Jawaabtii uu Ka Bixiyay Sh Maxamed M.Abshir Been Abuurkii Laga Sameeyay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 480

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 Před 4 lety +53

    Sheekh maxamed Allah ha xiftiyo aduun iyo akhiro amiin walhi waa sheekh aan wax badan ka faiidaystay ilahow ajarkasii amiin 🤲🤲♥️💯♥️

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 Před 4 lety +30

    Shiikh maxamed allaha noo xifdiyo adduuun iyo aakhiro Amiiin ilxun ku aragto cadaw gaaga cagta hoosteed allaha galiyo shiikh Amiiin

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 Před 3 lety +1

      Allow naga badbadi wax An kuradino ben iyo bagbarado Sh maxamado illahay Hakasiyo Ajar iyo Xasanad An lasokobi latin Adun iyo AQiraba Anagana Allaha naga dhigo kuwii kafa ideysta Amin yaa Rabi

    • @kefnur7004
      @kefnur7004 Před 3 lety

      @@wasaim5143 ⁰⁰

  • @abdirahmanali5545
    @abdirahmanali5545 Před 4 lety +67

    Sheeqaan waxuu I xasuusiyaa sheeq boqolsoon raximahu laah. Sheeqaan alle darti Ayaan u jeclahey. Xafidaka laah fidunya wal aakhirah.

    • @faaizahussein6395
      @faaizahussein6395 Před 3 lety +1

      Been abuurka dameer calsow ka hor culumada been loowyahaw

    • @fay6834
      @fay6834 Před 3 lety

      Maasha Allaah
      Amba sidoo kale yaan U jeclahay boowe

  • @umuabdirahmanfarah8472
    @umuabdirahmanfarah8472 Před 4 lety +83

    Allah dartii ayaan u jeclahay shekh maxamed maclin abshir waana ku xiranahay beykan missjid assaxabah muxaadaroyin kiisa ima dhafaan wallaha Aad aayaad umahadsanyahiin

    • @habibafarah3338
      @habibafarah3338 Před 4 lety +1

      Masha Allah Allahuma bariik

    • @canabyusufcilmiinasalal2321
      @canabyusufcilmiinasalal2321 Před 4 lety +1

      Maasha allaah illaahow culumadeena nooxifdi

    • @moo6835
      @moo6835 Před 4 lety +1

      Mashaa allaah shiikha allaha barakeeyo

    • @aminacali2408
      @aminacali2408 Před 3 lety +1

      Weeeee2eeweeeeeee2eeeweedw2eeweeweeeeweeeeweeeeeeeeeeweeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee2eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeèèee2eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee2reeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer2r22rrerrre

    • @maryamabubaker1632
      @maryamabubaker1632 Před 3 lety

      @@habibafarah3338the

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 Před 4 lety +24

    Sh mohamed M abshir
    ALLAH ha ku Barakeeyo 👍♥️✅

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Před 4 lety +34

    Kusaliya Nabiga SCW

    • @fatimamuuse8860
      @fatimamuuse8860 Před 3 lety +2

      Subxana alaah dahir calasow culmada dhib buku hayaa alah ayaa ka reebaya isha alaah

    • @deeqoladan407
      @deeqoladan407 Před 3 lety +1

      @@fatimamuuse8860 dhmeer alsooe maxaa kaqaldan bacaaeka

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 Před 4 lety +13

    Masha allaah dacwada shiikhan adbaan u dhagaysta oo u jaclahay shiikh mohamed

  • @umuyahyanaima9405
    @umuyahyanaima9405 Před 4 lety +7

    Mashá Allah
    Wallhi shekh maxamed macalin abshir waxabadan ban kafa idaday wallahi ilahay cimrigaga iyo cafimadka hakubarakeeyo khekhena

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 Před 4 lety +30

    Waa sheekh Qaali nagu ah isaga iyo culimada soomaaliyeed dhamantood
    Ilaahay cadaab haka xifdiyo ilaah dartii ayaan u jecelnahay

    • @sacdiyoaxmad4041
      @sacdiyoaxmad4041 Před 3 lety

      @Peace Lover Wraa Afkaga Huurada Ka Leexi Shiikha Uuuuuuuf 🤧🤧🤧🤧

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 Před 3 lety

      Aaaaaaamiin yaa alaah yaa raxmaan xafidu laah aaakhiro iyo aduun

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 Před 4 lety +9

    ماشاء لله تبارك الرحمن الله يحفظك جزاك الله

  • @farxaanyuusuf4159
    @farxaanyuusuf4159 Před 4 lety +10

    Masha allah sh.maxamed macalin alle ha xifdiya

  • @cabdiqaniabshir8253
    @cabdiqaniabshir8253 Před 4 lety +6

    Masha Allaah Allahu yaxfadaka waracaaka shaykhuna
    Kuwa sheydaanka camalkooda xun u qurxiyey ALLaha umada ka qabto .

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 Před 4 lety +8

    Allaah ha hifdiyo culimadeena dhamaantoodba uu ugu horeeyo sh maxamed

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 Před 2 lety

    Asc , Sheekh Maxamed Macalin Abshir.
    Aniga waxaan ka mid ahay dadka ku xeran dhamaan Culimada Af Soomaalig ku hadla , .
    Horayna sheekha kheyrka uu ummada Soomaaliyeed waan ku xernaa haatana su'aal walbo oo la waydiiiyay jawaabaha quman ee uu ka bixiyay waan ku qanacsanahay.
    Allaha isaga iyo maashaa'iqda kale ee u istaagay inay ummada Soomaaliyeed badbaadiyaan allaha xifdiyo.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @daryeelofficial4445
    @daryeelofficial4445 Před 4 lety +8

    Shiq maxamed illahey dardii baan u jeclahy wlhi illahaw shiiqa noo xafid aamiin aamiin

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před 4 lety +5

    Allaha xafida Sheekh Muxamed iyo dhamaan culimada wanaagsan . Jazakallah kheyrn.

  • @qadarmuqtaar8593
    @qadarmuqtaar8593 Před 4 lety +4

    Ilaahey Haku Barakeeyo Sheikh Maxamed Mcln Abshir Sheikh Aan Codkiisa Iyo Diinkiisaba Aan Jeclahay.❤❤

  • @soomanecadaanchannel624
    @soomanecadaanchannel624 Před 4 lety +14

    Sheikh Allah Yacisak

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 4 lety +7

    Sheekh Maxamed Allow ha xifdiyo aduunka iyo aqiro

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 4 lety +4

    Alle hasoo hanuniyo inti habowsanba 🤲 Alle ha kubarakeyo yaa Sheikh

  • @nuuridriis4803
    @nuuridriis4803 Před 4 lety +2

    Jazakallahu kheyr sh. Maxamed

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před 4 lety +10

    Mansha Allah meeshaa kasii wada ajaran Allah haydin kasiiyo adduun iyo Aaqiro

  • @shugrinuur9791
    @shugrinuur9791 Před 4 lety +5

    Masha Allah allaha ku Xafido sheekh aamiin yaarabi

  • @luulamoalim6671
    @luulamoalim6671 Před 4 lety +3

    Jazakalalaah kheyrn sheeq mohamed

  • @abdulahimohamedcali3300
    @abdulahimohamedcali3300 Před 4 lety +6

    M.a ilxun kuma Aragto
    Shiiq maxamed macalin

  • @ggfff1733
    @ggfff1733 Před 4 lety +6

    Shiikh Allah barakeeyo kuwa culimada caynaya oo wax ka sheega badankood Waa kuwo gaala ama beenaalayaal diin lahayn oo qarsanayaa diin laantaha ah
    Allah naga qabto kuwa xumaanta iyo beenta wada

  • @kahoguled575
    @kahoguled575 Před 4 lety +25

    Mashaa iqda soomaliyeed ee caqiida wanaagsan iyo diintooda dadka u saxaysana allaha noo xifdiyo cadoga diinta kusoo duulayna allaha awoodda ha naga qabto

    • @cabdicasiiscabdulaahifiido6709
      @cabdicasiiscabdulaahifiido6709 Před 4 lety +3

      Aamiin

    • @mohamedabib4117
      @mohamedabib4117 Před 4 lety

      @@cabdicasiiscabdulaahifiido6709 allah ilaaliyo aniga ha na fahansiyo diinta

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Před 4 lety

      @@mohamedabib4117 walaal ka xiriir culimada CZcams kana Videos fara badan oo cilmi diineed ah baa ka buuxa kitaabo faro badan just magaca uunbaad qoreysaa waa ka buuxaan sida KHUD CAQIIDA , ASUULU THALAASA , OO caqiidadaada kuu dhisayso halkaas ka biloow.

    • @maymuunfaysal1471
      @maymuunfaysal1471 Před 4 lety

      Amiin

    • @maankaofficial8588
      @maankaofficial8588 Před 3 lety

      Aamin aamin

  • @maxamedibrahim5790
    @maxamedibrahim5790 Před 4 lety +3

    Jazakallahukhayr sheekhunaa Allah hakuxifdiyo iyo anagaba dhamaanteen

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 Před 4 lety +4

    Masha Allah jizaakum Allahu khayr Culumadena Illahay hadin xafido

  • @faraxguledfaraxguled1715
    @faraxguledfaraxguled1715 Před 4 lety +6

    Masha Allah shiikh maxamed macalin abshir alaha xifdiyo

  • @iqracali3777
    @iqracali3777 Před 4 lety +15

    Sheikh ilaahay haku xafido adun io aakhiraba raxmadi korkaga ha ahaato dadkaan somalida ahi wlhi wa ay halaaben heer waxay taagan yihiin ay culimadii aflagaadeyan oo ay been abuurka samaystaan iyaka oo raadinaya lacag io magac sub xaanalaah .wax uusan raxmanku kaadhigin matihid sheikhuna

  • @maryankaariye562
    @maryankaariye562 Před 4 lety +3

    Allah ha xifdiyo Shiikh Maxamed macalin

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 Před 4 lety +2

    illahay swt dartiis ayaan ujclhy sh mahamed macalin abshir waana ku xiranahay illahay swt jasa igiisa janatul fardows haa ka dhigo

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před 4 lety +5

    جزاك الله خير شيخ

  • @Ahmed-pw4wd
    @Ahmed-pw4wd Před 3 lety +1

    Sheekha Allaha ka xifdiyo inta xun xun iyo dhamaan inta cadowga ku ah dadkeena iyo deegaankeena. Aaamin

  • @niemamohamud8961
    @niemamohamud8961 Před 4 lety +7

    Manshallah tabarakallah sheekh Allah hakuxifdiyo kuwa been abuurka iyo xumaanta kaafaafiyayna rabbi calaama haka ifiyo

  • @hasan7618
    @hasan7618 Před 3 lety +4

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 Před 3 lety +1

    Aaamiiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 4 lety +4

    Masha Allah sheikeyna Allah haku xafido

  • @umuabdirahmanfarah8472
    @umuabdirahmanfarah8472 Před 4 lety +5

    Manshaa Allah shekhanaa Alla ha barkeeyo wax badan ayaa umada uhayso

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety +3

    Sheekh0w illaahow ku xafido.aamiin ya rabi

  • @saafiyusuf2336
    @saafiyusuf2336 Před 3 lety +2

    Sheekh allah ku barakeeyo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 4 lety +4

    𝐒𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐦𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐲𝐚𝐟𝐢𝐢 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐝 𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐭𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐰𝐚𝐟𝐚𝐣𝐢 𝐲𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡🤲

  • @barlinkhalif8853
    @barlinkhalif8853 Před 4 lety +4

    Manshallah sheik maxamed maclin abshir allah haku xafido aduun iyo aqiro. Sheik waxabadan aan ka faaiday muxadaroyinkiis

  • @zaamlp590
    @zaamlp590 Před 3 lety +3

    Masha allah sheekh allah ha ku xifdiyo

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 4 lety +13

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك.
    Ilahay ha ku Xifdiyo Shaqo wayn ayaad Umada u haysaa Ilaahay Ajar iyo Xasanaad ha idinka siiyo, lkn Dadbaa intaa ka Xun Kuwaas oo shisheeye Dabada kawada leh, lkn yaan loo joojin, anigu Burco ayaan ka soo jeedaa hadana waxaan aad ugu faraxsanahay wax kasta oo u soo biira walaahayga Somaalida iyo Islaama.

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 Před 4 lety +1

    Scw scw scw jizakalahu kheeyr sheekh m.m.abshir

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Před 4 lety +2

    Masha Allah, Allaha kubarakeeyo sheikh

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 Před 4 lety +3

    MashaAllah Allah hakuxifdiyo fidunya wal aqira sheikhuna iyo adiga sh Hussein

  • @munaaxmed626
    @munaaxmed626 Před 4 lety +4

    جزاك الله خيرا ياشيخ

  • @farhaanmohammed4863
    @farhaanmohammed4863 Před 4 lety +3

    Masha allah Allah haku barkeeyo sheekh

  • @utcvcv6896
    @utcvcv6896 Před 3 lety +2

    Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit Před 4 lety +17

    حفظك الله ورعاك وعظم أجرك.
    Waxba yaan laga baqin niiqniiqlayaasha. Waligood ha buuqaan, tawxiidku intaas kuma joogsado. Bomb baa celin la' aasaad cunug digir kasoo dhargay oo sidiisaba u afxun warkii inaad ku celisaan rabtaan.
    Qofkii لا إله الا الله محمد رسول الله dhahaa waa walaalkaya lkn kii Rabbi subxaanah qeyrkii inuu uyeedho ku daraa waa mushrik laguna daba tukan maayo, hadaad ku daba tukato inayna awalba salaadu qiimo kuugu fadhiyin baa iska cad. Waxba yaan laga leexleexan. Dadka ma gaaleysiino lkn ninkii Rabbi subxaanah iyo suubanuhu صلى الله عليه وسلم takfiiriyaan waanu takfiirin dhaha. Sidaas baa xaqq ah oo waliba quruxbadan.

    • @nuredinfaarah7342
      @nuredinfaarah7342 Před 2 lety

      Sheekh maxed allaah ha ku xafido adiga iyo culimada kaleba iyo islaamkaba

  • @fatumomahamuud3725
    @fatumomahamuud3725 Před 4 lety +3

    Mansha alah A-laha xifdifo sheekh Macalin Abshir iyo sheekh daacishowba

  • @mohamedmuse8397
    @mohamedmuse8397 Před 4 lety +4

    Masha Allah

  • @marianali6233
    @marianali6233 Před 4 lety +5

    Masha allha shekha social media aankubartay muxaadarooyinkisa aad an ujeclay allha xifdiyo shekha

  • @xaliimocabdi2928
    @xaliimocabdi2928 Před 4 lety +6

    mashaAllah Alle haku barakeeyo aakhara iyo Aduunkaba

  • @fadumobencema5038
    @fadumobencema5038 Před 3 lety +1

    Asc shiiq wa digagga wan dhagaysta allaha kuxifdiyo ajar iyo xasan allaha kuSiiyo

  • @user-hi8ii9tp2z
    @user-hi8ii9tp2z Před 4 lety +4

    جزاكم الله خيرا وبارك في شيخنا الفاضل.

  • @asliahmed4238
    @asliahmed4238 Před 4 lety +3

    Shiikhu waa ducaysan yahay Alow ku xifdi, Allaahu Mabaarik ❣❣❣

  • @fardowsoukun1038
    @fardowsoukun1038 Před 3 lety

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi

  • @munaali2388
    @munaali2388 Před 4 lety +4

    Mashaa allah sheikh maxamed allah barakeeyo aduun iyo aaqiro

  • @timacade9471
    @timacade9471 Před 3 lety

    Allha xafido sh maxamed macalin abshir

  • @aminsali575
    @aminsali575 Před 3 lety +1

    ManshaAllah Allah ha ku xafido shekh Maxamed wa shekh aad uqaayo badan Allah ha dayo

  • @umusuldaan5672
    @umusuldaan5672 Před 3 lety

    Aamiin Aamiin Allha ha xafiido Aderkay

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 Před 2 lety

    Illahay Dartiis baan ku jeclahay sheekhoow jazakallah shekh

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 Před 4 lety +2

    Masha Allah sheikh jazakalah kheyr.

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Před 4 lety +2

    Mashaa allaah Sheikh Mohamed Macalin Abshir allaha ku barakeeyo allaha ku karaameeyo allaha kaaqabto cadowga Faraha badan oo kasoo Horjeeda Diinteena iyo Islaamnimadeena waayo Gaalo ayaa kubixinayso juhdi badan si ay ugaalaysiiso umadaha islaamka ah lkn aan aqoonta ulahayn islaamnimadooda oo uhaysta ilaamnimadii dhaqan ahayn walahi waaloo baahnaa Culumo badan oo kahanaqaada Dalkeena Somalia Guud ahaan sida sheikhuba sheegay waxay ubadan yihiin Xoolo dhaqato iyo Beeralay marka waa wax wanaagsan indadkaas cilmiga diinta lagaarsiiyo illaahayna waxaan kabaryeynaa inuu umadeena khayrka islaamka iyo diintoodaba hafahamsiiyo aamiin

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 4 lety +4

    Masha allah shiq alle haku xifdiyo

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 Před 4 lety +3

    M.A Sh Mohamed Allah hakuxafido

  • @deqo_ahs5979
    @deqo_ahs5979 Před 4 lety +3

    Allah ha ku haxitiyo fidinyah wa akhirah masha Allah

  • @FatmaAhmed-br2yb
    @FatmaAhmed-br2yb Před 4 lety +3

    Alaah ha idin barakeeyo

  • @amalahmed7927
    @amalahmed7927 Před 4 lety +5

    Sheikhan jecliyaa mashlh❤️❤️

  • @abdihassan3158
    @abdihassan3158 Před 4 lety +2

    Jazaka llahu

  • @shigreelmi2648
    @shigreelmi2648 Před 3 lety +1

    Masha allah allaha barakeyo

  • @fay6834
    @fay6834 Před 3 lety +1

    Illaahay Ha Kaa Ajar Siiyo Sh Maxamed Insha'Allah

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 Před 4 lety +3

    MashaAllah Sheikh Mohammed wajaclenahay wana kukosonahay dahir calasow asaga nolosha gadacay Alla hasohanuniyo

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Před 3 lety +1

    Manshaa Alaah

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 Před 3 lety +2

    Maanshallah allah haydiin barakeeyo

  • @ruqiyoahmed8752
    @ruqiyoahmed8752 Před 3 lety +2

    ما شاء الله شيخنا محمد معلم زاد الله علمك وعملك

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 Před 4 lety +1

    Maansha allah ilaahay ha xifdiyo shiikha

  • @AxmedMaxamed-lj9lf
    @AxmedMaxamed-lj9lf Před 2 měsíci

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před 3 lety +1

    maansha allh maansha allh maansha allh wll rabi haidin barakeeyo dha maan 💞💞💓💔💔💘💚💙❣🤚✋💞💓👍👍

  • @nasraismail6191
    @nasraismail6191 Před 4 lety +3

    Maansha Allah sheikh Alla ha kuxiftiyo aduuniyo aakhiraba

  • @maxamedam9967
    @maxamedam9967 Před 3 lety +2

    Jaza kallah sheekh

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 Před 4 lety +14

    Daaci show ilaahay ha ajarsiiyo sida aad dulmiga uu wado daahir calasow uga hor tagtay oo u soo bandhigtay runtii iyo waxii jiray

  • @abdirisaqabdiqadir6991
    @abdirisaqabdiqadir6991 Před 4 lety +4

    Mansha alaah ilaahey hakudhooro

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Před 4 lety +1

    Mashaa alaah ilaahay ha ku xafido

  • @bellaimaanduriyahimanmaham8753

    maasha allah ilahey ha xifdiyo shiiqa

  • @safisheikh-ali5847
    @safisheikh-ali5847 Před 4 lety +1

    Runtii aad baan ugu riyaaqay sida ilaaheey kalmadii xumeeyd ee la faafiyay waxa uu ilaaheey ku cadeeyay xaqii oo aay ummad badan ilaaheey wax ku fahansiiyay runtii aad baan u qirooday sida ilaaheey xaqa ugu hiilayay. الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 Před 4 lety +1

    Masha allah sh. Maxamed allow ku xafida

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 Před 4 lety +3

    ما شاء الله، جز ا ك الله

  • @alikheyr8846
    @alikheyr8846 Před 4 lety +3

    Masha Allah jazakallah

  • @abdallasaabir712
    @abdallasaabir712 Před 3 lety +1

    Masha Allah jazaka Allah khayran alculumaa

  • @khadijajumcale8737
    @khadijajumcale8737 Před 4 lety +3

    Allaha ajarkeeda idiin siiyo aamiin yaa Rabilcaalamiin 🤲

  • @farhiyomohamud4196
    @farhiyomohamud4196 Před 4 lety +2

    Ameen ya Allah

  • @habonsharif1030
    @habonsharif1030 Před 3 lety +1

    Amiiin yaa rabbilcalamiin

  • @cabdulhiabshir9433
    @cabdulhiabshir9433 Před 4 lety +3

    Mashaa alaah dadka nuurka uushiiqu wado xasdaya wakuwa quraafadka rumaysan horumarka neceb alaha soo hanuuniyo

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 3 lety

    Maashaa alaah alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi

  • @abdirisackmohamed8511
    @abdirisackmohamed8511 Před 3 lety

    Mashaa allah ajir iyo xasanaad alaha idiin siyaadiyo shiiqa iyo shaqsiga soo dhigey