noqonkartaa aan hoos uxalino koley allahu.aclam

  • @sacdiyomacalin1754
    @sacdiyomacalin1754 Před rokem +2

    Waa beentis

  • @supermunasar8475
    @supermunasar8475 Před rokem +4

    Macalin xaliye ka danbeyay sheekadaan in uu lacagta kajarto lacala hadee run katahy🤣🤣

  • @altamodawacdan4571
    @altamodawacdan4571 Před rokem +20

    Walalkey Asad case baa kuu dhiibanay ha dhihin 100% baaku aaminsanahay ka noqo dhex dhexaad. Nr 1Hanna Abukar iney block saarto farbaa iiga taagan. Nr 2 Hana sababta meeesha eey u geysay loogala cararay muqdisho waa inaa fahanaa. Nr3 gabdhaas iney iska dhigto gabdha maxaa sababay. Nr 4 Waalidka aaaway waa in la helaa case kaaas Asad inaa ka horta ma jeclaan laheyn🇸🇴

    • @xaawo1
      @xaawo1 Před rokem

      Fiiri hano waa maafiyo sheekadaan dhane waa been iyo bug gabadhaas hada sida la sheegay buntlandi by u carartay waane ku daba jirnaa waane la soo qaban hano iyo gabadhaanba waa maafiyo groob buntlandi waxay u aadayne macquul ineey xamar caruur ka xaday oo hano waa kuwa caruuraha xado ciidamada buntlandi baa ku dabo jiro ayada iyo waxay buntlandi ka soo doontay habaheedna waa loo sheegay maxaa hano iyo groobkeeda daba dhiguu yiri waa yaaban yahaymarka asad waan ku faraxsanahay inuu atikaas ka dhex baxo waxaan kaloo ku faraxsanahay wiilkii miskiinka ee laga been abuurtay inuu dacwad furtay ee hano u sheeg atadaan ku soo maqan nahay tuugada xalaadharay xadida caruuraha na dhashada inkaarta qabto soomaaliyeed

    • @mahamedabdallahussein4483
      @mahamedabdallahussein4483 Před rokem

      Waat saaxan taahaay lkn tiimir lafa ku jiirtoo

    • @xaawo1
      @xaawo1 Před rokem

      Adiga ma ciidankii hano abuukar baad tahay gabdhii u carartay buntland askarta buntland baa ku dabo jirto hanane swedhan maxkamad baa la saari doonaa vidiyowgii beenta ahaa iyo dowladaan u shaqeeyaa warkaas waa soo afjarmay iyo wiil maskiin oo la handado si xoolo loga qaato inaan vidiyowga ka saaro ma rabtaa isoo afgaro kulahee waa wada maafiyo groob hano iyo gabadha been beenta isu oohineeysay adigane waanba kugu dareeynaa maxaa yeelay hano abuukar vidiyoow kastaa ay keento waanu la dagnaa waane turjumnaa waxa is wada oohinayane waa guruubkeeda oo wada shiiday maadaama what's up yadii ay umada ku dhici jireen aan most wada xirnay waane gaalo umadaan somaliyeed beey u soo hagoogataa seey u dhacdo lacagaha ay ka guratane caruuraha somaliyeey ku xadaan waane idiin dhaarankaraa somaliyeey guruubkaan haleyska qabto oo hano iyo dahir calasoow ugu horeeyo

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 Před rokem

      Doqon waaye asad faqdid waaku aamisanahay 100/100 beenale waaye kan xataa

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před rokem

      Hana inay dhahday ila deal garey iyada ma ku faraxsan thy

  • @kingqaraztah9301
    @kingqaraztah9301 Před rokem

    10 sanaa la habaynayay😂😂

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 Před rokem +27

    Wcs wllo asad horto sidaad wax Inogu shegtay kaga mahad celinena anigaba markan dawaday muqalka inanta qaladaad bdn wan arkay inan 13jir ah oo muqdisho jogto oo sagaal saac habeenimo aan xafadeeda kuso laabtay dhahday markan Maqlay wlhi anigo 23jir ah inan sagal saac hbn socon Karin kaligey marka gabdha alle haso hadeeyo warka wa loo aqriyey 13 hit guur diyaar u ah kaligeed magalka aadeyso sheekooyinkaas wax bdn ka qaldan alle ayaase runta naga og🥺

    • @samiiraahmed7663
      @samiiraahmed7663 Před rokem

      13 xamar wey ku guur sadan ee wax kale sheeg teda kale 3;00 haben nimo hadey so kacday intee kale ey adey saa

    • @ikraambashiir5105
      @ikraambashiir5105 Před rokem

      @@samiiraahmed7663 xaafadooda ha aado mala diidano lkn runta aynu isku sheegnee sagaal saac habeenimo gbr socoto kaligeed cabtooyda iyo tuugada ayayba ka faganeenin sowma ogid xata haday gabdha run sheegeyso hadalada qaar wa been oo waa loogu daray 13 jir xamar jogtayna guur in lagu qasbo ma ahanee Kaskeeda inay ku guursan karto maba aaminsani cause wa caruur wali

    • @samiiraahmed7663
      @samiiraahmed7663 Před rokem

      @@ikraambashiir5105 horta sax waye oo oyinta bilaawga iyo hadala da nogu sii daraye wan maqlay oo shekada wax run ah uga ma jeedo xitaa tan wiilka oo shegayo ma amin sani nin aa nag laqabo iPhone ugadayo ma jiro ee drama da hanaga Dayan 😏 teda kale wxa iga daran ooyinta iga baxday 😄😄

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 Před rokem +190

    7:24 wuxu leeyahay ani waligay waxba uma dhiibin
    Hadana 7:29 wuxu leeyahay “ abaal wayn ba ugalay “ okey wan kugu qaadanay inaadan waxba udhiibin lakiin hadaadan waliga wax siinin maxay tahay caawinta aad sheegayso?!
    8:58 hadana wuxu leeyahay “ waxaan udiray iPhone 12 “ xasuusnow qodobkii uhoreeyay wuxu laha “ anigu waliga wax uma dirin umana iibin “ waa su’aale ma adaa boobsiis kugu furan yahay mise hadal baa nagu dul samaynaysa?!
    9:54 ilaa 10:00wuxu kusheegaya “ in uu maamada Samsung uraaciyay “ bal ya kuu sheegay in ay maamadu bila mobile tahay?!
    10:06 ilaa 10:10 isla wiilki baa leh “ hooyadeed ma isticmaashe caruurta pubg ku ciyaara “
    Waa yaab bal yaa kuu shegay inay kudheelan maadama aadan isku wadan joogin ?!
    17:18 ilaa 17:31 asad waku qaldan tahay inaad gabadha qaladka dusha kasaarto waxa kaliya ee lagaga baahan yahay waa inaad dhex dhexaad ka noqota
    29:11 wuxuu yidhi “ waxay igu tidhi aabahay ba alshabaab ah “ mar horena wuxu yidhi “ oday tukaan leh ah weye “
    الله سبحانه اعلم
    Cidna uma danaaniyo hasa yeeshe intaas waa intuu hadal taraaray

    • @faamfm4318
      @faamfm4318 Před rokem +11

      Waaw xeer lilaaliye thy ninka hadlkiis ka shakiyy codkiis shaki I galiyy qofka hadlka sameenya wuu aa amusaa

    • @suugacabdi3513
      @suugacabdi3513 Před rokem +9

      Bilaash ba isku daalisaye adi ma iyagaad ka mid tahay😄

    • @zubairaxmed1198
      @zubairaxmed1198 Před rokem +12

      Asaga famly keeda dhan buu lasocdey
      Tankale wiilka hadal sifican uma yaqaano
      Aniga wexey ila tahay inuu wiilka saxan yahay Allahu Aclam

    • @hoodacadey490
      @hoodacadey490 Před rokem +5

      runtaaa waye wlhi been cad buu sheegaya

    • @fatom1947
      @fatom1947 Před rokem +8

      Been i uu sheegayo WAa la jedaa waa been cad Kan Asad neh wuu la ogyhy

  • @wll__omar7424
    @wll__omar7424 Před rokem +3

    pro yeysan ku dhibin dadkaan ee iskaaga bax dhexdoda..😎

  • @Theglampack
    @Theglampack Před rokem

    Koley wixi run ah ilaahey ayaa og inta aan ka fahmay waa laga qaldanyahay fakirkeyga 👍

  • @sidrasuuro6900
    @sidrasuuro6900 Před rokem +1

    Anigoon ogen baan ku xukumay wiilow wana ku habaary iskakey cafi illaahy baa xaqiiqada og

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Před rokem +8

    sheekada wey cadahay inuubeen sheegayo hadalkiisa laga dareemaya wabilahi towfiiiq

  • @cqanicrisaqcqanicrisaq8910

    Saaxib arinbaan aarabaa

  • @Dhelitira
    @Dhelitira Před rokem

    Benale aderw benta joji😅😅😅

  • @cabdicaziizcali7685
    @cabdicaziizcali7685 Před rokem +2

    War waa beentiis codad badan oo sir ayaa laga hayaa oo hanjabaat

    • @aminaali75
      @aminaali75 Před rokem

      Sababtay asad ubaloogtay noosheeg adna io habarta cajuusadaa oo hanjabaso

  • @nasroomar1810
    @nasroomar1810 Před rokem

    Hanna waa lagu soo afjaray balaayo af wayn waan ogaa iney qaainad tahay

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 Před rokem

    Wllo ninkaan hadalo badan oo is diidaayo buu sheegay lkn alle xaqa hasoo ifiyo

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Waaba hooyo faaniiya

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Před rokem +5

    Wllhi yaab weeye gabdhaha horta anigu wan ka shakiyay 13jir ban aha markay tiri

  • @cabdiqaniaguero7769
    @cabdiqaniaguero7769 Před rokem +2

    Nio aniga ahaan teyda waa ila saxan yahay madama ayada telka qaban waysay

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Před rokem +18

    hadalkiisa tar tar aaa ku jira wiilka waxii qarsoon allaa og lkn gabadhaas maskiinta bilaash uma ooyn mida kale
    gabadha muqaalada ayada qaawan hanaan aragtay
    seey ku dhacday family uu caawiyey yaa weydiyey
    kole wax lee jira waxii jiro allaa og ninka wax uun bu qarin

    • @Moryanka01
      @Moryanka01 Před rokem +3

      soo lagama yaabo. wiilkan in uu hadal aqoonin hadana uu naxsanyhy madama sidaaas lo galay

    • @apukarabdirahmanahmed6032
      @apukarabdirahmanahmed6032 Před rokem +4

      Ninkaan asiga lee amaa la sixray laga daadsadey

    • @ayaan8621
      @ayaan8621 Před rokem +1

      @@Moryanka01 laga yabee lkn wax lee jira wll allaa naga og muuqaalo eey gabadha hanaanta u dirtay
      Kole waxbuu qarin ninkaas marka waxii jira banaanka waa imaan insha allaaaah

    • @ayaan8621
      @ayaan8621 Před rokem +1

      @@apukarabdirahmanahmed6032 hadii wax lasixray wa gabadha masktiinta ninka hadalkiisa xataa iskuma toosna marka no mar marsiyo

    • @apukarabdirahmanahmed6032
      @apukarabdirahmanahmed6032 Před rokem

      Alle wx kasta og anaga qofkaaz qldan kuma xukmi karno lknse hdan somali nahay indha ku garaadla nahay waxa aragna sax io qalad wxu yahy anago ogayn iska xukminaa m

  • @nimcoquman1999
    @nimcoquman1999 Před rokem

    Amen

  • @bobleealisalad5653
    @bobleealisalad5653 Před rokem

    Zxp naago mafiyo ah naagtan hano abuukar ba hoosha ka danbeeso

  • @queenarawelo749
    @queenarawelo749 Před rokem

    Wixi ruun aha alllla oge Alllle xaqa hasosaro

  • @yuusufmahamedaadan7827
    @yuusufmahamedaadan7827 Před rokem +1

    Wiilka sina wa u qal qalsan yhy lkn waxan is leyahy gabarta qaldan sbbto ah Asad oo ku jirin bey ledahy guri bey kuwada jiren

  • @adnayusuf1632
    @adnayusuf1632 Před rokem +3

    Asad dhinac baad ujanjeedha

  • @queeney5534
    @queeney5534 Před rokem +36

    Nin wax Free Ku dhibayo majiro sabab ayu u dhiba zxp gabdhan. Yarta ina Rakto Ku heeystay weya cadahy Dumarka bahida ugu fideystay Allah Wax kama qarsano ee zxp Runta iska Sheeg gabdhas maskinta muqaleda 😳😳Haku rikaten

    • @cabdiqaniaguero7769
      @cabdiqaniaguero7769 Před rokem +1

      Adiga maxaa ogtahay wax waaba ogtahayee mase gabdhaha ayaad ka midtahay

    • @keeyfinacali6732
      @keeyfinacali6732 Před rokem

      Kaaga daran qabiilkey sheegatay maahee mid kaloo usii saariyay beenaale weyn waaye

    • @naasirabuukar6187
      @naasirabuukar6187 Před rokem

      Bini aadamka isku mid ma ahn

    • @naajiarab6142
      @naajiarab6142 Před rokem +2

      Hadaren hadlin gabadha ohinta iska dhame marki ladhahy ine benshegoso icadate ani wilkan hadalkis dagna lagdarema ino ben shegen

    • @queeney5534
      @queeney5534 Před rokem

      @@naajiarab6142 sis ariintan wilka iyo gabdha Aniga midna lama jiro oo xaq sorimayo lkn fikirkeyga xurka ah Ka hdlay wilkan Markii Runta la sheego wax badn ayu qarinaya gbadhan hadeyna hdlin iyada iyo mashurac isla watan ayu noqnaya barnamishkan waxan Hano ay wadna Gaaalo lacag aad ufar badn Ku dibto ma Fahan taay apyo

  • @sunduscali6125
    @sunduscali6125 Před rokem +1

    Gabadha anigu waanka shakiyey dharteeda markaste waa dharan

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn Před rokem +1

      Ninka gabdh is qawi yiri maxaa kafilee beenale weye ninkan

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 Před rokem

    Wilasha aamina inta Hana Abukar aan aminilaha

  • @haniali6832
    @haniali6832 Před rokem

    Ninkaan nin run sheegaya uma eka xaqiiqse Alle baase og

  • @nasrashariif8605
    @nasrashariif8605 Před rokem +4

    Ninkan waa benaale asad kuman aqan ayu dhahy asdna wan ku aqaana ayuu dhahay say wax u jiran

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před rokem

    Asad hana waa qof barnaamij udhiibto si eey lacag uga sameeyso wiilkaan aad ayaan ugu xanaaqsanaa hada waan aamino

  • @cfitahmohamed307
    @cfitahmohamed307 Před rokem +1

    Dila danyerka😂🤣🤣🤣

  • @mohamedabdisalanali3838

    Iga gaarsii wiilkas

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 Před rokem +2

    Ani sheekada Waxbo kashakiyay markee gabadha tiri sagal sac habeenimaa soomiirsaday o cideena aminkaas aaday yawayo gabadha 13jirta ah o cidooda sagal sac habeenimo inte tagto hadana laga aamusayo o laweydiinenin mele kumaqned yaab wlh🤔

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 Před rokem

    Mafahmin arinkan wllahi billahi qofle kugu so meshingarenayo cajaa ib

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 Před rokem

    Amiiiiiin yaa Rabi

  • @abiibsomali4847
    @abiibsomali4847 Před rokem +1

    Daan yeer buu u ahaa

  • @Child_of_mother_nature
    @Child_of_mother_nature Před rokem +1

    Waw

  • @saforuun6086
    @saforuun6086 Před rokem +3

    Shekadan u sheka run mahan saxib runta ka hadal dheh ninkan 😂

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 Před rokem +15

    Asadow Zho xlay inta gabadha Wacday Horta bal miYaY ka qabty Wuu iska DhacaYaYe 😩

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před rokem +3

    Ani oohinteeda aaba shaki igalisay allah ayaa og waxaa jiro🤷‍♀️

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před rokem +3

    Wax kasta waxa igaga daran ilmadaydii bilaaashka ku dhamaatay wallhi malinkan maqlay san u ooyay.
    Huuno wiilkaso ilhay ba runta oge ani kuma caayin horta lkn haddi been laga sheegayo nafsi ma raago bari runta ilahay ayaa bananka keeni🖐🏻😂