Cabdirisaaq Anshax | Alalaas | Official Music Video 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 11. 2020
  • Cabdirisaaq Anshax, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, hees cusub 2020
    Anshax
    Heesta Alalaas
    Erayada: Mowliid Xasan Curjin
    Laxanka: Anshax
    Music: Mowliid Xasan Faarax
    Camera: Bigays & Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    Kooxda Anshax Academy
  • Hudba

Komentáře • 860

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax Před 3 lety +483

    WAXAAN UMAHAD CELINAYAA DHAMAAN TAAGEERAHAYGA IYO TEAM KAYGA WAQAL MEDIA IINOOLAADA INTA AY NOLLOLI JIRTO

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 3 lety +488

    Adoo heesta daawanaya hadaad commentiga akhrinayso like iisaar🙏 come pack anshax 😅

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 Před 3 lety +130

    Masha Allah anshax wu cayilay edabsan inay oori fcn tahay ninkeda laga darema quruxdisa io shacnigisa baxaya
    Jeceliya nagaha nimankoda quruxsada love hableheena suban❤❤❤

    • @ilkacaseamxaarilkacase2488
      @ilkacaseamxaarilkacase2488 Před 3 lety

      boqraney horaa loo yiri nin walba wnaagsan dumar ayaa wanaageeda leh dumaashideen edebsan dadaalkeeda wey ka muuqataa anshax waana runtaa dhmntiin dumarow ilaahey ha idinka abaal mariyo wanaaga iyo dulqaadka aad nagu wadaan insha allaah

    • @mnvxwdghhbbvcx
      @mnvxwdghhbbvcx Před rokem

      Wher are u from iphrah??

  • @huriyeofficialchanel2933
    @huriyeofficialchanel2933 Před 3 lety +379

    Inta nabi Maxamed jecel like ❤️❤️❤️

    • @issebagahey7816
      @issebagahey7816 Před 3 lety +3

      𝗪𝗮𝗿 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗦𝗶 𝗜𝗱𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗵!!?

    • @maxamedqays1631
      @maxamedqays1631 Před 3 lety +4

      SubxanaAllh
      Walal xabebkeena
      Inaaa meal munkar keeentit aaad like kuradisid soooo kama fiicno inaaaa iska daaf tit doqonimada walal 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏

    • @maxamedqays1631
      @maxamedqays1631 Před 3 lety +2

      Isku xishow walal ee Allh kacabso
      Isku noqo
      🙏🙏🙏😭😭😭😭

    • @hawamuhammed3098
      @hawamuhammed3098 Před 3 lety

      Scw

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +2

      @@maxamedqays1631 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Před 3 lety +211

    Qof walba oo Nabiga iyo Magaca illahay
    like ku raadinaya Like Hasiinina

  • @badriadahir6305
    @badriadahir6305 Před 3 lety +146

    Heesta way mcn tahay lkn wlhi waka mcn quranka alle allow maso haday dhamantena

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Před 3 lety +2

      Oo walal maxaa ku keenay meshan marka hore?? Maad quraanka iska dhageysatid?

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Před 3 lety +2

    Dadka qaar waa dameero’ maxaad magac alle iyo nabiga LIKE ugu raadisaan horta XOOLO baa tihiin 🤔😑

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 Před 3 lety +59

    GUURKU WAA JANNADA IFKA HADAAD REER LEEDAHAY ALLAH HAKUU BARAKEYO INTA KU HAMIYAYSANA ALLAH GURI NAGU♥ LIKEE♥

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 Před 3 lety +143

    EREYADA HEESTA
    ☆ DHAAYAHAYGA Noloshaay Nuurkaagu ileys weeyaan hey ileys weeyaaneey
    Taan ishaartey ilwaad Oogta weeyaan
    Ololehiina caashaqa wuu is gaadhuu
    Aqal arlo weeyaan
    ☆ Abaarnoo xubigeenii sadexna wey ahaatey Aqbaartii wey Samaatey
    Allalaasku wuu is gaadhey
    Raxmaay allalaasku wuu is gaadhey
    Huuno allalaasku wuu is gaadhey
    HAH, wuu is gaadhey.
    2x
    ☆ Akhlaaqsan Raxmaay lurkaagu ilwaad wiil isiroo wacan geesi goba aabahaa Allah iyo Hoyadaa wacan allah kaga tafiirmeen.
    ☆ Intifaacshaay raxmaay xubigeenu
    Nasiib weeye Taan Ishaartii wey istartoo
    ajiib weyn yaa intifaacshoo Awlaad San weeyaan.
    : ANSHAX :
    _anshax weeyaan Hey
    War Odaygii weeyaaneey,
    ❤❤❤
    ♧ Macnaha EREYADA
    ♤ Lur = dhib
    ♤ Ilwaad = qurux
    ♤ Isir = qofku Meesha uuka soo jeedo
    ♤ Samaan = Fiicnaan
    ♤ Allalaas = Mashxarad
    ♤ Arlo = goob ama meel
    ♤ dhaayaha = indhaha
    ♤ Tafiirmeen = Farac weeyaan
    LIKE DHAC KU SII PLEASE 😜🤩😎

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 3 lety +152

    Waqal 🩸🩸❤️🙌

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Před 3 lety +72

    Hargeisa Waxe Sosaarta Dad Ehel Faneed Ah From MOgdishO

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 Před 3 lety +1

      This’s jigjiga

    • @mahadjeesto4428
      @mahadjeesto4428 Před 3 lety +1

      @@axmedyare2404 abdi risaq anshax miya ah rer jig jiga ma wxd dontid ayd noga shekenesa sxb

    • @mahadjeesto4428
      @mahadjeesto4428 Před 3 lety

      @@axmedyare2404 mideda kle meshu ma ahan jig jiga ee dib ugu labo meshu

    • @mahadjeesto4428
      @mahadjeesto4428 Před 3 lety +3

      @@axmedyare2404 wa hargeisa hadh wanag meshuna waa imperial hotel

    • @IDK-rs9ks
      @IDK-rs9ks Před 3 lety

      He's from jijiGa

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 Před 3 lety +3

    Weey wu so labtay libaaxi fanku
    Anshax in the building
    Waqal is another level wlhi🔥😍

  • @cabdiqani1645
    @cabdiqani1645 Před 3 lety +2

    Anzhax waan kuwataa meesha magacygi baaba marayee❤ antabaxzhaay raxmaay xubiyey

  • @faysalcilmi7272
    @faysalcilmi7272 Před 3 lety +4

    Yaa ila aray garaba inay Ku qoran yihiin Anshax academy like ☝️
    Waa hadaad indho hayso guulayso wllka Anshax academy

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 Před 3 lety +23

    Anshax inta moodaysay inuu shiikhaal yhy is muujiya👍
    Anshax waa nin dir ah weliba akhishe🥰❤👳‍♂️👱‍♂️🧔👱‍♂️🖤💝😍

  • @zuhaybofficial9453
    @zuhaybofficial9453 Před 3 lety +2

    Gob talent waqal. M n sh anshax gabadhuunbaa ka dhiinnayd. Edabsan uu helay

  • @zayitali1055
    @zayitali1055 Před 3 lety +10

    Abdi risaaq anshax wall hampalyo wan ku wata
    Waqal zxp 1million malin dhow filo inzha allh garsiyo faro dahablaha Somalida dhnka camerada
    Like plz

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 Před 3 lety +3

    Shukran anshax indero wlhy inbadan kasugayay raxmee🤩🥰

  • @apdirahmanhusen3176
    @apdirahmanhusen3176 Před 3 lety +2

    Odayga fanka✌❤

  • @maanlulaahmed9003
    @maanlulaahmed9003 Před 3 lety +8

    Inta Raxma ladhaho ama jecel magaca raxma like ta😂

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 Před 3 lety +10

    Hargeisa my home🏡
    Waqal fan nooleye yaaku Gaadhi kara💖💓👏🏻

  • @dekowabdi9936
    @dekowabdi9936 Před 3 lety +2

    Love from garissa cadey NFD 💔💔

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 Před 3 lety +2

    Nio odaygaan anshax odayaal dhaqameed muu ahaanjiray varta haloo eego fanka 👨

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 Před 3 lety +21

    Ninkii ashax ahaa
    Ninkii dirisle ahaana waan sugaynaa reactionkiisa
    Heestanu waa top
    Inkastoy tahay hees da weyn oo erayo waaweyni ku jiraan dadkuna aanay wada fahmayn erayadan culus

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Před 3 lety +2

    Anshax meel walba waa kusoo baxay, fanaan dhaqan ayuu noqday, Kooxda Anshax Academy innaba caadi ma ahan.
    Xamar xitaa Alalaasku wuu is gaaray Cabdoow.

  • @muuriinahaashicabdi7500
    @muuriinahaashicabdi7500 Před 3 lety +46

    Adoo jiifa haddaa daawaneyso like Saar 😂😂✌️

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 Před 3 lety +1

    Marka hore waxan leyahay waqal sidad heesaha nugu mahadsanit ku ligeen walalkay abdi risaq anshax waan fanan qaliya somaliyeed mashalah ilahay ku dhawor amin yarabi hore usoco walalkay 💪💪💪👍👍👍👍

  • @haboonofficial3101
    @haboonofficial3101 Před 3 lety +15

    Muqaalkan markii ladubayay waan u taagnaa Enberial Hotel Lagu dubay farxdaa mrkas ka muqta Anshax waxa wyi waxa kaso horjeday ama firinysay Xaaskisa Edabsan Mcha Alle ha isku daayo Wilashenan waxn u rajynyaa xasas wngsm Anaga sido kle

  • @iimaanhaybe4237
    @iimaanhaybe4237 Před 3 lety +11

    Hooygi fanka hargaysa cadey💚💭❤

  • @upsidesalam2870
    @upsidesalam2870 Před 3 lety +10

    Hargeisa mai home❤casimadeyda♥️🤍💚dadka.qaaarba modaya jigjiga 🚫🚫
    👇👇👇liketa iga macane awowo

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 Před 3 lety +4

    Ileen ragga guursada bilaash looma odhan eee sir baa ku jirta mnsha alaaah anshax iftiinkiisa baxaya mnsha alaah 💯❤️❣️♥️♥️

  • @hary0102
    @hary0102 Před 3 lety +4

    Duubista heesta miraha laxanka iyo codka iyo labiska fanaanka iyo kooxda ciyaarta ay soo bandhigeen iyo labiskoodaba intuba caadi ma'ahan 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @qaaliluula8013
    @qaaliluula8013 Před 3 lety +9

    Aniga ma jeclen inan guursado nin fanaan ah lkn hadi li dhihi laha mid dooro fanaaninta waxan doran laha anshax❤️😭

  • @mohamedabdullahi6019
    @mohamedabdullahi6019 Před 3 lety +3

    Ninka kiliya ee macno leh oo ku haray fanka MG Somaliland hala dhiiri galiyo keep going bro.

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 Před 3 lety +33

    Inta Ila Aragtay In Andshax Is Badal Ka Muuqdo Like♥️😋😍

  • @KhlidEgal
    @KhlidEgal Před 3 lety +2

    Inta Aaminsan in hees walba oo waqal soo galiyo inay qaraxdo☝

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 Před 3 lety +3

    Anshax Laandheere powwe 😘😊😍🩸

  • @mohamedhussein2648
    @mohamedhussein2648 Před 3 lety +10

    MA SHA ALLAH walalkay hees aad uu macan iyo sweet voice Cadi rizak Anshax. Lot's of love for you.
    Hanoolato Somali Land 👍👍👍👍

  • @nazricali2675
    @nazricali2675 Před 3 lety +4

    Ku sali nabiga scw scw😍😍😊😊

  • @khaledelmi4
    @khaledelmi4 Před 3 lety +37

    I am from Jigjiga ethiopia🇪🇹 keep going Hargiesa somaliland🇮🇷

  • @abdullizmail7438
    @abdullizmail7438 Před 3 lety +4

    Yaa salaam esh qiyaasak
    Fadlan liketa iigu dhaante ado aan is adkaynayn 😂😂😂

  • @ousmaneadem6720
    @ousmaneadem6720 Před 3 lety +77

    Waqal in z/land cid gadhayzaa aanay jirin og like zaar😆

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +14

    waqal istudio ninka kaliyee quruxda wadankayga soo bandhiga🇮🇹❤xidig baad noothy nio

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 Před 3 lety +7

    Axeey Ax Xaa Samaysay Anshax Iyo Waqaloooow wiiiiiw💚💬❤💯💯 alwyz Waqal Another level hadal iyo hugun Midna Kari Mayno💯💯 Hayaaaaaaaaaay Hargeysaaay

  • @abdifataxilkacase2056
    @abdifataxilkacase2056 Před 3 lety +1

    MAALIN WANAGSAN Team Waqal , Waxan ahay Abdifatah Mohamed Ahmed Gudomiyaha Ururka hidaha iyo dhaqanka ee ANSHAX ACADEMY.
    WAXAN Idinka MAHADCELINAYNA SIDA QURUXDA BADAN EE AAD qayb nooga dhigteen inaan qayb ka ahaano heestan aadka loosoo agaasimey.
    Marwalba guul baan idiin rajaynaya
    MAHADSANID

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 Před 3 lety +3

    Waqal waqal waqal waligi wa waqaluunoo ma doorsamo indhaha shacabka nuurkoda. Waqal nin tagy

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 Před 3 lety +5

    Wow #waqal wa tagay war #anshaxow zxpow xamaR imow funs kagi ba jooga

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 Před 3 lety +3

    Msha Allah fanaan aad u codmacaan waqal cadi maha kooxdu sidoo kle iyo hargaysa caday thnks

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 Před 3 lety +4

    Dirisle reaction kiisa markaa daawaday soo cararay team waqal salan sare io team dirisle abdi

  • @Rakio618
    @Rakio618 Před 3 lety +3

    Ayyyy hesti adunka one million io ka badan yaa ila sugayah
    Waqal hormar wacan💕😘💉🙏

  • @saamiemoe2511
    @saamiemoe2511 Před 3 lety +1

    RAXMORUUN🥰 Yaraanta hooyaday macan aduunkaan kuujeclhy abayo mcn😭💔😢 allooow cimri dheer,cibaado suupan io caafimaad waara kusiii aaamiiiin
    🕊🕊💙♥️💙♥️
    Intifaacshaay raxmaaay xubigeeenu🥰✊

  • @cabdiraxmanyasin8959
    @cabdiraxmanyasin8959 Před 3 lety +1

    Waaar ninkaaa anshax laga yaaab
    Ma ila aragteena
    Please like dhac kusii

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 Před 3 lety +2

    Waxaa hubaa inuu Anshax
    Director ka yhy 1M inte ka
    gaaresa sugaa Another level
    Alalaas Todobo baxx♥️😊

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 Před 3 lety +2

    Masha allh wadankayga soomalind🇮🇪🇮🇪🇮🇪❤ allow nabada iyo horomarka u siyaadi

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc Před 3 lety +19

    Anshax 2020
    Somaliland
    Jamhuuriayada Barakaysan
    Vote Waddani 2022
    Waqal Forever
    Xidigaha Geeska 💯🙋‍♂️

  • @zuhaipluzioofficial6230
    @zuhaipluzioofficial6230 Před 3 lety +2

    Keep going

  • @hazaamofficial
    @hazaamofficial Před 3 lety +25

    Codkii anshax oo lagu daray farsamadii waqal studio waxbaa kadhacay 1 week 1Million views 🤭

  • @z012y
    @z012y Před 3 lety +3

    *Waqalka duula* 👏👏

  • @amranabdullahi8361
    @amranabdullahi8361 Před 3 lety +1

    Anshaxooow naga waal wlle dhan walba naga noga so qabo hesehu✋🥰🥰🥰😂👍

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 3 lety +2

    Odeygu horta saraawiisha gaaban miyuu ka helaa. Halkaa uun inaga bedel inta kale waa ok🤗

  • @apdizalaanlyricz8279
    @apdizalaanlyricz8279 Před 3 lety +7

    𝚆𝚕𝚕 𝚜𝚒𝚍𝚊𝚢𝚍𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚍 𝚗𝚊𝚋𝚒𝚐𝚊 𝚓𝚒𝚌𝚎𝚜𝚑𝚊𝚢
    𝚕𝚒𝚔𝚎 𝚜𝚞𝚋𝚜𝚌𝚛𝚎𝚋𝚎

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 Před 3 lety

      Waan kuu saare wll qofki 151aad noqday adna waxaan rajeynaa inaad ii saari doontit

  • @RJ22536
    @RJ22536 Před 3 lety +3

    Ishacaa suldna Anshax
    An kula kaftme dharka saladinta so jumleyso 🤣🤣🤣♨️💯💯
    Voice 100%
    Song 100%
    Edition 100%
    💯💯💯💯💯🔥❤🔥

  • @zakariaabdulkadir2808
    @zakariaabdulkadir2808 Před 3 lety +1

    Aqyarta erayadaan waa wyn maba lafahmikaro inta ey ku adagyahiin fahan aniga cml like dhac dhac 👨‍💼👨‍💼

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 Před 3 lety +7

    Waqal studio video yashadiina sida aad u sameyneysaan baa Ka hely wax kle tihn keep going waqal studio one love❣️

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 3 lety +6

    Anshax keep Going Fannan mnta anaa first ahe😍
    Igu Tix galiya Bal ugu horraynta

  • @salmajama9505
    @salmajama9505 Před 3 lety +6

    Inaan taageere u ahay anshax waxa cadaynaysa inaan aniga ugu horeeyay wax heesta dawada🤣

  • @apdrahmanqanciye2003
    @apdrahmanqanciye2003 Před 3 lety +2

    WaqaL inay hal million gareyso inta Og anshaxne Tagersan Like🥰🔥

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 Před 3 lety +27

    Hargeisa woow 🥰🥰🥰

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 Před 3 lety +4

    Wewe Rug cadaagi soo rogaal celi
    Anzhax Cod lebis style laguma gadhayo wlhi
    Hargeisa hormarkeda Half lodan💚💬❤

  • @user-ic3ts2fo8f
    @user-ic3ts2fo8f Před 3 lety

    waan ka helay Sida heesta iyo Kooxda iskula hayaan Cod iyo ciyaartuba waa heer Sare 👏👏👏👏😊❤️

  • @osmanmedia9804
    @osmanmedia9804 Před 3 lety +3

    Anshax dharka dhaqanka ku wnagsanyahy uu
    Ya ila arka

  • @mabsuudahmed8390
    @mabsuudahmed8390 Před 3 lety +3

    Boqorka fanka hargeisa keep going c/risaaq anshax 😍😍

  • @gelaato7960
    @gelaato7960 Před 3 lety +3

    Cabdirisaq anshax wuxu mudanyahay bilada sanadka ee yaagu raacsan....
    Raxmay nuurku Alaalku wuu is gaadhay
    Like ii saar❤❤ #ANSHAX_TIME_TUBE

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +33

    Abdirisaq Anshah wan ku wataaA 😍
    Waqal.Z.land .Bos wayn Ayad Ka Ciyartan .Bilicda .Somaliland Ayad so Bandhigtan 💚🗯❤

  • @qofkujeceladoojecel5373

    Waa fanan heesi kara oo dhaasi kara aya ina xiga walee like ta ku qabta hadad ku haysatan heesta iyo dhaaskaba

  • @laylacali9447
    @laylacali9447 Před rokem +2

    Heestaan xasuus wayn ayy qalbigayga ku ledahy glb khamiis ah 17/3/2022 mailaawi doono inta cimrigayaga ka dhiman wxay aheed glbta aan wayy wxa noloshayda iigu qaalisanaay 😭

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 Před 3 lety +1

    Xidiga Qarniga hogaaminaya Heesaha micnaha iyo dareenka dhabta ah gudbinaya, Dhaqankiina kama madhna Anshax fanaan Legend ah.

  • @somaliweynwalashod1271
    @somaliweynwalashod1271 Před 3 lety +1

    Anshax waisbadashay markad gursatey congrats Edabsan abaayo❣️

  • @mariyaxasan1980
    @mariyaxasan1980 Před 3 lety +4

    Hadda rasuulka jicyshy kusali scw scw scw

  • @jantefilms5056
    @jantefilms5056 Před 3 lety +3

    Ninkaan caadi maaha wlhy boqol Milyan, i support him.

  • @ahmeddinisomali9582
    @ahmeddinisomali9582 Před 3 lety

    Anshax yare 😇💯🤍🤗 ..in ta dirisle raigshal kiisa sugaysa love saar

  • @faraxj5329
    @faraxj5329 Před 3 lety +1

    Wax kale anshax qof u dhigma fanka kuma jiro

  • @ilhaanfani9849
    @ilhaanfani9849 Před 3 lety +1

    mashalaha wllkay abdirisaq anshax iyo koxdeydii anshax acdamy horumar wacan

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed2932 Před 3 lety +3

    Qofkii kowaad ahay ee heestan arkaa ahay waxaan idinka codsanay inaad nabi muxamed scw igula salidaan

  • @AhmedShireGutale
    @AhmedShireGutale Před 3 lety +19

    Wll Kusaliya xabiibkeena Suuban SCW SCW ❤❤❤❤

  • @xakiinbuna6691
    @xakiinbuna6691 Před 3 lety +3

    Nin Wax soo Saar Leh❤

  • @roodoruuraa8976
    @roodoruuraa8976 Před 3 lety

    Wlhi mlb waaye heesahgu lkn tn iyo wxn aad u jclhy ragna waa jabkiisiyee jirabka ugu sii darn😍😍

  • @nimcaanmohamoud9167
    @nimcaanmohamoud9167 Před 3 lety

    Waqal aad baa ugu mahadsantahay danbiga kalakacsan aad noo so gudbaysay . Keep going anshax

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 Před 3 lety

    Maasha allah wixii nool baa ku noolaayaa single nimo markaad ka baxdid quruxdaasaad yeelan wllhy waa naaxay anshax Edebsaneey waad ka shaqeeysay alleh haysku kiin barakeeyo♥️❤️lkn fankii waa laga tashadee ka tasho brother😖

  • @mohamedhussein2648
    @mohamedhussein2648 Před 3 lety +2

    Maalinka Cabdirizak Anshax good work bro

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 Před 3 lety +7

    #30 minute #8.2k views anther level #waqalka duula

  • @ayanbarre9696
    @ayanbarre9696 Před 3 lety +3

    Never seen never heard aya meesha kadhacday... Amazing beats, video, dance, lyrics. Walahi amazing... Awesomeness

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed Před 3 lety +22

    Muuqaalka dhaantada waxa lagu duubay Imperial Hotel Hargeysa inta aragtay farta taaga,

  • @hazzanqabyatire942
    @hazzanqabyatire942 Před 3 lety +1

    Mnsha allh anshax fanan tagero buxda uhayo nolow abdikaa adi xaaskaga

  • @sakariyesanyare6173
    @sakariyesanyare6173 Před 3 lety +9

    Inta coment akhris u soo gashoo
    Ku saliye xabiibkeena SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedcaliweyrax2480
    @axmedcaliweyrax2480 Před 3 lety +2

    FANAANKA GAYIGA ANSHAX KEEP GOING PRO
    HEESTA WAAD NAGU DHEERAYSAY

  • @dahirdejiyeofficiall4353
    @dahirdejiyeofficiall4353 Před 3 lety +1

    Nabadoonka Fananinta Anshax 👏

  • @zulthanbiiga5163
    @zulthanbiiga5163 Před 3 lety +1

    Nio first ahay ee 10 like ii gaadhsiiya

  • @spanishleader1097
    @spanishleader1097 Před 3 lety +1

    Wlhi blhi ninka kaliya aan fanka manta kaa tagero abdiriscak anshax hore u soco lakiin kofiyada iga badal ninyhow

  • @lamaarag7581
    @lamaarag7581 Před 3 lety +1

    Wooow iam no one waqal layaab layaab🎖🏆🏅🎇🌹