Dahir calasow gabadhi wiilkeeda xanuunsan laga qaadan rabay oo barooratay 😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #Maxkamada #tiktok #madadaalo #ilkacase #liicaato #malyunmanka #dirisleabdi #ilkacaseqeys #lilbaliil #qosol #malyuunmaanka #quruxkudhiigle #ck #marishbeauty #adnachannel #adnahenna #arimaheena #amiiraqurux #asadhagio27 #asadhossainoffical75 #asadhagio #zakisomali #baabajeey #baabajey #catooshyare #maslaxmideye #maslaxo #maslax #maslaxmideeye_2021 #sharmaboy #sharma #somali #muqdisho #hargeysa #burco #durdurmedia #kiinjamac #somalimusic #ilkacaseqeys #DirisleAbdi #KingCkFilmsandVlogs #Boqoradastelka #haykal #malyunmanka #dahircalasow #SharmaBoy #KiinJamac #ASADHAGIO27 #WaqalWStudío #ArimaHeena #MarishBeautychannel #QuruxKuDhiigle #Ayuubcarlo #Somalitiktok #qamarsugani #lilbalil #wizbi #Zakisomali #IamAli #Gulledsimba #babajey #DADWEYNAHA, #ZakiBinXaaji #HORUFADHITV #ShiineCulay #somaliprunk #qosol #hargeysa #YahyeHunter #AbdalaJamaalVlogs #AdnaChannel #sharmaboy #OGAANSHO #AdnanModelOfficial #somalitiktok #qosol #lilbaliil #DaahirCalasow #mms #dahiralasow #maamamalyuun #somalia #khadarkeeyow #mama #somali #kingck #dirisle_abdi

Komentáře • 15

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před měsícem +1

    Sheeko war sduu somlia ugu celiyuu rbaa mrkey tgtna nbdey yiraa.

    • @sahroabdi
      @sahroabdi Před měsícem +1

      Soomali inta geeyo inuu xoog uga qaatuu rbaa ileen awood mlha gbdhu hddey xamar tgto.

    • @caynibilan4915
      @caynibilan4915 Před měsícem

      Sax wlhi 😢

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem +1

    Meeshaada joog Illaahey baa kuarsaaqi

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 Před měsícem +1

    Xaasid dheh quraan qof walba yaqaan meelwalba lagu saari karaa

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Před měsícem +1

    Dhoofka ayuu u diidan yahay ninka waa xaasid gabadha waa daacad ilaahay qurbaha haw sahlo

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem +1

    12 bilood kulahaa wallaahi gabadha wuu dhibaya bixideeda buu rabaa inuu dhaafiyo wax buu damacsanyahay

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 Před měsícem

    Risaqa ilahey ayaa hayo cadaladne ilahey agtisa ayey talaa ilmahaga heyso waxne xamar ha aadin walahi waa laga xogayaa hadad xamar kento weliba magac dowlo ayaa lagugu dhacaya abayo dulqado ilmahagane tarbiyey abayo hadey aabahed ceydo adne beri ayey ku cayneysaa alaha ku xafido abayo

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem

    Gabadha waa miskiin haujabin ninka

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 Před měsícem

    maya runta sheega cunuga xanuunsan waxaa u wanaagsan in xamar lagu soo quraan saaro

  • @sharifaali3056
    @sharifaali3056 Před měsícem

    .

  • @user-fc9rb3fg6r
    @user-fc9rb3fg6r Před měsícem +1

    Yaab war xamar cafimad yaala muxu yahay haday runti tahay Uganda ha ku doweeye........he wants to abuse her.

    • @GOBTA_TV
      @GOBTA_TV  Před měsícem +1

      You absolutely right 👍

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem

    Daahir waa kugu qalad quraanka meel pasta lagu saari karaa

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Před měsícem

    Leenkaada yuuna kudhaafin