MARKAAN LA XIRIIRAY GABADHII !!!!! 😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2022
  • MARKAAN LA XIRIIRAY GABADHII !!!!! 😱
  • Hudba

Komentáře • 177

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid  Před rokem +98

    Gabadha telka igama qabaneso saan u jeedo hada wiilka Ayaan la xiriiri dona o idiin keeni dona Insha Alah

    • @kiingas5689
      @kiingas5689 Před rokem +10

      Waraa sificaan ugu hadal telka hadii laga qabaan wad daremi karta cunug yaar oo cabursan telkaba swedan ka carareyso sey kaga qabane ciyalasuqiin ta haa difaciin ninka

    • @adnanmohamud7145
      @adnanmohamud7145 Před rokem +2

      @@kiingas5689 nin waspp lanbaar dhaan waa somali uu siito waraan maa u haays

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 Před rokem +2

      Hana wac ayada ayaa gabadha wadey ayada meel ku og ayada weydii

    • @sunduscali6125
      @sunduscali6125 Před rokem +1

      Ilhy haku fududeeyo bowe

    • @nuuraabdi1397
      @nuuraabdi1397 Před rokem

      Intadan camerada soxidhan bad lasobalamilahyd

  • @Peaceee392
    @Peaceee392 Před rokem +154

    Hadii dadkan odhan iga dhex aragtahy Allah indhaha ha ku barakeeyo 💯

  • @saadocadey6838
    @saadocadey6838 Před rokem +5

    Gabadha familkeda waa aqaana wiilkana wuu caawin jiray waa sax tankale qofka oynaayo waa wllshed ayada maaha Ana hubo video hadi ka hayana koley rabitan keda ee ugu dirtay wiilkaas wuu caawin jiray gabadha io cideeda

  • @muzamil075
    @muzamil075 Před rokem +43

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad S.C.W 🧡🧡🧡🧡

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před rokem +12

    Legend allha kugo Garab Galo inash allha waji kale ma Yaalan donto wx walipo si fcn ayeye ku Dhamanyaan

  • @hiraajmoha813
    @hiraajmoha813 Před rokem +1

    First comment khyr alle ha ka dhigo

  • @Saam143
    @Saam143 Před rokem +11

    Walalo bal dadaal gabadha maskiinta wlh xldeda ilahba og sidey u ooyneysay ba ila iyo hada qalbigeyga ka go’la 😭😭😭

  • @dr.ahmednuur36
    @dr.ahmednuur36 Před rokem +24

    Maya bro waji kale mayeelaneeyso insha alaah waa wax aad adiga iyo dhamaan inta aad wada joogtaan xalin karto marka adiga lasooo hadal soona duubo codkeeda bro

    • @lakinuur7827
      @lakinuur7827 Před rokem +1

      Armay asagii moodaysaa oo ay baqaysaa fariin udhaaf oo isku sheeg allow kurbada adaa qaada gabadhaa yar kurbada kaqaad

    • @anuushhayati7386
      @anuushhayati7386 Před rokem

      @@lakinuur7827 haa wlhi waa laga yabaaa

    • @nastexaaxmedsuge5050
      @nastexaaxmedsuge5050 Před rokem

      @@lakinuur7827 codkay ka duubi karta hadu Asaga eheen

  • @maxamadshariif3806
    @maxamadshariif3806 Před rokem +2

    Zxp legend batahye keep going

  • @adnanmohamud7145
    @adnanmohamud7145 Před rokem +4

    qooof toooyo isma qaartiiso bro hoore u socoo
    👏

  • @muhubaabdullahi9354
    @muhubaabdullahi9354 Před rokem

    Mnshlh wllkey ased ilaahey hakuxifafiyo

  • @moods.memories7077
    @moods.memories7077 Před rokem

    Allow na astur oo na xifdi ya rabbi

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 Před rokem +2

    Shaqa wacan bro😀😀😀

  • @caaliyaayaanle3590
    @caaliyaayaanle3590 Před rokem +1

    Alla haku la garab galo wll inshlh khayr Bay noqon

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Před rokem +1

    Allh khar ha ka dhigo

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Před rokem

    Arintaan allaha kuu fududeeyo wall

  • @kingofkong9508
    @kingofkong9508 Před rokem +2

    Legend wanku wataaa

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 Před rokem +8

    ASAD FAQADIID FASHILI HOWSHAN HANNA WADATA FILMKANEE

  • @hamdihirsi8918
    @hamdihirsi8918 Před rokem +5

    Allaha kuu fududeyo abowe

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 Před rokem +8

    War waxan been waaye hanna lacag siisa gabdha kenya iyo somali jooga si DIINTA IYO DHAQANKA U FOOLXUMEYSO..ha isku wareerin waxan wa mashruuuc

  • @nimconiii5368
    @nimconiii5368 Před rokem +2

    Asad wan ku barya abowe cawa gabadh

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Před rokem

    Aniiga waan shakiyaya waayo gabadha kale ee laawas

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před rokem

    Alle haku fududeeyo insha Allah

  • @peyonzee3195
    @peyonzee3195 Před rokem +11

    Asad daw umad mrkad so hor fadhisanaysid asc dheh kadib hadl kaga bilaabo sidan walaga qurux badan yhy😊

  • @queennafiso3816
    @queennafiso3816 Před rokem

    First 😻😻♥️

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 Před rokem

    Keep going

  • @geesguudmedia8347
    @geesguudmedia8347 Před rokem

    I'm the first

  • @asmaqasim7259
    @asmaqasim7259 Před rokem

    Gabadhu mey hadasho hadeey wax jiraaan wixii jira allaah og

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 Před rokem +2

    Allaha kufudeediyo

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 Před rokem +8

    Waxbaa khaldan sidaan is leeyahay
    Lkn wixii jiro wuu soo bixi doonaa
    Asadoow ilaahey hakula garab galo arintaan

  • @sunduscali6125
    @sunduscali6125 Před rokem

    Ilhy hakula garab galo wllo

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 Před rokem +3

    haday beenteed nooqotana waa arki doona lkn hala soo baaro shekadan nin wax dhibateeyay oo cadeen loohayo swedan kuma fakan karo ✅ lkn hadi lanabay nabar xaqdaro illahy ha uga dhigo miskinka

  • @emariamabdi4243
    @emariamabdi4243 Před rokem +2

    Hal qodob ku heesta Asad, 1:30 wuxu yiri waxan umalayna sheekada wajikale iney yeelan doonto., marka muxu ugu maleeye ine wajikale yeelan doonto

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 Před rokem

      😁 😁 😁 😁 Fii shaki😎Alxamdulillaah wadan sharci leh saas loo baqaa

  • @mahamedabdallahussein4483

    Wr wb asad haafududaniin ee hanna laa xiiriir inanta haana aa heeso habo isfaahma

  • @maradonofficial9052
    @maradonofficial9052 Před rokem +1

    Aniga ka kow ah wan ku wareeray sxbow

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Před rokem +4

    Waxkasta oo aad social media ka aragtaan ha iska aaminina
    Lagayaabee waxaan ineey beenyihiin🤔

  • @waaweynka14
    @waaweynka14 Před rokem

    Legend

  • @bashkaofficial8277
    @bashkaofficial8277 Před rokem

    Asad abowe telephone kaan isii sxbka oo daris ahaan jirteen ahaye

  • @faamfm4318
    @faamfm4318 Před rokem +1

    Aniga marba sheekdan ka shakiyy ilhybaa runta naga og

  • @loyaan264
    @loyaan264 Před rokem +1

    Wllkay Anka tagero youtobe

  • @apdlawacays5769
    @apdlawacays5769 Před rokem

    First

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 Před rokem

    Faraha kaqaad hadey qabaneynin wiilka lahadal hadey wax war ah kaweysid faraha kaqaad oo waxaad gabadhii kudhadaa adaa aniga isheegee keen warkoo sax ah

  • @marwa1000
    @marwa1000 Před rokem +5

    Saa wax u raadinayso waa qalad maa u sheegtit inaa tahay wiilka magaciisa aad sheegeysay waaye dheh marka wacdo xataa walasheed inaa u sheegto ayey ehed

    • @hamdiabdi2630
      @hamdiabdi2630 Před rokem

      Waa sax runtaa abaarty taleyfan leyska wacayo cunug yaro cabsaneyso mxey tahy sida wx loo raadinayo

    • @abdiaziiz2931
      @abdiaziiz2931 Před rokem +3

      War qoraal buu u qoray halay wuunu isku sheegay inuu asad faqdiid yahay screnshot page kiisu soo dhigay ka fiiriya

  • @khadarmedia3522
    @khadarmedia3522 Před rokem +1

    Sxp markasta oo aad la xiriireysid ama call ha ahaato Ama massage cadeyn ka duub I.A wax walba way hagaagi I.A

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před rokem +1

    Aqoon fiican isuma lihin iska dhaqaaji ninka yaa dhiiqo rabo😁

  • @zakiahmed6481
    @zakiahmed6481 Před rokem +1

    War anaga gabadha vious ku raadi kuma dhihinee dhibka heysto la xalli waxii aadan xallin karine dadka la wadaag. Si wadajir ah ayaan weerar ugu qaadanaa. Waxii kale aan aheyn ficil waxaan u aqaanaa vious iyo wax qabad la'aan .

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 Před rokem

    Aqli maa lasykaga dheelayaa arinkaan sidaan moodayno amuu noqon waayaa ilaahaybaa waxkasta og

  • @mssafrika4371
    @mssafrika4371 Před rokem +18

    Anu waxa layabey 13 jir rero xafadood hadayd ka doonaneysa😳
    Arintan waxba ka qaldn wlle😳

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Před rokem +9

    adnka ka danbeya arntan asadow gabadhina waad u hadideeeen sababtaas ayey mobilka u qaban weyday AMA ta kle qof aaad SMSKA U DRTY & QOF KAD CALL GARAYSAY WAAA KALA LABO WAYO I SKU PROFILE SAWR MA SAARNA MARKAA FARBAAA ADINKU GODAN🙄

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 Před rokem +3

    Sheekadaan wareer weyeh wllhi mafahmin🥺

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Před rokem +1

    ameey asagii ku modaa oo dhumanee 🤣🤣🤣🤣
    wll gooni ula so hadal hadaa heshi markaa xogta dhan soo ogaati nala soo wadaaag insha allaaah

    • @kiingas5689
      @kiingas5689 Před rokem

      Nacas baa tahy maxaa ku qosle in ay kugu dhacii karto aba gabadhada gaari karto doqaan yahy qosaalka reb

    • @ayaan8621
      @ayaan8621 Před rokem

      @@kiingas5689 war yur nacas yahow duligaa gabadha kuma qoslin anaana kaaga xanuun badan nuucaaga oo miiran waaye kuwa hab laha yar yar xumeeya doqon yahow xunkaa oo seef laboodka xad kaaga ku ekow meshaan maaha meel aad ledahay doqon yaa i wacday ah

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 Před rokem +1

    Si qasa i wac walal waxa laga yabaa in ee cabsaneeso

  • @wwdaawocom
    @wwdaawocom Před rokem

    Nio tahliil aawey

  • @faadumomaxamad7936
    @faadumomaxamad7936 Před rokem

    Asad soomali ayaa ii dhahday iyo qaf ayaa xaquuq u raadinaa iska dhaaf reer baa wiil u tahay oo indhahooda tahay marka arintaan ka dhamaaw wll hana neh ha amiinin adkaarta aqriso alle haku xafido

  • @falisabdulahiosman724

    Asad marka isheshan nala sowadag

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 Před rokem +1

    aniga ma amin sani shekadan ey gabaha wado

  • @hanicabdulaahi7178
    @hanicabdulaahi7178 Před rokem

    Markuu ilaah ku fashilaayo saan wye

  • @laylasabaray9441
    @laylasabaray9441 Před rokem

    Ruunmiya

  • @sihamdhalat9072
    @sihamdhalat9072 Před rokem

    Mamada gabadha waresaneso la xiriir wll

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 Před rokem

    Asc

  • @halimoali1983
    @halimoali1983 Před rokem

    Tan kacarar hoy

  • @zakariyeabshir4430
    @zakariyeabshir4430 Před rokem

    Waxa lagayaaba asadow inee aragto vedeo gan ee kusoowacdo bro waji mayeeladoonto haduu alla idmo

  • @queeney5534
    @queeney5534 Před rokem +21

    Waxan iney been tahy umaleynayo asad oo Hano mashruc Ku wadato Aniga Habartas Haano la dhaho maba Aminayo waxas Gaalo lacag Ku siineyso ee hisku wareerin

    • @beyourself7554
      @beyourself7554 Před rokem +1

      Hanna lama baran miyaa tuuga nimadeeda

    • @queeney5534
      @queeney5534 Před rokem +1

      @@beyourself7554 naagtas Aqoon ugu Dhiman wlhi dadkan ☹️😳

    • @munamohamed4247
      @munamohamed4247 Před rokem +1

      Naagtaas ma aaminaayo aniga xataa

    • @queeney5534
      @queeney5534 Před rokem +1

      @@munamohamed4247 apyo waa naag Allah aqanin

  • @fahiyofahiyogesey0017

    Ani wxa la yabanahay Video ugu horeyay sida loga dubay hal mel mawada jogane tas fahmi waye

  • @idill9090
    @idill9090 Před rokem

    amay asagii ku moday

  • @ayanomar4371
    @ayanomar4371 Před rokem +1

    Tallow maxaa ku dhacay sheydaanki dofaarka ahaa ameey kumaleysaa telfanka dhan ka cabsaneysaa,

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 Před rokem

    Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll

  • @mohamednursiideymohamed7219

    Waan lasoconaa xaalku

  • @somalishorts14
    @somalishorts14 Před rokem

    Hana abukar malahadashi adi

  • @loyaan264
    @loyaan264 Před rokem +2

    محمدو رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid Před rokem +1

    War waaxaas waa been islaa than Hanan ladhaho waxay shegto waxba kama jiraan

  • @hafsasuleiman6620
    @hafsasuleiman6620 Před rokem +1

    Waxey ahyd marka hore inta aadan wicin inaad cod uduubto ama qoraal

  • @zamiiraaadan7051
    @zamiiraaadan7051 Před rokem

    Raga is wiidhan jooga waa rag xun xun oo dadka way handadan qisooyin badan baa karkay😭😭😭

  • @raxmoshakaal8558
    @raxmoshakaal8558 Před rokem

    Asadow wxn mafhmin kk

  • @rooble1857
    @rooble1857 Před rokem +7

    Waxaan mashruuc waaye shan filaayo mugoo aniga Allah hanawada asturo

    • @hafsamahmoud5912
      @hafsamahmoud5912 Před rokem

      Wax walba u ahaado ninka wax xun wu sameye so maha huno ama iyada haku sameyo ama dumar kale

  • @RayanRayan-zs9tq
    @RayanRayan-zs9tq Před rokem +2

    Arintas benbay ilathy sabto ah hadii ninkii maqabyhy qofka video dubay yawaye 😟

  • @weenkred6441
    @weenkred6441 Před rokem

    Aboowe sorry 😞 😔

  • @abdiazizihafsa8615
    @abdiazizihafsa8615 Před rokem

    ninkaas adigaa ayu sxb kula yahay wll meel kasta wa inaad ka keentaa ninka gabdha wa walazha o kle weye Arintana adiga ayey kugu biyo shubatay🥲🥲😢😭

  • @faadumocabdullahi5745

    amey ninki kumoda

  • @nasrinosman238
    @nasrinosman238 Před rokem +4

    Waraysiga mrkaa labada dhincba la samynysid isku day inaadn wxba ka jarjarin/ goyn vedio ga sidu ilahy kugu ogyahy dadka ugu soo gudbi adoo mahdsn!

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před rokem +3

    Asad inadeer sheekadaan kor uga bax xataa dadka kuleh hano wac waa wada naafiyo groib wiilkaa walaalkeeyga ahne u sheeg qofne yuusan ka qaban telkiisa in la handadaa la rabaa groobkaan dhan waa tuugada caruuraha ka dhameeyeen somali kuwa comentiga xataa kuleh hano wac kor uga bax sharaftaadaa la rabaa in la dhaawaco u sheeg cod dheer kuwa comentiga qorayo iyo ayadaba say leave me alone my name u soo fariiso saakane waa isla hadalnay no answer Dows maafiyo groob aaqirka seey nombarkasga ku helaan then lagugu soo xiro maafiyo groobkaas baa la rsbaa oo laguu wasaqeeyo asxaabta dhan uga dig magaceedu waa luisa abuukar waane gaalo somali beey rabtaa ineey lacago uga dhacdo waa warar been ah gruubkaan waa kuwa shaqeeyo

  • @nafisaabdullahi8462
    @nafisaabdullahi8462 Před rokem +2

    Ilhow cebtena astur hada dumar nahay 🥺dadka wilashena somaliyed caynayan dadka isku mid maha kan hada waxa isku tosinaya waa wil Marka wilashena ma wada xuma inta xun allh so hanuniyo cebta wadan jojiiya plzz🙏🥰

  • @islambestreligion6225

    Mxaa Lagu sameeyeeey gabadha somaliyeey?

  • @ABDIFITAHAHMED20
    @ABDIFITAHAHMED20 Před rokem

    Al fanane arrintan maxa weye mafahmine Yaah !🤔

  • @aka.commando
    @aka.commando Před rokem

    Waxaan maqli jiray asxan hasanen shari kuma timaadee e sxbw dadki isasixray hais raadsadaan gab kadheh

  • @mursalabdi8050
    @mursalabdi8050 Před rokem

    War waxaan wa bentood habarta hanna la dhaho baa veiws iyo magac xumeen ku radsanesay

  • @liifarah3865
    @liifarah3865 Před rokem

    Sheekadan waxna waa ka jiraan wax badanna waa ka been gabarta nin aan la joogin siduu video ugu duubay ayada oo raali ka aheyn

  • @fatmabashir4951
    @fatmabashir4951 Před rokem +1

    Yaab weye arintan ani kolley arinkan waxbaa ila qaldan wayo video yaa dubay horta ? Taas jawab ubahan ilen inanka sweden ayu jiraaye hadee runta Allow gawadaas xaqeedo soo ifi o qalbiga uqabooji hanna tiile maihino magadasheen bee isbadashe walle taas somaliyey waxba idunkuugu diman

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před rokem

    Aniga waxaa u fahmay gabdha dadka gift ugu aoo dhiibay ayaa biyo wax ugu dareen vedio ayuu ka duubeen asga ayee u direen lkn wixi run ah alle ayaa nag ugo lkn ninkaas waa dayuus qumayga 😏

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 Před rokem

    czcams.com/video/HB8yr10nFwg/video.html
    Dirisle abdi oo wacdaro ka dhigay magalada burco
    Halkan ka daawo

  • @mankacade7024
    @mankacade7024 Před rokem

    Ninka adigaa taqanid ee arintan sifican u xali pro ina ka cago jiido ma ficna si kale ee isku badaleso neh malahan ee naf isku yeel 😳😳😳

  • @abdialpha
    @abdialpha Před rokem +1

    Pro maamadaan feminist weeye wax been iyo wax kale ayey aqrinaysaa

  • @hshshaha1310
    @hshshaha1310 Před rokem +1

    gabadha weey maqantahay kulaha naag ama qof banaanka aadaya oo telefonka ka tagaa ma jirto 😂😂 wxaan waa sheeko been ah

  • @dekafarah4472
    @dekafarah4472 Před rokem

    Sheekadan waa been Hana abubkar waxeeda way cadahy inay been thy

  • @thaabad____chanel5814

    Waraa adiga xishoon maysid miyaa hadaa wax aragtay miyaa ceeb qarin karin saas ma ahan wanaag

  • @ayaanyuusuf7590
    @ayaanyuusuf7590 Před rokem +5

    Waxaa i fahnsiisan gabdha video yawga yaa ka duubay wiilka hduu Sweden joogo

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před rokem +1

      Screen record

    • @zubairaxmed1198
      @zubairaxmed1198 Před rokem

      Hanna paranta
      kasoo daawo Abaayo 3 video ugu sanbeysey mid kamid ah waaye

    • @ayaanyuusuf7590
      @ayaanyuusuf7590 Před rokem

      @@zubairaxmed1198 waan dawaday suaashana ma ay waydiin sida loga duubay video yawga

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 Před rokem

      Waxey tiri guri buu cadar hadyad aah iidhahey kaso qado gurigi markan tagey biyo iisiyen suun beey iigu daren meshas baan ku suuxey waxan kaso tosey sagal saac oo habenimo.

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 Před rokem

      videoga qawan waxa logaso dubey gurigey cadarka hadyada kaso qadanisey lakin mesan sifican uu sharaxin qofka kadubey. Waxey tiri sagal sac habenima hurdadi kaso kacey waan iskaso baxey gurigena soo aadey hooyadey baa iiradinisey habenkas waa laa ii qaracey.

  • @som2323
    @som2323 Před rokem +1

    adiga islaweyni ayaa ku dileyso Gabdha markey kuso raadisay maax ula hdli weysay.
    wejigana ado leh ayaa iskibrine
    nio bil-adan ayaa tahaye islaweyninka iyo kibirka iska dhaaf

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před rokem

    Asad faqdiid ina adeer xagaan kaala soo xiraaraa bal instgram replay ii soo gal asc iyo waxyaalo kalaan kuu soo qorivinsha allaahu arinkaan baan wax kaa oranayaa plz