#DIGRIGA

Sdílet
Vložit

Komentáře • 60

  • @user-cx2ey1kb9h
    @user-cx2ey1kb9h Před 4 měsíci +3

    Masha Allah xbbti jawahir sidaan nogu wad wlhi hadan qisada dhegesto hadanan wajiga ga arkin uma malayn jirin in aan dhegeystey Allah hakuu xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macn WA ku jeclahay jawahirey ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 Před 4 měsíci +4

    ❤❤Wejigaaga wax loo xiiso wuu yahay nuur badaney ilaahey haku sharfo

  • @Honey_sweetlikethat
    @Honey_sweetlikethat Před 3 měsíci

    Alhuma ameen

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 Před 3 měsíci +1

    Masha allh yaa rabbi hamigayga ii rumee😢😭❤️

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd Před 4 měsíci +3

    Mcnto wlhi aad baaankuu jeclahy xagee kaala soo hadlaa wlhi wll qli hadalkaga dhiiri gelintaada way idhiiri gelisaa ❤😢

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj Před 3 měsíci

    Masha allah keef xalag

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před 4 měsíci

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před 4 měsíci

    Aamin aamin

  • @Joogdheer09
    @Joogdheer09 Před 4 měsíci

    Mansha allah . Jawahir illahy hku barakeyo . Wa dadaashay mansha allah

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Před 4 měsíci

    Masha Allah walaal
    Jazakillahi kheyran Jawaahir Xuseen.

  • @bisharaali6692
    @bisharaali6692 Před 4 měsíci

    Mashaallah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 4 měsíci

    Thanks sister ❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před 4 měsíci

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @user-gb5zu1rl9w
    @user-gb5zu1rl9w Před 4 měsíci

    mahadsanid jawaaahirey❤

  • @maimounaelabe6975
    @maimounaelabe6975 Před 4 měsíci

    Asalam aleikum walashey jawahir iso ducee guur iyo awlad❤

  • @Nalka60
    @Nalka60 Před 4 měsíci

    Aamiin yaarabi 🤲

  • @munamuhumed3885
    @munamuhumed3885 Před 4 měsíci

    Masha ALLAH wlshy qaali ALLAH haku xifdiyo

  • @maryanruun9716
    @maryanruun9716 Před 4 měsíci

    Masha Allah❤❤

  • @nasirahuseen
    @nasirahuseen Před 4 měsíci

    Aamiin yaarabi 🤲 ❤

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv Před 3 měsíci

    Masha allaah

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 Před 4 měsíci

    Thank you abaayo ❤

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Před 4 měsíci

    Mahadsanid my love jawahir wax badan kaa faa'idey❤❤❤❤❤

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 Před 4 měsíci

    Mashallan ❤❤❤

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Před 4 měsíci +1

    Jawaahir emarica waakàmukhstàa khurux

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 Před 4 měsíci

    Amin amin amin adigana illaah haku xafido

  • @Faadumocabdullhiibrahim
    @Faadumocabdullhiibrahim Před 4 měsíci

    Masha allaahaa macaney

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww Před 4 měsíci

    Thnkyou sister❤❤❤

  • @saredonajah5221
    @saredonajah5221 Před 4 měsíci

    Masha Allah walashay Allah haku xidiyo

  • @RahmaMohamedIbrahim
    @RahmaMohamedIbrahim Před 4 měsíci

    Aamiin abyo

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 Před 4 měsíci

    Tankiyuu wll ❤

  • @Faadumocabdullhiibrahim
    @Faadumocabdullhiibrahim Před 4 měsíci

    Haa waalaahi wajigaga rabnaa

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Před 4 měsíci

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @AmiircaskaIpraahim-kp4mr
    @AmiircaskaIpraahim-kp4mr Před 4 měsíci

    Msh alh ilahy haku sharfao wll

  • @Zamzam_115
    @Zamzam_115 Před 4 měsíci

    Alle haku sharfo walshey jawahir wlhi wxbdan ka faiida mrksto video sogaliso ima dhafo xita hdan mshqulsnhy wan dhgesta clibydada abyo mrkle Alle hka rali noqdo abyo

  • @anamigure9656
    @anamigure9656 Před 3 měsíci

    💋❤❤❤❤❤

  • @iqlaassaciid8345
    @iqlaassaciid8345 Před 4 měsíci

    Abyo ilahey qeyr haku siiyo waqtiga loo bahna aya noso gudbisay

  • @umutasniimosman5000
    @umutasniimosman5000 Před 4 měsíci

    Asc. Jawaahir xuseen abaayo gbr walaashaa oo yurub ku cool ayn shay gear ahaan wadanka Finland. Abaayo macaaneey Ilaahy dartiis iila soo xariir Dan ayn kaa Lee yahay waxaan rabaa arki aan Cid kle u waayay in aad iga caawiso

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Před 4 měsíci

      Abaayo facebk sida youtube uqoran yahay buu iigu qoranyahay halkasbad iga heleysaa

  • @SamiiraSahal-rz8bc
    @SamiiraSahal-rz8bc Před 4 měsíci

    Abaayo mahadsanid ducada noo gu sooqor comment please

  • @ayaancumar2494
    @ayaancumar2494 Před 4 měsíci +1

    Wllo bila dahir hadan ahay maxn sameya

    • @xamdisaciid5017
      @xamdisaciid5017 Před 4 měsíci +2

      Abayo ducada badso isthikfar samay waxa kale akhrisata ducada layltul qadri loshegay xaski nbiga scw ee caaisho ❤ilah ducada haka aqbalo 🤲🏽😍

    • @ayaancumar2494
      @ayaancumar2494 Před 4 měsíci

      Shukran sharaftaydii

  • @abdimohamed7734
    @abdimohamed7734 Před 4 měsíci +2

    Say leylatul Qadar not qasarka, kindly correct

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam Před 4 měsíci +1

    Hadaan duceysto maleyga aqbalaa haweenkaas madukankari masoomin ilaa iyo hada was waas ayaa igu dhacay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @shukriali-gv7se
      @shukriali-gv7se Před 4 měsíci

      @MaryanAadam
      Abayo whatsAppka igala so xiriir aniga talo ku anfacda ku siinaya
      Waswaaska dhibkisa wan so arkay

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 4 měsíci +1

      Haa hppti ducayso xuska Allah aqriso❤

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f Před 4 měsíci +2

      Mihimadu waa inad sojedo oad tasbixsato oad saliga nabiga badso wll ducayso

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Před 4 měsíci +2

    Qofyahey farinteyda hadad aragtid isoducey somali hadaa thy ducadad wa aqbale

    • @Zamzam_115
      @Zamzam_115 Před 4 měsíci +1

      Alle ha kusiiyo waxa jeceshahy oo aan macsilhyn in .allh

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 Před 4 měsíci +1

      ​@@Zamzam_115 aamin.abayo ilahay ha u aqbalo walashen
      Anigana isoducee

    • @Zamzam_115
      @Zamzam_115 Před 4 měsíci

      @@drsayaanmohammed4725 Adne sidokl abyo muradkado mcsi lhyn rabi hkusiiyo bcdul casira lijoga he Alle neh hka rali ahdo

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Před 4 měsíci

    WLL qali waan kugu xiranhy in badan ee waxad isheegt Kurbaa ihysa Waxan ka baqayaa Aakhiro armaa waxa kugu dhacaan Danbi aan galy waa Hore oo aan ka toobad keenya 3 ka hor Ayaa markaan Baryo joogab maskaxday kusoo dhacay waan baqayaa walal baa naftii iga jaray maxan sameeyah xitaa marksta waan Toobkeenaa maalinkasta waan Toobadkeen hada waa yaabanhy Ila Tali wll qali

    • @ifraaxqaliif2893
      @ifraaxqaliif2893 Před 4 měsíci

      Hadda ka towbad keentay o aadan u laabanin istiqfaarta iyo salatul Leylka badso is badal ayd ka arkeysaa iyo saliga ibraahiimiyada😊

    • @hafzayusuf5168
      @hafzayusuf5168 Před 3 měsíci +1

      Quraan akhriska badso walal

    • @user-nh5il5po8f
      @user-nh5il5po8f Před 3 měsíci +1

      Wa sheydan ee acudu bileyso wll hadad tobad kentey Allah wa qafuru raxiim ee niyada kheyr usheg walwalka is ilowsi tasbixso markasto walwal darentid sheydanka wa cadow wuxu raba inaad Allaha ka quusatid oo aad is dhahdid Allah kuma danbi dhafayo oo ad cirii iyo walwal ku nolatid

    • @abdirashiidmohamed8202
      @abdirashiidmohamed8202 Před 3 měsíci

      @@user-nh5il5po8f hye wll Thanks markaan Ayaamo.JooGab Niyaduu iGasoo Dhacayaa markast waan ducaystaaa

    • @abdirashiidmohamed8202
      @abdirashiidmohamed8202 Před 3 měsíci

      inuu shaydaan yah waan Daremay maxaa ka Akhirstaa wll marab wuu i Horkeenayaa intaa shakiyaan hadan toobkeena hada waan yaabnahy Duco shaydsnka.Lag akhitsto ishege iyo baqdinta​@@user-nh5il5po8f