Kaftanka Mugabe | Q: 2aad | Hadal Waayeel Kaftan Ku Dhan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 06. 2020
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 590

  • @cabdiraxmanbadal7332
    @cabdiraxmanbadal7332 Před 4 lety +286

    Inta ila sugaysa qaypta sadexaad like saara 😅😅🤣🤣

  • @roodoh2406
    @roodoh2406 Před 3 lety +20

    😂😂😂😂😂hadad dhubantahay micnahedu mahan inaad dharka xayesiso fadlan waxad cunto radso 😂😂😂😂😂😂😂tan igu qosolka badan waye walahi

  • @unstoppableman7608
    @unstoppableman7608 Před 4 lety +90

    7:03 anpa ma arkin...😂
    Keep going AADAM...❤🙏

  • @sakiyaqueen6750
    @sakiyaqueen6750 Před 4 lety +48

    😂😂😂😂😂wlhi wad iga qoslisay
    Alleha ku sharfo wll mcn

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle Před 4 lety +20

    Macalinkeyga Dugsiga Quraanka Allaha u naxariistee wuxuu dhihi jiray balan African marabo aniga😁

  • @bahalkumar7909
    @bahalkumar7909 Před 4 lety +98

    ᴍᴜɢᴀʙᴇ ʜᴅᴀ ᴋᴀʜᴏʀ ᴡxᴏ ᴅʜᴀʜʏ
    "ɴᴀᴀɢ ᴡᴀʟᴘᴏ ʜᴀᴅᴇʏ ᴅʜᴀʜᴅᴏ ɢᴇᴇsɪ ᴀɴᴀᴀ ʜᴀɴᴛɪʏᴇʏ
    ғᴜʟᴀʏ ʏᴀᴀ ᴜ ᴍᴀǫᴀɴ" 😂😂

  • @azaaazaboy8699
    @azaaazaboy8699 Před 4 lety +46

    Part 3 plz🤣🤣 wllhi ninkan funny wye balse ada ku mahadsan o no turjume🤣🤣❤

  • @ahmedkheyrabdirisaq4524
    @ahmedkheyrabdirisaq4524 Před 4 lety +237

    "Waxan joogna duni mobiladii yihin SMART dadkiina yihiin STUPID"
    Hadaad ila aragteen liketa dhac Kusii

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd Před 4 lety +2

      Dadkoo dhan ma wada ahan stupid ee badankoda weeye

    • @locyday6611
      @locyday6611 Před 4 lety

      Hooyada sil keeda istupid ah

    • @Maria_farah
      @Maria_farah Před 4 lety +2

      Aniguna ankudarsade cc camera dowladuhu wa dayinka ku xiran waxa ka information baden mobelada o sacad walba xogtay duban social dhexyacaya smart phone😂😂

    • @jibriilcabdale2620
      @jibriilcabdale2620 Před 4 lety

      L

    • @nimcocayuuni8910
      @nimcocayuuni8910 Před 4 lety

      SOM 252 badankood mhee waa inta soo hadhy 😉

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 Před 4 lety +42

    6:26 adeer naga daa waa noo hoos galisee shakada
    Aad ayad umahadsntahay sxb
    شكرا الي الامام❤

  • @reactions1434
    @reactions1434 Před 4 lety +63

    Kkkkkk wlhi wn qoslay wxbadana waa xaqiiq like i saar inta tageerta ADAB SAHAN

  • @rahinhonoh9966
    @rahinhonoh9966 Před 4 lety +47

    M.a wllkey waaa ku mahadsantahay madama aad ii oofisay codsigeygii ahaa part two inta ila sugeysay like kumuji

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo Před 4 lety +127

    🤣😂inTaD dhaGaYzan izka zii QOzoL😁🤣

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 Před 4 lety +33

    Ustaad aadam✊✊😍😍
    Soo badi🤣

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před 4 lety +4

    Mugabe wlhi wuxuu ahaa waayo arag wax kasta fahmaya ,Keep going zxp qli 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sigane9351
    @sigane9351 Před 4 lety +91

    Sheydaaniito😂😂😂😂

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před 4 lety +38

    😂😂shaydaniito iyo shayto qosol iguma hadhin caawa. Mugaabi xikmadba dishay lkn dumarka kamu xishoon jirin

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Před 4 lety +11

    Aadan keep Going Zhp💯💯💯👍

  • @maahirmaahirhassan9237
    @maahirmaahirhassan9237 Před 4 lety +13

    I like it
    Keep going brother
    Adam sahan

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 Před 4 lety +16

    Macha Allah mahadsanid bro qurux bdnaan lahayd inaad text inoogu dar.

  • @ashkirsaed
    @ashkirsaed Před 4 lety +3

    Way fiican tahy inaad dhisto muruq yadada lkn marka aad dhis muruqyadada oo adiga oon dhisin caqligaaga waxad ku dambeenaysa inaad ilaaliye u noqoto nin dhisay caqligiisa iyo hantidiisaba. 💯💯

  • @xeeydaryaasiin6769
    @xeeydaryaasiin6769 Před 4 lety +3

    Waa xigmado qosol leh ustaad waa codsi inoogu soodadaal iyagoo badan

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 Před 4 lety +82

    Inta ila sugaysay qaybta labaad😂LIKE

  • @zubeerosman2120
    @zubeerosman2120 Před 4 lety +17

    Adigaaba dab yar shudeenin wlhi
    Moxoo Naaska ka agqabanaayay🤣😂😂

  • @kingkhalid407
    @kingkhalid407 Před 4 lety +16

    Odaygaasi Legend buu ahaa 😂😂

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 Před 4 lety +22

    7:03 Amba wlhi ma Arkin 😂😂😂✊

  • @ruqiyoaxmed7039
    @ruqiyoaxmed7039 Před 4 lety +47

    M.a keep going my dear bro

  • @SomaliDirector
    @SomaliDirector Před 4 lety +18

    Waaw masha allah walal Adan
    Erayada aadka iga qosliyay ayaakala ah Sheydaaniito iyo sheydaankeyga 😂😂😂😂😂😂

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 Před 4 lety +56

    Mar suxufi cadaan ahi uu waydiiyey : mudane ma u malaynaysaa in 89 sano ay noqon lahayd wakhtigii aad howlgab noqon lahayd waxa uu ku jawaabay suaasha boqorada ma waydiisay mise hogaamiyaasha africanka ah unbaa la waydiiiyaa 😂 yacni boqorada ingiriiska

  • @cadawjabiye5684
    @cadawjabiye5684 Před 4 lety +4

    Wlhy qaar badan ayaa xaqiiqo ah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @bahluulbatuuta7170
    @bahluulbatuuta7170 Před 4 lety +8

    Zxp waan kugu taageersanahay soo gudbinta kaftanka.
    Balse ku soo dar xikmadaha sida Sadaxdii Cabdulaahi xikmado lamid noo soo gudbi wll.

  • @xagtadahzoon5886
    @xagtadahzoon5886 Před 4 lety +3

    𝘐𝘓𝘦𝘦𝘕 𝘘𝘰𝘻𝘰𝘓 𝘓𝘰𝘰𝘔𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘕𝘵𝘦𝘦 𝘬𝘢𝘓𝘺𝘢 𝘹𝘢𝘕𝘶𝘶𝘕 𝘣𝘢𝘢 𝘓𝘢𝘎𝘢 𝘲𝘢𝘋𝘢𝘢😂

  • @updimalikapdilaahi4284
    @updimalikapdilaahi4284 Před 4 lety +33

    Hadad hooYo mcn jeceshahay like dhac Ku sii

  • @abokorcabdilaahi4370
    @abokorcabdilaahi4370 Před 4 lety +4

    Masha Allah aadan aad baanu usugaynay Robert Mugabe hadaladiisi dhaxal galka ahaa Soo siyaadi😂😂😂

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 Před 4 lety +5

    Aadan waad mahadsan tahay madama codsiga yaga aad noo tixgalisay 🙏 allaah cilmiga caqliga & cimriga ha kuu barakeeyo 🤲🤲🤲

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Před 4 lety +6

    A.Sahan Go Forward Zhp 💯💯💯👍👍

  • @fadumojano352
    @fadumojano352 Před 4 lety +16

    team sahnka salaan sare😍

  • @abdulahidahir2447
    @abdulahidahir2447 Před 4 lety +11

    Keep going prO

  • @yahyefaisal7337
    @yahyefaisal7337 Před 4 lety +3

    Fadlan adoo raaliya soo samee part 3 thanks👍👍💚

  • @magichashi
    @magichashi Před 4 lety +5

    Barnaamijkaan noo soo badi adoo raali ah waliba sida ugu dhaqsiyaha bdn please🙏😻

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia825 Před 4 lety +20

    War wxa iga QozlizEy 9:20😁😁😂
    Wow wow woow😂😂😂😂

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety +4

    Mnsha allah mahadsanid adan madax sare wllky Aadan

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Před 4 lety +3

    Maasha'allaah aad baad u mahadsantahay walaal qaali.

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 Před 4 lety +3

    MASHA ALLLAH WAD KU MHDSAN TAHAY SIDA AAD NOOGU SOO GUDBISAY HALKAAANA NOOGA SII WAD

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 Před 4 lety +5

    Haday bilaayo kusii socota🤣🤣inti ku qososhay👍🏿👍🏿

  • @mukhtarabdi2562
    @mukhtarabdi2562 Před 4 lety +5

    Aad ban kuu taageera zhp
    Sahanka hogaha inta madaxa usran like igu qabta bowayaal

  • @apdirasakmahamud7801
    @apdirasakmahamud7801 Před 4 lety +10

    Mnzha Allah keeping pro going

  • @cabdiraqiibbotan4988
    @cabdiraqiibbotan4988 Před 4 lety +11

    😂 wlhi R.mUgabe legen Bu aHaa

  • @mohamednekro2924
    @mohamednekro2924 Před 4 lety +2

    Mhdsanid ustaad hore u soco

  • @asadmohamed8158
    @asadmohamed8158 Před 4 lety +11

    RIP mugabe 😍💪🏻🇿🇼

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman3962 Před 4 lety +16

    Wwwwww Ambalaas maatahay dheh
    Qeybta 3aad Noo raadi sxb

  • @shabcanhassan7644
    @shabcanhassan7644 Před 4 lety +5

    Hore u soco IllhaY haku barakeye macalin🥰💯👏👏👏

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 Před 4 lety +8

    Mnsha Allah mclin Aadan Ninkan waa tageraa ee soo badi

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320

    ماشاءالله يااخي استمر أمضي قدما

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 Před 4 lety +9

    Insha Allah qayb 3 aad iyo qosol

  • @katashadacadawuhu3879
    @katashadacadawuhu3879 Před 4 lety +5

    masha allah xafidulaah

  • @zalatanka184
    @zalatanka184 Před 4 lety +7

    Reer sahan xogaha Yaa iika horeeyo

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 Před 4 lety +3

    Walal waan Ku salaamaya ee laakiin ma inoo so kordhinkarta muqaalada robert Mugabe waad mahadsan tahay hadaad fariintayda aragto

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 4 lety +23

    Shaydaan Yare aa! Laa xowla 😂

  • @alishirre3545
    @alishirre3545 Před 4 lety +43

    #10:51 war qosol iguma harin Ninkaas Afrika waa ceebeeyay 😂😂😂

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 4 lety

      ey ayaa tahay adaa ceebey ku wastY

  • @kamaldiinyusuf6228
    @kamaldiinyusuf6228 Před 4 lety +4

    Sahanku waa kamaal

  • @Curiousfunfactsshorts
    @Curiousfunfactsshorts Před 4 lety +6

    part 3 kaa sugynaa pro keep going👏

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 Před 4 lety +6

    Hore u soco wllo👍

  • @Annaatti
    @Annaatti Před 4 lety +10

    Hadaay balaayo kusii socotaan kulahaaa🤣😂😂😂😂
    Habibii Aamusnaanta kuquruxbdntahy, fariidnimo kaweyn🤗🤗🤗

  • @abdi622
    @abdi622 Před 4 lety +30

    AQoonyaHan AaDaM kHadaR CaLi RoobLe MaCaLinkayaGa DHanka CZcams ka 🙏

    • @jamaaldheerretube8283
      @jamaaldheerretube8283 Před 4 lety

      Anigu waan kuusaarey subscribe iyo like adna iisaar walaal👉👉👉💖💝💘👇👇
      facebook.com/jamaal78/

  • @khadaryuusuf3100
    @khadaryuusuf3100 Před 4 lety +10

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Intii ka heshay ee aadka ugu qososhay like ta saar

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 Před 4 lety +5

    جزاك الله خير اخي

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 Před 4 lety +17

    💡Xikamadee ku soo jiidatay ??!👇👇

  • @Ravion_15
    @Ravion_15 Před 4 lety +6

    War adanow wllo aniga ahaan wxanba jeclaan lahaa inaad habeen kastoo jimce ah aad musasal inoo ga dhigto nin kan kaftan kiisa😂😂😂😂i.a wllo qli

  • @maxmedabdirahmaan6106
    @maxmedabdirahmaan6106 Před 4 lety +6

    M.a adan aad ayaad umahadsanthy waa naga qoslisay

  • @omarmohmud6093
    @omarmohmud6093 Před 4 lety

    Hadaloh dhaxal gal ah iyo murti iyo xikmad ku dheehan thy thanks wax garad
    Sahanka xogaha🖤

  • @jimenezchannel8907
    @jimenezchannel8907 Před 4 lety +9

    Keep going bro

  • @mohamedabubakar2174
    @mohamedabubakar2174 Před 4 lety +3

    Mashaa allaah waxaan kuu raheynayaa 200k wll

  • @user-on5rd4cx2i
    @user-on5rd4cx2i Před 4 měsíci +1

    Walhi zxp xaqiq vad ka hadashay 🎉🎉

  • @sharmakemohamed5755
    @sharmakemohamed5755 Před 4 lety +4

    Nin qosol leh weeye robert mogabe

  • @zamiirofficial7845
    @zamiirofficial7845 Před 4 lety +6

    Aadan sahan dear prother go forward
    Jeclaan ---------》●●●inaaan ○○○ku arko prother

  • @muktarilmi2054
    @muktarilmi2054 Před 4 lety +10

    Nin kaaan sidi wax walbo logu sarin naaye wuu dhinty🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cade3808
    @cade3808 Před 4 lety

    Thanks ustaad aadan khadar cali

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 Před 4 lety +14

    😂😂Lkn Aadanow ani waan arkay ambulance kaalin shidaal taagan markaas baan is'iri oo maxa lo yiri lama arko😂horay usoco wllo Maanta waad naga qoslisay🥰

    • @safwandaib2524
      @safwandaib2524 Před 3 lety

      Aniguba waan arkay markaasaan sawirka qaatey 😆😆😆

  • @superxasanka9632
    @superxasanka9632 Před 4 lety +2

    Adanow zxp malin malin noo soo gali

  • @wizdomboy6103
    @wizdomboy6103 Před 4 lety +5

    Waa maahmaahdii waayel wax waydii ☺️

  • @marioyarey9826
    @marioyarey9826 Před rokem +2

    Viva gobolkayga mudug 🇸🇱❤️

  • @mohamedmataan2940
    @mohamedmataan2940 Před 4 lety +4

    Keep going por

  • @abdifatahmohamed1849
    @abdifatahmohamed1849 Před 4 lety +4

    الله يحفظك........

  • @Daadir_updulhi1
    @Daadir_updulhi1 Před 4 lety +12

    Reer mudug 💕

    • @zakir0242
      @zakir0242 Před 4 lety +1

      Mudug 😂

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 Před 4 lety

      Mudug iyo booto lkn runta hdy imaato orod jbso kkkkkkkkkk waa yaqaanan

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare6924 Před 4 lety

    Thanks ustaad aadan sahan

  • @Said-Dalboon
    @Said-Dalboon Před 4 lety +2

    Wllhi waan raftey. Lool😄😄

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 Před 4 lety +3

    saaxiib aadan-sahanoow gaal, xikmad iyo murti iyo aayo iyo qaneeco iyo faa'ido ma leh

    • @nacimonashaadofficial7871
      @nacimonashaadofficial7871 Před 4 lety

      Zxp saad wax ufahanthy maaha Alle garaadka marka uu qof siinayo uma fiiriyo Gaal iyo muslin Alle adoomadiiso waa usimanyahy

  • @Youssufismail_10
    @Youssufismail_10 Před 4 lety +2

    Inoo soo badi wll👍

  • @sidra857
    @sidra857 Před 4 lety +3

    Xaraba hadalka mar mar noogu soo tuur😂😂
    Adam walal qali sharaf iyo karama ku nolow

  • @mamomaryanali334
    @mamomaryanali334 Před 4 lety +4

    Wallahi.waaa.run.waligay.ma.arkin.amplance.kaalin.agjoogto

  • @mohamedpubg5108
    @mohamedpubg5108 Před 4 lety +8

    Qosol wlhi mir iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqanibashir6406
    @abdiqanibashir6406 Před 4 lety +8

    zhp namberkaaaga iisheeg waxan rabaa
    xogo badn inaan kaa ogaado

  • @cabdifataaxmaxamed3935
    @cabdifataaxmaxamed3935 Před 4 lety +5

    Xatal aan dhulkaan alaa
    hadad wali qoslayso like ii saar

  • @zakiyar2097
    @zakiyar2097 Před 4 lety +4

    Robert Mugabe qosolki iga dhameeyey zxp qayb saddexaadna nooga samee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤗🤗🤗🤗🤗

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 Před 4 lety +9

    Xiriirkiina oo dhamaaday ayaa xaaladaada ka dhigi karta taleefan restore loo diray😁😁😁😁caadi maaha

  • @abdallexasanyare1231
    @abdallexasanyare1231 Před 4 lety +18

    Ambulance kalin shidaal taagan iyo islaanta madaxweynaha oo uur leh wali lama arag🤣👍🙋‍♂️

  • @sakariamohamoud4141
    @sakariamohamoud4141 Před 3 lety +1

    hanbalyo hambalyo hambalyo 200k

  • @xeeydaryaasiin6769
    @xeeydaryaasiin6769 Před 4 lety

    Ustaad inoo soo badi xigmadahan
    Qeybta 3aad

  • @anasdheeg1703
    @anasdheeg1703 Před 4 lety +1

    M.A Hormar wacan sxb

  • @c-rahmanyouzuf4233
    @c-rahmanyouzuf4233 Před 4 lety +3

    Keep going pro