Qaybtii 3aad Dharmagaalo Waa Laxidhaye Dhal Magaalo Lama NoqdoJilidii Murqaan Maroojiye iyo Mudhxiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 01. 2018
  • Watch this
    Riwayadii Tahriibta
    adf.ly/1oA8lE
    Riwaayadii Rafeertada
    quainator.com/5sI3
    Riwaayadii Beeni Raad Maleh
    Hees uu Badalay Deeq Maroojiye
    quainator.com/5sbb
    si aad ula socoto aflaamo cusub subscribe dheh
    For more Info
    Tell +252634308432
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 1,2K

  • @wiilbari5128
    @wiilbari5128 Před 6 lety +17

    Wixi rer burco jecel halkaN like zar❤👏

  • @abdiazezahmed1495
    @abdiazezahmed1495 Před 5 lety +21

    Kusali nabigeesuubana kusaliya scw

  • @mustafesanburo1695
    @mustafesanburo1695 Před 6 lety +448

    Wiilkan reer miyiga si fcn buu u jilaaa Intii murqaan marooje jecel like ii saaara kkkk

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 Před 6 lety +187

    Waa riwayad qosol badan lkn manta asxbta waxan iliin leyahay bal like ku qabta aan eego like tu way tartee kkkkkkkk

  • @somaliastar6007
    @somaliastar6007 Před 6 lety +143

    Reer muqdisho aan ahay wlhi ruwaayada si fcn u jisheen reer somaliland Allah nii xafido hormar wacan nii rajeynayaa guuleysta wlgiin walaalaheyga👌👌

  • @moe4175
    @moe4175 Před 6 lety +278

    Yaa isagoo daawanaya commentiga akhrinaya Farta taag☝️☝️☝️

  • @sir_faatix
    @sir_faatix Před 6 lety +14

    Yaad huruufi hhhhh kaapa qaadi mayne naga tag😂😂Like igu qapta inta iga dampysa

  • @mumtasfaarah2260
    @mumtasfaarah2260 Před 5 lety +9

    He said "sagaal carusadood qaad wakaase" those two been my fav❤

  • @nimcaanhilaac6429
    @nimcaanhilaac6429 Před 6 lety +244

    Somalilanders MeeYe dee Likta Reer BurcoY...💪💪

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 Před 6 lety +131

    Inta reer burco taageerta farta taaaga viva zomaliland

  • @ahmedomar3936
    @ahmedomar3936 Před 6 lety +22

    😂😂😂😂🤣riwaayadooda nimankaana waxaan ku jecladay earyaga hush ya ila arkay 😅

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 Před 6 lety +86

    Naaayahe maxa ku helay maxad isla bakhtiinaysa😂😂😂😂 inta ka heshay liketa hayla dhaafine qawananta ku maydhe😂😂😂

  • @maxamedyare7000
    @maxamedyare7000 Před 2 lety +11

    Ma daladaan haystaa anigiiba qiiqayee😂😂 wllhi daacad u qoslay😂 keep going wllaladay

  • @najdhamud8769
    @najdhamud8769 Před 6 lety +41

    So photographer kii matihid mayee maxamuud baa layidhaaa hhhhhhhhhhh GRC😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 6 lety +116

    Hhhh wxy ninkan wayn ee gbdha ka gaabani waar bal kaaa fuul kulaha inta tageerta deeq maroojiye like igu qabta

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 Před 6 lety +9

    Ruwaayada Caadi uma daawan
    Lkn qoftaan go'a cad
    Qeybata camerada 😂
    wiilka reer miyiga ah jilayo
    Waa talent qoftaas
    Waanu codsan doonaa
    Hadaan bahda DEEYOON

  • @zakiofficial2814
    @zakiofficial2814 Před 6 lety +6

    Ninkaas murqaan maroojiye aniga oo xataa daawan ayuu Iga qosliya Thnks abdirahman c-boy

  • @aamiinhajji2417
    @aamiinhajji2417 Před 6 lety +36

    Ku lahaa ilahaa ka biyaad ledahay finanKa like i zaara. Umatu nabi maxamet

  • @suhaybmaxamed602
    @suhaybmaxamed602 Před 6 lety +12

    Waa ruwaayad dhaqaaqa runtii thanks for jilayaasha

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 Před 6 lety +11

    Allaahu Akbar
    Sidaan u qoslayey madaxiiba i xanuunay 😂😂😂

  • @boqoradasomalilan6997
    @boqoradasomalilan6997 Před 6 lety +19

    sanqudhan haaya maa kaagiba mise waa kiisi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khalloweeye
    @khalloweeye Před 6 lety +63

    qasab like iigu saar waarye/naaye
    aar waan iska hadlayaye isdaji😂
    waan ku salamay💞🖐

    • @drmaansammohamed450
      @drmaansammohamed450 Před 6 lety +3

      Somaliland Dhalada kkkkkk kugu hysta dhala somlilndr

    • @khalloweeye
      @khalloweeye Před 6 lety +2

      ibtisaam godhe 😂😂😂😂
      mxa dhacay??😂

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety +1

      +Somaliland Dhalada hhmm

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 Před 6 lety +1

      Somaliland Dhalada war waniga ku saray de ka si da hadaba

    • @khalloweeye
      @khalloweeye Před 6 lety +1

      Hodan Ciise Xgd ii eryaysa indr😂

  • @amiram132
    @amiram132 Před 6 lety +18

    war ninkaan weyn ee gabadha ka gaban😂😂😂
    i’m dying 😵

  • @faysaldidattico8770
    @faysaldidattico8770 Před 6 lety +49

    Idinko hadlaya kulaha 😂😂😂 waar yaa ku yidhi naga qaad 😂 haha hoy hhhhhh reer burco funy 😂😂

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 Před 6 lety +16

    walahay wa qosol midhan kan reer miyiga matalaya ba ug xaraba badan

  • @mohamedadan2015
    @mohamedadan2015 Před 6 lety +7

    Hhhh maroojiye ka helaaa cidii igu raacsan like isaara

  • @yusufhussein2935
    @yusufhussein2935 Před 6 lety +10

    Abdirahman C-boy aad ayd umhdsanthy mudo ayn sugayey part 3 shaqo wcn ayd inhysaaye alle haku sharfo Ragn jilysha ah gcn ayn utgy tagyeero no 1

  • @shahid_hamza
    @shahid_hamza Před 4 lety +6

    Codka maxaa ku dhacay ii shaqeem maayo maqalku riwaayada
    Yaa ila midaa like isaar

  • @mustafadhaanto8240
    @mustafadhaanto8240 Před 6 lety +19

    From ddsi burco wan niaaaminsanahy dad qalbi furan shaxshax ah

  • @hodanzyl6974
    @hodanzyl6974 Před 6 lety +3

    Hhhhhhhhh wali maaan dawan video lkn halksan Ka arkaa waaa furuuq beerka igu casada waliba kaaa dheeer Horo usocda dadkayga
    Reer Somaliland hadad tahay like hayla dhafin

  • @cawildirir2131
    @cawildirir2131 Před 5 lety +1

    Wiilkan yare reer badiyaa ahi walahay waa rageedii hadaad ka heshay like hayla dhaafin

  • @hadiyahadiya2518
    @hadiyahadiya2518 Před 6 lety +6

    Jecliyaah reermiyigah 💋💋💋💖💖💖 intah ila jcl like ✌

  • @liibanhalacofficial9599
    @liibanhalacofficial9599 Před 6 lety +9

    Wooow waa keeneen zhptii

  • @abdulrasakabdulkadir6377
    @abdulrasakabdulkadir6377 Před 4 lety +4

    Keep going my brothers and sisters

  • @najmaaddanih8330
    @najmaaddanih8330 Před 6 lety +14

    Hhhh kawarn ilahyban kugu dharye kulaha inta iga danbysa like😂😂

  • @nagguumabdle9192
    @nagguumabdle9192 Před 6 lety +6

    Lbadan wlhi dcd iga qosliyan❤️😻

  • @sadaamaademmahamed1847
    @sadaamaademmahamed1847 Před 6 lety +3

    Aar ilaaheyba idinkudhaarshe yaa kalmadan igula qosley
    Anigh bacda u qabtey kulahaa

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv Před 6 lety +122

    BISMILAAAH MAANTA QOFKA 143 AAD AYAAN AHAY WAAR BAL SUBSCRIBE ISUGKAY SOO DAR DARA IYO LIKE BEST RUWAAYAD

  • @aidenyx7568
    @aidenyx7568 Před 6 lety +45

    😂😂😂😂😂😂😂😂 finanka ilahay hakaa biyo waad ledahee kulaha 😂😂😂😂😂😂😂 wll qaybaha kale dhakhso nogu so daa

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 Před 6 lety +8

    Ala beerka naa maxaa isla suuxineesa kulaha dhulka walhi ninkan dheer waan kuheesta aniga cadi maaha ❤️❤️😍👍👍👍👌🏻👌🏻

    • @abdinurabdi9178
      @abdinurabdi9178 Před 6 lety

      Nim 12 Gabar xalal don ah Aniga igu qabso Noh abaayo kaaas Waa kaa FOG yaheeeeeee

  • @milinermilaan570
    @milinermilaan570 Před 6 lety +3

    Hadaan ku dul miirsade liketa hayla dhaafina

  • @sayidmohamed5550
    @sayidmohamed5550 Před 2 lety +1

    Saad isu eegysan manad arkyn deeq another level 😂

  • @MouktarOmar-ds9en
    @MouktarOmar-ds9en Před 3 měsíci +2

    Isdeded isku egaysin mad is cawryaysin ❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 6 lety +32

    Walaalay inan macamiil noqono ayn doonayaa

  • @mohamedkunle528
    @mohamedkunle528 Před 6 lety +34

    Waxy ninkan wyne gabadha ka gabn 😂😂😂

  • @user-cq8tx6pw9n
    @user-cq8tx6pw9n Před 6 lety +159

    Hhhjhhhh kulaaa ilaahow waa tan qawanaanta ku meedha inta iga danbaysa fadlan likta ha ila dhaafin

  • @ayuubcsamad4780
    @ayuubcsamad4780 Před 3 lety +1

    Bahasha wadnaha ha istaajina kulaa deeq marooje wiil iga qosliyey from puntland

  • @abdirashidahmed5939
    @abdirashidahmed5939 Před 6 lety +4

    Naayaahee maxad farta ucalashan mahilib baad mooday 😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤

  • @husseinhaji7
    @husseinhaji7 Před 6 lety +4

    Naa walaal maxaa Ku helay maxaad isla baqtiinaysaa war like iisaara kan intii uu ka qosliyey

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv Před 6 lety +1

    Wallahi qosolka ayeey iga dhameeyeen horey u socda

  • @hamzeabdirazak8453
    @hamzeabdirazak8453 Před 6 lety +1

    War ninkaa reer miiga ku matala taageeraa kulahaa finanka igabii intii tageertaa like kuqabta

  • @itsmehunter4144
    @itsmehunter4144 Před 6 lety +23

    markaad rida sawireysey😂😂😂😆😆😂👍🏾👍🏾👍🏾✅

  • @bigbangvip747
    @bigbangvip747 Před 6 lety +4

    yayyy wxn yri shidanah full tageroh hno😍❤

  • @user-zn6mw1jq9s
    @user-zn6mw1jq9s Před 6 měsíci

    You are hero good lucky

  • @abshirmohamedabdille3763
    @abshirmohamedabdille3763 Před 2 lety +6

    Yaad Huruufin Hooyadaa Wn Naqaanaa Gabdh Yaroo Sun ba Ahe😂😂

  • @lipanabdi1899
    @lipanabdi1899 Před 6 lety +13

    naflay mayma ahayn si daacada u qoslay 😂😂😂

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 Před 6 lety +10

    Hoo dhgxn oo ku istaaag dhib bdanaa gabadhi hakaa dheeraato😂😂

  • @abdulaahiahmed557
    @abdulaahiahmed557 Před 6 lety +1

    Inta reer burco taageerta Like ta ha iladhaafina hhh

  • @maxammedgoosh4258
    @maxammedgoosh4258 Před 5 lety +1

    murqaan Nin Adag Weeye
    waa Reer Miyi Asal ah
    liketa ha Ila DhFIN wll

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 6 lety +18

    Laa Ilaaha ilalaahu mrsl
    San Uqoslayeyba
    Naftii Igabaxaday😂

  • @katrinaaqueen4502
    @katrinaaqueen4502 Před 6 lety +16

    Waan qoslay ilaa aan matay ee fadlan like isaar

  • @MohamedHassan-rv6yy
    @MohamedHassan-rv6yy Před 6 lety +1

    Waaw great film

  • @khadraali1734
    @khadraali1734 Před 5 lety +9

    Sanqudhaan haya ala beerka 😂😂😂😂😂❤️

  • @zaahiryare5110
    @zaahiryare5110 Před 4 lety +5

    Waa ka raahiyo qofkani sawir naga qaadi maayo😂😂😂😂😂

  • @mustafedhakaar7053
    @mustafedhakaar7053 Před 6 lety +1

    Yaad huruuvi hoyadaa ninkan u qiray ruwaayad like igu qapta intii iga dan payza

  • @adamprodaction5399
    @adamprodaction5399 Před 6 lety +26

    Aabdiraxmaan C-boy noosoogali Qabyaa 4raad

  • @de_game
    @de_game Před 6 lety +42

    Garanwaaga tag ku
    lahaa wlhi wan qoslay😂😂
    mida kale hadii shaadhki ninka
    ka badalen maxay macawistana uga
    badali wayen.😃😃

  • @liibanhalacofficial9599
    @liibanhalacofficial9599 Před 6 lety +18

    Waar like zhpta

  • @sawdaqaasim1878
    @sawdaqaasim1878 Před 2 lety +1

    inta 2022 daawanayza iz muujiya 😂😂😂😂

  • @rabiicrashka9596
    @rabiicrashka9596 Před 6 lety

    Sxb horey usocda riwaayadahana soo badiya

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 Před 6 lety +12

    halka kasi wada dhalinta somaliland

  • @abubakarnimcan4501
    @abubakarnimcan4501 Před 3 lety

    Thanks

  • @kaabestudio375
    @kaabestudio375 Před 6 lety +1

    Waataan qawanaanta Ku maydhaa buuyidhi like isaara azxpay

  • @liibanhalacofficial9599
    @liibanhalacofficial9599 Před 6 lety +28

    Naa ninku ina sugule maaha
    Waaa ina jaamac😂😂😂😂

  • @yusufhussein2935
    @yusufhussein2935 Před 6 lety +9

    Xasuustii patr 2
    Alla ilahee waa in aan ISKALAAJI kaa dhigaa
    HusH

    • @heegomuuqdheer1
      @heegomuuqdheer1 Před 6 lety

      YuSuF Hussein 😂😂😂 isku riwaayad mha 😂😂 riwaayadaasi waa tii timo xiirka

    • @yusufhussein2935
      @yusufhussein2935 Před 6 lety

      HEEGO MUUQDHEER
      Oh walasheyda Deeq hadaan arko waa isku dhex yacaa gebigyguba 😂😂😂waxba kla saari maayo mahdsanid

  • @Halaasi09
    @Halaasi09 Před 6 lety

    Xagee farta u calajisanaysa best waan idinka haya
    Finanka illah kaa bi iya waad ledahay kal iyo laab
    reer burco fantastic hore u socda

  • @hakiimzeych3385
    @hakiimzeych3385 Před 6 lety +1

    San ban haya kuma laho inta iga danbeysa like ha ila dhafina

  • @tusmosugan7016
    @tusmosugan7016 Před 6 lety +8

    Kal iyo lap u qosly wlhi😂😂😂💯

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 Před 6 lety +40

    Yaad huruufi wan naqanaa inan yar o sunbo ah 😂😂😂😂

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan Před 3 lety

    niyow ana waan cusubahay ee like ii saara aniga laftaydu jilaa reer bburco ah ayaan ahaye hhhh

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 Před 6 lety +4

    Hhhhhh walle waa raftay qosol darteed pleese qaybtii afraad ayaan sugayna

  • @daauudmohamed5921
    @daauudmohamed5921 Před 6 lety +20

    wlhi daacadban uqoslay sacad murqaan caadi maaha wlhi 😍 photographyku 15:47 gabadha Ka fuqoo

  • @naimakadar9863
    @naimakadar9863 Před 4 lety

    Wllo hore u soco keep going pro

  • @bindheofficial5362
    @bindheofficial5362 Před 6 lety

    Wlhy waan qoslay sidii dhabta ahayd kulaahaa maad is cawryaysaan kala fuqa murqaan iyo maroojiye liketa

  • @dahirduale3753
    @dahirduale3753 Před 6 lety +24

    Hhhhhhhhhhh wallahi Kal Iyo laah aan uqoslay Reer waqooyiga Caadi maahan

  • @user-mk3fs9pu4x
    @user-mk3fs9pu4x Před 6 lety +5

    Walee kuwani waa qosol

  • @beerlulabigix4344
    @beerlulabigix4344 Před 6 lety

    From puntland wn jclahy riwaydaha reer burco horey uscda dadkyga

  • @ahmetthashi6753
    @ahmetthashi6753 Před 6 lety +2

    Hayaay maantay ugu darnayd San qudhaan hayaa kulaha😂😂😂 kaa dheeri Halkeeduu dhigay wllhi

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi Před 6 lety +7

    San qudhaan hayaaye waa kiinee 😂😂😂
    Ka fuq arooski weli ma dhicine😂😂😂😂😂

  • @liibanhalacofficial9599
    @liibanhalacofficial9599 Před 6 lety +15

    Alla way kul gaadhay

  • @cawildirir2131
    @cawildirir2131 Před 6 lety

    walahay waan qoslay ..si niyada reer burco waa imtixaan
    Hadaad qusoshay like saar

  • @Fagarpodcast
    @Fagarpodcast Před 6 lety +2

    Channel waa soo dhswenayaa Welcome Asxapta Like igu Qabta
    #ReerWaqoooyi #QAWDHAN #Like igu Qabo Asxapta iga dambesa

  • @xumayramohamed3984
    @xumayramohamed3984 Před 5 lety +5

    sankani ma kaagi ba..mise waki gabadha hhhhhhhhhhh 😂😂😂😂

  • @xamseforgas3299
    @xamseforgas3299 Před 6 lety +12

    Waaxay ninkan weynee gabadha ka gaaban 😂 😂 😂
    Hayaay mantaan ugu darnayd san qudhuun hayaa waryaa madoobe 😂😂

    • @neymarjr6695
      @neymarjr6695 Před 6 lety +1

      Xamse Forgas 😂😂😂wlHY anba intaazaan ku qozlay

    • @xamseforgas3299
      @xamseforgas3299 Před 6 lety

      Neymar Jr zxp adiguna gabadh ka dheer ha guursan hadii kale dhagax ayaa lagu soo qadayaa 😂😂😂😂

    • @neymarjr6695
      @neymarjr6695 Před 6 lety

      Xamse Forgas 😂😂wlHy ka Tahay mid ruuga iijoogtaan guurzaN oo iyadu dhagax iikortoH😂😂😂

    • @xamseforgas3299
      @xamseforgas3299 Před 6 lety

      Neymar Jr hhhhhhhh 😂😂😂

    • @amlahassanamla671
      @amlahassanamla671 Před 4 lety

      @@xamseforgas3299 labadinaba anaa Idin aroosaya diyr matihin isooqabta khasatan xamse forgas

  • @nuuraalphi3077
    @nuuraalphi3077 Před 6 lety +1

    Wlhi indhaha icasaday Ninkan reermiiga mumatalaya waninCajiba Wlhi wanqosol oyay Soobadiya Rawayadaha

  • @maxamudabdifatah2816
    @maxamudabdifatah2816 Před 5 lety +1

    Nin waalan maroojiye

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 6 lety +28

    😂😂😂😂😂😂😂hayaay maantay igu darnayd sanqudhaan hayaah war ma kaagiba wakaas madoobe

  • @yuusufalibaanjo6850
    @yuusufalibaanjo6850 Před 6 lety +9

    Yuuzu baanjo wllkaga muzlimka ahFadlan nebiga Ku zali zcw zcw zcw
    Ka dib like subcribe ii zaar⬅tp

  • @AyanahmedQueen
    @AyanahmedQueen Před 6 lety

    Walahi qosol baan ka jifaa