Riwayadii Dhar Magaalo waala Xidhaa Ee Dhal Magaalo Lama Noqdo Jilidi Murqaan Maroojiye iyo Mudhxiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 12. 2017
  • Chanelkan waxaad Ka helaysaa
    dhamaan Madadalooyinka
    Sida Riwayadaha,Gabayada Jacburka ah, Heeso Badalan Iwm
    For more info Tell us 0634308432
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 1,4K

  • @cabdiqaasim1466
    @cabdiqaasim1466 Před rokem +33

    Inta 2023 dawanaysa like sara❤😊

  • @saedismail7089
    @saedismail7089 Před 6 lety +495

    Illaahay ha la xuso سبحان ﷲ والحمد ﷲ ولا اله الی ﷲ واﷲ اكبر nabi gana ha lagu saliyo صلی ﷲ عليه وسلم.

  • @sahanka97
    @sahanka97 Před 5 lety +115

    😂😂😂😂😂
    Sxbyaal fankii saxda ahaa baad la haysaan, kuwa kale badanaa waa cantarabaqash iyo qaab xumo.
    Allah yacizakum

  • @abdiraxiimabdilaahiabdi7254

    inta sugaysa inay 1million gaadho Like saar😃

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 Před 5 lety +185

    INTA 2019 DAAWANAYSA LIKETA😂😂😂

  • @ZUGAAL940
    @ZUGAAL940 Před 6 měsíci +13

    2024 still watching🔥😭

  • @somalireader6743
    @somalireader6743 Před 6 lety +92

    Qaabka uu reer miyinimada u jilaayo ayaan ka helay 🔥🔥🔥

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862

    Nio nimankan waa top walhi. Sooran iyo jawaan. Aayatin daraama iyo guraybarwaaqaba iyagaa ka,shidan oo kaqosol badan

  • @mohaake1616
    @mohaake1616 Před 5 lety +6

    War bahalka Soo celi jahada haka dhuminee intii ka heshay ruwadaha reer waqooyiga like ii saara

  • @munacali3244
    @munacali3244 Před 6 lety +141

    Hhhhhhh waaar ukaaadi ukaaadi maad igu riyootay wll inta xalimada hadalkeeda la dhacday like iigu qabta

  • @zakiofficial2814
    @zakiofficial2814 Před 6 lety +70

    Aad Ayaan idiin tageera kuligiin C-Boy markaan burco imaado waa idinka raadin insha Allah

  • @RealMadridfans115
    @RealMadridfans115 Před rokem +12

    Still watching 2023😂😂😂😅

  • @aliyusuf-channel
    @aliyusuf-channel Před 6 lety +106

    Kan dheer wlh shekadiisa wan jeclahy waa funy

  • @Anshah431
    @Anshah431 Před rokem +7

    2/June
    /2023 9:15pm I’m lagging behind 😂

  • @princesspahjamohamuodprinc5635

    DeeQ MaRooJiyeH wllhi daacaD uqoslaY HapaR WadaaG😂😂😂😂😂😂 like IgU qaPo aKhyaaRta💕

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 2 lety +7

    Still watching 2022
    Deeq maroonjiye caadi mahan 😂😂😂
    Muqdisho Saas utagtan production uu yaradee soo labta waa laydin xiisaye

  • @makaugundi1544
    @makaugundi1544 Před 6 lety +62

    Inan Baan la hadlayay markaasne waanu ximeynay wlhi dhulka ayaa alaa bro inta iga danbeeso like igu qabo kkkkkkkkkkklkllkkkllllllll

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 Před 6 lety +31

    😂😂😂👌 reer miyi wlhi Wa asal👏👏👏👏
    Noocaa keena ama naga daaya

  • @gwiji7216
    @gwiji7216 Před 4 lety +20

    Deeq marojiye, you are very funny walhi 😂😂😂😂

  • @zaakiryare4818
    @zaakiryare4818 Před 6 lety +11

    Naaa midh maqabeee wlhi daacad ayaan wiilka ugu qoslaa ninkii yaqaana haigu salamo plz I am a big fan of this guy

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 Před rokem +5

    still watching 07/03/2023😅❤

  • @kawzariinaabdisalan6616
    @kawzariinaabdisalan6616 Před 5 lety +8

    219 sep la maraya kama dali wilashan dawashadoda abdirihman c- boy tnxz wllo

  • @kimjomun3458
    @kimjomun3458 Před 6 lety +54

    Abti reer burco viva wllhi ❤️💯🤣

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +30

    labada Garam Ee xeyrta aH sii Qado Oo HooYo Ugey🤣🤣😂😂😂Allah Beerka wlhi wa qoslay🤣

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před 4 lety

      Hhmm wa qosol midhan wllshay
      0634511155 WhatsApp kas igaso wac

    • @ruqiyaxasan4644
      @ruqiyaxasan4644 Před 4 lety

      mohamed hadyaHASYr jrq8

    • @bashirali
      @bashirali Před 2 lety

      @@zamriyemohamed9596 hhhhhhhhhh xariif adigaaba kadaran

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 Před 5 lety +40

    Yaa daawana 2019 iska
    JECLAHAY ragan wlhi

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +104

    Waaaaar Ragaani caadi maaha
    Gacan ayan u taagay

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 Před 6 lety +166

    Wlhi wiilka waa jeclahay qaabkiisaba reer miiya

    • @tumaayetumaaye2272
      @tumaayetumaaye2272 Před 6 lety +4

      liina haaji haaji, Exactly waad Asiiibtay lkn may be in aanu ahaynba reer magaal ee uu reer miii tooosa yahay, anuuu waxaanba u haystaa in uu reer miii yahay.

    • @ffhjhhj8095
      @ffhjhhj8095 Před 6 lety +2

      liina haaji haaji soomaali xxxx

    • @ffhjhhj8095
      @ffhjhhj8095 Před 6 lety

      Kha
      dar Ali sooo

    • @liinahaajihaaji4029
      @liinahaajihaaji4029 Před 6 lety +2

      Khadar Ali waa lagayaba inu yahay lkn waa midyaroo wanagsan

    • @liinahaajihaaji4029
      @liinahaajihaaji4029 Před 6 lety

      Ffh Jhhj war wasidee

  • @xigmadjacayl7601
    @xigmadjacayl7601 Před 5 lety +12

    Asxbtaay halka uu deeq maroojiye leeyahay istaaqfuralaah dheh ee uu murqaan na uu leeyahay istaaqfuralaah fadlan erayga (A) ayaa u horeysa waana Astaaqfurallah Mahadsanidiin dhamaan Akhristeyaashow ❤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Před 6 lety +218

    Qofki 9 Hadi ad Tagerto Ragan Like Izar

  • @hamzemohamed8857
    @hamzemohamed8857 Před 6 lety +8

    Nio ragan may la aragteen riwayad kasta waxay ku bilaaban kaa gaban oo meel fadhiya kan dheer na waa uu,uimanaya yaaa ila arkay like iisara

  • @najiibasadbuhoodlaawi2456
    @najiibasadbuhoodlaawi2456 Před 5 lety +29

    Waxaan rabaa inaan helo 6k like oo wllahayga soomaliyeed iigu deeqaaan iyo 3k oo subscribe

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 6 lety +110

    #Wiilka reer miyiga kumatalaya magacisa isoo baasa pls

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 Před 3 lety +6

    Soo shaqaysta inamadaydiiiii 😘😘❤
    Markad so noqotana bil kaliya unba liinta laydunku dacar saari ee
    Isaaaq Excellence❤❤

  • @rayaanhashi6129
    @rayaanhashi6129 Před 5 lety +3

    Ala beerka ruwaayad an daawado oo bilow ilaa dhamaad an qoslaa waa tan reer burco ilaahaybaa xigmada hibo u siiyay maalinkasta waan arkaa iyagoo Wada socda noolada c boy

  • @CabdiwaxidAxmed-g6e
    @CabdiwaxidAxmed-g6e Před dnem +1

    inta da wanaysa 2024❤

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish Před 5 lety +37

    Yaa daawanaya 2019
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nagam9246
    @nagam9246 Před 6 lety +170

    Hhhhhhhhhhhh wlhi wan idin jecelahay inamadayadiyow

  • @apdihakiimnaaleeyechannel6638

    Inta 2020 daawaneya Fartaag nio😂✋

  • @maxamedkayseburco2215
    @maxamedkayseburco2215 Před 6 lety +35

    hhhhhh kulaha waan soo eegaya gabadhad ku socotid kolay qof caadiya mahe😃

  • @bahalbari6423
    @bahalbari6423 Před 5 lety +9

    Hoo walal Intan sii qaado walaba galaan oo xayr ah. Intaa WAlahi iga qoslisa.. Reer burco bosaso idinka soo salamaya..
    😁😁😁😁😅😅😅😅😅

  • @amish6126
    @amish6126 Před 6 lety +20

    Hhhhhh lagu mood falaas shaaha iyo faraxal meelyaal 😂😂😂😂😂😂 amaanta reer burco islaanta laydinku dhufay

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo Před 6 lety +11

    Hadad tagerto DEEQ maROjiye like iisaar

  • @alimuktar2
    @alimuktar2 Před 6 lety +15

    tonight I really wanted to laugh and this made me laugh. thanks guys!

  • @Yusuf-golden
    @Yusuf-golden Před 3 lety +4

    Inta 2021 Daawaneysa like Ku Qabta 😁👍🏼

  • @aavlogs6683
    @aavlogs6683 Před 5 lety +10

    Astaqfuralaha dheh 😂😂😂 wlhi ragan waa tagen funs 1 😍😍😍😍 keep going 🙏🏻

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 Před 6 lety +27

    wlhi waa markii sadexaad aan daawanayo ragan waa xaraabo kulahaa lagu mood fin doob iyo canbaar faga gax soo yidhi falaas shaah ah iyo faraxal meel yaal

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety +1

      +mustafe jama kkk

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 Před 6 lety +1

      Abdirahman C-boy zxp ragan soo saar de sooraan iyo jawaan iyo guri barwaqo wuxuba bikh bay noqonyan ayaga loodaba fasbiisanya qosol iyo ruwaayade

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 Před 4 lety +2

    Lagu mood ibleysoo qayilay aragtidiisiye😂😂😂 Qosol udaa ragan . Who's "2019"End???!

  • @aaminaabokor650
    @aaminaabokor650 Před 6 lety +13

    walahi kuwani waa qosol siiba kan reer baadiyah ah

  • @kuzibra2474
    @kuzibra2474 Před 6 lety +11

    Abaarihii rapazh ayay noqdeen cid Walpa magaaladay zoo galinayzaa😂😂😂kulaahaa

  • @nastexocarab4742
    @nastexocarab4742 Před 6 lety +42

    farxiyo kabayo yare wa inderty kuye hhhhh

  • @mohamedabdilahiali968
    @mohamedabdilahiali968 Před 5 lety +13

    2019? Kulahaa Nin weynoo Adka Ah ban ahey wlhi qozol iguma hdhin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aarproduction4463
    @aarproduction4463 Před 5 lety +9

    Laba galan oo xaydha ban sidah like ta😁😁

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 Před 6 lety +7

    Deeq waa wxlke xarbo udhafay ninkan gacan ban utagay✋✋✋
    Wlhi daacad ban uqoslay
    Marku xaydha so saaray😂😂😂😂😂

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 5 lety +3

    WIILKA REER BAADIYAHA METELOOYO TALENT WAAYE !

  • @kamaliito2789
    @kamaliito2789 Před 6 lety +14

    Walaahi uu iga qosliyey xaydha hoo loxooxda iskaga dara

  • @AhmedAli-tw4gs
    @AhmedAli-tw4gs Před 6 lety +6

    Xaydha halkasan galinaya macal soo uri mayso hmhmhm burco is my City

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 Před 5 lety +7

    Ilayhii ayan kugudarsiyee. Like isaar. Somaliyey

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +59

    5-ta iyo Anoo Odayaashaydii wata
    Kkkkkk

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety

      +Aar Siciid hhhhmmm

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 Před 6 lety

      Aar Siciid waa rag nadiifa reer baadiye luuq luuq maroow ma yaqaanaan eesh qiyaasak waa inan xabad yaroo reer miyi ah soo kaxaysto

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 Před 6 lety

      Abdirahman C-BOY
      Kkkkk

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 Před 6 lety

      Ma iga hubtaa inaad habeedii geela leedahay warkaas imaree 😂

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 Před 6 lety

      😂😂 Naga dee hadaba anaguba waa iska dhig dhigaynee waa tageeraa lkjn sikale uma rabee

  • @KUURIYA
    @KUURIYA Před 3 měsíci +1

    Inta daawanysa 2024 Like sar❤😂

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 Před 6 lety +30

    kkkkkkmkm wlhi ragan waa ma jaajilaystayaal khatara abti soo badiya wlhi waaa soconaysane

  • @najmaali4995
    @najmaali4995 Před 6 lety +5

    Soomalaay walaalayal ilahay dartii ayaan idin jeclahay. Anaynu is caawino isku hiilino is garab galno, aan joojino inan kali u fikirno oon kali uun wax u samaysano. Waxan daganahay sweden waxan riyo ii ah in aan mrkaa waxbarashada dhamaysto inan wadankayga ka shaqaysto. Shaqadayda garabkeedana dan yarta malin walba cunto, dhar, lacag, waano, daryeel, walaltinimo iyo wixi lamid ah siiyo. Isoo duceeya ilahay inuu i rumeeyo riyodaas. Asalamu calaykum.

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před rokem

      insha allah allo allaha ku sahlo🥰

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +22

    Ku lahaa waxagu waa hayaay
    Soo yaacaay Dalkii baa la qabsaday

  • @safaahmad7581
    @safaahmad7581 Před 5 lety +5

    Abtiyo deeq maroojiye Ilike wallahi 😍😍

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Před 6 lety +4

    Wlh ragaan gacan ayaan u taagay lugna wan ugu daray waliba ninka reer miyiga ku jilaya Reer burco ii noolaada xaraabo iyo qosol iyo murti illahay baa hibo nii siiyay Masha Allah

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 Před 6 lety +7

    h h h h h waan garanayey inuu roobkii idin hayo isagoo inantii la tagan kashifaad weynaa

    • @apdisamicfaarax8295
      @apdisamicfaarax8295 Před 5 lety +1

      Hhh wa marki sadexad an dawado lagumod alabari ka uray mel agtayadaye😅😅😅😅

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 Před 5 lety +13

    Yaa Daawanaya 2K19 Gacanta Taag✋✋✋Ma Ninkaasan Dabada Kala Eryaa Mise Aduu Igala Kaa Eryaa😂😂😂😂😂Madad Madad😂😂😂

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +21

    Lagu mood iblays soo qayilay
    Arag'tidiisiiye
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 6 lety +3

    waa film, aad ii qiimo badan waa mahadsantihiin, inta ka, qeeyn qaadatay!

  • @siralexoxle9997
    @siralexoxle9997 Před 6 lety +75

    Kkkkkkkkkk iskkey baan uqoslaa markaab arko ragaan waa wada qosal miiran

  • @user-hm9zi3cs9y
    @user-hm9zi3cs9y Před 5 lety +5

    4:31 Waa meesha ugu qosolka badan riwaayada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @minnicute2497
      @minnicute2497 Před 4 lety

      Aniga xataa that part aan jeclahay 😂😂😂

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 Před 6 lety +6

    Ragani Sooran Iyo Jawaan Bay Faro Dheryihiin

  • @haykalhassan2623
    @haykalhassan2623 Před 6 lety +29

    Riwaayada labajeer ayaan qosly😂
    Markuu islataga ka wrn😂,iyadunui islatag mxya iyo Markuu udambyaa ee uu xaydha kusasabyo takale,kii lasocdaybaa dhiikar qaada markasuu siniyada xaydhii ugaturayaa😂😂😂

  • @maxamedabdi622
    @maxamedabdi622 Před 5 lety +6

    Dhalintan kama daalo sheekooyinkooda hore usocod wanagsan mudhxiye maroojiye iyo murqaan waa dhalin haybad alle usiiyay jiliinka

  • @ahmednuur3770
    @ahmednuur3770 Před 6 lety +21

    Kkkkk walaahi intey socoteyba qosol ii aheyd😂
    Xalwada ma caruur aad sasabeyso oo kaa cararteybaa😂

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety

      +Ahmed Nuur hhh

    • @kadearesseh5384
      @kadearesseh5384 Před 6 lety

      Ahmed Nuur
      kkkkkkkk

    • @kadearesseh5384
      @kadearesseh5384 Před 6 lety

      yes

    • @mohamedachraf3754
      @mohamedachraf3754 Před 5 lety

      Abdirahman C-BOY sxb waan idiin hambalyaynaa waxa tihihiin rag Aan taageero dhamaantii horay usocda waa darwiish idinka sosalamaya Switzerland 🇨🇭✅✅ laba galaan oo xaydh ah Ayaan ninkaa hadyad ugu keeni insha allah 😂😂

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 Před 5 lety +1

    Astaqfurulaah buu laga yeedhsiiyey wlle Rag culculus waan Idin salaamay runtii.
    Qosolkiina lagamo maarmo ee inoo soo badiya riwaayadaha.

  • @hoodomuuse4690
    @hoodomuuse4690 Před 6 lety +50

    ma ninkaasaan dabada kala eryaa mise adiga ayuu igala kaa eryaa 😂😂😂😂😂😂😂 istaqfurullaah

  • @abdiqaboojiye5947
    @abdiqaboojiye5947 Před 6 lety +35

    Xaydhana laxoxda haku idantan ban islaha hhhhhh

  • @hamdaaadan7252
    @hamdaaadan7252 Před 6 lety +13

    Tlhi beerka ku lahaa lagu mood sheydaan soonqayiley iyo😂😂😂

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 Před 6 lety +20

    miyaan de kla xulana mise taan doonan daad ka fuula wlhi dhulka viiiiva deeq maroojiye

  • @axmdkaafi9910
    @axmdkaafi9910 Před rokem +1

    2023 inta dawaneysa

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 Před 6 lety +23

    Hhhhh naa caynadan sidaas arooska ku gali mayo kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂walhi daacadban qoslay

  • @dopestrokingmaanigaas9714

    Waan ka helay riwaayadan thanks my friend

  • @MouktarOmar-ds9en
    @MouktarOmar-ds9en Před 3 měsíci +2

    Wlhi dacad ban u qoslay ❤❤❤

  • @ramosfam7140
    @ramosfam7140 Před 3 lety +1

    Ruwayad 1m views garte an arko
    Wllhi lkn wey uu qalanta wllhi keep going c-boys 🤩❤❤💞💞🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedf.abdillahi7934
    @mohamedf.abdillahi7934 Před 6 lety +9

    Qaybta labaad sodaya idinkoo mahadsan aadbaanan idiin salamaya kooxda samodoon iyo c boy

  • @jimmylebonheur7564
    @jimmylebonheur7564 Před 6 lety +14

    NIINKAN REER MIYA WA FUNNY

  • @abdirahmanabdirashid2577
    @abdirahmanabdirashid2577 Před 6 lety +11

    2 galaaan oo xaydhaan u wadaa kulaaha qosol walaahi

  • @barud2386
    @barud2386 Před 6 lety +21

    Naya ninkale heli mayside
    Maad iraacid😂😂😂

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety

      +bashiir yare baaruud xasan hhhmm

    • @barud2386
      @barud2386 Před 6 lety +1

      Abdirahman C-boy sxp qaybta2
      Goormanka sugna

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  Před 6 lety

      +bashiir yare baaruud xasan zxp incha Allah zida ugu dhakhsaha bdn

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 Před 6 lety +9

    Mahadsanidiin asxaab igu qaaliya runtii riwaayadahiinu waa wada qosok inaba caadi ma ahan

  • @puresomalilanderberberawi494

    Hadad weli #DAAWANAYSO
    11.09.2019
    LIKE iisaar

  • @ahmedmohamoud5287
    @ahmedmohamoud5287 Před 6 lety

    sxb waa good laakiin codkoodaan aad loo maqleen fadlan codka in la maqlaa mihiima thanks

  • @alcapitano3096
    @alcapitano3096 Před 6 lety +23

    Warbahalka jahada haka lumin kii geedaha lala korayay ma'ahane 😂😂😂

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +18

    Ayeeyana wan garaacay oo waxan ku idhi soo ducee waanu Xiin tagiye
    Waaar walhi ku waani waa
    Xaraabe caadiya

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye6777 Před 6 lety +8

    c-boy
    lipaH nolow zhp qaybta labadna naga soo wad
    mhdsnd
    kkkkk kal iyo laab iiga qosliyeen

  • @nurdinaxmed4790
    @nurdinaxmed4790 Před 5 lety +2

    Wlhi nimankan riwaayadahooda waan jeclahy waan daawada marwalba waxan jeclahy inan somaalilan imaado gaar ahaan burco kadibna nimankan baan raadini

  • @abdirahmanismail8962
    @abdirahmanismail8962 Před 6 lety +1

    Beryahanba riwaayad baan sugayay ragoow 🙏

  • @apdiqadirhasan3282
    @apdiqadirhasan3282 Před 6 lety +3

    every time i repeat this film

  • @zakirushka3189
    @zakirushka3189 Před 6 lety +7

    Naayaahee ninkale heli mayside maad iska iidaaman riwaayd hhhhh😂😂

  • @user-nb9dp6ej3s
    @user-nb9dp6ej3s Před 4 měsíci +2

    Still watching 2024

  • @aziiz94
    @aziiz94 Před 5 lety +2

    Wlhi wa riwaayadi igu horeesay an dhameesto o reer waqooy ah in kasto erayo bdn an ka fahmin lkn xariifka reer baadiyaha eh wo iga qosliyay 😂 filsan my ex gf aye ehed love hablaha from waqooy they are so beautiful 😍

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 3 lety

      Waqooyi ma Somaliland bad ka wadaa ma fahmine 🙄🙄

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 3 lety

      @@ayaanmohamed1862 Maya waqooyga waqooyga lee u aqana madama dadkan waqooyga somalia e kaso jedan , somaliland wa magac wali dunida laga aqoonsanen 🚫 marka waaqica igu imow qiyaali ma fiicno, malinta la aqoonsado reer waqooy markas aya ugu waca magacas inta kahor reer waqooy be i aha donan 😉