Xil.Faarax Macallin''Kenya Wixii Kadhacay Afgambi Buu Ahaa Waxaa Sameeyay Md Kuxigeenka''

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024
  • This video is about Xil.Faarax Macallin''Kenya Wixii Kadhacay Afgambi Buu Ahaa Waxaa Sameeyay Md Kuxigeenka''

Komentáře • 74

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před 25 dny +10

    Asc Mashaallaah faarax macalin il xun kuma aragto amiin amiin geesi geesi dhalay cadowga allaah kaa qabto amiin amiin ❤❤❤

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 Před 21 dnem +1

      He will be arrested soon!!! He is a war Lord who started a war in lascanod!

  • @2daysago_
    @2daysago_ Před 25 dny +7

    Farah ilaahi cimri dheer iyo cibaado suuban hasiiyo....waa halyey somaali jecel.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před 24 dny +5

    Codsigayga gaarsii faarax macolin wadankeena somalia badbaado yuu rabaa kaalay xukun Allah hanoosoo celiyey madaxweyne farmaajo

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase Před 23 dny +2

    Farah Muslim a brave leader, you are well informed , Educate the rest.

  • @Jigjiga-Tribune
    @Jigjiga-Tribune Před 25 dny +6

    Somalida marki wiil isaga okale hantidiisa boobeya wa iinuu isks celiya. Waan qadanay.🙏🙏🙏

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 23 dny +5

    Waa siyaasi qabiili ah cunsuri ah basaas ah darood siiba cagdheer ah.

    • @Islam247-d34
      @Islam247-d34 Před 22 dny +1

      Waxaatahay intention raadis 😂😂😂

    • @ZeinabSalah-rd2kn
      @ZeinabSalah-rd2kn Před 19 dny

      Waadcilantahy eeladhimo cilkaga farax wahalyey soomaliyeed

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg Před 23 dny +2

    Waxaan kufarxay inlaga eryey Siyaasadii Faarax macalin waa guul waayo maaha in uqalma siyaasad

    • @siyatahmed21
      @siyatahmed21 Před 23 dny +2

      Mxa laga erye farax dad aya sodorte

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 25 dny +5

    Uhuru kenyati þaa qasaya dalka si loo tuuro ruto si uu u soo laabto uhuru..

  • @mohamedali1283
    @mohamedali1283 Před 24 dny +2

    Waaw simba farah malim guuleyso

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 24 dny +1

    Farah you have done it again !!!! keep struggling bravo !!!!!

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Před 19 dny

    ❤️Farah Ma’alim❤️

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 Před 22 dny

    ManshAllah farax macalin ilxun Kuma fiiriso

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 Před 24 dny +1

    Faraxoow Somali maad madaxweyna i soo sharaxdiid

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 Před 23 dny +1

    Kenya waa dad walaa la heen ah. 100/100

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d Před 24 dny +2

    Faarh macalin odeybatahaye hadalkabadan iskadaa

  • @hajjiayanle
    @hajjiayanle Před 24 dny +1

    Plz sualaha hakadhaxgalin ee siiwacan udhageeso boss

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 24 dny +1

    Faarax macalin jaajuus cagdheer qaxooti qoodha salaax kenya 🇰🇪

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Před 24 dny

      Ignorance destroys a nation.

    • @user-mw8cp9fw2m
      @user-mw8cp9fw2m Před 24 dny +2

      Maseer Aa ku haaya waa muuq muuqataa Farah’ Macalin waa nin ka kaliya oo soomali dhab ah cimrigiisa allah raajiyo

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir Před 23 dny

      ​@@user-mw8cp9fw2m
      Aamiin yaa Rabi

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 23 dny

      ​@@user-mw8cp9fw2mka maanta farah moalim kenya 🇰🇪 waa aragtay munaafaq ciilqabe qabiileyste ah waana laga qaban doonaa ummadda dilaaga qarsoon SILENT KILLER

  • @DeeqaCiise-gi7vl
    @DeeqaCiise-gi7vl Před 24 dny

    ❤❤❤❤

  • @mahamedarten1700
    @mahamedarten1700 Před 24 dny +1

    Waxaa jira fikrad ay aaminsan yihiin dhor qoomiyad sida kikuyadya iyo jalwada oo ah dalka kenya inay iyada leeyihin, taasina xaqiida maaha oo iygaa wadanka Marti ku ah oo ingirisku keeneya jalwada waxaa laga keeney sudun waana jalwada oo south sudan bay kasoo jeedaan kikuyadan bartamah Africa lakin xaqiiq uma hayo maysay ka yimaaden ama laga keeney laakin mid ogaada , qoomiyadaha kenya ku nool dalkan kenya dad ahaan wxaa u dhashey waa Masai da . kalijinka ama landhi ,. iyo somalida oo leh gobolka ugu weyn kenya marka fikradihii qaldanaa ay abuuren gumeysigii ingriska iyo qoomiyada uu u dhiibey xukunka ee kikuyada ayaa ku saleys need in somalida ladhaco ladilo laxasuuqo quuqdooda la xaqiro , marka soomaliyey kenya anagaa ka xigna kikuyo xaqiiqda dhabta ah waayo anagu soomali ahaan waxaan la mid nahay Masai da iyo kalajinta oo dalka logo yimi balse dadka yimi ama lakeeney waa kikuyada iyo jalwada iyo ku sooraaca marka kiluyo anagaa uga xaqle kenya sida masayda waayo dhulkey dagan yihiin kikuyadu waxay ka xoogeen Masai iyagoo garab ka helaya gumeysigii ingriska

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 22 dny

    faarax qaanfuur ha xidho dilna ha lagu xukumo

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před 21 dnem

    waxaan idin leeyahay ganacsatada iyo xukumada Somali dhista gaarisa wajeer waqooyi bari dhulkiina idinkaa degan cid idima dhici karta kuukuuyo

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 22 dny

    Waxaa hantida lagu ilaalin karaa,waain ay sameystaa Security ay ganacsatada leeyihiin oo hubeysan.

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 18 dny

    Ha noogu yeedhin dhul aanaan lahayn Somaliland baanu haysanaaye.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 24 dny +1

    Nuradin xaaji madaxa sirdoonka kenya waa inuu casilaa maxkamad la soo saaraa

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir Před 23 dny

      😂😂😂😂😂😂
      Ma Adigaa Casili Kursiga Raga Uu ku Matalo Diyaar bay u yihiin in ay Difaacaan😂😂😂😂

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 23 dny

      ​@@FaisalAbdinasirfarah moalim silent killer

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 Před 23 dny +1

    Farah soomali kuu baahan 😢

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 24 dny +1

    Somalinimada ku soonoqo oo iska celi kuukuuyada dameer hadlaya 1:02

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 19 dny

    odaygani habaroorto badhidiisa waayn hawalalqo edeb dardiisana wa helayaa meeryso shaydan yahow

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 18 dny

    Kani siyaasi maaha kkk.

  • @kimu24june
    @kimu24june Před 24 dny

    Politics is rough game

  • @kuukayadesh88
    @kuukayadesh88 Před 22 dny

    Hadii gacan bir ah wax lagubedeli meeshi lagaso doortay wax hakabedelo kenyanka waa dad xor ah warkooda shaqeeyni

  • @ReerJSL
    @ReerJSL Před 20 dny

    #ArrestFarahMaalim

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 Před 23 dny

    Somaliyey madaxeeyne ruto qof nooga fiican xiligaan ma jirto

  • @Islam247-d34
    @Islam247-d34 Před 22 dny

    Cansguuraha 3 years aya lagubixin kara balse madaxda aya cunta

  • @abdirashidmohammed3882

    Kan siyaasi maaha waa faloop😅

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před 20 dny

    Doqonki ugaadeen ahaa doola laga qaadye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 Před 24 dny

    Waryaa hafslka haka dhexgalin farax inta usoo gabagabsynayo adigu suaal weydii dabeetana dhagayso odeyga ciyaalka yu tubka mawareysanaysid

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 23 dny

    Bilaayaa idiin timaadan ee taayiro u sameeyaa😂😂😂😂

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 24 dny +1

    Faarax qabyaaladiiste, Tuug saqiiray.baad tahay.

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 24 dny

    Sax

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Před 22 dny

    Viva somaliland

  • @YussufUlaa
    @YussufUlaa Před 24 dny

    gen z waay ku maqlaayiin ee ka carar nairobi

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir Před 23 dny

      Jareer iyadaa Carari Jareer Iyo Nin Somali ah oo Geelay ah Oo Beeraleey Caysatay lama sheegin😂😂😂

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 23 dny

      ​@@FaisalAbdinasircagdheer qaxooti IFO IYO dhadhaab ma waxaad is mooday kenya 🇰🇪 waar sidii afweyne xabada loogaga saaray somalia ayaa kenya xabad lagaga soo saari cagdheer cawaan

    • @warsamet7290
      @warsamet7290 Před 22 dny

      @@mcnncm1318iidoorku meel kasta cuqdad bay la taagan yihiin meelkastana Laangaab bay ka yihiin 😂.

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 Před 24 dny

    Waryaa maxaad u horboodaysaa xildhibssnks waad fududahay dhagayso

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Před 25 dny

    Kkkkkkkkk

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 23 dny +1

    Beenaale munaafaq Farah moalim silent killer

  • @abdimohamed8640
    @abdimohamed8640 Před 23 dny

    Beenlow

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg

    Waxa uuku fikiraayey sidii uu ubaabiinlahaa somaliland nooni isudaageeda taasina waa xaasinimo

    • @axmedwali4010
      @axmedwali4010 Před 21 dnem

      Somaalilan lagamahadlaayo axmaqoow

    • @axmedwali4010
      @axmedwali4010 Před 21 dnem

      Soomaliland kuwaalatay eee wax akhri oowaxbaro I mean history

    • @axmedwali4010
      @axmedwali4010 Před 21 dnem

      Maskaxdaada iyo dhaqaalahaada dhis

  • @Adamscartel
    @Adamscartel Před 22 dny

    They are now out all the cabinets 😅😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 19 dny

    bal eega sowki laaha kenaya ayaan ahay marki bada la isku haysta y mnaa manta ayaad somali noqtay jubaa maxa kaa galy

  • @hashim9764
    @hashim9764 Před 23 dny

    This the most stupidest politician in Kenya.

  • @Rumi-lh8uu
    @Rumi-lh8uu Před 23 dny

    We og nyamaza unaamsha watu wasomali wapate tabu u are talking to much

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 Před 24 dny +2

    Jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya waxba lagama qoraayo ileeyn waa Jaajuusta la adeegsado😂

  • @Jigjiga-Tribune
    @Jigjiga-Tribune Před 25 dny +1

    Somalida marki wiil isaga okale hantidiisa boobeya wa iinuu isks celiya. Waan qadanay.🙏🙏🙏

  • @Jigjiga-Tribune
    @Jigjiga-Tribune Před 25 dny +1

    Somalida marki wiil isaga okale hantidiisa boobeya wa iinuu isks celiya. Waan qadanay.🙏🙏🙏