Xogta Hubkii Liibaan Shuluq oo lugaha la galay, shaqsi kale, & Ciidamo hareereyay caabudwaq...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 115

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +15

    Aac sxb wararka naga sax lacaktaas dowladaa laga xaday shacabkii soomaaliyeed yuu gacanta ugalay waa guul shacabka usoo hodeey weeye ✅🌎✅

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 Před měsícem +13

    Xassan dhiiqo ilaahay ha ka qabto dalka iyo shacbkaso.somaliyeed su dhakhso ah nacaska lo doirtay MD o mooryanta noqday .

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před měsícem +5

    Goormaa ethiopia iyo soomaaliya heshiiyeen la gaaray in hub laga soo iibsado. Dawlada hadday sheegato waa in baarlamaanka la xisaabtamaa. Dawlada xaq ma u leedahay in qabiil soomaaliyeed la wareerar iyadoo u hiilinayso qabiilo kale .liibaan shuqul baa leh hubka sharci sidee ah baa dalka lagu keenay.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +3

    Hubka waxa lagu gubaayay shacbiga galmudug gaar ahaan mareexaan iyo qoorqoor ayaa dulaana lagu ahaa illaahay ayaa qashifay villaduna way ogayd

  • @Halima-yv5uk
    @Halima-yv5uk Před měsícem +3

    War caada iska daa mareexaan waa ku saxnaa inuu qabsado hubaas

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 Před měsícem +1

    Mar hadii Lacagta ay ahayd xaqii umada Soomaaliyeed waa Alxamdulilaah waxaan helnay qaybteenii 😂😂😂

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +3

    AMIIR TAHIIIRR ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 Před měsícem +1

    Hadii Galmudug iyo Dowlad isagu tagaan Mareexaan waxaa u soo Germany’s Ogaden iyo Majeerteen waayo Hawiye baa u Dowladeeyry ka bax

    • @TaybeMohamed
      @TaybeMohamed Před měsícem

      🎉🎉🎉🎉🎉
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před měsícem +1

    WASIIRKA AMNIGA MUXUU MARKUU DAGAALKU JIREY MUXUU UGA HADLI WAAYEY HADA HUBKA LAQANIIMEYSTFY MAA LOO SOO DIRAAYAA HUBKA HABARGIDIR BAA LEH MAREEXAANA JN LSGU GUMAADAA LARABEY BALSE ALAA UHIILIYEY

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem

    SULDAANKA TV ANKU SAXO LIBAAN SHULUQ WA NIN HABARGIDIR SACAD EH MA AHA MARIXAAN SAAS U BARO

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x Před měsícem +1

    Subxanalah malikal qaduus xasbunalaah WANICMal

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před měsícem +1

    Hubkaan shabaab ayaaa loo waday niman ka tirsan dowlada somalia ayaa lahaay

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Před měsícem +1

    Hubkan itooopiya lagasoo geliyey yuusan Gaarin cadowga argigixisada waayaab soomalidu baayada heysataan layaabanahay kulane jiis iyo liibaan shuluqna halasooqabto Cidey Junkanoo uwadeen waa in lagadhaliyaa tuugo wadaqabyaladeysan soomaali igadheh😮😢

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +2

    Adeer caabud waaq keliya xaalku tegi maayo

    • @user-xs7of2js7t
      @user-xs7of2js7t Před měsícem

      Bro reer cabudwaq awalbay beerka madoba hadana hub helay cidii isku so taagto ayaga xalkoda yaqane ugaas ha u baqin iskaga Filan waxii iso racaba

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +1

    AMIIIIIIIIRRR TAHIIIIIIRRRR ❤❤❤❤❤

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 Před měsícem +1

    Dawladda xasan sheekh ceeb kama cabsato

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +1

    AMIIIIRR TAHIIÌIIRRR AMIIRR TAHIIIIRŔ ❤❤😂😂😂

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Před měsícem

    Bismilah waxa layaableh in itoopiya hub lagakeenay dalka lasoogiyo ee weliba leyskulaayo bal naftii waa qiimabeeshay dalkiina looniximaayo🎉2nin ee hubkan keenay liibaan shuluq iyo kulane jiis denbilihiweynaa ee naago kufsigA waa inlasooqabtaa🎉

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +1

    AMIIIIIRRRR TAHIIIIIRR 😂😂😂😂😂😂

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +1

    AMIIIIIRRR TAHIIIRRR

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤ mahadsanid

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +1

    Hubkaasi teg adeer.cida doonaysaana iyagaa waalan

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Před měsícem

    Xasan sheekh ayey kudhagan yihiin hubkaan dadbaa lahaa shacab ah waana labaarayaa wali ee caadifaada qabiil haleyska daayo midakale kulane jiis iyo liibaan shuluq walabaarayaa

  • @MohamedAhmed-y9u
    @MohamedAhmed-y9u Před měsícem +1

    Beenlow beenlow dhalay 😂😂😂
    Ma liibaan shuluq baa kusoo kiraystay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Waa ragii qaadka lacagta dulsaarka ah ku lahaa qaadka

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    Mariixan guul waa ku saxnaa inay qabsadan iskuna difacan guul

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před měsícem +1

    Hadday sidaas tahay waa maxay sababta ay dawlada u weerarayso cabudwaaq mar haddii uu sharci daro uu hubkaas dalka ku soo galay.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před měsícem

    Hawiyoow Ilaahay waa Idin og yahay Ummada Aduunka ku nooli iyo kuwii Xabaalaha ka soo saarteen ayaa maraga Idinku furi
    Tuugyahay Kabihii Nebiga Xaday Falaadhi gilgilasho kaaga gu,imayso Alle Casawajale ayaa Idin kashifay hebel jiis haku warwareegin waa la Idin dacweeyay. Hawiye Ismaacil baa guursaday Hubku waa kuu weligiiba soo diray markay Hawiye samaysteen Ciidankii burbur Qaran ee Saaqid Joon Ismaacil Naag nin qabo Guri ugu xereeyay Ismacil wuxuu ku yidhi dalkaaga dumi siilna Hawiyoow Maamulka Dawlada igu wareejiya Hassan wuxuu amar ku qabaa inuu waxaan idhaaho maqlo.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    Shuluqan iyo xasan daanyer ilaahey ha ka qabto umada ay isku dhamaynaya liiban ilaahey ayan kugu deynay

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx Před měsícem

    Meesha dawlad ma joogto dana kama laha wayaalahaa dhacaaya, madaxweynuhuna kama dego diyaarad iyo dalxiis

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Před měsícem +1

    Waaryaahee,waaryaad beenta ushegeysaa hubkan habar shaydaan.ayaa iska leh waxayna doonayeen in ay kulayaan mareexaan, leelkase iyo cumarmaxamuud, wallee sirmaqabe saab ayaa biyo u celiya, guuul Guuul iyo gobonimo reer cabudwaaq

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před měsícem

    Hub Controbaan ah oo shaqsi ama Qabiil loo wadey in Shacabka qaataan waa waajib .
    Controbaan waa wax illegal ah

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Před měsícem

    Iska hadal aaan meewl jirin 🎉

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Noo.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před měsícem

    Mareexaan waykusaxsanyihiin, hub mooryaan iyo habar jaan loowaday, xasan mooryaan haduu soo duulana waalais celin.

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Před měsícem

    Suldanbeenale

  • @saedulahdilad5422
    @saedulahdilad5422 Před měsícem +1

    Hiraab haday isugu taagan wegerdhac; Butlaan iyo layl kasena waa soo gelayaan dagaalka. dagaalka

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb Před měsícem

    Hubkan lacagtiisu waa ka badan thy 3.8 m malaha aqoon uma lihid hubka gawaadhidu sidey marka iska hubi sxb

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před měsícem

    Itobiyana maxaa inoogeyey walaahay waxaalad jahwarer ah wadadakeliya ee ufuran reer cabudwaq waa in ay isdifaacan hubkasna xaqbaa ukenay ehaxajisteen

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem +4

    MAreexaan hub ayuu urursanayaa??. HAWIYE OO DAAROOD ISKU XEERAY, SI XUKUNKA UGA TOORO, KA DIB MARKUU LUMAYEY TAAGEERADA IRIRSAMALE IYO DIR.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    ilahay bah kah shifay Argagixisadah hawiyeh hubkah waxaa lah rabay in marexan lagu xasuqoh ilahay bah gacantah no so galiyay waa in lagu difacah marexan

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem +1

    AMIIIRR

  • @Asanbile
    @Asanbile Před měsícem

    When was it forbidden to arm the tribal militias in Somalia?

  • @amineta378
    @amineta378 Před měsícem

    In labiliqeesto ayaa xa ah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Noo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Midna sacad ah midna mareexan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Adeer waa la ogaaday hubka in dad sharci daro dad loo ogol yahay oo dalka waxay doonaan ka samaystaan iyagoo shacab ah

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Před měsícem

    Caaaaaac

  • @user-ws6zc2ej7x
    @user-ws6zc2ej7x Před měsícem

    Maa marki. Xurey. Lodipyod. . Xubkaa. DiyRada

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před měsícem

    Weriye intaadan qofkaa kulane wax ka sheegin maad isagaa waraysatid oo ka hubisid?
    Midda kele maxaad u fahmibweydey in DF oo ay kulane ishayaan doonayso in ay isaga mariso khaladkii damul_jadiid galeen,xitaa qaar baa ilaa farmajo u saaraya khaladkooda

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx Před měsícem

    Hubkan simali uun baa loo soo iibsaday

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIRR TAHIIIRRR ❤❤❤❤❤❤❤ AMIIIR

  • @farxaanhoussein9704
    @farxaanhoussein9704 Před měsícem +1

    Musuq maasuq dheh

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Před měsícem

    Libaan. Shuluq. Waa. Inladhoco. Waa. Kuficantahay.
    Mareexan. İnay. Dhacan
    Midakale. Reer. Cabidwaq. Dadkeda. Hadaysan. Kubka. Deg. Deg. Usodhibin. Waxaa. Dhacaya. Inlaso. Dhiibo. Hadii. Lawayo. Cabidwaq. Waa. Xabad. Mahurto

  • @AbuurTttd
    @AbuurTttd Před měsícem

    Xasan iyo sanbalooshe iyo shuluq baa kamasuula waa in dacwad lagu furaa sidag daga waxba yaan kulane dusha loosaarin

  • @abdimajiid4695
    @abdimajiid4695 Před měsícem

    farmaajo ragiisa hore ayaa wadanka qalalaaso ka wadda ilaah shartooda hana mootiyo korineel jiis waa balaayo

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g Před měsícem

    Hubkan yaa loo waday,maxaase keenay in waqtigan hub wadanka lagu soo daabulo

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem

    Yaab of maxa keenay weerar hubka waa masibo illahay kaqabtay umadi larabay inlagu weraro

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Adeer sheekadan waa mid dad badan ayaa ku ceeboobaya
    Caabud waaq keliya tegi mayso

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Kulane iyo qofkuu doono ha ahaato waa denbi waana ceeb

  • @ashire563
    @ashire563 Před měsícem

    Waxaas nacaskaa ayaa Madaxweyne la leeyahay....gablan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Dawladu ma ceeb ayey qaadanaysaa kkkkkkkkkkkkkkk adeer loiban shuluq ma dawlada ayuu xukumaa markuu leeyahay sheegta mise gal mudug ayuu xukumaa

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 Před měsícem

    Wariye Hawiye isagaa Dowladda haystawaana Dowlad Hawiye Yaa loo Dowladeenayaah

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Před měsícem

    Kubka. Hadeysan. Mareexan. Dhibin. Waxaa. Kadhacay. Xasuuq. Mareexan. Oo. Ay. Hubkasa. Eedidonan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Alshabaab ayaa iska lahaa hubkan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Ethiopië. Col nahay so tii la dhahay. Sidee hub oga so gadanaa

  • @shaafiissackismail8060
    @shaafiissackismail8060 Před měsícem

    Suldaanka TV beenta qayaaladeysan jooji.

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před měsícem

    Dawladdu sawdawlad sharci ah ma aha saw xeebomaleh ay hubkakala sodegto wamaxay hubkalatariibinayaa

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před měsícem

    Gar baay aheed in aay la waregan reer cabudwaq wayo sharci daro baay aheed hubkaan dowlad xuduudaha ilalisona mesha majogan marka dadkaas deganka ayaga ilalsado xuduudahooda

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    Amiiirr

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb Před měsícem

    jajanabaad kugaysaa munaafaqa aad taagerayso iyo beenta laga xog ogaslsanyahay oo aad habeen iyo maslinba aadsheehaysid hubkaan xasa shiikh uuraybay in uu umada soomaaliyeed kugieeyo ciifankiiduna waday baad leeday hebel dhuluq baaleh kiwiina sunfaanka tiigi sheegta fadku waa in ogyahaye aalhiradiina kafekera oo cadaabdan baadanbaydee intaad leefihii oogaa hunguriya iyo taagooro beena dafka usherga naftiina utura dadku idinka cog ogaalsan

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Před 25 dny

    Cabdisalaan?

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před měsícem

    Lasoo celiya aa kkkkkkkkk

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Liibaan shulukh ma isagaa dawlada leh tan kale cid kastaa waa ogtahay bal iyagana dadka u soo ruqaansada ogaada hadii sharci daro loola yimaado

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem

    Dawlad Ku sheegay xasan ayax intuu joogo wax kasta oo aan la arag oo lamaqal aduunkana looyaqaano ceeb iyo foolxumo xasan ceebta iyo foolxumada waxay u tahay sharaf iyo karaamo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Markaa maxaa laga rabaa haday mareexaan lahaayeen. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kulan jiis. Adeer waxba kama jiraan shaqana kuma laha

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 Před měsícem

    Sideeda hub aan dawladi wadani waa xaaraan in la boobaana waa sax cidda waddey baana qaldan

  • @user-xl6em7bn8b
    @user-xl6em7bn8b Před měsícem

    Asc war dalka daladi ka ma jidho ee nin. Walboow dagaal u diyaar garoow

  • @nadifabayahow5708
    @nadifabayahow5708 Před měsícem

    Qabyaalada jooji, eexle naga aamu

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před měsícem

    ((( SHEEKO. NIIC. AH. WAR. H. GIDIR. IYO. MAREEXAAN. HUB ISKU. DIRSAN. MAYANE. CAQLIGIINU. MA. INTAAS BA. HUUHA. BEEN. IY. WAX. AAN. JIRIN. IMISAAD. MOORYAN. DHIIQO. KU. NOOLAANAYSAN. YAHUU

  • @XasanAbuukar-tu4wf
    @XasanAbuukar-tu4wf Před měsícem

    Digil iyo marifle.ayaa
    Barawe loga qabsanrabey

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Liibaan madoqonbaa markuu
    Ilkayar xogtiisa ogaanayaan hubkaas dowladaa leh 2malyan
    Kama badno warguba caabudwaq dhamaanteed
    Hadiikale dawlada hubkeeda marba qabiil ugalaayo dariiqa

    • @AbuurTttd
      @AbuurTttd Před měsícem +1

      Dawladi maleh beel baalahayd si beel kale ugu duusho waxa dawladu leedahay wadacad oo layaqaano buu soomaraa waana kusaxan yihiin reer caabudwàaq Nina hubkii aan kugu dililahaa indhaha kaqarso kaayeelimaayo

    • @seed3966
      @seed3966 Před měsícem +2

      Dowlad ku sheegu ayadaa hubka gootarabaan ka ah iibineysa qabiilo gacanta ugelineysa waana waa guul shacabka leh ✅✅🌎✅

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Před měsícem +2

      Dowlad mooryaameed noo dowladaynmaataan

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před měsícem +1

      Addoonkii Cali Yuusufow kuwii awoowgaa Addoonsan jiray baan kaaga dacwooneeynaa!

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před měsícem

    Ina gumeed ciilan ayaad tahay ( Wariye ma tihid ciil qab ayaad tahay) ee iska aamus , mida kale Liibaan shuluq inaad aflagaadeysid miyaad lacag ku soo qaadatay?

  • @abdiabdulle4275
    @abdiabdulle4275 Před měsícem

    Waa beentaa

  • @xaliimosuldaan1805
    @xaliimosuldaan1805 Před měsícem

    beenta xagee ka keentay hubka jimankii lahaa baaba soo hadlee

  • @TawaneIftiin2
    @TawaneIftiin2 Před měsícem

    😅😅😅😅😅😅

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkl. Reer. Cabudwaaq. Colaad. Iyo. Dakano. Midna. Kama. Dhiidhiyan. Huune. Cabsina. Kamajirto. Sidexaqiiqda. Waansexana. Weerarada. Kusofolehna. Aan. Aragno. Hadaa. Hubkee. Lagu. Sasay. Ayqateene. Waxalosodirayo. Eeleyahay. Waaciidab
    Mo. Ayaalagalawaregaya. Kuwaywata. Ee. May. Siska. Jogan. Tolow. Dawlad. Majirtee. Dalimin. Cadaqatayalkaa.

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Před měsícem

    Kuwa kulane cuqdada ka qabba baa ka mid tahay,adeer caadifad baa ku haysa weriye reproof baa tahay😂😂t😂😂😂😂

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem +1

    tuugo weeye hawiye

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před měsícem

    Ilaahay hubkaas dab ha qabadsiiyo. Magaaladaasna ha ku baa bado oo dambas ha noqoto

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před měsícem

    Been low ba tahay kulane waa xildhiban matalo dadkaas deganka laga so dortay sumcad ku leh na waxan waxa ka danbeyonxasan iyo group kiisa reer 1991 waana lo laabtee cidii dhibto hala arko

  • @Xxxtentacion12841
    @Xxxtentacion12841 Před měsícem

    😅😊😮😮hhhh

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před měsícem

    Liar

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIRR TAHIIRR

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIR TAHIIRR

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před měsícem

    Beenta

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIR 🎉😊

  • @CabdiElmi
    @CabdiElmi Před měsícem

    Been low adiga iyo inta warka kuu faafineyso

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIRR TAHÌIRR @@@@😢

  • @ABDIdawud-td9zw
    @ABDIdawud-td9zw Před měsícem

    AMIIIIIRR TAHIIIR TAHIIIIR ❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 🎉