Taliyaha xerada ayaa igu yiri aan kula seexdo haddii kale shaqada ayaad ka tegeysaa".

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 05. 2024
  • KUFSI IYO RAKAATO:-Gabar Soomaaliyeed oo soo bandhigtay tacadiyada kufsiga ah ee Ciidanka Atmis ay u geystaan dumarka Soomaaliyeed.
    "Taliyaha xerada ayaa igu yiri aan kula seexdo haddii kale shaqada ayaad ka tegeysaa".
    Omar Ali Dhiblaawe ayaa wareystay.

Komentáře • 220

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před měsícem +18

    Aduuunka runta hadid shegto Waxa laguleyahay wan ka shakinay ee Rabi Talo Kufilan dheh ilahy haku xifdiyo somala cadalad kama jirto

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Před měsícem +11

    Subxanallah somali wataa waxaynu ogeyn kii reer yugaandha ee inanta garciyey waxna laga qaban inta qarson ayaa badan waxan leeyahay kuwa u dhartey wadanka ee xasan sheekh u horeeyo xamse ku xigo waar allah ka cabsada gaalo waxba inooma heyso umada sharafteda ka shaqeeya hadii kale waa inoo qiyaamaha allah hortii

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +21

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SadiaAliHassan-tp5zf
    @SadiaAliHassan-tp5zf Před měsícem +7

    Xalane kaliya maahan meel kasta somalia edeb daradaas waa taalaa kan u sareeya iyo kan waardiyahaa kulli damac edeb daraa leeba galaaya markay gabar arkaan
    Qof adag lee ka gudbi kara
    Alx lillh
    Gabadhana waxaan leeyahay geesinamadu waa waxyar ood cagaha dhulka ku hayso sharaftaada ilaasho

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před měsícem +5

    Khayr Alle haku siiyo 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt Před měsícem +21

    mey markii hore sheegto hada markey weysay shaqada ayey waxwalba nosheygeysa

    • @farhiyaabdulle3593
      @farhiyaabdulle3593 Před měsícem +3

      Walaahi horta somali illah ayaa u maqan mar kasta marka aad shaqaale aad tahay wax badan aadan sheegi karin not only somaliya aduunka ayay ka jirtaa waxaa arkaysaa nurse la shaqeeya doctor ayaa waxay ku leedahay iska ilaali cisbitaalka aad tagayso haqaadan daawad laguu qoro why ay hada u sheegaysaa because waa la faayar kareeyay

    • @NaimaOsman-cq9rw
      @NaimaOsman-cq9rw Před měsícem +1

      Abowe markas mashegi kartit Anigaba waxa jiro ninka schoolka iskaleh oo isla kulan ii dhahy marki diday Ilahay og ciqabta ii maari 😢anigo Lacag schoolka haynin ayu ii buuranayo hata hanoqoto bus dolar lkni abehey ii garabtaganay allow aabe janada geeli

  • @user-di5fk9dj2y
    @user-di5fk9dj2y Před měsícem +2

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před měsícem +6

    SUBXANALAAH wadanku haduu Nabad jirilaheed Wlhi gabarna lama dileen Ee raggow Somalia dantinu Waa dalkiine

  • @ahmedkasai
    @ahmedkasai Před měsícem +1

    Allah hakubarigeya abayo.

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij Před měsícem

    Subxaana Allaah

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Před měsícem +2

    Asc oo hada markay hada sheegayso waa maray Xeedho iyo Fandhaal kala dhaceen maxay u sheegayso Bisinka hada markuu iyadii ku dayey miyey sheegaysaa gabdhahaan sow habo Soomaaliyeed may ahayn markii hore ee hablaha as la baabi’inaayey ma sheegtoo Ax ma kisteeday ilaashanaysey oooooooh my god.

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Před měsícem

      Waa sax wlhy dumarkaa wllhod ah ee duruufta looga faaidaysty ee sharaftooda iyo mustqabalkooda laga dheelay may sheegto marki hore lkn iska daa lacag ayey ka dorty wxsoo dhan ilhyna wa ujeda swt

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw Před měsícem +1

    Somaliya ma sidana udabbeysay sida qasa dhulka la galo burundi,uganda,keny,Ethiopia wadanka wadanka in laga kilabtas laga xoreyu raba qofki raba farta tag ✌🏻✌🏻 💪 💪 💪 🇸🇴❤ 🇸🇴 ❤🇸🇴

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Před měsícem

    Allah hakubarakeeyo

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Před měsícem

    Subxaanallah.....

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem

    Subxaanalaah

  • @abdikadirmohamed5209
    @abdikadirmohamed5209 Před měsícem +4

    These is very painfull the Somali government should take action

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas Před měsícem

    Alle سبحانه وتعالى wuxuu dhahay "Qof Alle ka cabsada Arimihiisa ayuu u Qummiyaa (u Wanaajiyaa)".
    Rasuulku ﷺ wuxuu yidhi "Qofka Ilaahay dartii wax uga taga, waxa uu Alle ugu badalaa wax ka Khayr badan".

  • @adonallah
    @adonallah Před měsícem +3

    CeebTaas waa la oga awalba dambigaas waxaa qaadaya ninkii gaalada kuso xareeyay meshaas ee hadana xajka usii socda subxanallah

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 Před měsícem

    Subhanalaah

  • @adonallah
    @adonallah Před měsícem

    Xasbunallahi wa nicmal wakil subxanallahi

  • @isninamohamed5316
    @isninamohamed5316 Před měsícem +2

    Wadanka halaga
    Buriyo Gaalada gumeeysiga
    Laga bixiyo😢😢

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před měsícem +4

    UMMADDA ILAAHAY KU CAASIDA ABAALKOODU WAA SIDAAS IYO SI KASII DARAN , WAR HOOY SOOMAALIYEY WAR ILAAHAY HALOO NOQDO OO DIINTIISA HALOO HIILIYO , HADDII KALE MARAHAAN GURANDOONO WAA GUULDARRO ADDUUN IYO AAKHIRO LABADABA

  • @Bagagac
    @Bagagac Před měsícem +3

    Aheey ah😭🇸🇴😭

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali Před měsícem +1

    Waa inay fara galisaa dawladu

  • @Awaare17
    @Awaare17 Před měsícem +8

    Gaaladan ciidamada shisheeye ah hala caydhiyo balaayada.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Před měsícem +2

      Dowlad cayrin karto gaalada miyaa kajirto dalka?
      Don't be naive!.

    • @Awaare17
      @Awaare17 Před měsícem

      @@abdihafiidahmed8950
      Markii horaba iyagaa u yeedhay
      Iska baxa haddii layidhaana waa
      Baxayaa lkn waxan la doonayn inay baxaan.

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Před měsícem

      ​@@abdihafiidahmed8950
      Markaa ma ha iska jogaan ayaad is leedahay sacyahow si ay gabdhaheena u Isticmaalaaan kufaarto.

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk Před měsícem +1

      hala caydhiyo walhi❤

  • @imthehero76
    @imthehero76 Před měsícem +1

    Ar Soomaaliyaa !

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před měsícem +4

    Warkaan runta aad sheegtay dartiis aa laguu dhibaateen karaa, Alle swt ha ku bad baadiyo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před měsícem +3

    Asc wllow sidee iyafoo dumar ah xerada xalane ugu xareysneyd 10sano tan kale ma niman turjubaan ah ayaa magaalada laga waayey meel xumaantas ka jirto hadii laga soo ceyriyey mey alle u mahad celiso 10sano sidee lacag la,asn uyu shaqeyneysay ileyn ayagaba unisomtu lacag xad dhaaf ah ayey qaataane gabadhu inta subii shaqadeda aado ayey galabtii gurigeeda aadi kartaa maxaa meesha dhex dajiyey ma nin baasidee 10sano gaalo u dhex deganeyd aaway dadkii dhalay 10sano kadib markii lasoo ceyriyey maxey ka hadlee dalku halis buu ku jiraaye allaha noo bad baadiyo

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 Před měsícem +9

    Xalane waa dal ama magaalo ka madax banaan somaliya saan ayaan maqley waana run anigaa is yeelney

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před měsícem +1

    Abgaal ayagaaba dumarka dhoofinaayeen Soomaaha

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 Před měsícem +1

    Waryaa madaxda waxan kacodsanaynaa iney umada ufikiraan oo Amisen iyo ajaaanibta halaga saaro dalka fadlan Ethiopia 🇪🇹 waxba inooma hayso hadaanahay somalia 🇸🇴

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před měsícem +2

    Walee amisom dhibaato ayeey ka wadaa soomaalida

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před měsícem +1

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před měsícem +4

    Sharaftii somaalida 1991 ayaan dhulka dhignay maanta in gabdhihii somaliyeed sidaa dalkoodii loogu bahdiloh ragiii somaliyaad ayaa gabay ceeb ilaah ayaa og

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      Afweeyne iya ka darna xalane wayo waliba waqtiga naaga kufsi dil ba logu dari jiray naag uur leh intay dilan bay dooxi jiren marka sharfta aad sheegaysa xaarood cadifiysan iyad tahay

    • @Faz-O
      @Faz-O Před měsícem

      ​@@dhashisheekhisaxaq9514abaha wa ugandis😂

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

      Oromadii miyaa soomaali iska dhigaya 1991 kaa hor ajnabi soomaali ma gaarin ee beenta jooji

  • @alihiray1074
    @alihiray1074 Před měsícem +1

    Hawiyoow waad hoogten

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 Před měsícem +3

    Yaa wax kaqaban karaa hee dalka shisheeye ayaa iska leh

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před měsícem +4

    Dhaqan kaas so Somalia BU KA jiraah

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Před měsícem

    Illahay xornimo hasiiyo Somalia

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před měsícem

    Waxakastoo dulmi ah wax lawaydiinaa cidii masuulka alle ugadhigay umadaan

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před měsícem +1

    Ba'anay illaahayoow na ilaali

  • @gaagaale71
    @gaagaale71 Před měsícem

    Meel xun qof fcn majooge 2015 waxii jira allaa og qofkasta gabadhoo yaqaano haweenayp fasaad waa batay

  • @user-zp6iq1vl9t
    @user-zp6iq1vl9t Před měsícem

    Xasbuna, Allah

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 Před měsícem +1

    🧐🧐🧐🧐🧐

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před měsícem

    Aawey somaalidi awooda laheyd

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Před 13 dny +1

    Sorry, we are so cheap 😭

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Před měsícem +3

    Waa dawlada eedaynasa jamhuuriyada soomaaliland , sidaasi ayay ula dhaqmayaan gaalada ilaalisaa.

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Před měsícem

    NAAGAHAN XAMAR JOOGO AYAGAA FAASUQIIN AH O ADOONTAAS U TAGAYAAA AYAGAA IN LA LAAYO U BAAHAN

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp Před měsícem +1

    Tobanka sano oo hore maxaad lee qabaneesey?????

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před měsícem +2

    Waxaas Ayaa Dawlad Sheeganaya Dumarkoodii Sidaa Loo Geleyo

  • @MacalinJimale
    @MacalinJimale Před měsícem

    Adi maxad rabtid Marka ad mesha adaysi doqonyey hada Marka shaqada lagatiray bad calaacalay

  • @soyanhussein6906
    @soyanhussein6906 Před měsícem

    Ceebeey tacaal
    Ilaahoow na astur
    May ugandhees baa dheemankeenii daldalanaya

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec Před měsícem

    Wa danibile

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před měsícem

    Waan ka xumahay in Gabdhaha Soomaaliyeed sidaas loola dhaqmo, islamarkaana dhaqadeedii sidaas ku weydey.
    Waan ka xumahay.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před měsícem +3

    It is too late to speak out 😂😂😂 sxbo

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před měsícem +3

    Gabarey is ilaali somalia waa xasid dadka runta sheego

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Před měsícem +3

    SUBXAANA LAAH REER BAOW YAA KU LEH SUBXAANA LAAH.

  • @sadiqomar6679
    @sadiqomar6679 Před měsícem

    Ma sheege heee

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 Před měsícem

    Intan shaqada laga socayrin kohor maxay ushegi waday haday runshegayso hadalkedu qabad maleh

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před měsícem +2

    tani marhore ayey dhakh kasiiyeen

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +3

    10 sano sidee u joogtay hadii warkaagu run yahay

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 Před měsícem +1

      Waa sual mesha in ayaay fisqi tahay shaki Kuma jiro blse suasha waa sax 10 Sano seey kuu jogtay

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 Před měsícem +1

    Marhore baalarabaa hadalkaas

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 Před měsícem

    Very unfortunate

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Před měsícem

    Yaa raba habartaan buuran

    • @harithturab
      @harithturab Před měsícem

      naclad baa tahay ee ka dhamow gabadha adi miyaa rabay in futada lagaa fulo

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před měsícem

    Tani ayadaa fara laga qaada maxeey horay usoo sheegi weeyday hada markii shaqada eey weeyday ineey kahadasho runtii shaki ayeey isgelisay nafteeda

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před měsícem +1

    Walaahi waa xaqiiqo jirta Hablihii Somaliya #Xalane waalagu baabiiyay niman kaa Amizom troops halayka kiciyo hadiikale Walaahi waxaa inagu tarmaya wecelo African foolxunxun ah Hablaheeniina hoostay kawaasheen oo lacag raadis ayay meel walba ugalayaan ilaa sida magafaha looladhaqmo oo meesha loogu galmoodo

  • @Adm9464
    @Adm9464 Před měsícem +1

    Fasaad xunn ayaa kasocdo meesha. The base needs to close ASAP

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 Před měsícem

    Aj nabiga waxaay ahayd in u ka cabsado laakin see an uga cabsadaa ajaanib wadan kayga jooga ?

  • @ceelsheekhofficial4504
    @ceelsheekhofficial4504 Před měsícem

    Markay 10 ku shaqaysanaysay waxaas ee hada laga soo buriyey bay ku leedahay mesha waxaasa ka socda bal sheekadan khiyaaliga ah eeg

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Bilaa diiin iyada laftigeedu waa lagu shaqeeysanayaa

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před měsícem

    Why she didn’t talk about this issue

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Faqash jabtay caarkoodii waaa la wada isticimaaalaaaa iyaga oo sidaaa u qudhmay ayay jsl ee barakaysan ay ka daba qaylinayaaan waxu waaa damiir laawayaal aad u liita

  • @MascuudMubarak
    @MascuudMubarak Před měsícem +7

    Markii shaqada laga caydhiyey ayey wax sheegaysaa markii hore runta may sheegto xishood oo dumarka kale ceebtooda hasoo qufin adigu timir maad miisayne😅😅😅

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 Před měsícem

      😂😂😂 wa beenteh 😂😂

    • @mrazizi583
      @mrazizi583 Před měsícem

      Xaqiiq

    • @asiilmahir6072
      @asiilmahir6072 Před měsícem +2

      Adigu märkää..makamid.baad.tahay.CEebta.idiin.dhiman.somalida.maba.jirto

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 Před měsícem

      Suaashu waxey tahay adigu 10 sano miyaad badbaaday maadama meesha la iscafin manta markii la so buriyay ayaad hadleysaa alaahuaclam

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před měsícem +6

    Xalane waa meshi xasan sheekh maxamud laku kufsaday.

    • @Faz-O
      @Faz-O Před měsícem

      😂😂

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 Před měsícem

      Ha yeelin ninka waa la kasaa 😂😂😂

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 Před měsícem

      Warka gabhaddas waa siyasaad wayo marki hore maxay uu iman wayday hada xasan iyo xalane khilaafka kadib ayun ban aragnay

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před měsícem

    Duqdaan yaa ka xanaajiyay

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před měsícem

    Why quiet so long 😂😂😂

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 Před měsícem +1

    Wallee Qoom ineey baaba'een waxaa lagu gartaa dumarkoodaa dulooba waala go'ay ileen Qarankii Ayaa labur buriyay intee lagu huraa in la duloobo

  • @khadarcismaan6254
    @khadarcismaan6254 Před měsícem

    Waxay kiraynjirtay dumarka

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před měsícem

    Kalyaha😢halaga😢sarto mise waxba.walaga.wayey🎉raga.soomalida.ayagaba.kuibinayaya😢😢sorrywll😊

  • @XassanAli-wo1nw
    @XassanAli-wo1nw Před měsícem

    Sorry sister for that i urge the federal government of somalia to assist this young lady as soon as possible

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Před měsícem

    war naga bixiya kufaarta yaahuu ayaan daran soomaalia

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 Před měsícem +1

    Kkkk toban sano ayaan la shqaynayay intaaas oo dhanna la ima taaban kkkkjk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem

    wax uga wacan in ajnabi joogi siyasiyiinta somali ee kaa talisaa koonfur ilaa 1969

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před měsícem

    Ilaahay candhada idin awd gaalo war meesha gabdhaha ka mamnuuca gabdho mar arkine waa balaayo kalee gabadhaana shaqo kale hala siiyo si aan loo dilin yaan lagu celin meeshii

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před měsícem +1

    EE Qof haduu alle kabaqaayo melwalbo ayuu kashaqeskaraaaaa Lkn Wlhi wadankena wuxuu u dagiladahay waa xaranta

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec Před měsícem +1

    Toban Sano kadib miyad shegeysa wa danibile Hala xiro.

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 Před měsícem

    waa Run Gabdhaheena Tarjumanyasha Ah dhib bay ku jiran Runtii wa in dowlada hoos u ektaa

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +1

    Waxas sharaf xumada WA dank shisheeyaha ay Ku hayan dowlad isku sheega xassan gurgurte munafaqii tuugan aha wata suda loo galayo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před měsícem +1

    Qofka
    Soomaliya
    Jooga
    Inta.ow mushaar
    Hayso
    Diin Maleh
    Damiir Maleh
    Dadnimo Maleh
    Wasiirada.iyo xildhibaanada
    Bes ayaan moodi jirey
    Bulsho biilka u wada nool
    Miyaan nahay??
    Xalane. Xanteeda cid kasta wey
    Maqashaye. Xaqiiqda ka jirta
    Tooshka dawladdu ha Qabto
    .

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem +3

    WAA TAA FAA'IIDADII DHAXALKII USC MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH KALA XAALA JABHADIHII SHAYDAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

    Shariif markii shabaab kasoo horjeesteen bay amison timid maraykanaa wadanka ku ilaashanaayo

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před měsícem +2

    inaalilaahi wa inaa elheraajicuun gabadhah somaaliyeed wa ba een

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

    See volantire ugu shaqaynee IYO admis baan ushaqaynaayay???

  • @sheekhlove6019
    @sheekhlove6019 Před měsícem

    Sxbay toban sano maadan hadline hada see cml

  • @user-zf9qg2qf7o
    @user-zf9qg2qf7o Před měsícem

    Kkkkkkk......yacnay ad awal nagtasa ahad mya

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u Před měsícem

    Naaagahaan Somalida ayaaga ayaba galada ISKA raacaye eeh waxaas haaa noosheegiin

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo Před měsícem +1

    Maxan kulayaba, xata somalida xafiska fadhiya ba dumarka sidan ku sameya saa waa ajinabi. Meesha koonfurtu waa mel ba day.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před měsícem

    Wax kasta oo meeshaas ka dhaca dawlada ayaa ka masuul ah.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem

    Sarkaalkaa magaciise sheeg si wadanka looga buriyo iyo waxii dhaqan xumadaa kawada xerada amison

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před měsícem

    Oo iydu 10 sano maxayka qabanaysay meesha nuucaasa aydaasi inaysan waxba dhaafaynin waa hubaal lkn maanta inaad sheego ma ahayn mar hore ayaa lagaga baahnaa

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před měsícem +1

    Adiga meeqaa ilmo ayaad udhashey sankadhuudhiga