WAREYSI #3- OMAR ABDIRASHID -SIDEED KU MAQASHAY DILKA AABAHAA MW CABDIRASHID?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Komentáře • 253

  • @statsm8339
    @statsm8339 Před 3 lety +9

    Allah ha u naxariisto Jannatul Firdowsa Allah ha ka waraabiyo madaxweynihi hore marxuum Cabdirashid Cali Shermarke wuxuu ahaa Somali dhab ah ee aan qabiil shaqo ku lahayn.

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 Před 3 lety +19

    Alaha u naxariisto abihiis jano fardowsa alaha geliyo

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 Před 3 lety +25

    Waxaa dhalay Abbe qali Alle u naxriisto Abdirashid Ali

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety

      AABIHII WUXUU AHAA NINKA KAW QABTAALADA DALKA KU BILAABAY WAANA TA ILAA MAANTA SOCOTA

    • @mariamarafat3873
      @mariamarafat3873 Před 3 lety

      @@alihujaleh8627 sharaf bu laha manta waxa ey ciyeysa oosiyaasiyiin sheeganaya ma aragtid miyaa oo waxaaga soomaaliya kasoo hor jeeda ma aragtid miyaa

  • @TJ-ry8dk
    @TJ-ry8dk Před 3 lety +2

    Waan ku dhaley isoo raac ma jirto. Alle ha u naxariisto Cabdirashiid Cali Sharmake qof qaali ah buu ah.

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před 2 lety +3

    Markaan Aabahey Waayey . Ayaan qof walba bartey . Allah ha u Naxriisto. Omar si fiican u Aqan. Su’aal ayaan jeclahey inaan mar Uun inaan weydiiyo. Haddu Allah idmo.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před 3 lety +6

    Ayaale horay u soco well done

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před rokem +2

    Allah haunaxaristo wuxu aah qoof wadaniya oo aad ujeceyl wadankisa shakhsi Allah kabsigu kuweyna buu aah the best President Somalia had ever had

  • @user-mt5lc1ct2z
    @user-mt5lc1ct2z Před 4 měsíci

    Alle haa unaxaristo ader 🤲🤲🤲

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 Před 3 lety +2

    Mansha,allaah illaahay ha u naxariisto m/w crashiid cali wuxuu ahaa mw qiima badan muwaadin ah dalkiisa & dadkiisa jecel kartidiisuna badneyd wuxuuna u dhintay arimaha somalia waxaana la sheegaa inuu mareykanku la danbeeyey wuxuu ahaa nin jecel horumarka dalkiisa

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před 2 lety +1

    Allaha u naxariisto Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Madaxweyne fiican ayuu ahaa.
    Hase ahaatee Cumarow umaddu aad bay kaaga sheeganaysaa, ee isbadal oo hogaamiye wanaagsan noqon. Wadanka ha ka danaysan ee u danee. Wadanku cadow badan ayuu leeyahay ee ka ilaali. Allaha ummadda Soomaaliyeed badbaadoyo. Aamiin.

  • @ygmpooq4297
    @ygmpooq4297 Před 3 lety +27

    Allahu naxristo MW CabdiRashid 😢🇸🇴

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 3 lety +1

      😭😭😭

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 Před 3 lety +1

      Cumar cabdirashiid isagaa ceebeeyey aabihiis. Ina cabdirashiid cadow somaali waaye ilaahey hanaga qabto dulligaas

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 Před 3 lety

      @@hassanyuusuf9750 wanaga allaha tuso

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety

      CADAALADARADA C RASHIID IYO ADAN CADE WAXAY YIDHAADEEN RAIISALWASAARE ABGAAL MADAXWAYNE MAJEERTEEN XAQDARADAAS AYAA ILAA MAANTA SOCOTA WAATA AYFARMAAJO AY KU RIDAYAAN

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety

      ILAAHAY NAARTA HA GEEYO ISAGA IYO ADAN CADE WAAYO WAXA MAANTA DALKA KA TAAGAN IYAGAA AABO U AH

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Před 3 lety +2

    Aallah u naxariistoo Aamiin

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 Před 3 měsíci

    Alle ha uunaxariisto abdirashiid Ali sharmarke

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 Před 3 lety +3

    Allaha u naxariisto ameen

  • @maareeyemohamed7980
    @maareeyemohamed7980 Před 3 lety +11

    Ninkan abihiis alle ha unaxriistee halyey buu ahaa lkn kan beer bisil makala goyn kro

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 3 lety +2

    Inalillaahi wa inaaillahi raajucuun. Abaha. Allah ku naxaris wax uu ahaa. Oday. Soomaaliyeed iyo. Madaxweyna. Soomaaliyeed oo fiican.

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 Před 3 lety +2

    Allaaha ha u Naxriiste Maxaa hada wax uga weydiineysa Allaha Janada fardowsa ha ka waraabiye Waxba ha Xasuusin dadka iyo ehelkii Elaaway

  • @dhagacadecali8196
    @dhagacadecali8196 Před 3 lety +3

    Allaha uu naxariisto

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 Před 3 lety +3

    Madaxweeyne Cabdirashid Cali Sharmaake Allah ha u naxariisto wadani ayuu ahaa laakiin doqon buu dhalay

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 Před 3 lety +7

    Aabihiis dhimashadiisi ayaa burbur ugu horeesay allah unaxariisto

    • @soulehassan
      @soulehassan Před 3 lety +2

      Dilkii Ahn A/rashid dhowr magalo ooy xamar kow katahay,Hargeysa iyo degmooyin kale ayay aqalo faro kutiris ah oy gumeystayaashii katageen (administrations) ay ka dhisnaayeen iskuulada iskadaa qolal, dadka jaamacadaha ka soo baxay xiligaa soomaali oo dhan 100 ma dhanayn ,dadku 98%reer-guuraa xoolo dhaqato iyo inyar oo beer-falato ah ayay ahaayeen, burburka bilaabmay eedka hadlaso keebuu ahaa,alaylehe umadii waagaasi dowlad nimo ayay u haraadanayd, se waxaankuu sheegayaa dadkeena waxa dowlad nimada la siiyay igoo geela kala dhaca tii uunbayna ula tageen hantidii qaranka,kii madax noqdayna shuuci ayuuba kadhigay umadii ashahaadanaysay!wadaninimadii ayaa ninkii soomaali gii ka dhimatay. Allaah ha ina soo hanuuniyo.

    • @bisiqsarman5132
      @bisiqsarman5132 Před 3 lety +4

      Wadanimaa Maalintii Afweyne Yimid Bay waxay noqotey Been iyo Barabugandho.
      Ma- Xusuusataa Farax Gololey Allaah Ha-unaxariistee Markuu Yiri Qabyaalad maahayn waxa lasoo aasey - ee Way ahayd Moos Qubkiis. waxaan kudarilahaa Godkii Qubka mooska Lagu duugey waxaa lasoosaarey, Been, Barabugadho, indhasarcaad, Xishood la-aan, Diktatoriyad, Culumo Latooganayo iyo diin la-aan, Qabyaalad iyo isku dirida Umada Somaliyeed Si-kursiga loogu Dhaganaado.
      Fawaaxish oo dhan oo inta Dadka Somaliyeed Been idhaha looga Buufiya - loosheegayo in Fawaaxishku Wadaniyad yahay.
      Wataas Taariikhda Somali U Badeshey Dilkii Allaah ha-unaxariistee Cabdirashiid Cali Sharmarke.
      Bisiq Sarmaan

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Před 3 lety +3

    allaha unaxariisto Aabihiis wuxuu ahaa nin wadani ah Lkn Omar asiga.waa dalaalka ugu weyn ee Dalka ka iibinayo dowladaha Shisheeyahay qaasataan Emaarad, Sauudi iyo Kenya sharaftiisu waa dhimatay

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 Před 3 lety +14

    Kartadii abihiis malahan waa kudhalay.isorac majidho

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 Před 3 lety +4

    ILAAHAY ha unaxariisto amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @seynabali8621
    @seynabali8621 Před 3 lety

    Allaha u naxariisto Jannadii Firdowsa Allah ka waraabiyo abtigey Abdirashiid Ali Sharmarke aaaaaamiiiin.

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 Před 3 lety +1

    Illaahay ha unaxariisto

  • @ibrahimissak2156
    @ibrahimissak2156 Před 3 lety +4

    Amiin yaalah

  • @mohamedmaalim9332
    @mohamedmaalim9332 Před 3 lety +6

    Allaha u naxariisto Abahaa, lkn Adiga doqon baa tahay oo shisheeyaha u adeega:;;;

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 Před 2 lety

      OO U ADEEGO ABII AHMED ITOPIA AND AFWERKI ERITREA
      AMXAARO JACEEL
      MAKA YAABTEEY
      GOBOLKII GARBAHAREEY BIIYO DHOQO LAGA CABOOYAA😭😭😭

  • @abdowali463
    @abdowali463 Před 3 lety +2

    Allow kuu naxariiso madaxwayne Abdirashiid Ali Sharmaarke. Wuxuu ahaa nin daacad ah oo dad iyo dal jecel. Runtii waxaan ka dareemayaa Ex PM Omar akhlaaqdii iyo edebtii osgu soo bar-baariyay waa nin state-man ah oo si degan oo sharfan u waramaya.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 3 lety +1

    Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxb

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Před 3 lety +4

    "Dadkii isticmaarka ushaqeyn jiray ayaa wadani noqday, anagii soo halganay baa rajiciin ah"
    Waa hadal weyn oo qofka laguwado aan aad ugaranayo tariiqdiisa.

    • @FarhanAbdi-eq2it
      @FarhanAbdi-eq2it Před 3 lety +3

      Maxamed siyaad bare oo gumaastaha Askari u ahaa baalagu wadaa. Waanna meeshu wadanku ilaa hada kasoo kaban layahay.

    • @fnw8688
      @fnw8688 Před 3 lety

      Wa siyad bare wa ninki Somali meshey manta jogta geyay qaxoti naga dhigay

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 Před 3 lety +1

    Allaaha u naxariisto

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před 2 lety +1

    Walahih,cumar,cabdirashid
    Abis,markih,ladelay,wabah
    Yarah,oo,ilmoh,yar,buh,ahaah,markah,waxuuh,makhaley
    ,unbuh,kasheken,karah,oo
    Lagah,shekeyey,
    Markah,ilahaay,ha,u,naxaristoh,cabdirashid,Cali,sharmakeh,amiin

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 Před 3 lety

    Allah yaxfaduk mudane Cumar , wali diintaada way nooshahay marba hadaad ereyga gaalada isticmaashay, Allah yaziiduk iimaanan

  • @faaraxladane2460
    @faaraxladane2460 Před 3 lety +3

    Cabdirashiid cali sharmaake allah haw naxariisto wuxuu ahaa qof fiican diin leh oo qiimo badan somali ah
    balse waxaa dilay daalin afweyne oo diin aan haysan

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled Před 3 lety

      FaaRax Ladane
      Beenaale xun oo aan ilaahay aqoon baad tahay oo daciif ah oo jaahil ah oo buka, ee AbdiRashid Ali sharmaarke waxaa diley nin majeerteen an ee Maxaad dusha uga saaraysaa mohamed siyaad barre ilaahay ha u naxariisto ee
      Cuduroow buka oo cuqdad qaba ayaad tahay ee ilaahay haku caafiyo waad bugtaaye

    • @akh8501
      @akh8501 Před 3 lety +2

      @@abdullahiguled intaas oo cay ah aflagaado ah maxaad u geysanaysaa adigoo dhihi kara. Ma dilin kali ah.
      Wax fcn ma aha ee Allah ka baq

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled Před 3 lety

      @@akh8501
      aflagaado cidna uma geysan ee aadiga laftigaaga qabyaalad baa kaa hadlinaysa ee Ma runtaad ka xumaatay?
      Adeer Runtu waa khadhaadh laakiin Waa daawo oo nafta a loo sii daayaa oo lama diido xaqiiqada
      Intaasi Waa iga talo

    • @akh8501
      @akh8501 Před 3 lety +1

      @@abdullahiguled MW SHARMARKE QOFKA DILAY WAA ASKARIGA GACANTA GEYSTAY. WAXAASE TAARIIKHDU SHEEGTAA SIYAAD BARRE IN UU KA DANBEEYEY, WAXAANA CADEYNAYAA HOREY AFGAMBI BUU U RABAY OO WAA TUU ABDILLAHI YUSUF SHEEGAY. NINKA ASKARIGA AHNA WAA LA DIRAY. MAXAASE CIIDAN LAGA DHAXLAY AAN BURBUR AHAYN 31 SANO WALI WAA LAGA KABAN LA YAHAY. ALLOW BADBAADO SII SOMALI WAA ISBADBAADIN KARI LADAHAYE.

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled Před 3 lety

      @@akh8501
      ILaahay baa xaal og
      Inuu siyaad barre u diray iyo inkale xaqiiqaduse waxay tahay majeerteen buu ahaa AbdiRashid Ali sharmaarke ilaahay ha u naxariisto ee waxaana diley nin kaloo majeerteen ah kadib waxaa wadan kii qabsaday siyaad barre kadib wax ka hor yimaada waxaa ugu horeeyey majeerteen oo SSDF samaystay kadibna SNM iyo USC iyo SPM iyo wixii kale ee aynu ognahay then dhibaatada wixii Somalia ku bilaabay waynu ognahay, siyaad barre na sharaf soomaaliyeed kamay horeyn sharaf soomaaliyeed na kamay dambeynin Waa hadii aynu runta ka sheekaysanayno oo aynaan been iyo huuhaa isugu sheekaynayn, ku darso oo had a Anigu Ma ihi mareexaan ee muwaadin somaliyeed baan ahay ee xaqiiqada ayuunbaan ka hadlayaa iyo inaanay siyaad barre sharaf iyo karaamo soomaaliyeed ka horeyn isaga kana dambeyn, jabhadihii ka dambeeyeyna ay halkan soomaaliya dhigeen
      Wixii jabhadaha bilaabayna waynu ognahay ciday ahaayeen oo is weydiin mayno maanta
      Ee halkaa haynoo joogto maanta

  • @NasirabdisamadHassan
    @NasirabdisamadHassan Před 3 lety

    Allah ha u naxariisto Abdi Rashid Ali sharmarke

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo,soomaali hogaamiye wanaagsan oo soo maray ayuu ahaa.

  • @abdulqadiradamali1542
    @abdulqadiradamali1542 Před 3 lety +6

    waad nagu kala gooysay!!! sheekadaan aad ayay u xiiso badnayd, allaha u naxariisto ex-madaxweyne aabahaa adigana allaha ku dhowro, nin qaali ayaa ku dhalay adna qali ayaa tahay lakin Aflaado badan ayaa laguu gaystay ee raali noqo, iskana dulqaado.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 3 lety +1

    Illaahey ha unaxariisto janatul Fardowsana illaahey haka waraabiyo, Abtigeey MaashaAllaah. Waa run guri wayn buu ahaa nimcooyinkaas illaahey hanoo soo celiyo, Qofkii arkay ayaa garan kara. Illaahey xaqa ha tuso dadka maantey jooga qaarkood. Allaahumaa Aamiin yaa Allaah.

  • @anisomohamedabdi6123
    @anisomohamedabdi6123 Před 3 lety

    Alle ha u naxariista kana alle hasoo hanuuniyo ma dheereyo

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 Před 3 lety +1

    Allah haunaxaristo Janatul Fardausa na Allah hasiyo boqor buu aah niin ajayiib buu aah he was a leader and a half unfortunately Somalia lost a wonderful leader May Allah grant his soul in Janatul Fardausa

  • @shiikow
    @shiikow Před 3 lety +2

    Rasalwasaaha daris ayaan aheen waxaan ku xasuustaa gaari vokiswaagan ah oo sida caasimada u samaysan ayaa school ka lagu keeni jiray

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Před 3 lety +2

    Allaha unaxariisto cabdirashiid cali sharmarke gacan ka xaqdaran baa dishay
    Allaha unaxariisto

  • @saabirinmuqtaar6334
    @saabirinmuqtaar6334 Před rokem

    Cabdirashiid cali sharmaake allaha unaxariistii hooyadiis magaciid

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 3 lety +2

    Allaha unaxariisto

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 Před 3 lety +6

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📒✍️👨‍🏫👩‍🎓👨‍🎓 📒👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @statsm8339
    @statsm8339 Před 3 lety

    Mahadsanid Ayaanle

  • @superatlanticchannel9476

    Waresiga RW soo dheere thanks

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před 3 lety +3

    Ayanle xusein waa nin dhalinyaro ah oo aad u fiican Waxan ka yaabay somalidu waa wada jeceshay special majeerten mareexan iyo kuwa xun waa caayan somaliyey sidaas wax u fahma

    • @canabsoomaali3285
      @canabsoomaali3285 Před 3 lety

      Adigu ma kuwa kalsoonida lahayn ee unukaa reer hebelaa shirayna ku hayaa tahay mise khaa'imiinta uu ka soo jeedo. Ayaanle waa Qabyaaladiiste xun oo cunfi iyo dhib bulshada ku dhex fidiya. Khaa,imiin aan damiir lahayn.

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 Před 3 lety +2

      @@canabsoomaali3285 maye wa ku bila xishodka o jahilin ta ey is moday iney dowlad nimada dadka ka xigan

    • @khadar0524
      @khadar0524 Před 3 lety

      Afcaytamey ninkiisa ayaa iskaleh...

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 lety

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @harun7450
    @harun7450 Před 3 lety +8

    Aabihiis iyo awoowgeey waxeey ahayeen saxiibo dhow oo walaalo ah xaji xasan isku marna weey dhinteen
    Ilaahay ha unaxariisto janatul firdoowsa Allah haka waraabiyo

  • @mashisahmed7787
    @mashisahmed7787 Před 3 lety +2

    SHARTIINA UMADA SOOMAALIYEED ILAAHAY HA KA QABTO AAMIIN

  • @M45_0
    @M45_0 Před 3 lety +3

    Aday aheed ina dhimato lagu qaniin, abaha rijaaal bu aha lkn candhu ka tagay.

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Před 3 lety +5

    Allah unaxriisto

  • @user-kj3gv5ig9k
    @user-kj3gv5ig9k Před 6 měsíci

    Cumaroow walaal Aabahaa Madaxweyne baabu ahaaye ka waran kuwa iyakoo dhalinyaro ah maalin walba la dilo macno ay ku dhintaan la garanayn

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 Před 3 lety

    Mashalaah wa WARASI fiican
    Oo ladhagaysan karo WAXAASE
    Runtisa SOMALI qof ba qofkale
    TARIKHADisa tirtiro NOOCKASTA oo SOMALI udagaalamaan
    AJINABIGA somali waa dad ujilicsan
    Wadanigooda iyagaa CADAWGA usoo RAACA ilaaa sayidkii SUBXAANALAAH
    RAMADAAM MUBARAK

    • @muhammadxusen5368
      @muhammadxusen5368 Před 3 lety

      sababta dilka danbilaha loo boobsiiyey waa in case ka abdirashid la baabi iyo

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Před rokem

    Allah yarahmu rahemeen madaxweyne cabdirashiid cali sharmaarke🤲🤲😭

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 3 lety +1

    Allah yaarahmu abdirashid Ali sharmake.

  • @nurowehliye4805
    @nurowehliye4805 Před 3 lety +1

    ilahay ninku deeq laraboh dad umaso tugoh hadii cabdi reshiid nolanlaha somaliya marogmaten

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 Před 2 lety +1

    Qaar badan ayaa cayn haya masuulka laakiin anigu waxaan u arkaa cumar inuu yahay nin qaali aha

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 3 lety +1

    Crashiid cali sharmaake sida taariikhdu xusto nin aad uwanaagsan oo karti hogaamineed lahaa ayuu ahaa balse wiilkiisa sida ii iiga muuqata wwxa lagu soo xushay 2 jeer waa nin flexible ah oo wax maqla dadkana dhagaysta wada shaqayn leh .aan sida farmaajo Mas ahayn.

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Před 3 lety +5

    Dulmigii wagaas lagalay ayaa inoo horseeday bur burka iyo dhibka maanta dhiiga qof muslim ah ciyaar maaha.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Před 3 lety +5

    Nina wiiLkiisa Ma dhaLo

  • @siciidmaxamed8944
    @siciidmaxamed8944 Před 3 lety

    Xumaan baadka raadinasaan wareysiga ayaanlow

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 Před 3 lety

    Alla yaa raxma waa ku dhalaye isoo raac majirto

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 3 lety

    illaahay haw naxariisto cabdirashiid cali sharmaarke inagu masoo gaadhin laakiin soomaalidu wanaagiisa waa isku raacday waa ninka keliya aysan u kala leexan

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf2452 Před 3 lety

    Aabe qaali ah, ilaahay ha uraxmo.......lkn cumar xalwayste ma raacin marxuum kii dhalay!!

  • @abdulahisuleiman9802
    @abdulahisuleiman9802 Před 3 lety

    Ayaanle xuseen cabdi waa waruye qaran oo wadaniyadu kuwayntahay maanshalaah alayaacisak

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 Před 11 dny

    Somalia halka ay ka hagaagi ladahy dilkii madxwaynahas

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 Před 3 lety

    Alle haw naxaristo
    Waar niyaw kan wariyaha maaha suxufi khabira qof waalidkii wayay oo waliba yar oo caruura oo qofwalba leeyay waa agoonkii ayuu ku leeyay Samayn makagu yeelatay suaal maaha

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 Před 3 lety +1

    Cabdirashid Cali sharmarke...Sidaan ka maqlay dadkii yaqaannay wuxuu ahaa NIN LEH AQLAAQ ADAG OO DIINEED & AQOON MAADDI LABADABA wuxuuna ahaa NIN neceb QABIILKA waa Sababta loo dilay!!... ninkan uu dhalay (PENGUIN) waa HUNGO CEEBNA KU AH BULSHADA SOMALIYEED IYO REER CABDIRASHIID....😭

  • @bashiircabdulqaadir7059

    alle ha unaxariisto ex mw abdirashid
    balse kan aabehiis Maraacin
    kabaqaad carbeed uf markalena uf markalene uf

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Před 3 lety

      CCB DHIBAATAA HAYSATA NINKAA AABIHII KA SEEKAYNAYA AYAY CAAYAYAAN .HADAY CIDI KKKK ABA QAAD CARBEED TAHAY FARMAAJAAY AH..4SANADOOD AV AYUU NA LAHÄA KENYA WAA CADOW NIN QADARI AH AYAA MOQDISHO YIMI MARKAASU DHAHAY XIDHIIDHKII WAAN SOO CELIYAY .

  • @abdirashidyasincarsaanyo5617

    Aun waxuu ahaa 1960-1964- 1967-1969-kii waxuu noqday president-waxuu ahaa shaqsi rabbi yaqaan oo SYL-waxuu ahaa shaqsi u soo halgamey somali

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Love

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 Před 3 lety

    Good

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 3 lety

    Hanoolato waad mahad santihiin sidaad taarikh da dadka ugu ifinaysaan wax laxasuusiyo

  • @zeynabnoor1473
    @zeynabnoor1473 Před 3 lety +1

    Doqonkaanba Cabdirashid ayaa dhalay subxaana allah

  • @alisoomaali7117
    @alisoomaali7117 Před 3 lety

    Cumar Cabdirashiid cid wax ka dhagaysaneysa ma jirto inta uu u adeegaya danaha dawlada Imaaraadka iyo tan dantiisa uuna ka hor imaanaya danaha dalka, dadka iyo dawladnimada ummada Soomaaliyeed. Adiguna Hanoolaato daada waa been intaad soo dhaweeynaysid cidwalba oo khayaano u geeysata Ummada Sooomaaliyeed.

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 Před 2 lety

    Yaa fahmay warkaas askarta xiligaa gumaysiga LA jiertay ee President Cigaal u sheegayay ninka kkkk waa afwayne oo u adeegayay gumaysigii Talyaaniga oo dadkii xornimada u soo halgamay ka dhigay dad dibu socoda Alaah haw naxariisto Cabdirash Cali Sharmarke oo nin dhulbahabte ah dilay.

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali Před 5 měsíci

    Adigu werriye kuwa kamasheekaysid odaga maisku qabiil baad ahayddeen sausage

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 Před 3 lety

    ALLAH HA U NAXARIISTO.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 Před 2 lety

    Allah yarxamo Abixi ayanle dilki abixy xaal waa luu xalay askari waa dilay

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 Před 3 lety

    ”Gacana dalka ayaanu ku difaacaynaa, gacanta kalena doorashada ayaanu ku qabanaynaa”. C C Sh 1964 (dagaalkii soomaaliya iyo Itoobiya iyo doorashadii Soomaaliya oo isku soo aaday.

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před měsícem

    caruur kale ma dhaliin miya sharmarke?

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen5368 Před 3 lety

    siyaad bare askari talyaaniga u shaqeeyo ayuu ahaa horey waan u maqlay, hadana waxaan ka xaqiijiyey afka raaisulwasaare hore mudane cumar abdirashid ali sharmaake

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj Před 3 lety

      Dhalinyaraad u eegtahay,waayo waxbaan xaqiijiyeey baa leedahaye ma Siyaad Barre bay gaar ku tahay in gumaysigii loo shaqeeyo?.Ina Cigaalka uu sheegayo muxuu ahaa?. Aabihii muxuu ahaa?.Aadan cade muxuu ahaa?.C/hi Ciise muxuu ahaa?.Gen Daa’uud muxuu ahaa?.Gen Maxamed Abshir Muxuu ahaa?.Col C/Hi Yuusuf muxuu ahaa?.C/Risaaq Xaaji Xuseen muxuu ahaa?.iyo dhamaan hebelo badan oo Talyaani iyo Ingiriis u soo shaqeeyey oo ka sareeyey ayaa jiray maxaad u xaqiijin weyday?.cudurkaa gala fardaha hadii laga gubo dameer ----waa sidaada oo kale iwm.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 3 lety +2

    Aabbe qaali ah baa dhalay allaah yaraxma laakiin isugu waa qaran dumis

  • @azadlanguagesandresearchtr9330

    Madaxwaynihii Jamhuuriyada Soomaalida oo ahaa shakhsi qiimo wayn leh waxa dad aan soomaalinimo iyo islaamnimo midna waxba uga baxsanayn.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před 3 lety

    Waa janaalkii ninkii cunsuri ga ahaay.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety

    Aniga madaxwaynahas walashay iga wayn baa iiga shekaysay nin xun kuma maqlin allaha u naxriisto waxay tiri maydkii iyagoo babur ku wada ayey na soo agmariyeen islaan ku famil ahayd ayaa sodoh u ahayd oo aad u ooynaysay somali nin wanagsan u daahi maayo

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 Před 3 lety +1

    Biijaale bishimo maroor ninkii badeena gatay.

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 Před 3 lety

    Caada qaate cumar cabdirashiid baddii ey gateen isaga iyo c.c.shakuur iyo sheekh shariif wuxu mar marsiyo uga dhigay hay 'ad UN ayaa qaadan laheed marka waxaa suaal mudan hay'ad sidey ku qaadaneey hooyodood miyaa leh badda marka warkaagu wuxuu u socdaa intey hay'adda qaadan laheed kenya sangadhuudhi ayaad siisay sidaa miyaa sheekadu yaahu uffffff sida loo hadlo xitaa ma yaqaano balaayo af dunsan aad moodo istaroog inuu kaga dhacay afka yaahu ufffff

  • @thegalabs
    @thegalabs Před rokem

    Maxuu qabtay aan ka ahayn inuu madaxweyne dhalay. Nacas kasta oo privileged ilaahay ka dhigayba waxuu iska dhigayaa inuu raganimo meesha ku yimid. Somalia allah haw gargaaro. Calool weyn ayuu iskala baxay. Waar Nagala tag waxa.

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Před 2 lety

    Cumar nin mahA

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Před 2 lety

    Ninkaan geerida nabiga ma oga miskiinka ina diyaano ku caqliga ah

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 Před 3 lety +2

    Dab baa sambas dhaley.

  • @rashidaden2561
    @rashidaden2561 Před 3 lety

    Waxaa laga rabay sida Aabihii in wax kasta oo dalka kala qeeybinaayo sida doowlad goboleeydayada qabiilka ku dhisan oo eey puntland dalka Soomaliya horseeday in oo diida ama ka soo horjeesto. Waa in midnmada Soomalida wax kasta looga tanasulaaa xitaa danta qabeelkaada iyo tan mamul goboled.

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Před 3 lety

    BARO CARABIC MEELKAS JOOGT

  • @AbdullahiSheikh-qj7xm
    @AbdullahiSheikh-qj7xm Před 6 měsíci

    ❤😂

  • @ibrahimsarhan2802
    @ibrahimsarhan2802 Před 3 lety

    Madaxweynahaa qaaliga ahaa ninkaanuu ka tagey, waakudhaley isoo raac majirto, ninkaan asagoo raaci kara legacy ga aabihii uu jarkaboodo noo ciyaaraa, allaayaraxma marxuum madaxweyne sharmaarke.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 2 lety

    🤢🤮🤢disgusting🤮🤢🤮matag matag shalay 👎🏼 ilaahay idiinma baxariisto inshaAllah 🤲🏽